SIXUN AYA LEY GALAY MANTA WAN KA XUMAHAY 😭

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 15 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 216

  • @faatmachannel7717
    @faatmachannel7717 4 роки тому +18

    😂😂😂😂maskiin walashey an jeclahay my dhiga muniira abowe waa kayabiyay sorry🤣🤣🤣

  • @nafisanaftaa2963
    @nafisanaftaa2963 4 роки тому +6

    😂😂😂😂😂habo muniira Xanaaqeeda inta ka dareemoyaa 😂😂❤️❤️love you my family ❤️

  • @Hajar24787
    @Hajar24787 4 роки тому

    Kkkk wlhi clip-kii ugu qosolka badnaa aan idinka daawado aheed ...love you my rajo family cabdirizaqne siqasa ugu mahadcelinayaaa sida uu nogu garty inu Naga qosliyo abaa muniiro adine iska Raali noqo🤣

  • @miryaammohamedhasaan4380
    @miryaammohamedhasaan4380 4 роки тому +2

    Abaaa macaaneey dul qaad badnidaaa 😍😍😍😍😍 maasha Allah

  • @SSnor95
    @SSnor95 4 роки тому

    Masha Allah waa way aad iyo aad u wanaagsan inuu seeygaada kaa careeysiiyo fiiriyo inta caradaadu gaarto laakiin Muniiro lama cadaabaayo waa gabar daacad qalbi wanaagsan kaftanka lamaanha waa muhiim marmar in hawada la bedelo isku waara ❤❤❤❤❤

  • @rowdadheemanweyrax629
    @rowdadheemanweyrax629 4 роки тому +3

    Manta anaa ugu horeeya asxaabta soomaali weyn subscribe iisaara muniiro iyo zeygeeda allah ha idin xifdiyo

  • @neyrusnalka2199
    @neyrusnalka2199 4 роки тому +2

    Mandha allah wallalkey cabdirisac iyo walashey maniiro run ahaantii fiidiyowgan wan ku qosle bilaw ilaa dhamad wana fani runtii wana kahele run ahantii waa markii igu horese an soo qoro qoraal runti lakiin wan dawadaa fidayowga aad soo galisin wana liin jeclahay

  • @iqrayarey3944
    @iqrayarey3944 4 роки тому +1

    C/badirisaq muniiro inaba caadi matihiin muniiro masha allah wallo qaliya♥️♥️

  • @nimohaji2358
    @nimohaji2358 4 роки тому +2

    Wlhy wan qoslay masha allh isku wara from jigjiga

  • @siciidocabdullahi1130
    @siciidocabdullahi1130 4 роки тому +1

    Hhhhhhh xaraam sixun ayaa ugashay lkn ereyo wanagsan ayeey kugu lahadleyse masha Allah abaayo muniiro ka aarso asaganah markisa

  • @maryanabdi4230
    @maryanabdi4230 4 роки тому +2

    Wcs wr wb hhhhh masha Allah abwe Abdirizak kkkkkk maskiin xbbti muniiro alle ha idin xifdiyo

  • @faadumohassan6076
    @faadumohassan6076 4 роки тому

    Masha allah abaayo aad ayaan kuu tageera maskiin haku mecneynina waa raaliyo dhaha masha allah

  • @aanfxasun0117
    @aanfxasun0117 4 роки тому

    Masha alaah berfact fidiyo waaye horay usocfa

  • @amaalabdi3455
    @amaalabdi3455 4 роки тому

    Walahii saan uqoslayay waan dalay anoo caji san baan dawaday

  • @ugasohaji
    @ugasohaji 4 роки тому

    Anaga raaxo ku daawanaa idinkana Moran dheer kadib inoo soo galisan
    Idin jeclahay❤👑

  • @caaishalifestyle.5663
    @caaishalifestyle.5663 4 роки тому +3

    Hhhhhhhhhh Hhhhhhhhhh Hhhhhhhhhh hhhhhhhhhh wlhi Qosol ayaan lafuuray Guul iyo Gobinimo lamaanaha aan jeclahay

