DORASHADII DHACDAY WAA LAYS KHIYAAMEEYEY HABARJECLO GARXAJIS BAA KHIYAAMEYEY AWAL ARABAA XEELADEEYEY

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 лис 2024

КОМЕНТАРІ • 109

  • @cawilcarabay9483
    @cawilcarabay9483 2 години тому +2

    Ilaahay naxariisto Jano haka waraabiyo Axmed siilanyo

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 5 годин тому +3

    Waa dad isku meel ka soo jeeda dadkaa Aflagaadaynaya madaxwaynihii hore ee Sland ilahay naxariistii jano hasiiyo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Halgame334
    @Halgame334 4 години тому +2

    ALLA ARAB WAY LIITAN WAX JIRA MAAAHA...

  • @robleahmed2558
    @robleahmed2558 6 годин тому +3

    Habar Awaleey waligiin ha aaminia Arab.Waa idinkaa arkaaya sida ay u khiyaameeyeen Habar Awal iyagana isku khiyaameeyeen.Arab waa jaariyad u shaqaysa Yusra Harti, Midgaha waxba ma dhaamaan.

  • @siciidaxmedhaariye235
    @siciidaxmedhaariye235 6 годин тому +5

    waxaan hubaa oo kudhaaranayaa in arab bari oo dhami wadani iyo kaah ucodeeyeen

  • @mustafexasancalikaabanka4332
    @mustafexasancalikaabanka4332 5 годин тому +2

    arab iyo gada buursiba isku mida gadabursina hadhawbay odhan sadex xusbi oo isaqa manta sadex xusbi oo habar jecla ah awal kulmiyaba galbeed badh ahaye

  • @jamiilaJama-c5c
    @jamiilaJama-c5c 6 годин тому +5

    habar jeclo wey kufiucantahay inlaqiyaameeyo

  • @nimcohirsi2878
    @nimcohirsi2878 6 годин тому +9

    Insha Allah wixii wax khiyameeyay Rabi haka,abaal mariyo si dhakhso ah. Cali duulduul salaan sare

  • @asiamusa6539
    @asiamusa6539 5 годин тому +1

    Muuse na Rabi ha sharfo wax qabad baa lagu xassuusan.
    C/Raxmaana Somaliland jirtaan keeda iyo wax u qabad keeda Alleh ha ku asturo. 💚🤍♥️

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 5 годин тому +2

    HABAR AWAL WAY TASHANDOONTAA

  • @jamiilaJama-c5c
    @jamiilaJama-c5c 6 годин тому +3

    arab sowtey arkayeen reer wadani iney adna aadan caayijireen subxaanallaah makuwaase u codeeyeen?

  • @garyaqaanmuuseyuusuf4793
    @garyaqaanmuuseyuusuf4793 Годину тому

    0:110:21 0:22

  • @kawsaribrahim5517
    @kawsaribrahim5517 4 години тому +1

    Asc waar islayaab nimanka wariyash ah ee habar j. Waayo lama oga najiidadii nin nacab muuse waa soo nogonay ee ha dacaroonina guul kulmiye

    • @QaadiroAhmed
      @QaadiroAhmed 4 години тому

      MAKAHA IYAGA INOGA WAR ROON SOWTAAD OGAYD CEEL AFWEYN INAY KU DHIGEEN AXANKII KULMIYE SOW KAN KOMISHANKA JOOGAABA HJ MAAHA YAA U SHEEGAY BUUR MADAW KULMIYE INU DHICI RABO

  • @Lagubaray
    @Lagubaray 5 годин тому +1

    Huwaan-iictii-saamkii Kaah iyo wadaani waxaku dhacdayaac Jaab iyo Qaambalax weeyen,oo coodkii muse bixii ,M-S/L🇭🇺,ee 5 Sano ee socota kaheelaay,Guul✅💪,miindhaa Huwaanta Yusuuf Hartii hadii walaalkii Huwaan-saciid -Hartii,uu coodayan lahaa waay heeli lahaayeen Aqlabiyaada Coodka,S/L🇭🇺😄?Guul S/L✅,

