Sarkaal somali american ah ayaa badbaadoyey 100 $milion dollar oo ay somaalida minnesota leedaha

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 29 лют 2024
  • Sarkaal somali american ah ayaa badbaadoyey 100 $milion dollar oo ay somaalida minnesota leedahay bashka kaaba 2024.
  • Комедії

КОМЕНТАРІ • 41

  • @xayaakallaah1968
    @xayaakallaah1968 4 місяці тому

    waa runtiis maashaa Allaah waa nin runta ka hadlaya nooloow

  • @khadrafarah5488
    @khadrafarah5488 4 місяці тому +1

    Inamad Somalieed.waa.geesiyani guulesta amiin

  • @suleimanabdi2573
    @suleimanabdi2573 4 місяці тому

    Masha Allah wankugufana walal cimri deeri iyo cibada saan ❤❤❤❤❤❤❤

  • @fardowsaguure621
    @fardowsaguure621 4 місяці тому

    Guuleyso waligaa geesigiyoow mahadsanid xafidullah xasan top

  • @xayaakallaah1968
    @xayaakallaah1968 4 місяці тому

    halagaar siiyo madax weynaha iyo dadka dowlad nimada jecel iinshaa Allaah

  • @user-on6uq3wj8y
    @user-on6uq3wj8y 4 місяці тому

    khayr allaha siiyo

  • @khadrafarah5488
    @khadrafarah5488 4 місяці тому

    Mash Allaah❤❤❤❤❤❤

  • @xayaakallaah1968
    @xayaakallaah1968 4 місяці тому

    😭😭😭😭😭😭subxaana llaah madaale iyo gobeernayaasha maamul goboled yada hala gaar siiyo please

  • @abdullahosman5389
    @abdullahosman5389 4 місяці тому

    Maa shaa Allaah ❤❤❤❤ noolaw good boy

  • @user-pr2iw1pp2t
    @user-pr2iw1pp2t 4 місяці тому

    Msh alllaah❤️🙏👍

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 4 місяці тому

    Mashaa Alaah❤️🇸🇴🥰❤️

  • @ZAKYAREE
    @ZAKYAREE 4 місяці тому

    Bashka kaba Mankato igu danbaysay long time sxb

  • @mohamedadenabdi8100
    @mohamedadenabdi8100 4 місяці тому

    Hassan top mey ku dhaheen

  • @xayaakallaah1968
    @xayaakallaah1968 4 місяці тому

    waa in wax laga badalaa baarlamaanka kuwa isku shegaayo oo shanta kun la siinaayo askariga maskiinka ah oo boqolka dolar la siinaayo

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 4 місяці тому

    Ciidanka waa laxasuuqa inta hadhaya mushara maba qaatan 😭😭😭😭😭😭

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 4 місяці тому

    Ver😂❤y funny

  • @yahyoos
    @yahyoos 4 місяці тому

    Bashka aya keentay maanta bashka cumminity ga ayuu aad xaaladuuda ula socda

  • @zeinabtahlil5457
    @zeinabtahlil5457 4 місяці тому +1

    Samsam dayax dadkii badbadiye kujirtay❤❤❤😂😂😂😂😂😂

  • @fartunfm-of7ng
    @fartunfm-of7ng 4 місяці тому

    Waa dad aan dowlad nimada aqoon

  • @Eng_moy
    @Eng_moy 4 місяці тому

    Xasan toob waa qosol

  • @YasinAwed
    @YasinAwed 4 місяці тому

    Bilawga su isu jookaynYo askariga

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 4 місяці тому

    Waa wiil fican laakin tukaamada somalida khamiis iyo diric iyo shaadhadh waaweyn oo L ugu yartahay baa yaal iyo xalwad, tukaanka somaliyeed ee hantida ugu badan ee taal 800 dolar kama badna, Qasaacadihii koostadii iyo kaluunki omaar ee muqdisho yaalay uun bay ku hayaan mesha,

