Sidee koox Profissional ogu biiri kartaa

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 15 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 189

  • @mohaismail4050
    @mohaismail4050 5 місяців тому +23

    Kan ugu fcn kubad cayaro
    Somalia 🇸🇴 wolcup uqadaya I.a

  • @Rp__updllah
    @Rp__updllah 5 місяців тому +5

    Iam the first bro And Iike this information and i can't wait next video pro

  • @cade66-h1z
    @cade66-h1z 5 місяців тому +38

    Sxp sidee yurub lagu tagi karaa bro next video ka dhig

    • @HOREUSOCO
      @HOREUSOCO 5 місяців тому +2

      Magafe iyo liibiya aad ama nasiibkaga sug

    • @Abdiwahid6
      @Abdiwahid6 5 місяців тому +1

      😂😂😂😂😂😂​@@HOREUSOCO

    • @XamseMaxamuud-ws6nd
      @XamseMaxamuud-ws6nd 4 місяці тому +1

      Tahriib anaa kuu haya sxb

  • @HusseinMohamedMohamud
    @HusseinMohamedMohamud 5 місяців тому

    Abdullahi keep going horay usoco taliye 🎉

  • @axmedabdikhayr9245
    @axmedabdikhayr9245 5 місяців тому +1

    Insh Waa gareyzaa keep going to high level my pro🙏✌️

  • @diyeshe-gb8to
    @diyeshe-gb8to 5 місяців тому +11

    Pro ani iyo football ⚽️ mustaqbal is dayne 😢 sbbto ah waqtiga ii dide family ana ugu wayn shaqay lii dhahy saas ugaga hare 2017 ila 2020 King 🤴 xfda ahay wlhi billahi

    • @Saadaq19
      @Saadaq19 5 місяців тому

      Bro ha is dhiibin waqtiga yarka heysato ku ciyaaar Xaafda training ku sameee intaa ka bdn halka maalin jaanis hesho holac noqoneee

  • @sakipoi5986
    @sakipoi5986 Місяць тому +1

    Keep going sxb ❤ 💪🏻

  • @abdishakura
    @abdishakura 5 місяців тому +2

    Iam No10 No7 N9 i.n wxan rajeyna ina howshyda ilaah iso fududeeya ina soo duceeya azxapei❤👊

  • @AbdullahiFantastikc-sg2ey
    @AbdullahiFantastikc-sg2ey 5 місяців тому +18

    Sxb keep going muqaalada dheer so dubesid cadi wye wallahi ilaa heer sare uqalanta anaga inta awoodno ku garab istaagena adigane hard worker noqo pro

    • @OsmanKariye
      @OsmanKariye 5 місяців тому +3

      Somalida inta wanaasan ee qof libintiisa siiya way yaryihiin muhiimadu waa in aan helno soomali is jecel keep going labadiinaba❤❤❤

  • @ridwaanshiine7978
    @ridwaanshiine7978 5 місяців тому

    Keeep going we are with you bro

  • @Suldandhayquute
    @Suldandhayquute 5 місяців тому +2

    Garabkaaga nahay saaxiib guul baan ku rajayn❤

  • @AbdiazizXhaks
    @AbdiazizXhaks 5 місяців тому +1

    M.a bro keep going ❤❤

  • @xalwoahmed7331
    @xalwoahmed7331 5 місяців тому +2

    Nin Adag Ayaa tahay Waa Ku taageeraa Sxb Hore u soco ........

  • @mohamedulamiingm5191
    @mohamedulamiingm5191 5 місяців тому +13

    taliye ragaan kale dhibka heesto aniga ima haayo alx :
    wax kalane maka wadi familkeeyga USA ayee joogan mar dhawna waa usocdaa inshalalah waana da'yarahy 2007 aa dhshty :
    in qooxaha ameerica waliba USA lagu biiro maka adagthy kuwa eruop? yacnii America iyo eruop yaa sahlan in qoox lagu biiro proh
    mopelkana abtigey aaleh videwgan si kadis ah ayaa ku arky marka waa ka gaari waaye keeyga inaa ka daawado soo reply aa kaa rajeeynaa ama inaa videow kale ugu soo hadasho kubada america
    adine waxaa ku leeyahy horay usoco pro inshallah waxaa rajeeynaa inaa kugu arko xulka qaranka waliba aigoo kabtan ii ah🎉🇺🇸🖤

