GAROWE TO BOSASO || Ku Dalxiis Dhulkii Uduga

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 24

  • @ramatgan1
    @ramatgan1 Рік тому +12

    Boosaaso waa qurux
    Hargeysa ayaan ka daawanayaa

  • @Buraalee
    @Buraalee 11 місяців тому +3

    Garoowe caasimadii ugu quruxbadan aduunka allow usiyaadi quruxda amiin yarabi 🐎 ♥️ 👌 ✨️

  • @xafsamaxamed700
    @xafsamaxamed700 7 місяців тому +2

    Masha allah bosaso deeqa waa u xiisay allow balayada harer mari

  • @momindekk1
    @momindekk1 Рік тому +2

    masha allah

  • @fahima6186
    @fahima6186 Рік тому +3

    Masha Allh waa qurux Allaha noo dhowro wadankeena🙏🙌🏼

  • @Gory-ali
    @Gory-ali Рік тому +2

    Maasha allaah. Illaahoow. Sharks. Xasadka. Naga. Xafid

  • @mohamedmohamud7890
    @mohamedmohamud7890 7 місяців тому +1

    Subxaana allaah hal geed kuma yaalo

    • @cabdirshidosman9649
      @cabdirshidosman9649 7 місяців тому +3

      Geedo badan hadii uu wax taraayo koonfurta Somalia ayuu wax tari lahaa. Halkaan ayay usoo tahriibaan reer koonfur Somaliya. Meeshaan caqli badan baa ku yaalo, geedo badan uma baahna.

    • @saynabdaye7382
      @saynabdaye7382 7 місяців тому +1

      Geedo bad iyo dur-duro we leedahay buurahaas macdan petrol ayaa ceegaaga ma'ahan bacaad

    • @cabdirshidosman9649
      @cabdirshidosman9649 7 місяців тому +1

      @@saynabdaye7382 Waan ogahay, Puntland saxara ma ahan kheyraadna way leedahay , laakiin jawaabta ay fahmi karaan ayaan siiyay.

    • @IBRAHIMHASSAN-b5h
      @IBRAHIMHASSAN-b5h 5 місяців тому

      @@cabdirshidosman9649beenaale baa tahay! Soo idinka maahan dadka Muqdisho usoo tahriiba 😂. Ilahay dhulkaan namakeeno 😂

    • @HamdkI
      @HamdkI 3 місяці тому +2

      Muqdisho waagay muqdisho ahayd waa waagii reer puntland idin dhiseen haday ka yimaadeen waxba islama haysaan idinkoo laamigii diirtay oo iscunayana annagaa idin kala xoraynay oo noloshas yar aad haystaan waa wiilasha reer puntland dhiigoodii mida kale gobol somaliya ugu barqaada badan waa puntland waayo magaalo madaxda puntland durdur baa mara habeen iyo maalin socda doog iyo abaar buutaha ku wareegsana biyaa qulqulaya waana magaala kasta p aan ka ahayn gaalkacyo adigu waxba ma haystid keliya waad faantaa dadka kalena waad xaqirtaa war iyo muqdishoo meeshada nabad ku noqo kuumana soo socono reer puntland dhulkooday dhistaan masha allaah

  • @maryamalinuur9337
    @maryamalinuur9337 2 місяці тому +1

    Dhirayn badan bay u baahan tahay magaalada aaway wasaaradii beeruhu

    • @FarassBlogger
      @FarassBlogger  2 місяці тому

      Aad iyo Aad wll lkn Dadkeenoo isku tashada Kasii muhiimsan

  • @mustafaali7560
    @mustafaali7560 Рік тому +4

    May Allah protect you from bad eyes inshallahll inshallahll inshallahll inshallahll inshallahll inshallahll inshallahll inshallahll inshallahll inshallahll inshallahll inshallahll inshallahll inshallahll inshallahll

  • @FadumoAbdulahi-v9o
    @FadumoAbdulahi-v9o 8 місяців тому +2

    PL Guul Somalia Guul

  • @siman111
    @siman111 7 місяців тому

    Boosaaso ila garoowe dadka aqoon foga jidka meer meerka nacay aniga jidkas hala badalo Inshallah Mashallah Alxamduliallah aamin

    • @FarassBlogger
      @FarassBlogger  7 місяців тому

      Hahahaha InshaAllah MashaAllah Si kasii quruxbadan udhisaynaa 5tan uu Dani Qurux Joogo Madaxwaynaha Dalka Uduga

  • @Axmedsiciid-fn4py
    @Axmedsiciid-fn4py Рік тому +2

    Vlog boosaaso kasoo same lph