  • @naimamohamedmohamud6644
    @naimamohamedmohamud6644 4 роки тому

    😂😂😂😂 muniira cadey sisterey ha u qabanin dumashi wu naga qosliye ka rali noqo kista yar ee lagu dhibaye ❤️

  • @FarxiyoTawakal
    @FarxiyoTawakal 4 роки тому +2

    Abdirsaaq dhibka dhaaf dumaashi😂😂😂😂😂😂

  • @paayalofficial6799
    @paayalofficial6799 4 роки тому

    Love u rajo family manta walagaa gashtay 😂😂😂 keeb going cabdirazaq

  • @amalhappylife536
    @amalhappylife536 4 роки тому +2

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 qosol ka adunka wallahi MANSHA ALLAH Muniira walaga yaabsaday video gaan hhhhhh. Hooshan hooshada ma ahan hool naageed waaye qosol waaye. Hore usocda walalahey

  • @laylakeysegas948
    @laylakeysegas948 4 роки тому

    Kkkkkkk muniiro abdirisaaq wuu kaa rayey dabeecadaada runta uu natusay kkkkk miskiin ani mar hore xanaaqi lahaa illaahey ha idin xifdiyo🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤muniiro cayaar waa galin danbe ka aarso

  • @muniitacadey6170
    @muniitacadey6170 4 роки тому

    Masha alllah Apaayo muniro wa gabar baariyada oo ninkeda kadenbeso
    Alllaya cizak ❤❤❤💘❣❣🙏🙏🙏❣❣❤❤

  • @munocusman6646
    @munocusman6646 4 роки тому +1

    Asc edo muniiro wllky cabdirisaq cali wanisalamay wakagashatay runti gulwacan wllky dhamantin waxan idinleyahay gulwacan waxa idinrajeyna hormar dhamantoda carurteyda alaha idin xafido

  • @ShuShuLifestyle
    @ShuShuLifestyle 4 роки тому

    Haha muniira maskiin daacad waaye 😄

  • @munanaxar1177
    @munanaxar1177 4 роки тому

    Muniro cafwan abyo qaliya waxatahay qof aqlibadan masha allah

  • @umuyasinahmed3516
    @umuyasinahmed3516 4 роки тому +4

    Hhhh munira marki lagaxanajiyo wajigeda sikale hadalke aa kadhumay ar cabdirisaqa waa laga aarsana🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @umumaxamed9054
    @umumaxamed9054 4 роки тому

    Hhhhhh muniira Cadeey sorry qaali wallkey idaa muniira hayga dhibine

  • @hafsahassan3984
    @hafsahassan3984 4 роки тому +3

    Muniiro xanaqa muku nureysid wlhi 😂😂😂😂

  • @redroses4071
    @redroses4071 4 роки тому +1

    Muniro waa gabadh degan walaahi mansh allah

  • @jamiilahusseinabuukar7794
    @jamiilahusseinabuukar7794 4 роки тому

    Hoosha hosha ma ahn hol naged wye😂😂😂🙏

  • @hafsaali5763
    @hafsaali5763 4 роки тому

    Hooshaan hawshaada maaha howl nageed waaye🤣🤣🤣🤣reawaa iga qoslisay😆😂 i miss them alot alot💕💕❤❤

  • @hibaaqhappy7140
    @hibaaqhappy7140 4 роки тому

    C/risaaq nagadaa dhibka my queen Muniro xanaq kuma qurxonid waligaa frxsnow the family kudayasha mudan allh idin dhoro❤❤❤❤❤❤❤👍❤👍❤👍❤❤❤❤👍