    • @bastoore21
      @bastoore21  5 місяців тому +1

      Thanks brother I do my best 😊

    • @SalimXirsi8
      @SalimXirsi8 3 місяці тому

      England iyo wadamada kale aad beey ukaladuwanyihiin ...garoomada kubadan USA...Yu can get the opportunity but I think it's a little expensive ❤

  • @Daahir_Bin_Hagi
    @Daahir_Bin_Hagi 2 місяці тому

    Keep going my pro

  • @Sihaamsalaad-t5f
    @Sihaamsalaad-t5f 3 місяці тому

    Sxp mustaqbalkyga dhaw aya ah
    Inan kamid noqdo xidigaha ugu wa weyn
    Aduunka taasna waa hamigeyga
    i❤YOU FOOT BALL

  • @AbdiqaniOmar-c9k
    @AbdiqaniOmar-c9k 5 місяців тому +28

    Real madrid incha alaah

  • @BisleRuppetti
    @BisleRuppetti 5 місяців тому

    In shaa Allah waad guuleysaneysaa adkeyso sxb

  • @THE-SON-ALI
    @THE-SON-ALI 5 місяців тому +2

    Wow bro finally you did what we waiting from you I appreciate that my brother from another mother keep going bro one day you’re dream will be a come true I.a always keep doing man

  • @JIHEEYE-66
    @JIHEEYE-66 5 місяців тому +3

    Thanks sxp ❤ hada wxa video kaso smysa side Africa loga imana sxp wadnka u fiicn e professional ka noqon krto ke wye ❤

  • @shafieamohamud631
    @shafieamohamud631 5 місяців тому +3

    Waa Guuleesane Sxb

  • @abdullahibaggio3440
    @abdullahibaggio3440 5 місяців тому

    Keep going wllkei

  • @AbdalleAbdi-gw5oj
    @AbdalleAbdi-gw5oj 5 місяців тому +1

    Zhp waxa hysta passport Netherlands 🇳🇱 nio football ka meesha kwrn Netherlands ama London maka fiican mise Netherlands 🇳🇱 fiican❤🎉

  • @YogeshPrajakta
    @YogeshPrajakta 5 місяців тому +2

    Keep going pro
    ❤❤❤❤❤

  • @kowsarsharaf9247
    @kowsarsharaf9247 5 місяців тому +1

    Abdullahi Hala garab istaago waa wiil dhalinyaro ah oo hami sare leh 🎉

  • @HamsehjamaalHamsehxalaal
    @HamsehjamaalHamsehxalaal 4 місяці тому

    Keep going pro

  • @Daahir_Bin_Hagi
    @Daahir_Bin_Hagi 2 місяці тому

    Wllhi you have good dream really

  • @AbdimalikHaashi
    @AbdimalikHaashi 5 місяців тому

    Pro i proud of you wlhi heer sare ku rajeen saan amba heer sare u rapo mrka ❤ 10 k com on somalia hanolato

  • @Haaahhk2
    @Haaahhk2 5 місяців тому +3

    Profissional ❌
    Professional ✅
    Wax baro loguma taag helee.

    • @kinghamaaz1352
      @kinghamaaz1352 5 місяців тому +3

      Waxbarashada hal eray miyaa mise waxa kale oo kuhadlaayo uma jeedid mise barashada englishkaa kugu cusub

  • @YahyeAbdulahi-k1m
    @YahyeAbdulahi-k1m 5 місяців тому +3

    You can do pro neve give up

  • @xiispoy6531
    @xiispoy6531 5 місяців тому

    Keep going prother ❤️😍

  • @Aza_7
    @Aza_7 5 місяців тому +1

    Legend waxatahay wiil SOMALI ah hormarkaga waa teyda keep going legend lkn Ethiopian ha shegan plz sis Isak