  • @JamalAli-pz6kn
    @JamalAli-pz6kn 5 годин тому +1

    GOD BLESS OUR BELOVED LATE PRESIDENT AHAMAD SIILANYO.... OUR HERO❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @FarhanFuaad
    @FarhanFuaad 4 години тому +1

    Nacaska
    Cali kahoos
    Hadalaya
    War muse
    Ma inantiina
    Ayuu qabay
    O u furay hada
    Takale
    Xaguu tagay
    Muse biixi
    Sadasha
    Qadhamuun
    Hanola iman

  • @abdishakur5064
    @abdishakur5064 6 годин тому +2

    Alaha unaxaristo siilaanyo

  • @AadanDakhare
    @AadanDakhare 5 годин тому +2

    ❤❤❤❤❤❤

  • @CabdirisaaqCali-t3i
    @CabdirisaaqCali-t3i 4 години тому

    ALLA HA UNAXARIISTO MARXUUM AXMAD MAXAMED MAXAMUD SIILAANYO
    NINKA MAYTIDAA WAX KA SHEEGAANA WALLAANU HABEEN JIRIN IIMAANA MABALAHAAN ODHAN KARAA
    QABRIGA ALLA HA U NUURO HA U WAASICIYO

  • @MawliidIimaan-xz8nz
    @MawliidIimaan-xz8nz 5 годин тому

    Alle hawnaxariistee axmed siirayò wax u ahaa geesi haladaglee kuwaa aflagadaynaya waa dhàshii afwayñe ee dhalintii kacanka wax ayku yeelayana majiro waa cebtooda inay niñ maydtada cayan alle hawnaxariisto qabrigana hawnuroo aamiin aamiin allahayaw axmed sirayo ku macsun janadaada

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 4 години тому

    Maanta sawirada kudaafada meesha soo dhigteen lama daawan karo berito inshallah naga ilaaliya wasakhdan Qadaadweyn ta sawiradooda kilaabtan.

  • @EidSiciid
    @EidSiciid 6 годин тому +2

    Abwaan Cali Ismacil Carab Cali Duldul wuxu ka dhawajiyey 2dii qodob ee ugu muhiimsana ee arimaha dorashada ay ka yidhahdeen goob-joogayaashii calamku sido kale wuxu sheegay ina loo bahanyahay wacyigelin joogto ah sido kale wuxu sheegay in arimaha bulshadu ubahantahay wacyi-gelin joogto ah oo arin-walba la jooogteeyo si xiligiisa si fiican loogu naaloodo balse aan inta qaxwaha yar lakala qaato aan taa ina naxar ee afka saarta sayla galbeed iyo Ethiopia aan lala xulin sido kale wuxu sheegay abwaanku in Somaliland aytahay wadan ka dhabeeyey himiladiisa somali inteeda kalena ay daba gasho Somaliland waxay haystaa notayadii rasmiga ahayde lagu siiyey dawladnimada halka somaliyada koonfureed ay ku dhuuqdo calaamka notataydii reer Somaliland ee 1960.
    Sido kale wuxu hadalkiisa kuso after af-meeray in beesha Garxajis ay dagaalka sidhaba ula gasho beesha Habar-jeclo ee codka dhigista ku samaysay Muse Biixi Cirrona ka dhigtay Madaxwaynaha 5ta sano ee fooda inaguso haysa.

    • @alijama3401
      @alijama3401 Годину тому

      KKKK KKK DIRADIRAALAA WAANU KA KORNAY. XAAROOD. CAAAAAC

  • @nurdeanbil6497
    @nurdeanbil6497 3 години тому

    WAAR MAANTA WAXAAD KAWARAMAYSAA DHIBKA
    ANIGU AAN UMMADDA KU ARKAY❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @HaronOmar-fo7ji
    @HaronOmar-fo7ji Годину тому

    Arab muu khiyaameynin AWAL, hababerjelo tolkey odey dhaqmeed ictisaam ah ayaa khiyaameeyey.

