Ma rabtaa aroos

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 15 вер 2024
  • Description

КОМЕНТАРІ • 22

  • @nabadraadshe
    @nabadraadshe 7 років тому +9

    Waa riwaayaddii laga daba dhacay ee WADHAF IYO SHIMBIRO WAR ISUMA HAYAAN. Abwaanka abwaanada AUN Cismaan Aadan Askari . Waa 1980. Shankaroon Waa hoboladda aan codkeedu aad u jeclahay . Suldaan Qawdhan, waxaan qarka u saaranahay 60kii, waxaad dib iigu celisay 20 jirkeyga. Waa yaab sida muusikada Iyo heesaha ay awood u leeyihiin!! Mahadsanid walaal Qawdhan .

    • @LBchannel
      @LBchannel  7 років тому +1

      Haa nabadraadshe heesuhu xusuus ayay maskaxda ku reebaan. Suldaan waxaa jirtay naag sagaashan jir ah waxaa ka tagtay xusuustii oo dadkii oo dhan iyo ninkeediiba ma xusuusato, laakiin marka ninkeedu uu hees ay barigii ay yarayd jeclayd uugu heeso ayay intay faraxdo heesta la qaadaa. In kasta oo ay ninkeeda oo ag jooga xasuusan waxay xasuusataa heestii ay jeclayd barigay yarayd. Hadaba nabadraadshe adigu weli waad yar tahay 60 jirku maaha qof sidaa u wayn markaanu ka hadlayno dadka ku nool dunida hore u martay. Illaahay cimrigaaaga iyo caafimaadkaba hakuu siyaadiyo nabadraadshe.

    • @nabadraadshe
      @nabadraadshe 7 років тому +1

      LBchannel Mahadsanid suldaan. Waa sheeko wax ku ool ah. Taasoo faafaahin Iyo tusaale wanaagsan u ah sida muusikada/heesaha ay saameyn ugu yeelan Karaan dareenka qofka , waxaa kaloo la ogaaday in muusikada ay saameyn ku leedadahay xayawaanka iskaba daa bani-Aadamka. Xagga da'da Waa sida aad sheegtay, anigu weli Waxaan leeyahay dareen 30 jir. Shaqada Waxaan ku tagaa baaskiil.

    • @nabadraadshe
      @nabadraadshe 7 років тому +1

      LBchannel suldaan Waxaan xusuustaa AUN Maxamed Yuusuf oo yimid degmo aan ku sugnaa, kana soo hormaray hobollada kale ee jilayey riwaayaddan. Dadweynaha degmada aad iyo aad ayey u sugayeen imaatinka riwaayadda WADHAF Iyo SHIMBIRO war ISUMA HAYAAN . AUN Maxamed Yuusuf toddobaaadkaa uu ka soo hormaray hobollada kale wuxuu ku idleystay asxaab uu ku lahaa degmada Iyo qayilaad. Waa xusuus macaan oo aan weli ilaawin .

  • @mohamudabdirisak1474
    @mohamudabdirisak1474 6 років тому +1

    gaari wadis iyo hestan dhagaysigeda iyo wadda aan mari jirey ilaaw adaa igaso waday

  • @haweeyasland7489
    @haweeyasland7489 6 років тому

    ilahay how naxariisto (Mohamed Yusuf abdi) jaar banu ahaan jirnay hargeisa.

  • @hamsealiabdullahi7903
    @hamsealiabdullahi7903 7 років тому +2

    ALLE HA UNAXARIISTO MAXAMED YUUSUF CABDI OO KU GEERIYOODAY SANADKII 207 MAGAALADA HARGAYSA

  • @mustafexirsi
    @mustafexirsi 6 років тому +1

    Dhulkoo roob leh
    Rays iyo xareed
    Aan raxaabannee
    Ma rabtaa aroos?
    Eesh calaa midho!

  • @inaugaaswarfaa3751
    @inaugaaswarfaa3751 7 років тому

    Waa hees qatar ah

  • @ibraahimdhiblaawe2926
    @ibraahimdhiblaawe2926 7 років тому +2

    Sxp sare qoedhan waa hees aan ujeclahay sxp waan waan ku tageersanahay salaan kal iyo laab ah

    • @LBchannel
      @LBchannel  7 років тому +1

      Ibrahim Dhiblaawe Mahadsanid sxb.

    • @foodcadeFoodcade-cw8jp
      @foodcadeFoodcade-cw8jp 7 років тому

      LBchannel thanks alot heestan wax bdn ayaan raadinaayey big respect🙏👏

  • @asalcabdalesaciid531
    @asalcabdalesaciid531 7 років тому

    thanks LB waa hees qaaliya
    Shankaroon iyo maxamed yuusuf A.U.N

    • @LBchannel
      @LBchannel  7 років тому

      kqat wawawa You are welcome.

  • @dangarad2010
    @dangarad2010 5 років тому

    Dad waa kii.hore hadalna waa intuu yiri.. halkaas uga hara

  • @kunawibra1431
    @kunawibra1431 6 років тому

    wad mahadsan tahay hestan ad ayan u radinay

  • @carafayemohamed9249
    @carafayemohamed9249 6 років тому

    Xasuus baa geel lagu xera geeyaa

  • @hajiguled1659
    @hajiguled1659 7 років тому

    LB wllo waxan kacadsanayaa heesta tidhaa laba laba beerkiyo bogiyo labtaa iska jecel fadlan wllo

    • @LBchannel
      @LBchannel  7 років тому

      haji Guled heesya yaa ku luuqeeya?

  • @axmedmursal9444
    @axmedmursal9444 7 років тому

    waxaanrabaa walaal heesta kujar xasan Aadan iyo shankaroon oodhamaystiran wadmahasantii sxb