DEG DEG CALI ZAKI WALALKIIS OO SHAYAADIINTII WEERAREEN, SOONA DIRAY FARIIN NAXDIN LEH

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 54

  • @ZakihonestOfficial
    @ZakihonestOfficial  2 місяці тому +4

    INSTAGRAM IGALA SOO XARIIR 👇instagram.com/zaki_honest14?igsh=YjljMW1uOW91aGk2&ut

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 2 місяці тому +4

    Rabiygiin usoo laabta . Caradii Allah

  • @SucaadArab
    @SucaadArab 2 місяці тому +1

    سبحان الله

  • @ZamzamAbdiwali-il4iw
    @ZamzamAbdiwali-il4iw 2 місяці тому +4

    bisinka ilahayow nabadbadi shayadinta sharkoda nagaxafid aamiin🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭😭🇬🇲🇬🇲🙏

  • @ubaxabdullahi5314
    @ubaxabdullahi5314 2 місяці тому +2

    subxan llaah illahow noo gar gaar yaa Rabi war waxan amaxarada nagu so fasaxday Acudubilaahi mana shaydani rajim

  • @FardowsaFardowsa-c4h
    @FardowsaFardowsa-c4h 2 місяці тому +6

    Aan kusalino nabi Muhammad scw scw scw scw scw scw scwvscw scw scw

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 2 місяці тому +4

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw

  • @BarneMohamed
    @BarneMohamed 2 місяці тому +2

    Wll alaha ku caafiyo i.a

  • @samiamohamed2944
    @samiamohamed2944 2 місяці тому

    Subxanallah

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 2 місяці тому +2

    Allah usoo laabta please somaaaliyeey

  • @gntlmn4
    @gntlmn4 2 місяці тому +2

    😮😮😮😮😮😮😮😮
    Subxanallah

  • @anabomar2491
    @anabomar2491 2 місяці тому

    SUBHAN ALLAH

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 2 місяці тому +1

    Subxana Allah

  • @BarneMohamed
    @BarneMohamed 2 місяці тому +2

    Scw 2000

  • @UmuHudayfa-qf7iq
    @UmuHudayfa-qf7iq 2 місяці тому +5

    Taloow ma Ethiopia inaguso fasaxday yaab acudu bilahi mina shaydaani rajiim

  • @Amlas-x5k
    @Amlas-x5k 2 місяці тому

    Allaah isagaa ka weyn

  • @Fouziaabdi-bq1rz
    @Fouziaabdi-bq1rz 2 місяці тому

    Hayaay walahi waa yaab inankan qurcanka saara

  • @LeiloHassan
    @LeiloHassan 2 місяці тому +1

    Kkkkkkkkkk

  • @Fathima-ik5fg
    @Fathima-ik5fg 2 місяці тому

    Wlllhi 300k kabandan baaan uqalantaaa macn❤😢

  • @DhimbilAgent
    @DhimbilAgent 2 місяці тому +2

    Shaydaan shaydaa adeer annaga shaydaan waxba nagama qaadi karo waa diciif adkaar baan haysanaa
    Idinku gaalooba bal inaad wax kaheshaaan (Lacntulaah) shaydaan iyo saaxiibadiisa

  • @eviethebaby
    @eviethebaby 2 місяці тому +1

    Lama goodloow Ashhaado

  • @fadumo6292
    @fadumo6292 2 місяці тому

    Jini tiktiko keenay maa ku dhaco dhalin yarada Subxaanallah 😮😮😮😮😮😮😮😮 ilaahay isku xira isaga awooda leh

  • @fadumo6292
    @fadumo6292 2 місяці тому

    😂😂😂Subxaanallah Allaha ku xafido habo Aayad kursi aqriso quraafaadkooda ha dhagaysan ilaahay shaydaan ka adag isaga ilaahay ha caafiyo. Subxaanallah 😮😮😮😮😮

  • @Fouziaabdi-bq1rz
    @Fouziaabdi-bq1rz 2 місяці тому +1

    Waar inamadas qurcanka rabi Haa aqristan

  • @KhadarXayo
    @KhadarXayo 2 місяці тому +1

    ✅️🤣🤣😱😱😱

  • @AidrosOmar
    @AidrosOmar 2 місяці тому +1

    Somalida iyo shaydaanku waaba saaxiibe

  • @hassanahmed4364
    @hassanahmed4364 2 місяці тому +1

    MAYA FRANSISKA AYU JJOOGAA

  • @HamdaYacine-wc3fk
    @HamdaYacine-wc3fk 2 місяці тому

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @hassanahmed4364
    @hassanahmed4364 2 місяці тому

    FRASISKA AYUU JOOGAA WAKA SII

  • @SalimsalahSalim-en8qr
    @SalimsalahSalim-en8qr 2 місяці тому +1

    War nambarkaan ilafiiriya runti waa cabsi cabsi 6666 fiiriya

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 2 місяці тому +1

    Waa sheeko waalan waxaan Pranki miyaaa?

