Maxamed Siciid BK calan Kooxda Goodir

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 лют 2012

КОМЕНТАРІ • 142

  • @boqortooyadashacraawi5528
    @boqortooyadashacraawi5528 3 роки тому +29

    Maxamed BK maanta ayuu ku dhawaaqay in uu fanka ka baxayo, balse maaha mid qalbiyadeena ka baxaya😭😭.
    Alle nolol fiican oo mustaqbal leh iyo aakhiro oo janno ah kusii.
    Boqortooyo

  • @asmahabiy9016
    @asmahabiy9016 8 років тому +11

    ❤️❤️💚💚Fanan Qaran bu aha waligi Nolow.

  • @ayaanahmed6664
    @ayaanahmed6664 7 років тому +3

    💚🗨❤Ciiltire maxamed saciid abdi Bk raxmaan ku haku dhawro geesi abaal bay shacabkaaga kuu hayaan 💚🗨❤

  • @regalsnow9707
    @regalsnow9707 4 роки тому +3

    Anaa iguu mudaan gaar intaso gadafii xikmada maba fahmi karan marka hore ba magaca somali un baa inaga dheexaya isku caqli isku culture maba nihiin walahi caqliga somalilada waa Somaliland ppl murti caqli 💖💖👈

  • @Raganimo-10
    @Raganimo-10 2 роки тому

    Wallee Nin sharafeed buu ahaa Mohamed siciid bk meel walba oo aad joogto alle haku ciyee, kolay ma heli doono meel kaalintaadii noo buuxisee!! Anaga iyo calankuba waanu kugu diirsan jirnay.

  • @barisamaadtv5176
    @barisamaadtv5176 5 років тому +6

    Heestan Tv Garanka ayaanka daawanjiray WakhtI Hore anoo yar
    Bk maba aqoon Waan jeclaa Erayada Heesta
    AHUN Abwaankii waynaa Ee
    Kaneeco

  • @jamilanuuh3243
    @jamilanuuh3243 Рік тому +2

    Waaaw heestan waa hees aad u macaan oo qiraa bk cod macaana nolow

  • @theftous-
    @theftous- 11 місяців тому +2

    27_8_2023
    Illhay dalka nabad nooga dhig manta xasuus gara ileedahay 25_8_2023 waa malintii adeero Taliye faysal cabdi bootan huwantu qabatay ilaa manta heesaha wadanka murugada isku dhafinayaa
    ""Gacmo laabtay socodkii intuu guluf i weeraray gabalka ugu riday dirir😭😭 ana igu mudan gaar intaaso gadafi
    From GabileY 7:01 pm

  • @canbarocanbaro9990
    @canbarocanbaro9990 Рік тому +4

    Anigo yarban dawanjiray tv qaranka ❤😢

  • @morwo1237
    @morwo1237 8 років тому +2

    bk cadogaaga cagta hoosteeda amiin noolow walaalkay

  • @wwewwe1119
    @wwewwe1119 7 років тому +33

    loobiqimaayo Somaliland intuuu BK oomidhan noolyahay like saar hadaad jeceshahay VC S/land ...2017/....7....15

  • @deekomar1406
    @deekomar1406 8 років тому +5

    maanshaa alalh viva Somaliland

  • @MustafaAli-po3vf
    @MustafaAli-po3vf 5 років тому +2

    Allow noo daa saddex midablaheena aamiin aamiin yaa rabi

  • @ZulthanTv
    @ZulthanTv 2 роки тому +6

    Waxan xasuustaa beriga caruurta aana ahaa heestan markasta tvga qaranka ayaan Ka daawan jiray Viva Somaliland

  • @niyaadabdi9376
    @niyaadabdi9376 7 років тому +2

    quurux bk oo intan kayar cood maca 😍😍😍😍

  • @dogoblebancade8963
    @dogoblebancade8963 11 років тому +3

    Masha allaah , Kooxda Goodir, ee Ciidanka Nabadgelayda Somaliland, Ama Police ka Jamhuuriyadda Somaliland, Maxamed Siciid Cabdi Xassan, Mr Pk,, Wad mahadsan Tihiin

  • @abdullahidrogba1322
    @abdullahidrogba1322 7 років тому +20

    mansha Allah somaliland ma ihi lkn waxaan ku faraxsanahay nabada iyo horumarka guul waligiin wllo igu qaaliya

