Nuxurka weedhihii kululaa M Cabdilahi kaga Nixiyey Madaxwayne Biixi iyo Xisbiga Kulmiye

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 жов 2024
  • Nuxurka weedhihii kululaa M Cabdilahi kaga Nixiyey Madaxwayne Biixi iyo Xisbiga Kulmiye
  • Розваги

КОМЕНТАРІ • 35

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 3 місяці тому +3

    Alaah maxaa basa diiran jeelka liinta ku cabi.doona kkkkkk

  • @abdijama-n8h
    @abdijama-n8h 3 місяці тому +3

    Faqash kalkal Faqash kalkal buura fuulka Faqash

  • @siciidcaydaruusmaygaag5521
    @siciidcaydaruusmaygaag5521 3 місяці тому +2

    horta wadani maxa ku soo ururiya kuwii wadanka sharciga jabiey ee somalia hoosta kalashaqeyn jorey kuwas oo aaminsanaa nidaamka confederate ka iwm

  • @ahmedismail201
    @ahmedismail201 3 місяці тому +1

    Hadda waa beenaalihi meeqaam Sarre

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 3 місяці тому +1

    Kugu garanay taladaad la gurguueanaysee Cad ka gooso bawdad tuug xisbu shaydaan wadani

  • @mohamedowjama8447
    @mohamedowjama8447 3 місяці тому +1

    Magac kumaad lahayn aan ahayn meeqaan sare

  • @naeemayusuf6464
    @naeemayusuf6464 3 місяці тому +1

    Waa yaab waabalaayo wada basaasiina oo wada dhukuran iska ilaaliya somaliyuu u shaqeeyaa waa lakashifay kan waxaa kashifay Ibrahim nuux gudoomiyihii hore ee engiriiska ka dhageysta arabsiyo news

  • @axmedtimacade4693
    @axmedtimacade4693 3 місяці тому +3

    Xisbigii waddani ma habaarba ku dhacay maxa dad wada dhukuran uun duldhigay

    • @hoodoayaanle5447
      @hoodoayaanle5447 3 місяці тому

      Loool

    • @choukriali1710
      @choukriali1710 3 місяці тому

      Kkkk khaayin dhukur midhan

    • @yusufdalalabdi4694
      @yusufdalalabdi4694 3 місяці тому

      Ha ku riyoon dib noqosho horaa loo soconaya heshiiskuna wuu fulayaa

    • @mohamedowjama8447
      @mohamedowjama8447 3 місяці тому

      Dee waa xisbiga budhiisamka waa in ay dhukuradaan si ay munaafaqada u iibiyaan

  • @axmedtimacade4693
    @axmedtimacade4693 3 місяці тому

    Allahayow maxa madax diir diiran isku muuq muuqda 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @AHMEDIbrahim-jb5yw
    @AHMEDIbrahim-jb5yw 3 місяці тому

    SOMALILAND WAXAN KU ARKAY XISBIYO MADAXDOODU SIYAASAD MEEL AYKA SO GALAN JIRIN WAA WADANI (NIN HURDA OO KI UU YAMADABA HA KU ORANAYA) UCID (Digtator madaxnimo jecel +hunguri iyo qabil adeegsada markay ku cirtana yirada Somalilander ayan ahay oo isrog rog badan) GARHAJISOW LABADA NIN WAD KU QASARTEN MARKA RUUNTA LAGU HADLO EE RAG ADEG OO HUNGURI IYO HURDO LAHAYN OO SIYAASAD DULQAD IYO KARTI FICILNIMO WADANIMO DACADA OO SIDA MUSE BIXI AH LAYIMADA AMBA MEEDANKA SIYAASAD KA HADHA MAR DAMBE MAGAC XUUMO HA USO JIDINA BEESHA GARHASHIS

  • @AwillYeey
    @AwillYeey 3 місяці тому

    Tuug maxa so celiyay.So baadh kwi dhilay .beenale maxad
    xalilikrata.