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 2 місяці тому +1

    Wuxu joga frnce ayu joga

  • @BalqiisaAhmed
    @BalqiisaAhmed 2 місяці тому +1

    qurun halakashado

  • @leyliinamahamed7309
    @leyliinamahamed7309 2 місяці тому +1

    😂😂😂 Allah kuma tuso

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 2 місяці тому +1

    culimadu may ka hadlan maxay ugu daawanyan dadka shayaadiinta iyo sixirka lugu dirayo

  • @fartunkeynaan3781
    @fartunkeynaan3781 2 місяці тому +1

    Viyus raadis miyaa mise waa waashay

  • @mounahersi2254
    @mounahersi2254 2 місяці тому

    Shaydaankii maa shakhaa kalay buu wayay😂😂😂😂😂

  • @LuulYuusuf-w9i
    @LuulYuusuf-w9i 2 місяці тому +1

    😢😢😢
    😅😅😅😅
    😅😅😅😅😅

  • @AbdiHamiddahirfarah
    @AbdiHamiddahirfarah 2 місяці тому +1

    Waxas quraanaa laga aqristaa

  • @MaryanAli-c3p
    @MaryanAli-c3p 2 місяці тому +1

    Bisinka 😂😂😂

  • @Zbsb-r1s
    @Zbsb-r1s 2 місяці тому +1

    Asc walalkey nin youtu😅ubaa ha uhadlin sxb taada fiirso oo hakahadlin ha igu ceebeyn hadhihin sxb dantada😅😅

  • @DaudAli-b3t
    @DaudAli-b3t 2 місяці тому +1

    Yaaba

  • @Nuurtoehmedmaxamed
    @Nuurtoehmedmaxamed 2 місяці тому

    😂😂😂😂😂

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 2 місяці тому +1

    Maskaxda biniaadamka ayaa lagu ciyaarayaaa stopped

  • @UbaxCabdigarane
    @UbaxCabdigarane 2 місяці тому

    Ax sorry wiilashi maxa helay😭

  • @SoumayaMoulid
    @SoumayaMoulid 2 місяці тому +1

    𝑆𝑢𝑏𝑥𝑎𝑛𝑎𝑙𝑙𝑎ℎ 𝑤𝑙ℎ𝑖 𝑦𝑜𝑢𝑡𝑢𝑏𝑒 𝑠𝑜 𝑔𝑎𝑙𝑎𝑦 𝑤𝑙ℎ𝑖 𝑤𝑎𝑥𝑎 𝑘𝑎𝑙𝑖𝑦𝑎 𝑖𝑔𝑎 𝑠𝑜 ℎ𝑜𝑟𝑏𝑎𝑥𝑎𝑦𝑎 𝑖𝑙𝑢𝑚𝑖𝑛𝑎𝑦𝑡𝑖𝑛𝑘𝑎𝑛 𝑘𝑎 𝑠𝑜𝑐𝑑𝑎 𝑤𝑙ℎ𝑖 𝑐𝑎𝑏𝑠𝑖 𝑐𝑎𝑏𝑠𝑖 𝑤𝑎𝑦𝑒 😢😅

  • @ZakariyeEnowAbdullahi
    @ZakariyeEnowAbdullahi 2 місяці тому

    Marka gesaha firinesit maxa isku ogtahay ama wagalirabta dhinacyahada datkuyaqana camala

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr 2 місяці тому +1

    Ruwaayadii badhayo Culus keentay
    Waa Labarejeyey Omar barbar
    Bekarken

  • @AbdimajidGuhad
    @AbdimajidGuhad 2 місяці тому

    😂😂😂😂 new guy wants attention and fame

  • @quoteschannel5040
    @quoteschannel5040 2 місяці тому

    asc qaraabo dhalinyaroy lafdhabarka umada ayaad tihiine ilahay iyo dintiisa uso noqdo xalanana iska saara iyo alshabaab wax badan aya lanaguu dhax sameynaaya war ilaahay aan unoqono dhamaanten dhalinyaroy dintan iyo dalkaba adinka ayuu hill idinkasugaaya dhalinyaroy adunyo waalaga tagaa maracad ayaa lagaqaadana qabri laba mitir ehna walaga galaa adunkaan ayado saan lodaba ordaya ayaa lagataga waxaad arurineysay adigon ku intifaacin ayaa lagaaqaada somaali hadaan nahay aad ayaan u xumaanay inbadan o wanaagsan wey nagu jiraan laakiin daad ayaasocdo yusan idin qaadin joga fitantii ayaa badatay ee ilahay aan u cararno walaala yaalow sidaan sinoma ahane qofkii waqica somaalida kawarqaba ayaa ifahmaaya runti war ilaahay aan ucararno ilaahow nasoo hanuuni dhamaanten dhalinyaradenana garosee howshee lo abuuray dadnimadoda iyo cizigoda iyo sharaftoda ey kujirto ilaahow wadankeena nabad nogayeel amiin