  • @regalsnow9707
    @regalsnow9707 5 років тому +4

    Bk nin qadiyad leh inadeerkay anba wixii igu nacaya uma joojiyo qaranimada gooni iskutageeda I have freinds 5 somali o dhan hadana they respect me they know how I feel about somaliland yagii ba heesahii somaliland baray inderkay bk waliga qadiyada du sida ha ahato ❤❤🤘

  • @boqortooyadashacraawi5528
    @boqortooyadashacraawi5528 3 роки тому +2

    Bk fanaan qarankiisa jecel buu ahaa. Nin ciseed weeye wallaahi.
    Boqortooyo

  • @ridwaanafkaar5457
    @ridwaanafkaar5457 7 років тому +2

    masha allah bk ragaan ku faano ayuu ka mid yhy
    muwaadin dhaba

  • @nafisamohamoud4443
    @nafisamohamoud4443 Рік тому +2

    Heestan si dhabay i taabtaaa😩😩😩😩

  • @abdifataxlabamadax7134
    @abdifataxlabamadax7134 Рік тому +1

    Soomaaland

  • @cabdisamadjama3147
    @cabdisamadjama3147 Рік тому +1

    ❤❤❤❤❤

  • @issahak85
    @issahak85 12 років тому +11

    heestan sidan u dondonaye iyo siday dhib yaari wu helaay,alhamdoulilah btw herrervalleystudio aad iyo aad ayad u mahadsantahay ..

    • @hamsawahmadi2544
      @hamsawahmadi2544 7 років тому

      Mujaahid Bk Guudkaan kaa Huwanayaa

    • @fahiimahassan5313
      @fahiimahassan5313 11 місяців тому

      Heestan heesaha somaliland oodhan wanka jeclhy anigoo yarbaan maqli jirey guudkaan kaa huwanayaa wan fahansanaa inuu calanka ahaa balse eray kusii xiga magaranyn❤❤

  • @hodanmaxamed6525
    @hodanmaxamed6525 11 років тому +1

    waaw geesi dhaba ayaan ku leeyahay wlllky halkaa kaga hay dadka hurda wax usheeg mahaa calankani mid dhayal uyimd waa rauntaa wll dad ayaa naftoodi uhuray waana wax laga damqado waxaan leeyahay kuwii naftooda ku wayay ilahay ha unaxariisto amiiiiiiiiin amiiiiiin yaarabi

  • @cabdiqanibaarud8979
    @cabdiqanibaarud8979 3 місяці тому +1

    AX 😢😢😢 AYAAD GAAR UNOQOTO IYAGA KU GEYA APID

  • @asmamaxamudmaxamud6641
    @asmamaxamudmaxamud6641 5 років тому +2

    wlhi Bk ilen wa fanaan qaran nolow inader guul jiro jog

  • @hodancadey6737
    @hodancadey6737 11 років тому +3

    Mashalah ayaa salam waaan ku faraxasananhay araga heestan waa tiigu haraisa een arkay heeso uleeyahay bk mashalah wadaniga dhabta aloowo dhawuur somaliland aloow dhawuuro

    • @hamaada2449
      @hamaada2449 3 роки тому

      UA-cam miya laheed markan kkkkk,

  • @maxamednasteeex4359
    @maxamednasteeex4359 2 місяці тому +3

    18 may 2024 yaa ila qiiraysan

  • @DALQO-04
    @DALQO-04 4 роки тому

    Fanan wadaniya macha allah allow no ladaa (mahamed said bk) caday kuma ciidamayo

  • @somalilandersomalilander2781
    @somalilandersomalilander2781 8 років тому +1

    waa maxamed sicid bk miyeyduun cowryiiii yaidinka folxuun war bisanka uu Qabtaa ha cowyiime

  • @waliidbeergeel1917
    @waliidbeergeel1917 3 роки тому +2

    Masha allaah

  • @asadmuuselibaaxceeje5217
    @asadmuuselibaaxceeje5217 6 років тому

    Maxed siciid cabdi xasan
    Fanaan qaran
    Alle ha ku sharfo sxp

  • @jemaljama2549
    @jemaljama2549 8 років тому +1

    hhhhhhh samatar baaruud bk waa geesi soomaaliland iyo qaranku dib unoqonmaayo iinta geesiyadaasi ag joogaan guuleyso bk nacabku allow yaa ogaada murugadiisa badan

  • @dhaladkiitogdheer1216
    @dhaladkiitogdheer1216 7 років тому +2

    yaa dhegaysanaya maanta

  • @axmedaabi2432
    @axmedaabi2432 7 років тому +3

    Fanan qaran

  • @MohamedAli-gh4jz
    @MohamedAli-gh4jz 11 років тому +2

    Somaliland for life.