  • @zahromohamedadam8747
    @zahromohamedadam8747 4 роки тому +1

    Hhhh muniiro waalaga gishty manta sorry abaya

  • @amaalabdi3455
    @amaalabdi3455 4 роки тому

    Miskiin walahi muniira waan kanaxay dumashi uu kaa xarabaystay

  • @sabariinmohamud9300
    @sabariinmohamud9300 4 роки тому

    Masha alh alha idn xfido hore usoco

  • @halimafarah382
    @halimafarah382 4 роки тому

    Mansha allah Allah hadin xafdiyo muniiro iyo abdirisaq 😍😍🥰🥰🥰♥️♥️♥️

  • @sumaiyacabdinuur6282
    @sumaiyacabdinuur6282 4 роки тому

    Hoyo munniro waqtiga ad ayey u ilaalisaa waqtiga ad nasesso ku mahdsan tahy mararka xanaqa lo bahan yahhey ma is lediyiin 😍😍

  • @jaabirishak4401
    @jaabirishak4401 4 роки тому +1

    Habo rali noqo wlhi abti cadi ma ahan wo ku qasay 😂😂😂😂😂

  • @najmaabdirahman2352
    @najmaabdirahman2352 4 роки тому +1

    Walaahi qosol aan lasuxay kulahaa saan le ahaan jire adile firin😂

  • @Qu681
    @Qu681 4 роки тому

    Wanku salamay abayo munìro iyo abdirizaq abyo mcn walahi farxada iyo dholo cadenta ayad ku qurxantahay ale ha ku siyadiyo farxada masha Allah duma dhibka ka dhaf gabadha wan idin jecelahay walahi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤⚘⚘⚘⚘⚘⚘⚘⚘

  • @ayaanmaxamed5666
    @ayaanmaxamed5666 4 роки тому

    Hhhhh waa caadi wll muniira mar mar waaa loo bahanyahy qaska iyo qosalkl laqabso waayaan c/ risak fani prank hore u soco

  • @zuhuuradem3392
    @zuhuuradem3392 4 роки тому

    Caawa muniira iyadoo satalaydkeedu dhaqaaqsanaa buu sheeko waaliya la galay Crizak🤣🤣
    Ma Waxaanay inna ka dhurin inna la diidinbaa
    Wlhi waa xanaaqday muniira reero dheel-dheel maaha🤣
    Raali ahow quruxeey ❤💋

  • @shukrihaaji
    @shukrihaaji 4 роки тому +1

    Maasha allah walalahey allaha idin dhowro

  • @ladanUKofficial
    @ladanUKofficial 4 роки тому +5

    Mash allah abaayo walaahi familigayga camal ayaad iinoqoteen fadlan walaalaha qaaliga ah subscribe iisaara waxaan ahay hooyo somaaliyeed thanks 🙏🙏🙏

  • @barliinmahamed9549
    @barliinmahamed9549 4 роки тому

    Mashallah family Qurux badan allah haidin haku dhowro ♥️🥰😘😘

  • @ummabdalla4105
    @ummabdalla4105 4 роки тому

    Ilaah ha idiin dhaafo masha alaah family aad u khurxoo ayaah tahiin

  • @haucaronwaqtigaiyocalafwax5604
    @haucaronwaqtigaiyocalafwax5604 4 роки тому

    Kkkkkkk Masha Allah siikal iyo lab ayan uqoslay allaha ha idin xifdiyo

  • @nastehohassan7720
    @nastehohassan7720 4 роки тому

    Muniiro whi wa qof wngsn m.a abyo allow kuxifido🤲🤲🤲

  • @Rahmo-s3m
    @Rahmo-s3m 4 роки тому +1

    Kkkkkkk wlhi wey iga qoslisay muniiro ar muniro oo xanqday sidaan miyaaaa wlhi waa fany

  • @muxibaadanmobile7930
    @muxibaadanmobile7930 4 роки тому

    Kkkkkkkkkk muniira manta walag gadey kaqabato iyo qadarba walaqata iska qado waidin jacelahay allh idin xifdiyo iskuwar ❤❤❤❤❤❤❤💘💘

  • @zeinabmatan9209
    @zeinabmatan9209 4 роки тому

    Wcs walalo abdirisaq kada my best walalashey muniiro kaska ❣💝🤩🥰

  • @nasrinhaji9158
    @nasrinhaji9158 4 роки тому

    😄😄😄Muniiro quruxey wlh Wan ka xumahay I love you ♥️ ♥️ ❤️ ❤️

  • @Missperthchannel
    @Missperthchannel 4 роки тому

    Wallahi waa ka helnay 😂😂😂 abdrizak dhibka dhaaf adba iin Lagu dhibo ma jeclid dumaashi ha dhibin walashay

