JIGJIGA VLOG ETHIOPIA 2024

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 28

  • @Jubalandvisit
    @Jubalandvisit 5 місяців тому +10

    Jigjiga somali galbed waye mahan Ethiopia waayo Ethiopia xoog baynoga haysata from wardheer

    • @ABUKE8
      @ABUKE8 Місяць тому

      Adoo tuuladaa xun kasoo jeeda miyaad ethiopia ka hadleysaa😂😂 wardher adoo joga saa maka dhex dhihi kartaa

    • @mapleleafhitman1796
      @mapleleafhitman1796 Місяць тому +1

      Well
      Its not internationally recognized as a Somalian City so its as called Somali Region Eastern Ethiopia

  • @adanechemekonene7694
    @adanechemekonene7694 2 місяці тому +1

    Keep Going you are doing good job from Addis ababa ❤️ love you jigjiga 🇪🇹 🙏 🙏

  • @mapleleafhitman1796
    @mapleleafhitman1796 Місяць тому +2

    Ethiopia very beautiful country greenery coffee although there is corrupt politicians but do you know Ethiopia as Ardhu Habesha was mentioned multiple times in the Sunnah

  • @naasirsomali4786
    @naasirsomali4786 5 місяців тому +3

    Jigjiga Somali Galbeed qurux

  • @EnaHachi-gr6sr
    @EnaHachi-gr6sr 2 місяці тому

    Video quality 👌
    Keep going pro ❤

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 5 місяців тому +2

    Meel kastoo foolxun oo jiingad Qadiimiya waxa Dagan xabashi mana dhisaan waa xaasidiin

  • @rodamuhumed7839
    @rodamuhumed7839 4 місяці тому

    Qurux waar xaasidnimada joojiyo wiilka meel gaadhsiiya mahadsanid axmed rashid

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub 5 місяців тому +1

    Masha allah ❤❤❤

  • @istarhabeen
    @istarhabeen 4 місяці тому +3

    Ninkan ogadeen miyaa mise iidoor?? Labadaas baa ku faanan itobian. Mexey tahay Ethiopia ku daray?? Jigjiga waa dhul xoog lagu heysto, maha itobian. Ta labaad Caga weyne waa nin Jidwaaq ah oona dhashtey Soomaali galbeed weliba Jigjiga. Ganacsi buu ku leeyahay Hargeisa iyo Jigjiga. Nin badow iga dheh qofka videogan duubey.😀❤

  • @deeqsiman
    @deeqsiman 5 місяців тому +1

    Woow 🔥🔥

  • @FatumaAmina-ow4kj
    @FatumaAmina-ow4kj 4 місяці тому +1

    Jigjiga Waa Soomaali Galbeed

  • @MaxamedAhmed-f4h
    @MaxamedAhmed-f4h Місяць тому

    Maansha alaah

  • @maxamedxuseen4516
    @maxamedxuseen4516 5 місяців тому

    Maashaa allaah wll guulayso

  • @AwalehZamzam-ht2kz
    @AwalehZamzam-ht2kz 4 місяці тому

    Jigjiga waay quruxbaden aa noolatoo

  • @TupacCj
    @TupacCj 2 місяці тому

    Jigjiga soomaali galbeed ayaa nagu filan hadad ku qorto madanbi baa wll 😮

  • @xasanabdi3013
    @xasanabdi3013 5 місяців тому +1

    91 kii ayaa iigu danbeyse markii la qaxay magaalada sero 4 baan geli jirey marna sero 3

  • @halimahilowle9987
    @halimahilowle9987 7 днів тому

    adigu waakeey

  • @SaalaxDigle
    @SaalaxDigle 5 місяців тому +1

    Wamaa Axlaa Yaa Axmed😂

  • @talokeen259
    @talokeen259 4 місяці тому +1

    10kii qof oo wadada maraya 6kamida waa itoobiyaan, LAFCAD BEYNU TOOBIN KU HAYNA

    • @phoenix0000
      @phoenix0000 4 місяці тому +1

      So what? Jigjiga is in 🇪🇹

    • @FatumaAmina-ow4kj
      @FatumaAmina-ow4kj 4 місяці тому

      No ​@@phoenix0000
      It's occupied land

    • @ABUKE8
      @ABUKE8 Місяць тому

      Meeshan waa ethiopia bro qof walba oo ethiopian ah xaq buu uleeyahey

    • @talokeen259
      @talokeen259 Місяць тому

      @@ABUKE8 maxaa somalida u diiday kililka oromada iyo amxaarada tigreega 120milion weeye somaliduna ganacsiga waa ku fiican yihiin micneheedu etoobiyaan looma aqoonsana

    • @ABUKE8
      @ABUKE8 Місяць тому

      @@talokeen259 horta somalidu tiro ahaan wayka yaryihiin oromada iyo amxaarada halka aye 60milyan oo oroma ah iyo 28milyan oo amxaro ah somalidu xataa 6milyan ma gaadho taasa keeneysa in ayna udhigmin kiliada mida kale somali fara bdn ayaa addis abeba ka shaqeysata oo ganacsiyo faro bdn oo waaweyn kuleh kililka oromadana somali fara bdn ayaa ka shaqeysata oo beeraha iyo xoolaha ka ganacsata dhaqaalaha degankuna wuxuu ku tiirsanyahey oromada oo inta bdn badeecadaha khudaarta iyo waxyall kale oo faro bdn ayaa kililka oromada ka yimaada marka wax aadan ogayn haiskaga hadlin bro

  • @mapleleafhitman1796
    @mapleleafhitman1796 Місяць тому +1

    Ethiopia very beautiful country greenery coffee although there is corrupt politicians but do you know Ethiopia as Ardhu Habesha was mentioned multiple times in the Sunnah