Maalmo Kamid Ah Nolosha SUUKE

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 лип 2024

КОМЕНТАРІ • 27

  • @abdirahmandahirabtidon7702
    @abdirahmandahirabtidon7702 Місяць тому +6

    Abdirahman Shuuke isagoo ah Wasiirka Waxbarashadaayuu nagu soo booqday 1987 kii dugsigii sare ee Camuud Borama. Anigu markaa waxan ahaa Fasalka 2aad ee dugsiga sare.

  • @ronny7suii3
    @ronny7suii3 Місяць тому +2

    Ilaahay cimri dheer iyo caafimaad taam ah ha siiyo wasiir Cabdiraxmaan Cabdulle Shuuke , wuxuu u soo shaqeeyey dalkiisa iyo dadkiisa, Aabahay Allah u naxariisto ayey wasaarada waxbarashada ka soo wada shaqeeyeen, aabahay wuxuuna ii sheegi jirey inuu ahaa nin Soomaalinimada ku weeyn tahay iyo cadaalad ayuu dadka madaxda u ahaa ku maamuli jirey, wuxuu ahaa nin karti badan , Shuuki iyo xaaskiisaba waa dalka iyo dadka Soomaaliyeed waa u soo shaqeeyeen, oo ubad badan oo Soomaaliyeed ay wax soo bareen. waad ku mahadsan tihiin in taariikhdiisa oo kooban noo soo gudbiseen.

  • @user-pi5zh5cs4r
    @user-pi5zh5cs4r Місяць тому +5

    Cajiib! Wuxuu ahaa wasiirkaygii waxbarashada markaan dugsiga dhexe/sare ahaa! Adduunyo.

  • @zikibaaba1541
    @zikibaaba1541 Місяць тому +3

    Anigana wuxuu nagu soo booqday Dugsigii hoose dhexe ee Siyaad oo ku yiil degmada Wadajir. Maalinkaas macalin xisaab aa noogu jiray fasalka. Aniguu iiyeeray ‘’waryaa dhego weyne istaag’’ ayuu i yiri markaasuu xisaab kajara, oo 3 dabaqa intuu sabuurada ku qoray iyiri kashaqee. Nin fasalka 8aad dhigta maa kajar u daahaaya. Rabbi ha ku xifdiyo mudane Shuuke

  • @abdirahman877
    @abdirahman877 Місяць тому +4

    Cimriga rabbi cafimaad hakugu kaabo janadiina hoygaadu noqotay. Shuuke waa Asset ka fara ku tiriska ah ee wali sii dabo leh.

  • @ahmedsaid-hu5qs
    @ahmedsaid-hu5qs Місяць тому +1

    Mashaa allaah shuuke wasiirkena
    Waxbarashada kacaankii mashaa allaah

  • @AbdulAli-ku9he
    @AbdulAli-ku9he Місяць тому +3

    Abdirahman Shuuke MashaALLAH ❤❤❤❤

  • @nabadiyonolol5904
    @nabadiyonolol5904 Місяць тому

    Mashallah wasiir shuuke waxaan kuxasustaa: Iskuulkeygi hoose & dhexe Axmed Gurey, Xamar. Buug kasta oo textbook ah📗oo dowladu free kubixiso Shuuke ayaa ku saxiixna. Waa nin waxbarashada soomaliya qeyb weyn kaqaatay. Cimri dheer iyo caafimad buuxa Allaha kusiiyo 🙏

    • @fo7127
      @fo7127 Місяць тому

      Allaah isku school baan aheeyn

  • @essamusa7060
    @essamusa7060 Місяць тому

    Subxaana allah sablaale waxaa la asaasay 1974 oo la geeyay dadka abaarta dabadheer ku cayroobay.

  • @guleedciise4497
    @guleedciise4497 Місяць тому +1

    Shaqsi waddanka Abaal ku leh

  • @abdikarinisnail5240
    @abdikarinisnail5240 Місяць тому +1

    Aragaaga iga qari midgaan yahow midgaanku dhalay. Adiga iyo afweynaba cadaabta ilahay ha idin geeyo. Yaa doqon uruursadey.

  •  Місяць тому

    Cbdiraxmaan Suke miyaa ditoritore kahaa school skhawadiin oon dhiganbjiray qaybta carabiga 1980skii?

  • @user-yz9qt4rs9o
    @user-yz9qt4rs9o Місяць тому +1

    Abdullahi Burashadley xogtiisi wax Malaga hayaaa aderyaal

  • @AhmedMohamed-tn5yg
    @AhmedMohamed-tn5yg Місяць тому

    Miguirtinia

  • @AAAhmed-bw1ev
    @AAAhmed-bw1ev Місяць тому

    Somalida da'da ma jecla, marwalba way isyareeyaan. Goorta uu kaaliye maclin noqthay, goorta uu Italia aathay. Sithuu direttore dugsi ku noqthay. Waxaas oo dhan is qabadsii. Goormaan runta sheegeynaa annaghoo aan ka baqin da'tha.

    • @nabadiyonolol5904
      @nabadiyonolol5904 Місяць тому

      Nin kuyiri 1937 ayan dhashay xaguu da’ kuqarsaday? Yaab badana. Tan labaad hadu taarikhaha yara khalday waa inaad iska fahanta maadama uu ninku da’ yahay oo xasuustisa 100% noqon karin.

  • @abdikarinisnail5240
    @abdikarinisnail5240 Місяць тому

    Alla daaroodku hogaamiye xumaa. Nin aragti leh kuma jiro. Nin rag adag isu keensankara kuma jiro. Ninkii yiraahda waxaad sheegayso soo bandhig aan kula aragnee waa ka naxayaan.

    • @axmedcabdimaxamud4214
      @axmedcabdimaxamud4214 Місяць тому +1

      Koloba waxan u maleenayh inaad thy laangaab cuqdadaysan ku dhimo cuqdada iyo nacaybka aad u haysid darood waxnakama kama qaadi kartid

  • @abdikarinisnail5240
    @abdikarinisnail5240 Місяць тому

    Somali doqon badanaa, hooyadaa waay raganimo xumaa. Waa raga neceb nin karmeedka, afweyne oo sidaada oo kale ahaa baa wax kaa shigay. Nin aqoon leh oo daarood ah haduu arko waa naxayaa.

    • @nabadiyonolol5904
      @nabadiyonolol5904 Місяць тому

      Shuuke marku kaa yara xil weyn ayu wadankiisa uhayay wuuna kaa aqoon badnaa. Nacaskaagan oo kale kabihiisa xita kaa qiimo badan 😂😂😂

  • @abdikarinisnail5240
    @abdikarinisnail5240 Місяць тому

    Habar baa la kufsadey iyo gabarbaa kintirka laga gooey, buu ku qaraabta. Wajigaa gubay. Buugta meesha u saraan kuli kintir iyo kufsi bay ka hadlaayaan.

    • @guleedciise4497
      @guleedciise4497 Місяць тому

      Inan Gumeed xun oo Cuqdad qaba uma xumid

    • @nabadiyonolol5904
      @nabadiyonolol5904 Місяць тому +1

      Wuu kusaxan yahay haduu wacyi gelinttii kahortaga gudniinka fircooniga ah FGM wado marku wasiirka ahaa ilaa maanta mashallah. Adigo kale oo jaahil ah ma fahmi kartid, dhibka iyo xanunada ay dumarku kaqaadan arintaas ama inta gabdhood oo dhiig bax iyo tetana udhimato sanad walba. Duli jaahil ah aya tahay tufffff 🤮