  • @ummalikchannel7154
    @ummalikchannel7154 4 роки тому +1

    Miskin munira walagu wareriye kkkkk 😂😂😂😂😂

  • @rayaanruxichannel9494
    @rayaanruxichannel9494 4 роки тому

    Maasha Allaah horumar wacan ayan idin rajeynayaa ❤️👍

  • @fardowsaaxmed1724
    @fardowsaaxmed1724 4 роки тому

    Kkkkkkkk kkkkkkk ala walalkey cabdirizaq dhib badnida ilahey ha ni xafido my queen muniira abshir osman Ik hou van jullie allebei de leukste familie in Nederland Masha Allah ♥️♥️♥️♥️

  • @maryancumar6458
    @maryancumar6458 4 роки тому

    Masha alah xbbti 😍😍😍😍

  • @fartuuncabdi8758
    @fartuuncabdi8758 4 роки тому +1

    Wallahi gabadha wuka yabshay 😄😄😄😄

  • @geeleyaab4382
    @geeleyaab4382 4 роки тому

    Kkk horay usocdah

  • @Jeceel
    @Jeceel 4 роки тому

    Ani makula ogeyn ka dhacday
    Guuuleysta family qurux badan❤

  • @UmoMohamed
    @UmoMohamed 4 роки тому

    MashaAllah si daacada u qoslay Munira siday u eegayso!

  • @queenjiija9128
    @queenjiija9128 4 роки тому

    Muniiro naag nool walhi kulahaa hoshaan hoshada ma ahan hoool naageed waaye waku sugtay walhi

  • @ahmedabdinasir8320
    @ahmedabdinasir8320 4 роки тому

    Funny kilip weeye markasta waxaan idiin ralaynayaa hormar wanagsan ilaahy ha idin xafido idinka iyo caruurtiinaba

  • @jesmiinmaxamed437
    @jesmiinmaxamed437 4 роки тому +2

    Masha allah ❤

  • @nafisonafta2890
    @nafisonafta2890 4 роки тому

    M.a xappti waxaan ku rajeenaa hormar hore usuco xappti

  • @marwomed5378
    @marwomed5378 4 роки тому

    Mashaa allaah tabarakallah allaha idiin xafido horay u socda

  • @haniladanchannel5825
    @haniladanchannel5825 4 роки тому

    😂😂😂😂 WAAN KA XUMAHAY IN AAD SAAS UGASHO MUNIiro wa in laga aarsadaa cabdi 😂😥

  • @sofiahassan7793
    @sofiahassan7793 4 роки тому

    Maashallh Horay u socda aad ayaan idin jeclahay

  • @abdiabdi2373
    @abdiabdi2373 4 роки тому

    Waan qoslay walaahi

  • @ummabdalla4105
    @ummabdalla4105 4 роки тому

    Masha alaah walaahi waad iiga khoslideen

  • @ubahlifestyle4396
    @ubahlifestyle4396 4 роки тому

    😂😂😂 Muniiro maanta waalaga gashtay cadiye isku badashay

  • @flyway7680
    @flyway7680 4 роки тому

    Ileen muniiro xanaqay qurux ku tahay saa u qoslaayay waa fuuray wlhi kkkk

  • @feyruuzaadan8983
    @feyruuzaadan8983 4 роки тому

    Hhh muniiro miskiin waxeey ka bixi weysay barnaamijkaa isku ogeen aaway duma dhibka naga dhf team muniiro hadaa nhy

  • @sacdushcabdulahisacdush347
    @sacdushcabdulahisacdush347 4 роки тому +1

    Hhhhhhh dumashi muniro haka xanajin xanaqa kuma ficne qosolka iyo farxada ey ku nuree