  • @raqiyamagan5577
    @raqiyamagan5577 2 години тому

    Asc anigu waxaan odhanlahaa waa dadcawaana on diinta wax ka aqoon tan labad ka nool iyo kadhinteyba kiixantaa isaguun baa ushaqeeyey oo danbigoodii bey kameydheen

  • @aminaahmed4863
    @aminaahmed4863 6 годин тому +2

    Allaylehe bagay ku khiyaameeyeen 🤣

  • @mowliidabdi6030
    @mowliidabdi6030 6 годин тому +2

    Caalakuli xaal ciro uun baa madaxweyne ah

  • @osmandahir5993
    @osmandahir5993 5 годин тому

    Subxaan awdal kulmiye wax cod ah
    Ma siin cali duul duuloow

  • @BaasheCabdi-p7i
    @BaasheCabdi-p7i 6 годин тому +1

    Gaalada inaad adigu wax usheegtay ahayad oo aad u aragto inay kaa hooseeyaan lkn inaad adigu ka talo qaadato oo aad u aragto inay kaa sareeyaan waa inaad ilaahay ilawday aakhirana ilawday islaamnimadaada dib ugu noqo neefoow

    • @maxameddaabadsomalilanderd3640
      @maxameddaabadsomalilanderd3640 3 години тому

      Waar anagu gaal kama talo qaadano daahir baanu ka nahay iyagaa danahooda u socday oo dalka yimid anagu cid

    • @maxameddaabadsomalilanderd3640
      @maxameddaabadsomalilanderd3640 3 години тому

      Cid aan wax is dhaafsano oo wada ganacsano mooyee cid kale ma dhegaysano laa jaar walaa shisheeye walaa xamar

    • @maxameddaabadsomalilanderd3640
      @maxameddaabadsomalilanderd3640 3 години тому

      Waligayo lanooma talin naloomana talindoono cid aan u talino mooyee halkana dunidaa laga xukumi doonaa maalin DHOW insha Allah

  • @garyaqaanmuuseyuusuf4793
    @garyaqaanmuuseyuusuf4793 Годину тому

    2000-2002: Mediator and various other roles
    During the period of working with Somaliland’s 2nd president, President Mohamed Haji Ibrahim Egal, Mohamoud played important and decisive roles as a mediator in preventing crisis with respect to incidents relating to the relationship between Djibouti and Somaliland, Somaliland and Ethiopia, SNM veterans and the Egal administration, and between the Somaliland House of Representatives and the Egal government. He would spend, however, a period overseas, delivering speeches and addressing communities of the Somaliland diaspora in Europe and the United States raising awareness on the achievements and developments of the county. Upon his return to Somaliland he immediately mounted a campaign toward the resolution of a looming national crisis between the Egal administration and its political opponents, a crisis which came close to starting afresh a new round of internal conflict

  • @abdirisakmohamoud1772
    @abdirisakmohamoud1772 6 годин тому +1

    Calow. Suaal yaa meel ku sheega ucud faysal iyo hankool kiisii???😁inaa lilaahi 0.7🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍🤣

  • @mustafexasancalikaabanka4332
    @mustafexasancalikaabanka4332 5 годин тому

    waa xaqiiq walahi walays khiyameeyay awal araba uga fadhiistay 😂😂😂😂😂😂

  • @fathiayu3868
    @fathiayu3868 6 годин тому +2

    Ciidii badisa waa somaliland laakiin waan ka xumahay xisbigii huwanta ayaa guuleystay waxa iswaydiin leh xagey somaliland ku danbeyneyso sidii lixdankii uun bay odhan xoryad ayaa naga luntay ,takale muuse waa70 years somaliland ayaa ubaahan horena dhiigiisuu u soo hurey imikana meel gaadhsii ayuu lahaa waa lala garan waayey bal halka ay ku danbeeyan waynu arki

    • @Burcawi24
      @Burcawi24 6 годин тому

      Liq kiniinka muuse ku daaye😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @Ifraax-h5l
      @Ifraax-h5l 5 годин тому

      ​@@Burcawi24ADEER. KINIINKU. KUWASYE. WAACIDAY. CAANO. KADAATAAN

    • @Burcawi24
      @Burcawi24 5 годин тому

      @@Ifraax-h5l xisho inader lama kala tegine

    • @fathiayu3868
      @fathiayu3868 3 години тому

      @Burcawi24 tuugyahow qadaad weyntii magacyaga noo dhig waa bilaa burco

  • @axmed8798
    @axmed8798 3 години тому

    CALIYAW REERIHII WAY HESHIIYEEN EE JOOJI ISKUDIRKA

  • @mohamedosman3596
    @mohamedosman3596 6 годин тому

    Sheeko xumo Adduunka oo dhan ayaa lays khiyaameeyaaye Arab &Habarjeclo waa dameero malab sida (doqmo).

