@@dr-muhyidinyakubabdullah1291 ma aqoon diineed oo aad culimada islamka ugu gar qaado ayaad leedahay doctor mise xasaan hadalkiisa ayaad 100% ku qanacday oo qoladaa kale ayaad weerar ku maqiiqday sxb?
Kkkk aawi quraanka waa makhluq ashaaciro qabtaa ayaad meela lafadhiidaa waxbaad qaladeysaa هل الصفة تنفصل عن موصوفها ؟ هل صفة الله تحل في المخلوق ؟ هل القرءان نعمة اولا فان كان نعمة هل هي مخلوقة؟ sedaxdaan su,aalood jawaabtooda ayaan rabaa oo toos ah caay iyo warwareeg marabo
شيخنا شيخ الإسلام حسان حسين ❤❤❤❤❤
masha alaah.
Daaha ayaad ka qaaday masha alaah.
Shekhanaa alaah kuhifdiyo ale cimrigaaga habarakeyo fadhiqa kalena waan kaa suqeynaa
Rabi hakaa ajar siiyo sheekh, inaad Ashaaciro u “dhiil qaadana” waan sugeynaa iinshaa allah.
Masha allah Sheikh Xassaan xussseen
الله يحفظك يا شيخي ❤❤❤❤❤❤
بارك الله فيك ونفعنا بعلمه
جزاك الله خيرا
Shekhanaa asc
M.a
Masha alah sheekhcala habarzkeeyo Hana kahad lo haw laha wa loo bahan yahaye
جزاك الله ياشيخ الإسلام
وقال الله تعالى. الى ربها ناظرة
Cadnaan Ibraahim baa sidan oo kale u soo qaatey kutubta ehlu sunnaha ee Mucaawiye naqdidey.
m.a shaykhul islaam
@@cabdullahimaxamedduceysaneduce magaca ciyaarta ka dhaaf
Ciil u dimo
شيخنا أبو سلمان الصومالي ادامه الله داخرا لنا
كلامه كو صفه القديم. لم يحدث المسموع للكليم
Shukran ❤
حفظك الله ومن معك
ماشاءالله
أعزك الله
شيخنا ابو سلمان الصومالي ادامه داخرالنا
Mahadsanud sheekh
فضيلة الشيخ العلامة حسان حسين آدم
Ashaaciro ineysan islaanimada ama diinka nabi maxamed scw meelna kaheysanin weycadahy lkin higalka guud unba isku keen haayo
@@dr-muhyidinyakubabdullah1291 ma aqoon diineed oo aad culimada islamka ugu gar qaado ayaad leedahay doctor mise xasaan hadalkiisa ayaad 100% ku qanacday oo qoladaa kale ayaad weerar ku maqiiqday sxb?
1.muctazila:-ficilka qofkaa samaynaya ilaahayna shuqul kuma laha.
2.ahlu sunah:-ficilka qofkaa samaynaya ilaahayna shuqul kuma laha.
Intaa waa iskaga mid mutafaq lkn waa maxay ilaahayna awooda ayuu u siinayaa uu ku qabanayo sababtay ugu dareen miyaanay ahayn wax dheeraada ku dara si loo moodo inaynu cilmi kordhinay.
Waar culimooy ilaahay halaga yaabo oo umada muslimka ah ilaahay iyo rasuulkiisu waxay yidhaahdeen halooga run sheego.
وقال الله تعالى وجوه يؤميذ ناظرة
The one❤abuu salmaan
Waan wareeray walahi yaan raacnaa hada bal wakaase ashaaciraduna ma suuftiyiinta qayb ka midaa
Sheikhoow Allah haku barakeeyo adiga markaad yaraa gaal maad ahayd?sheikh waydiiya maadaamuu ashcari ahaa waagii hore
@@Abdikadir-lc3ew Madhabka ashaacirada ayuu laazimiyay. Ayagaa ku ijmaacay inay Muctaziladu gaalo yihiin.
2:11
@@halkahaleel4594isna wuxu sheegay in Ashaaciro gaalo yihiin markaa isna gaal buu hore u ahaa marka hadalkiisa la xukmiyo.
Ninkani awood aqooneed buu sheegtay!!
عليهم من الله مايستحقون
Sheekh xasaan masalo cadde
Kalimaatkaan waxey astaahilaan in 10jeer ka badan la dhageysto.
Suufi waa is dabaaliyaan weligood ee waxaas bey aamin sanyihiin
Waxaan xertaada u sheeg anigaa ashaaciro ah mana aaminsani quraanku inuu makhluuq yahay marka dad kale ayaad kahadleysaa ayaan umaleynaya
@@cabdullahicadde7640 mayee adigaa aqoon ashaaciro waa iska sheegataa baan is iri
hadaba adigu ashcari matihidee alxamdulilaah dheh 😃😃😃😃
@@cabdullahicadde7640 soo wax la akhrinaayo soo kutub ashaaciro ma,ahaa kutubtiin Maa carareysaan hhhhhh
Nimankaan 😂ictisaam iyo jadiidiyo ee leh suufi an raddinenaa show maba aqriyaan kutubta ashaaciro mana yaqaaniinba.😂😂😂
Ashaaciro sh xasaan baa fogeeyey god dheer buu ku riday 😂
Shekhu muxaadarada hala soo dhakhsado dhiilqaadka😂
qac baa ka yeertay suufi
War cadaday
Adeer waxaas bidcoolayaal kaa cilmi badan adiga ayaa ahlu sunnaha wax uga cuni wayay armaad adiga un dhib isku haysaa oo ashaaciro bisad kaa aqoon
Muslimiinta caalamka 90% waxa ay haystaan caqiidada ashaacirada, culumadii islamka ugu waa weynaa waa ashaaciriin.
1.احمد بن اسماعيل الكورانى
2.ابن كثير
3.جلال الدين المحلى
4.ابو منصور الماتريدى
5.الطبرانى
6.شمس الدين القرطبى
@@cabdirixmaanyuusuf4495 تفسير طبري soo aqri horta
@@cabdirixmaanyuusuf4495 اخي قل ءامنت بالله ثم استقم
Kkkk aawi quraanka waa makhluq ashaaciro qabtaa ayaad meela lafadhiidaa waxbaad qaladeysaa هل الصفة تنفصل عن موصوفها ؟ هل صفة الله تحل في المخلوق ؟ هل القرءان نعمة اولا فان كان نعمة هل هي مخلوقة؟ sedaxdaan su,aalood jawaabtooda ayaan rabaa oo toos ah caay iyo warwareeg marabo
اخي قل ءامنت بالله ثم استقم
@@teamgorgorboys4888 ءامنت بالله واسأل الله الاستقامة لي ولك اخى الكريم
Kutubta la akhrinaayo yaa iska leh
Waxaan leydunku sheegayo kitubtiina kuqoran maa kajawab taan warwarega int dhaftaan?
@@dr-muhyidinyakubabdullah1291inag warkani waa cad yahay waxii aan ilaahey uga diin dhiganon ma qarinoo
Ninkaan waalan ayaad agfadisaan ,war culumo raadsada beentaas hadhegeysaninee,oo Ashaaciro hadad gaaleysiisay waayo Ahlusuna ,oon ashaaciro iyo maaturiidiya aheyn
Abdurahmandhere car qof hor fadhiista oo dood keen cajal suufi ayaa kugu duuban
Waxa kutubtina ku qoran uunbu noo akhriyey ma waxaad leedahay maxaad kutubtayada u akhrinaysaa
Waxa laga hadlay haka leexanin. Mawduuca ku soo laaban.