  • @youtuberaxma
    @youtuberaxma 4 місяці тому

    Keep going

  • @mahadjunior5488
    @mahadjunior5488 5 місяців тому

    Keep going sxb

  • @apdinaasircade9113
    @apdinaasircade9113 5 місяців тому +18

    Alx egypt jooga accademy heer sare leh udheela insha allah ilaa heer sare rajeena in aan gaaro
    my position is nom 6&8 my rule model rodri mizanka culus

    • @abdiwho4992
      @abdiwho4992 5 місяців тому +2

      🎉hambalyo bruh Rodri, physical dhis waa iga talo Mali Rodri ayaad nqonee

    • @FeysalInaduceysane
      @FeysalInaduceysane 5 місяців тому

      Sxb intee kaala soo xariira anba waa joogaye Egypt 🇪🇬

    • @apdinaasircade9113
      @apdinaasircade9113 5 місяців тому

      @@abdiwho4992 insha allah igu haly sxb sre

  • @anfacyare
    @anfacyare 5 місяців тому

    Keep Going bro

  • @baktakaji1611
    @baktakaji1611 5 місяців тому +1

    Saxib aad ayaad u mahadsantahy playerka igu dhex jiraad kicisay aad baan kugu dhiiri galiyaa hadafkaagaa waad sameynkartaa
    Just dream and you will reach your goal ❤

  • @OmarAIsse-wh9cx
    @OmarAIsse-wh9cx 5 місяців тому

    Go Forward bro

  • @Zaki-matic
    @Zaki-matic 5 місяців тому

    Horay usoco legend🐐

  • @mohagaming6056
    @mohagaming6056 5 місяців тому

    keep it up 🎉

  • @MaslaxJanuzaj-ue2ii
    @MaslaxJanuzaj-ue2ii 5 місяців тому +3

    Xogweynta London 👋

  • @sharmaarkemaxamed6
    @sharmaarkemaxamed6 5 місяців тому +3

    Sxp ❤ R L iisoo jawaab

  • @Ahmed_somali_6
    @Ahmed_somali_6 5 місяців тому +1

    Guuuleyso insha allah sxb
    ●Aniga no 6 ayaan ka dheelaa no 5 waa ciyaari karaa
    ● right foot ahay
    Mogadishu ayaan joogaa...
    Kubada cagta waa jeclahay, isbuuc kastana wa dheelaa lkn professional football career system keeda ma hayno.....
    Cafimaadka Nafteena iyo jaceyl lee u dheelnaa.....
    Horumar wanaagsan ayaan kuu rajeynaya
    Subscribe, like iyo views waa iga diyaar bro...
    Muuqaalo very useful ah noso raadi sxb.....

  • @ApdiraxmanXuzain
    @ApdiraxmanXuzain 5 місяців тому

    Vita ugu jeclahy from ethiopia 🇪🇹

  • @mohaqaran
    @mohaqaran 5 місяців тому

    Kooxa ani ugu lacibsanahy raba sedi❤

  • @QeysMonTana1
    @QeysMonTana1 5 місяців тому +3

    HJK Helesink Aya iso dalbtay Ani lkn Waridka Aya Ii diday 😮

  • @XaajiLacag-
    @XaajiLacag- 5 місяців тому

    Horumar wacan bro🎉

  • @Drossi-g9g
    @Drossi-g9g 5 місяців тому +5

    Sxp wllhi waa kugu daayda❤

  • @MohamedAhmed-hy5wn
    @MohamedAhmed-hy5wn 5 місяців тому +1

    Haa lagu yaco asxabay wuxo dama qar badano waax an jiren noso gudbiya ahla diro galiyo insah Allah ❤