  • @cawilcarabay9483
    @cawilcarabay9483 2 години тому

    Cali Sxb nin dhintay Ma cay no ee wadani u ducaynaa ee ha odhan reer Lascanod baa caayey siilanyo .

  • @Noobify101
    @Noobify101 5 годин тому +1

    Markaa ma waxynu u diyaar garwnaa shan sano oo faqash ina maamusho taldii muuse

  • @mohamedabdullahi6754
    @mohamedabdullahi6754 4 години тому

    Illaahay ha u naxriistio Siilaanyo ciddii caaynayso mayd iyagay dhibaysaa

  • @SaedDahir-v6d
    @SaedDahir-v6d 6 годин тому

    1920 ayuu nin gabyay
    Habarjeclooy abaalkaad
    Gadaaan
    Arab sidiisi walaahi

  • @UbahMohamed-t4g
    @UbahMohamed-t4g 6 годин тому

    Aamiin Aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @hamsirr6551
    @hamsirr6551 2 години тому

    Waar ya valow habar jeclo awalna waanu isnaqaanay waa inoo 5 dambe. Talo habar awal ku rida is tidhaahdeen laakin waa inooyo bari insha allah. Waanu qaadanay wixii halkaa kasoo baxa natiijadeedq

  • @januarySl2024
    @januarySl2024 4 години тому

    Habarjeclo degaanadeeda iyo Qaranka Somalilaand ayay difaacaysey rag iyo dumar, halka Habar Yoonis dagaal ka fogaa oo la ogaa in Huwan Fsqash fursad ay ku codeeyaan siinayso !

  • @UbahMohamed-t4g
    @UbahMohamed-t4g 6 годин тому

    Aamiin Aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin a🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲amiin aamiin aamiin 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲😭😭

  • @AbdishakurAli-i6x
    @AbdishakurAli-i6x 6 годин тому +1

    Calow doorahadii yaa helay maad af maldaheed ku sheegtid

  • @hassanahmed6221
    @hassanahmed6221 5 годин тому

    Guul kulmiye iyo s/land

  • @MaxamedCase-ou6dh
    @MaxamedCase-ou6dh 5 годин тому

    Cali duul duul in laguulsydto iyo in laguuldaraysto labadaba waynu u joognaa guushana insha allaah inagaa kudanbayne waxaan kuu sheegayaa reerkan habar awal mucaaradka ayay ugu badisaabae oo markaas ayay cagajuglayntayadu iyo in nalagu laaluusho deegaankayaga ay bilaabantaa intan muuse hayay waanu jabnayba siiba hadaanu reer samatar nahay xishood iyo is uruurin iyo isagoo cagta nasaarsy ayaa aanu ku qabnay katalinta xukuumadan

  • @museibrahim2796
    @museibrahim2796 4 години тому

    Abwaan cali ku dar Samaroona Habar Awal way u codaysay, Hilaac, iyana way khiyaameeyeen,

  • @CabdiDhuux-nc9qd
    @CabdiDhuux-nc9qd 4 години тому

    Riyo raaca ayaanu ogayn wuxuu sameeyay hadii kani yidhaa waad dhacadeen .madaxa tooyada ayaanu xidhan calawo

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 5 годин тому

    Waa dhab dadkaasi iyagaa ku dhib qaba😢😂😂😂

  • @Halgame334
    @Halgame334 4 години тому

    WALEE ARAB DANTIISA LOOGU TAAG LA YAHAY....CAJIB KALA BARYAYA KA WALANN..