  • @mohamedfagadhe8606
    @mohamedfagadhe8606 3 місяці тому

    ASC SUBXAANALAH REER SOMALILAND REPUBLIC BEEN KASTA WAY DHEGEYSTAAN SIIBA REER HARGEYSA WAA DAD WAXKADTA LOIGU SHEEKEEYO

  • @Abdullah-rs7tm
    @Abdullah-rs7tm 25 днів тому

    C.cabdilaahi wuu garcafay ee wuxuu dhalo hala ogaado

  • @khadradahir-d2j
    @khadradahir-d2j 3 місяці тому

    Wadani waan wanbaranay huwan citisaam balaayoo dhanba isugutimid

  • @nashou22
    @nashou22 3 місяці тому

    Walaahi 10 seconds ayaan dawada, wakhti igama lumin. Foosto madhan

  • @JamaTarabi
    @JamaTarabi 3 місяці тому

    Ban kir iyo buus - beenlow falow ka fogaada 😐🤔😡👺😱😱

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 Місяць тому

    sowta hawdii iibisay ka dibna xamar aada y manata noo soo noqtay dalkagii oo citiraf u baahana inaad u doonto oo difaaca u bahaana oo dagalo socoden sow calooshada maad raacin manta yaad u shegaysa waxas huuhada ahmed silanyo horti maxad ahayd wa ninki wax ka dhigay umada ku baree cabdirahman hadu khayr noo yahay ilahay ha noo keeno

  • @naeemayusuf6464
    @naeemayusuf6464 3 місяці тому

    Wallahi xamar buu idinku wadaa from sacad muuse

  • @CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay
    @CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay 3 місяці тому

    Waryu waxa uga shekeynaya hadda wa ninki wadahadalada somalia iyo somaliland wadahadalada ocarqalada ina haysata kenay

  • @abdikarimali6867
    @abdikarimali6867 3 місяці тому

    maqaam sare mid hoose
    jir jiroole geed is maris 😢😢😢😢

  • @AHMEDIbrahim-jb5yw
    @AHMEDIbrahim-jb5yw 3 місяці тому

    WARYA MA RUUNTAN ISKU SHEGNA
    MANTA DALKA IYO DADKA WAXA BADBADIYAY WAA MUSE BIXI OO CADOWGI SOMALILAND TIRKA KU XIDHAY
    HADAL BANAN LAGA YIRADO WAXBA MASO KORDHINAYE AQOONSIGA IMANAYA KU QUUS GOYA KUWA CASIYAYOW MUSE BIXI 😊

  • @roodanuur461
    @roodanuur461 3 місяці тому

    Biisinke maxa uwaado xiiray raaga waadani

  • @abdirahmanceerigabo
    @abdirahmanceerigabo 3 місяці тому

    Good job m , abdilaahi guul somaaliland ❤️

  • @haboon180
    @haboon180 3 місяці тому

    Dr Maxamed Cabdilahi waxan uu ka hadlayo Wadani ma Fahmi karaan? Dr Maxamed Cabdilahi waxan odhan lahaa, Dad hurda waa kiciyaa, ee dadkan kula hadlaaya, ee hadana maqan maxaad odhan?

  • @abdillahiosman1770
    @abdillahiosman1770 3 місяці тому

    Kuwan wax ku qoraya hoosta waxay aad ugu caayayaan bidaarta xisbiga wadani nin odaya ayaa bari wuxuu igu yidhi bidaartu laba nin uunbay gashaa mid caqli xun iyo nin rag ah ka caqliga xun siduu caqligiisa xumi ugalinaayo dhibaato ayuu bidaaraystaa ka caqliga wanaagsana siduu kaa uga saarayo dhibaatada ayuu bidaaraystaa.

  • @ahmedismail201
    @ahmedismail201 3 місяці тому

    Dalkeygi hooyo.

  • @isnailalsomali9411
    @isnailalsomali9411 3 місяці тому

    Xiiranaa

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 3 місяці тому +1

    Maal TV abwaan Alle haku barakeeyo geesi qaran ❤❤❤❤ Guul soomalilnd 💚💚💚🤍🤍🤍❤️❤️❤️💪💪💪

  • @AbdilaahiAli-r4l
    @AbdilaahiAli-r4l 3 місяці тому

    Dhakayare

  • @isnailalsomali9411
    @isnailalsomali9411 3 місяці тому

    Kana ma xii4anba !!!!!

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 3 місяці тому

    Uraaye yusra harti