  • @axmadcawil-qz6rp
    @axmadcawil-qz6rp 5 місяців тому +1

    Riyadaada ilaahey hakurumeeyo

  • @AbdiHakiim-ff3sn
    @AbdiHakiim-ff3sn 5 місяців тому

    😢 legend insha allah waa tagaysa

  • @abdirahmanahmed8985
    @abdirahmanahmed8985 5 місяців тому +1

    FROM BISLE HASSAN

  • @yahyekaireh1515
    @yahyekaireh1515 5 місяців тому

    Best player in the world incha allah 🙏

  • @arsenalyare1753
    @arsenalyare1753 3 місяці тому

    Real madrid & arsenal 😢 & somalia ❤

  • @Sosfish
    @Sosfish 5 місяців тому +2

    From Bisle

  • @thelegend-zp4iz
    @thelegend-zp4iz 5 місяців тому

    Horey u soco sxb👍🏿

  • @mwengecreates
    @mwengecreates 5 місяців тому +1

    ninkaan Hami weyn ayuu leeyahay... Soomaaliyay ninkaan aan u hiilino oo aan 10k Gaarsiino 24Hrs.

  • @MSS___DEQA_6727
    @MSS___DEQA_6727 5 місяців тому +3

    Wa kugu dayda sxp france aa usoo socda ila tali 🙏 please

  • @abdirahmanahmad6640
    @abdirahmanahmad6640 5 місяців тому

    From Bisle Hassan

  • @HG6_4k
    @HG6_4k 5 місяців тому +2

    Ku XiJi SiDa Europe Ku imaan Leheen SxB

  • @MuxiyodiinAbdi-x6l
    @MuxiyodiinAbdi-x6l Місяць тому

    Horay usoco wllo

  • @mahamudh6983
    @mahamudh6983 5 місяців тому +3

    Maantaa igu kaa horaysa waadna iga haystaa subs ta sxb mrkaad hindhistidna Alxamdulilaah dheh sxb

  • @yurubmaxamed6847
    @yurubmaxamed6847 5 місяців тому

    GuulAyso bro❤

  • @fananjamac4103
    @fananjamac4103 5 місяців тому

    Inzha Allah kan ugu fican Somalia 🇸🇴 zxb

  • @HooyoQaali-lg2ot
    @HooyoQaali-lg2ot 5 місяців тому

    Adi maa ku biirtid kooxaha aduunka ugu fiican 😂😂😂

  • @amiirjabiin7337
    @amiirjabiin7337 4 місяці тому

    I.a profitional

  • @ackornayl
    @ackornayl 5 місяців тому

    Guuleyso bro

  • @HooyooHooyoo-gw8ts
    @HooyooHooyoo-gw8ts 5 місяців тому

    Zxp somali joga😮

  • @AbdulahiMahdi-g6c
    @AbdulahiMahdi-g6c 10 днів тому

    War bulgium ban joogaa Training qudha ayuu na ciyaar siiyaa gaalku waban la yaba nahay .

  • @AbdullahiFantastikc-sg2ey
    @AbdullahiFantastikc-sg2ey 5 місяців тому +4

    Wadamada igu ficn kaso hadal sxb😊

  • @apdimaalikapdiqani8620
    @apdimaalikapdiqani8620 5 місяців тому

    Wll matkaad hindhisto waxa ladhaha alxamdulilaah

  • @TheFinanceFixer-
    @TheFinanceFixer- 5 місяців тому +1

    From bisle

  • @yaazirtolizo2479
    @yaazirtolizo2479 5 місяців тому +1

    MaDrid in.sh☝️

  • @abdisamadeleyehali
    @abdisamadeleyehali 5 місяців тому +1

    Inchallah

  • @mohamustafmustaf5680
    @mohamustafmustaf5680 5 місяців тому

    Guuleyso saaxiib sare.