  • @atobarud1912
    @atobarud1912 8 років тому +5

    kkkkkk waxan salamaya inta af soomaaliga ku hadasha allow bk nooda bk la,aan waa duufan haku qaadee

  • @Wadani1988
    @Wadani1988 7 років тому +11

    bk barigaa 17 jiir ayuu aha ka naxoow nafta waaa guul somaliland

  • @hoodoali3155
    @hoodoali3155 8 років тому +2

    Viva in Somaliland

  • @geedigab7024
    @geedigab7024 8 років тому

    bk aduunyadu waa noocyo badan tahay shalayna maanta maaha isha baxarka nolow maxmed kb

  • @ibrahimyassin9055
    @ibrahimyassin9055 Місяць тому

    ilahay ha guuleeyo somaliland
    ♥♥♥

  • @mohadavid8717
    @mohadavid8717 10 років тому

    Waaaw Run ahaanti fanaaanka codka halaasiga ah Mohamed seid bk eaadbay iiqiiro galisey wadankaygi hooyana waan uxiisay

    • @hindalove2185
      @hindalove2185 7 років тому

      uuuuf folxuma badana wanu ka qasrny edaday aya dhashay dhimo

  • @khadardheeg634
    @khadardheeg634 4 роки тому +1

    Mar 27/3/2020♥️♥️♥️♥️♥️

  • @africa-rise
    @africa-rise 8 років тому

    Maanshaallah bk

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari Місяць тому

    Cajaaib

  • @tarektarek8921
    @tarektarek8921 5 років тому

    Axyaa cod fanaan buuxa bk 2012

  • @kaahinaxmed5691
    @kaahinaxmed5691 8 років тому

    Mashaa allaa ishii kanaxaysaay kanax

  • @abdirisakkhadar335
    @abdirisakkhadar335 Місяць тому

    ❤❤❤❤😊

  • @khadarismaaciil3400
    @khadarismaaciil3400 8 років тому

    mansh alah bk

  • @khadanadan5381
    @khadanadan5381 6 років тому

    Mansha Allah

  • @nashwaqd1290
    @nashwaqd1290 8 років тому +1

    I love the uniform ka mansha allaha 🇬🇭🇬🇭🇬🇭🇬🇭

  • @shako7423
    @shako7423 7 років тому +3

    Wlhi heestan wan ilmeeya markan maqlo

  • @somaliasomalia9160
    @somaliasomalia9160 6 років тому +1

    Hhhhhh wlhi heskan anoo yar ayaa maqli jiray wlhi waqti waa isbadalay from galmudug ilahow nodambi dhaaf

  • @galadomar2121
    @galadomar2121 6 років тому +2

    bilowgiisaba saanu u qiiroon jiray

  • @ayaanahmed6664
    @ayaanahmed6664 7 років тому

    goblan iyo agoonbaad
    geesaha ka joogoo lafa
    geesi iyo dhiig baan kugu
    galbinayaa kumad iman
    giblo iyo sacab guulekuma
    ceshee ha unoqon gadaal
    gayi nuura noo noqo iyo ubad
    gardaadshaba 💚🗨❤
    guudkaan kaa huwanayaa
    💚🗨❤ 💚🗨❤
    somaliand gabi gudkaad sudhantoo guushadu waa dahab
    galbiskaagu waa diin 💚🗨❤
    gobna waad utahay calan 💚🗨❤
    geesi illahay haku daayo #Bk😘

  • @engzachariemahmoud7383
    @engzachariemahmoud7383 Рік тому +1

    Yaa soo roodiyey abdikarin ali shah markuu qadey kadib😂😂😂 bk meel fog bu kayimii😂😂😂