  • @maryanali1413
    @maryanali1413 4 місяці тому +1

    Kanbaan maxwayne kadhiganaynaa

  • @user-ds3ou1np9z
    @user-ds3ou1np9z 4 місяці тому

    Kkkkkkkkkkkkkk😅😅😅😅😅😅😅
    😅😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @muqtarmadaxey
    @muqtarmadaxey 4 місяці тому

    Gave Respectful title 😂😂

  • @abdiraxmanderow6351
    @abdiraxmanderow6351 4 місяці тому

    Ninkan sarkalka ah oo dhalan yarada ah walahi runta somali nagu haysato ayuu daha ka qaday waa run sheg....

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 4 місяці тому

    Xasan dhiiqo waa tuug ilaahay umada hadhaafiyo qoyosokisa jeebeka ku shubuta mardherege weeya ilaahay umada soomaaliyed ha dhaafiyo😳

  • @Yusufhalig
    @Yusufhalig 4 місяці тому

    SARKAAL waa waxaan wiil yari aanu sheegan karin

  • @fadumoselemennjjhkkkkjh7339
    @fadumoselemennjjhkkkkjh7339 4 місяці тому

    Same times ciidanka ma helaan bill

  • @Yusufhalig
    @Yusufhalig 4 місяці тому

    Waxaa uu ku gafay Qaanuunka Mareykan waar beenta jooja oo Umada Caqliga Qabata ee Mareykanka wiil kani DOWLAD maaha waanu khaldanyahay Dowlada baa Dalkan ka TALISA inan yar oo QAXOONTI ku yimid

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 4 місяці тому +1

    Good job's USA America army ❤❤❤

  • @user-rq2ti3fc7f
    @user-rq2ti3fc7f 4 місяці тому

    Waxan hada mawaxuu iskadhiga wariye.afsomalina mayaqaano

  • @abdoulkadermohamed307
    @abdoulkadermohamed307 4 місяці тому +1

    War bal caadi iska dhig xageed hadalka la jiidjiidaysa

  • @Ahmedali-gw7xm
    @Ahmedali-gw7xm 4 місяці тому

    Macaweeysleey aduunka malaga yaqaano. Meesha ma somalia baa u maleeynaa dad mooriyaan ah. Qoryo sito.

  • @saylunsaeed668
    @saylunsaeed668 4 місяці тому

    Askarigan mareykanka waa runtii lacag la aan ayaan waxku baranay isbotalada free yey ahayeen dowladii maxamed siyaad alaha unaxaristee lakiin dowladi kameey danbeyn

    • @cabdirshidosman9649
      @cabdirshidosman9649 4 місяці тому +1

      Siyaad Barre asagaa Somali kala diray kalana dilay intii uu inqilaab ku qabsaday Somali xukunka isku aaminta oo is doorata ayuu dil siyaasadeed iyo xabsi la yimid.

    • @cabdirshidosman9649
      @cabdirshidosman9649 4 місяці тому

      Lixdameeyadii xitaa caafimaadka free bilaash ah ayuu ahaa Isbitaal digfeer iyo Martini dadka waagaas noolaa wareeyso.

  • @user-nr3py8en5x
    @user-nr3py8en5x 4 місяці тому

    Warning ii halyaaga nalubarayey waa qabiiliistw

  • @user-wo3jj5cv1d
    @user-wo3jj5cv1d 4 місяці тому +1

    jow kow now jarer oo jaahil somaliyeed waraysanaaya walahi wa qosol kan muxu badbadin kara waxba hassan jarer wa qosol jow kow now hadana bow

    • @Som-Hanoolaato
      @Som-Hanoolaato 4 місяці тому

      Dadka lama caayo, qofweynbaatahay, waa ceeb.

    • @GOLE_KAFUUL
      @GOLE_KAFUUL 4 місяці тому

      Akhlaaqdii uu yarkasi ka hadlayy xagay kaa martay wll😢❤