  • @daffodou44
    @daffodou44 5 годин тому

    Muuse Wuu tagayaa! Habarjeclooy maciidan jabiyaa tihiin ubaxle ayaan arkayay isagana manatiijaa soo baxday nagadaaya wararkan aad shegysan ma huwanbad la socotan anagoo garxajis ah muuse ayaan la soconaa

    • @KoosHassan-w9s
      @KoosHassan-w9s Хвилина тому

      Walahi ubaxle ma daawan waayo ciwaanka ayaanba nacay inta la ogyahay wali muusaa la huba tirada madaxnimada Alle ha ina ilaaliyo faqash Allow hanagu celin

  • @AbiibColaad
    @AbiibColaad 6 годин тому

    Abwan Cali dul dul waa nin dhaqan xunee somalida yaaana somalidu marxuum.dhintay ayaa caaysaa

  • @Halgame334
    @Halgame334 4 години тому

    ARAB CIRRO CIDAY KA XIGAAN WAA LA ARKIB

  • @awgeele
    @awgeele 6 годин тому

    Geesiyaal qaran

  • @jamiilaJama-c5c
    @jamiilaJama-c5c 6 годин тому

    oo arab sowtii awal codka siiyey maxayka khiyaaameen. hal qof oo habar yoonisa ama ciidagaalaa horseed codmeysiine

  • @caliahmed-tk3qx
    @caliahmed-tk3qx 5 годин тому

    Ilkaha ha kuu sameeyeen kulmiye

  • @AbiibColaad
    @AbiibColaad 6 годин тому +1

    Xaladu sida u eegty Cali yaw inuu kulmiye soonoqdo udhawdahy

  • @HusseinSuleiman-q7h
    @HusseinSuleiman-q7h 5 годин тому

    Asalaamu caleekum cayda jooji fadlan

  • @JamacYuusuf-w5q
    @JamacYuusuf-w5q 6 годин тому

    Hi aqoonyahan cali soomalidu waa sida dofaarka waxa udhisa mase qoda god afqudhale mark kalayskataago mahysto meelu kabaxo

  • @saiddheeredheere9072
    @saiddheeredheere9072 6 годин тому

    Abti maaaanta runtaad kahadasheee xeeer ciise weligiiii buu jiraaad tidheeekkkkhhhhhh2badaaasi wey iskaciyaarayaaan

  • @SaedDahir-v6d
    @SaedDahir-v6d 6 годин тому

    Calow ninkaygii 700km ka imi ee cadawga lajihaaday ee dhabarka laga toogtay sow idinkuba maydaan odhan dameer bakhtiyay

  • @IsmaaciilCabdi-t4q
    @IsmaaciilCabdi-t4q 2 години тому

    habar jealous waa ictisaam habar jealous waa shan waaxood garxelis baad iska caydaa .adigacaliyaw qiiqa haysku qarine sawdiga futo habar yonks galay Arab ha caayin calaw

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 5 годин тому

    Beerayahaan. Xasan. Muudo. Maqoodliin. Maxa. Dhacaay

  • @IsmaaciilCabdi-t4q
    @IsmaaciilCabdi-t4q 6 годин тому

    Arab markup nakhiyaameeyay xaguu tagay soltelko Arab cod masiin xirsibaa laayay claw waar Arab anagu waxba kumaanaan arag claw marka comishanku sheego ayaanu eegi vodka Arab xaguu maray ee aniga Arab walaalkay afka haii galin

    • @goodfather2070
      @goodfather2070 5 годин тому

      Hadalkaas wuxuu ka waday
      cabdikarin axmed mooge
      Hadalka ka horeeya eeg
      Barkhad batuun iyo solteco ayuu yidhi

  • @nasirhurun3520
    @nasirhurun3520 4 години тому

    Cali adiguba dad baad intaa wax ka sheegaysaaye ,
    Maxaad ula yaabay hadii ay iyaguna dadka wax ka sheegaan .

  • @HassanbolbolHassanbolbol
    @HassanbolbolHassanbolbol 6 годин тому

    Waar odeygan shaydaanka u eeg mu qusanlayahay waar ali duldulow musse bihi shaacbiga somaliland nolool bay ka asaan ama ooy amba musse iyo kulmiye la dhiimo

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 5 годин тому

    Wixii khayaamo sameeyay.alle ayaa qaban laakiin habar jeclo maxay fashay

  • @Degmociise123
    @Degmociise123 6 годин тому

    Adeer Cali xalay markuu ka sheekaynayey Markii uu yaraa ee gaadhiga qasabka lagu saaray ee Abaartii Dabadheer
    Adeer Jaad ayaa dilay ee ma wayna
    Waa Cimri deg degay haduu u waynaado 60 jir
    Adeer nin yar baad tahay ee iska daa hadii aad qaad ka Cunto😂😂😂😂