  • @shako7423
    @shako7423 7 років тому +1

    😪😢😥

  • @dasara4124
    @dasara4124 6 місяців тому

    Dadki udhintay...iyo kuwa now. Kalamaan

  • @siikawewadani9612
    @siikawewadani9612 11 років тому +1

    maanshaa allaah muwaadin dheh ind nolow waliga somaliland alow daa

  • @cawildirir2131
    @cawildirir2131 8 років тому +1

    mansha alllah viva somaliland allooow quwee.ameen

  • @regalsnow9707
    @regalsnow9707 5 років тому

    Bk💖💖💖🤘👏👏👏👏👏👏💪💪💪💪💪

  • @ilwaadyusuf8193
    @ilwaadyusuf8193 11 років тому

    ALLA YAA CISAK MAXAMED SICIID CABDI BK WADANIGA DHABTA AH ALLOW DHAWR

  • @boqorkareerhargeisa1796
    @boqorkareerhargeisa1796 7 років тому

    waa 1998

  • @rigaaxdaroor3135
    @rigaaxdaroor3135 5 років тому

    bk fanan jira

  • @mom123gg5
    @mom123gg5 Рік тому

    😭😭😭😭😭😭😭

  • @mostafheahmed138
    @mostafheahmed138 6 років тому

    guudkan ka huwanaya gaaja tire illahay gabiga ha ka dhigo 21 september 2017 yaa dawanaya

  • @shukrimuuse537
    @shukrimuuse537 5 років тому

    Guul Somaliland iyo BkBKBK💪💪💪💪👏👏👍👍👍👍👍🌷🌷🌷🌷🌷❤❤💖❤⚘⚘⚘⚘⚘

  • @guledhamud1567
    @guledhamud1567 Рік тому

    nin qaran

  • @satnimabdi1703
    @satnimabdi1703 7 років тому +2

    goblan iyo agoonba
    geesaha ka joogoo
    lafa geesi iyo dhiig
    ayaan kugu galbinayah 💚💭❤
    kumaaad iman
    gibliyo sacab
    guule kuma cesheee
    haw noqon gadaal
    Gayi nuure no noqo
    iyo ubad gardaadshaba 💚💭❤
    guudkan kaa huwanayah
    gaajo tire ilahay
    kaliga haka dhigo
    damqashana ka dheerow
    godob reebo no noqo
    iyo gacal ku hirashadah

  • @engamiirxalliye3918
    @engamiirxalliye3918 2 роки тому

    Waa hoyga iyo huga aan hafiga ka hoos joogo, waa dhiiga iyo dhuuxa aan ku dhaadano
    Ha u noqon gadaal
    CAlakayga barakaysan ee jamhuuriyada somaliland

  • @nimconuursomaliland6894
    @nimconuursomaliland6894 8 років тому

    wwwwwwwww
    fanaan qaliyaa
    allaa ciskaaa
    bk somaliland
    allow nosamata
    bixii

  • @seadhuad2445
    @seadhuad2445 Рік тому

    Hayeey qaran noolow waayo badan

  • @maxamedaadan2807
    @maxamedaadan2807 8 років тому +2

    muse waxay qabiilkad ka hadlaysa doqontii ku dhashay wase meelahan oo kale ugama baahni niicle noocasa tahana yarayso

    • @DALQO-04
      @DALQO-04 4 роки тому

      Caydu ma ficna

  • @khalidqordher9683
    @khalidqordher9683 7 років тому

    bk waaa askari abo wadan ka wuu u dhaar san yahy

  • @abdiahmed1075
    @abdiahmed1075 Рік тому

    Intaasaa gadaafa ana iigu mudan
    Gaar
    Godob laawe iinoqo iyo ga ku hirashada

  • @cmshaalchannel5800
    @cmshaalchannel5800 8 років тому +1

    walaahay waa yaab kkkkkkkkk
    hadda yaa yqaana bk intuu leegyahay

  • @mujahidsomalilander5979
    @mujahidsomalilander5979 7 років тому +1

    geesi dalkiisa jecel bk

  • @ilhamshahin7355
    @ilhamshahin7355 6 років тому

    Waaaw bk bariga 5killo ahaa hada wa cusladay

  • @somaliasomalia9160
    @somaliasomalia9160 6 років тому

    Bk siduu uegyahay ayaa hada Mash allaj

  • @HodanKhadir
    @HodanKhadir 11 місяців тому

    Rabow isha cadawga naga qabo waynagag so qaaden

  • @husseinbashe2311
    @husseinbashe2311 4 роки тому

    Markuu bk six packga lahaa

  • @HodanKhadir
    @HodanKhadir 11 місяців тому +1

    Waxan heestaa dhagaysanayaa 15/8/2023 calankaygii

  • @nawaalcadeey3314
    @nawaalcadeey3314 8 років тому

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkk😂😂😂😂😂😂😂 ma noooli bk miyaaa

