fasiraada riyada biyaha zamzamka

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 20

  • @nimcoqaniqani8557
    @nimcoqaniqani8557 Місяць тому

    Xlay ayan meel kashubanaynay biyaha samsamkaa aniga iyo hooyo iyo gabadha wllkay qabo ifasir

  • @shukrisaleh3389
    @shukrisaleh3389 3 роки тому +1

    Waxan ku riyoodey anoo meel roob ka da'ay jooga oo koob darsanaya biyaha roobka waana cabey,biyo nadiif ah.

  • @shugricaliwarsame7310
    @shugricaliwarsame7310 3 роки тому +1

    Wcs gobsan qxuruxeey qeeyr badan allaha kusiiyo amiin ya rabbi

  • @asiyaasiya699
    @asiyaasiya699 2 роки тому

    Mansha allah allow riyooyinka ugu khayrka badan marwalbal nagu aragsii amin yaa allah

  • @wardaabdullahihussein2034
    @wardaabdullahihussein2034 3 роки тому +1

    Wallshey kaso hadal rinjiga cidiyaha

  • @junioryemen2814
    @junioryemen2814 3 роки тому +1

    Salamacalaykum waxanku riyooday mas yar dhuuban labada cagood IGA qaniinay kadib wan dilay wan jarjarray cabsi majirin hadana walashay iisoofasir maska iqaniinayo kadib wan dilay

  • @omarmohamuud1899
    @omarmohamuud1899 3 роки тому +1

    Asc wll gobsan

  • @qaliahmed5606
    @qaliahmed5606 3 роки тому +1

    wcs abaayo shukran

  • @safiyoabdi7203
    @safiyoabdi7203 3 роки тому

    Hore u soco xabibty 😍😍

  • @aminabaladi5698
    @aminabaladi5698 3 роки тому

    Wcs walal

  • @fartunadam2892
    @fartunadam2892 Рік тому

    Asc iska waran wllo wxn kuweydinaya wxn ku riyodey anigo radinayo biya zamzamka plz iga so jawab su asheyda

  • @najmamohamed7520
    @najmamohamed7520 3 роки тому

    Asc abayo raxmo sedtahay abayo waxaa ifsirtaa wiil yar an dhalay oo musqusha shuwan badan oo ku shumaa markasaa gawr walasheey kasobixineyso musqusha abayo iso jwb qaali

  • @nerimanabdi8255
    @nerimanabdi8255 3 роки тому

    Maasha alaah abaayo alaha ku xifdiyo

  • @maryamahirey2001
    @maryamahirey2001 3 роки тому +1

    Asc wllo seen kuula xiriiraa Facebook igamaad jawaabine ukhti ☝️☘️☘️👍

    • @Sabrinamedia1
      @Sabrinamedia1  3 роки тому

      Wan kaso jawabi donaa facebook insha allah abaayo mise instgaram igala soo hadal

    • @maryamahirey2001
      @maryamahirey2001 3 роки тому

      @@Sabrinamedia1 Facebook igala soo xiriir ukhti kariimah 🙏🏼🙏🏼☘️☘️☝️

  • @aminabaladi5698
    @aminabaladi5698 3 роки тому

    Ukhti waxanku riyooday anigoo baga ixanuunayo oo daawo soobaxsaday dawada qofa igaqariyay hadana madaxa ixanuunayo dawada ayanso baxsaday kadib biyo ayan raadsaday dawada meshansartay walaga qaaday tuuboyinki walaga wada furay meelahanku ogaay kadib waxan arkay markan solabtay qolka jiifka waxan arkay qof firasha sariirteyda oo kor ugediyay oo tuuboyinki firaska kudhegan biyana wado qofkan weydiyay ma adaaso furay tuubooyinka

  • @amiinaciise1602
    @amiinaciise1602 3 роки тому

    Abyo riyada an ku so dirsaday ma arkiin miyaa san ku sugaa yay wan dalay abyo iso jwb

    • @Sabrinamedia1
      @Sabrinamedia1  3 роки тому

      Igu soo celi abaayo

    • @wardaabdilaahi7526
      @wardaabdilaahi7526 3 роки тому

      Asc all kheyr Alle haku siiyo su.aal aan hore kuu Soo weydiyey baan rabaa inaan hadana ku weydiiyo all markasta waxaan ku riyoodaa Adhi iga lumaya oo dawoco iga cunegso wali inta badan dhaawaceyso Mana jirto wax xoolo oon shaqo kuleeyhy anba hysto