Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

XASUUSTII AUN XALIIMO KHALIIF " MAGOOL" & AXMED CALI CIGAAL HEESTII " TAARIIKHDU WAA BUUG " TOP SONG

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 кві 2021
  • XASUUSTII AUN XALIIMO KHALIIF CUMAR " MAGOOL" & AXMED CALI CIGAAL HEESTII " TAARIIKHDU WAA BUUG " TOP CLASSIC SONG MUSIC
    HEESTAN " TAARIIKHDU WAA BUUG " WAXA AY KU JIRTEEY RIWAAYAD LA ODHAN JIREEY " HAGARDAAMADA GUURKA HORTA YAA KA MAS,UULA " 1980
    HEESTAN WAXAA ERAYADEEDA SAMEEYEY ABWAAN " YUSUF QURBAAWI" AMA ABWAAN JAAMICI HADA INUU HARGEISA JOOGO AYAAN FILAYAA
    HEESTAN LAXANKEEDA WAXAA U SAMEEYEY FANAAN AXMED CALI CIGAAL
    DAAWASHO IYO DHAGEYSI HABOON...
    LA WADAAG ASXAABTA LIKE SHARE AND COMMENT

КОМЕНТАРІ • 13

  • @saidahmed4129
    @saidahmed4129 6 місяців тому

    Allow Janadii gee Xalimo Khalif, Magool. Cigaal weli waa noolyahay.
    Walle in naag ka qiimo badan Somali ka dhalan Xalimo Khaliif... I love eedo Magool.
    Allow qabriga u nuuri oo uga farxi Janada sida Somali nooga farxisay..✔✔
    " Farax bururay gooraan basar kuu jaleecee" by Magool🧡🧡

  • @saidahmed4129
    @saidahmed4129 6 місяців тому +1

    Allow Janadii Xalimo Khalif, Magool.
    Walle in naag ka qiimo badan Somali ka dhalan... I love eedo Magool.
    Allow qabriga u nuuri oo uga farxi Janada sida Somali nooga farxisay..✔✔

  • @hodonalisheikhabdullahi4741
    @hodonalisheikhabdullahi4741 6 місяців тому +1

    Halimo Khalif Magool , great artist ,talented.
    may Allah bless her thereafter. ❤️
    equally I respect, great Artist,Ahmed Ali Igal.
    I am not Mageerteen. I am a Somali Australian from Australia 🇦🇺
    Melbourne ❤

  • @saidahmed4129
    @saidahmed4129 6 місяців тому +1

    By the way: I am Majeerteen, waxaan kawadaa Eedo Somalia and my favorite Somali mam and artist.
    Allow jeclow eedo Magool oo asxaabtaada ku dar.🐪🐪✔✔

  • @thegreatboqorad8817
    @thegreatboqorad8817 3 роки тому +2

    authentic somali music ❤️❤️😭😭💪💪

    • @geraldjoaquin9159
      @geraldjoaquin9159 3 роки тому

      pro tip : watch series on flixzone. Been using them for watching all kinds of movies lately.

    • @otisaldo4178
      @otisaldo4178 3 роки тому

      @Gerald Joaquin Definitely, I have been using Flixzone} for years myself =)

  • @abdishakurabdi5190
    @abdishakurabdi5190 3 роки тому +3

    Taarikhdu waa buug xassan gareed ayaa codeeyay dhamaadki 1981 ayaa la sameeyay hagardamada guurka

    • @yusufcabdi1731
      @yusufcabdi1731 3 роки тому

      Erayadii Yusuf Qurbaawi, oo hadda Hargeysa ku nool.

  • @waaremediaproduction582
    @waaremediaproduction582 Рік тому +2

    Laxanka waxaa Sameeyey Xasan Garayt wll ee halkaa inaga sax.

    • @SOMALIMUSICCULTURE
      @SOMALIMUSICCULTURE  Рік тому

      Miyaad hubtaa xogtaa?

    • @mohussle415
      @mohussle415 10 місяців тому

      Xasan garayt ayaa leh laxanka

    • @ibarahimcali7574
      @ibarahimcali7574 8 місяців тому

      ​@@SOMALIMUSICCULTURE Xasan geryt ayaa laxanaka heestan laha iyada iyo goraya cawl cigaalana 3 heesood oo kale ayuu laha Saalax Qaasim hal heesna Kuluc ba laha sidaay u kala ahayeen heesaha ruwayada.