  • @ceelbilciledaadmadheedh4382
    @ceelbilciledaadmadheedh4382 11 років тому

    maasha alah maxamed pk sxb waad ka baxsatay viva somaliland ayaan ku leeyahay halkaa ka sii wad dadalkaaga sxb maruunbaan hargiesa isku arkidoonaa sxb iyo baladkii wacnaayee

  • @abdiodawa6719
    @abdiodawa6719 8 років тому +1

    nin marexan wuu qarsada calnka soomaliland

  • @caynbacaynmediaproduction1434
    @caynbacaynmediaproduction1434 6 років тому

    hhhhhhhhhhhhhhhhhh
    Qarshe Bk alla odaygu berigaa wuu dubnaa
    Wakhti baa hayey

  • @sagalhassen700
    @sagalhassen700 8 років тому

    kkkkķkkk wlhi waxa u qoslay kal iyo laab pk miya kan war nin mala bufiye hada daankisa waxa lagu shuwi kara bakeri biyo hhh isteqfurulaaaah

  • @footballorsoccer2903
    @footballorsoccer2903 Рік тому +1

    *Heestan waxaan daawanayaa anigoo aad uga xun dowlad iyo cadaalad xumada somaliland ku hamsatay*

  • @deekomar1406
    @deekomar1406 8 років тому

    somalind hanolatoo waliiged

  • @nimconuursomaliland6894
    @nimconuursomaliland6894 8 років тому

    ♥♥♥♥♥♥
    ♥♥♥♥♥
    ♥♥♥♥
    ♥♥♥
    kumad iman
    gelbiyo sacab
    gule kuma ceshee
    ax calanyow isudhnow
    hawada sare
    cadawgana
    maa cil baxo

  • @axmedk4
    @axmedk4 11 років тому

    Which flag is this Iraq

    • @imbashiir1825
      @imbashiir1825 Рік тому

      Republic Of Somaliland, Independent country in the Horn of Africa which is 100% muslim, that’s way The Tawhid( اشهد أن لا اله الا الله وان محمد رسول الله ) Is written in the flag.

  • @hodancadey6737
    @hodancadey6737 11 років тому

    Mu wadiinka dhabta allow dhawur

  • @tijaabotijaabo4014
    @tijaabotijaabo4014 5 років тому

    somaliland ha waarto ✔✔✔✔✅✅✅✅✅✅✔✔✔💯💯💯⚐⚐⚐☞☞☞☞☞☟☟☟☟☟

  • @sagalhassen700
    @sagalhassen700 8 років тому

    kkkkk kan manta wanku danbaway kan suwaalka ila daye sido ku yahay

  • @khaalidxaaji2965
    @khaalidxaaji2965 5 років тому

    Bk oo dhuuban runtii waa xasuus bk uu iska reebay

  • @SuadShALi
    @SuadShALi 7 років тому

    Allah yaa cizak

  • @cabdisamadjama3147
    @cabdisamadjama3147 Рік тому

    somaliland waa nebcahy lkn heestan wanku haystaaa

  • @hodancadey6737
    @hodancadey6737 11 років тому

    Dushaan kahuwanay a

  • @sagalhassen700
    @sagalhassen700 8 років тому

    qaweelesta waye asigo noocan ah yaaaaab

    • @somalilandersomalilander2781
      @somalilandersomalilander2781 8 років тому

      miyuu ka rasaynwayey edoo sorry wad so dahday

    • @hindalove2185
      @hindalove2185 7 років тому

      tibaay aya Ku dhacady bisnka gormu SAA noqday

    • @adnaanmaxwi957
      @adnaanmaxwi957 4 роки тому

      Siil kee hooyda usheeg iyo alshabaab tee ku qarxen jirtay uuuf qadadwaynta 💩🤫
      Tan somaliland baaa ladhaha 😏