    • @cabdulaahixasan6256
      @cabdulaahixasan6256 5 годин тому

      Adigagan yarayn hadaad dabadheer garanayso ayeeyo da'daada bal soo sheeg sido kale soo sheeg weli wad taagante ma nin da' yar ayad cuntay ( dhuux-baraar ).
      😂😂😂😂

  • @CabdilaahiJaamac-q1y
    @CabdilaahiJaamac-q1y 6 годин тому

    H awal iyo gabilay qabo

  • @aminaahmed4863
    @aminaahmed4863 6 годин тому

    War Somaliland waa lagu tageye wax iska celi, cid kuu soo gurmata ha sugin !

  • @maxamedadan9024
    @maxamedadan9024 3 години тому

    Aad ayaad u mahad santiin mar hadii labac labacdii reer kulmiye ka saarteen

  • @IsmaaciilCabdi-t4q
    @IsmaaciilCabdi-t4q 6 годин тому

    Bluug iyo cadaan callow bal adba

  • @Jamaalqaalib-c1s
    @Jamaalqaalib-c1s 6 годин тому

    Qayrkii kahadhe ba beenba boogaha kuudhayin

  • @Burcawi24
    @Burcawi24 6 годин тому

    Muuse mee calow badweyn baa qaaday😂😂😂😂😂😂😂

    • @Ifraax-h5l
      @Ifraax-h5l 5 годин тому

      HOOYADAA. BADEEDIIWASE. FAATAABAKHDA. JOOJI. NACDALYAHAY

  • @dolardaadiye8055
    @dolardaadiye8055 6 годин тому

    Hhh calow waa laynaga badiye aan Hambalyo yeyno

  • @aadanfarax4504
    @aadanfarax4504 6 годин тому

    Niin ween wa loo.dhama been . Arab iyo awal baad isku dhufol edahay . Ya hùu

  • @mulkixoriyo
    @mulkixoriyo 5 годин тому

    Aliyoow u hambalyey Madaxweyne Abdirahman Mohamed Abdullahi (Ciro). Waa hogaamiya mideyn doona Somali insha’Allah.

    • @jamalskp7280
      @jamalskp7280 5 годин тому

      Dalka ragbaa ilaashanaya oo tacqb ka galay cirro sharciga dalka u yaala ma dhaafi karo

  • @FaisaAbdi-d8u
    @FaisaAbdi-d8u 6 годин тому

    Cali waa geesi qaran habar jeclo odayal wareer san bayku daba faylen waxay kahelan bayleeyihin anigu gabadh habar jeclo ah guul kulmiye guul Somaliland

    • @SaedDahir-v6d
      @SaedDahir-v6d 6 годин тому

      Odayaal maaha walaal ee waxay ahaayeen miidii reerka waana talo reeer ninka galbeed ee kudhintay bari waa dameer bakhtiyay walAahi

  • @jakey2424
    @jakey2424 6 годин тому

    Mujrim buu ahaa adeerkaa Siilaanyo. Inu makhnuud ahaana waa la hubaa. Ilaahay NAARTA ha ku fogeeyo

    • @duuliyexaruuri3316
      @duuliyexaruuri3316 5 годин тому

      Ilaahay naxariistt jano ka waryaa biyo adiguna waxba kaga qaadimaysid afkuun baad iska xumayso

    • @safiaibrahim8513
      @safiaibrahim8513 5 годин тому

      NACALTALA CAALYGE EEYO QOF MEEYDE AFKAGA KAA DUU

    • @safiaibrahim8513
      @safiaibrahim8513 5 годин тому

      WAXAD KUU SHEEGYSO DHULBAHANTE IYO KUWA AADA KAA SOO JEEDO WAXASA KHASISE

  • @CabdilaahiJaamac-q1y
    @CabdilaahiJaamac-q1y 6 годин тому

    Cali duulduulaw muse raac

  • @aminaahmed4863
    @aminaahmed4863 6 годин тому

    Yaahuu cali duul duul !
    Car mar dambe aanu taageerno coomadiyohow.

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman 6 годин тому

    warbaahinta.xaarwada