  • @nazirbashe6353
    @nazirbashe6353 5 місяців тому

    Liph wan ku wataa ee muuqaalada dhaadheer ayaan ka jeclahay kuwa gaagaaban mhdsanid Zhp sida lagu tago Europe muuqaal kaso samee❤

  • @HamseCadawe
    @HamseCadawe 4 місяці тому

    Waxan rabaha in kaciyaro siro😎😎😎B

  • @iamguleitaden4444
    @iamguleitaden4444 5 місяців тому

    From bisle Ruppeti

  • @Dirinhojr
    @Dirinhojr 5 місяців тому +1

    Zxb ani manchester city insha Alla🤲

  • @mohamudosman1206
    @mohamudosman1206 5 місяців тому

    Guuleyso sxb

  • @AyuubYare-j6y
    @AyuubYare-j6y 5 місяців тому

    Sxbow ani one year after wxan dhamynaya wax barashada So wxan raba inn Germany 🇩🇪 inan aado sidee bayern munchen ugu biri karaa or laiga aqbali karaa kooxda

    • @Anasaded
      @Anasaded 5 місяців тому

      First koxaha xafada ka billow 😂

  • @Khadarpaato
    @Khadarpaato 5 місяців тому +2

    Zxp insh waxan rajeyna inaa real Madrid udheelo iyo xuklayga

  • @apdallacapitano6722
    @apdallacapitano6722 5 місяців тому +2

    Sxb usa kasoo hadal is't hard to go pro

  • @ApdiraxmanXuzain
    @ApdiraxmanXuzain 5 місяців тому

    Zxp (box to box ) sa loo sameeyo next vedio please 🙏

  • @maysarchannel2419
    @maysarchannel2419 5 місяців тому

    libaaax guulo badan ku rajaynaa🫡🇸🇴

  • @cabdicasizabaadir
    @cabdicasizabaadir 5 місяців тому

    full back ahay zxp i.a inan europe imaada rabaa ama tahriib an ku imaado ama inan caadi u imaado
    kasoo hadal zxp anoo africa jooga sidan koox qalaad ugu biiri lahaa

  • @Top_G_forever
    @Top_G_forever 5 місяців тому

    Pro yar baadh sida UA-cam algorithm ku u caawin karo youtubekaaga thumnailka baadh inaga so hagaji kaas xogtan meel dheer Bay gaadhi hadaad thumbnailka saxdid

  • @MohamedAhmed-d6j7s
    @MohamedAhmed-d6j7s 5 місяців тому

    Sxp sidee yurub lagu tagi karaa❤❤❤❤

  • @Mohan77-k5y
    @Mohan77-k5y 3 місяці тому

    America football keeda kwrn bro

  • @naasir1236
    @naasir1236 5 місяців тому

    War zxp uk jooga ee qoyska ihysta kubadna layma ogola

  • @MohammedSanbar
    @MohammedSanbar 5 місяців тому

    Soo u imadaaa saxip

  • @IZoRASHKA
    @IZoRASHKA 5 місяців тому

    Bro wlhi taladaada wee ii shaqeeze kooxda xaafadeyda ugu ween ka ciyaraa hada❤

  • @NuhCanalPlus9
    @NuhCanalPlus9 5 місяців тому

    Waxaan kuu rajaynayaa in aad inter milan (inter caalami) ku biirto mustaqbalka i.a

  • @Maxamedxaamud1122
    @Maxamedxaamud1122 2 місяці тому

    Thanks 😊

  • @Christianronaldo-xo3ew
    @Christianronaldo-xo3ew 5 місяців тому

    Sidaan yurub ku imaankaro kaso hadal next video

  • @Hhhhhhhhh-x4p
    @Hhhhhhhhh-x4p 5 місяців тому +1

    Wadanka ugufican Europe banoniga

  • @Saadaq19
    @Saadaq19 5 місяців тому

    Bro ilaah riyadaaada hakuuu rumeeyo uk jooga koox ku biiiray waa dadaalaaa
    Striker ahy❤

  • @XamzeIbrahim-x5o
    @XamzeIbrahim-x5o 5 місяців тому

    Somalidu kubada way ku fiicanyiin lkn awooda masaaran

  • @raxmosheekh2864
    @raxmosheekh2864 5 місяців тому +2

    Biyo cabitaan jeclahay

  • @xasanxasanyare3100
    @xasanxasanyare3100 5 місяців тому

    Bro waxan jogaa Holland 🇳🇱 waxan rapaa in aan team ku biiro sedee mana isaa cideen kartaa