  • @naciimanuura3265
    @naciimanuura3265 4 роки тому

    mnsha Allah lamaane qurux badan Alle haydin xiftiyo

  • @shamsoibrahim5984
    @shamsoibrahim5984 3 роки тому

    Masha allah

  • @sahramacquul421
    @sahramacquul421 4 роки тому

    Wlhy waa iga qoslisay muniira walaashay hhhhhh ale ha kuxifdiyo

  • @Pearl925
    @Pearl925 4 роки тому

    Muniiro xppti qosolka ayad ku qurux badan tahay walalkey walashey haka xanajinin plz

  • @ismahanibrahim9380
    @ismahanibrahim9380 4 роки тому

    Kkkkk qosolka adun runtiii

  • @fatimaabdiaziz9347
    @fatimaabdiaziz9347 4 роки тому

    mnsha allh lamaane an jeclhy hory usocda

  • @xiinkaxaaji2602
    @xiinkaxaaji2602 4 роки тому +1

    Hhhhhh mash allah alle ha idin dhowro

  • @xafsaxafsa7154
    @xafsaxafsa7154 4 роки тому

    Kkk wlh qosol iguma harin munuro noga aar cabdirisaq

  • @fatuushcabdiraxmam604
    @fatuushcabdiraxmam604 4 роки тому

    Masha Allaah maanta waa kaxanaajisay

  • @khadraxassan
    @khadraxassan 4 роки тому

    Mansha Allah abaayo Muniiro noo daayo Dumashi 🤣🤣🤣

  • @Mohamed-yq1lw
    @Mohamed-yq1lw 4 роки тому

    Kkk😂😂😂😂 muniiro wax kaa xanajiyo illaahey ma ki tuso

  • @munasaid5297
    @munasaid5297 4 роки тому

    😂 wayelkii ad jelesay ayaba runrun ugadhigtee

  • @nuneycabdullahiyare4545
    @nuneycabdullahiyare4545 4 роки тому

    Maasha Allah alaha idin xafdiyo❤❤❤

  • @simanppecadey8464
    @simanppecadey8464 4 роки тому

    kkk my queenteya muniiro Wey xanaqday lam very sorry

  • @nimoq1843
    @nimoq1843 4 роки тому

    Sorry dumashi muniiro guleyso qaali

  • @drsrawdaahmed1071
    @drsrawdaahmed1071 4 роки тому

    Wlh walahahey baan xazuuzty c.razaq kasto wuu dhibbadanyhy
    Wlh muniro wey xanqdy sorrry

  • @mumtazabdi9751
    @mumtazabdi9751 4 роки тому

    Sorry

  • @faizacabdala2470
    @faizacabdala2470 4 роки тому

    😂😂😂😂😂😂 Wlh abaayo maanta woo kaa yaabsaday

  • @Najmabdullahii
    @Najmabdullahii 4 роки тому

    Wcs wlh wa iga qosliyay c/risaq gurey 🤣🤣🤣 mr qasaaye gabadha noooga leexo yqy

  • @hodancabdiwaaxid6038
    @hodancabdiwaaxid6038 4 роки тому

    Maskiin manta muniiro waa laga dadsaday

  • @fadumaabdi459
    @fadumaabdi459 4 роки тому

    qosol ayuuu igudilay wlhii cabdirizaaq m.a lagu lahaa halkaa naga fiirinoosiin hhhhhh

  • @mariyocadey395
    @mariyocadey395 4 роки тому

    Masha allah abayo allah idin dhowro😍

  • @fadumoahmed3663
    @fadumoahmed3663 4 роки тому +1

    😂😂😂😂😂😂😂 muniiro wlaahi xanaaq 🤣

  • @umuaishamaryan2759
    @umuaishamaryan2759 4 роки тому

    Kkkkk
    Masha allah abayo muniro walaga qosliyey

  • @sarakos123channel6
    @sarakos123channel6 4 роки тому

    Wlhi qosol wanfuray masha allah

  • @maankaali4239
    @maankaali4239 4 роки тому

    Si fiican baad ogashay🤣🤣🙌