Faadumooy shaqo kale yeelo eedo khaatumo ha ku habsaamin ee isaaq Kala dhex gal oo doorashadooda ku kala badbaadi .anagu SNM dhulkayaga waa ka soosifaynay dib oo danbana noogu soo noqon maysaan.
Dhulbahante waa geesiyadii Darood qalbi jab buu ku ridey wey ku washers. Habartan 30 kilometers bey bey tagtaa markka dhulbahante bey jealousy ka tahey. Xafxagashashada is ka daa dhulbahante waa kaa adkaadey, ha ku waalan
Been badanaa habertan wartani waa reer binis israaiil oo been abuurka aadbey u taqaan wax la jarjaraayo intee ku aragney ma waxaa maxaabiis mey jar jaraan markey aruurinayeen naa miyad alle kacabsaneyn
Dee putland wa harti lkn isaq inay ka baxan unba Mishima lascanood muusa baa I is yidhi wana la diiday ee wad dhiman beenta daa dhulbahante iyo majeerteen wa habar awal oo kale maxay kala yihine kkkk ee akhiro u tudh tuugo muuse markey qawiyeen guul bay gaaf hen dhulbahante isaq ma xishoodo putland ya awalba madaxweyne ku xigeen ah 17 xildhiban inta iyo wasirku saw lunet lahayn saw walalo maha dhulbahante Nandi ba hayey uuna ka dhamadey nin walal kii ka cararey oo cadow wax ku darsadey dhib tii gadhi lahayd ba gaaf hey manta se snm hadey ka xor yihin Allxamdullilaah
Dumar waashey diin aan wax ka ogeyn dawlad aan wax ka ogeyn siyaasad aan wax ka ogeyn wada qaaq leh ragii siyaasiyinta ahaa ayaa khaati bilaah laga joogey ayaa maryooley dumar ahna ku soo biireen waa aakhir samaan naga aamusa waxba sheegi maysaane
Dhulbahante way burburiyeen somaliland iyagoo kala qaybiyey dhanka puntland waxay isku dayayaan in ay sidii somaliland yeelaan balse ku guuldaraysteen.
dhuumo badane muuse laga hayaa ma habar cilaaaman asalkeedii ooromo ah baa soo celin,bali samatar bay katimid afkii muuse taagi jiraey mee adigu asalkaaguba masaxna
IiDOOROOW MAXAA IDINKA GALAY HARTI IYAGAA WADA DHASHYE ARIMOHOODA AYAGA AYEY U TAALAAYE IDINKU TIINII AYAAD DAYACDEEN HABAR HABAR ISU HEESTAAN ,, SHIINE CULAY WAA KUWA MIDIYAHA KA QEELQEELIYA ARIMAHA MASIIRIGA AH KAMA HADLIKARO
Horta Faqash maxay udhahaan qowdhamiintu iga daba geeya😂😂😂hadaanu puntland nahay apologies baanu ka bixinaynaa dagaalkaas😂 ilmo adeertayo waa cilaaj in la horeeyo ubaahan mahayn karee haya warsangali baa nagu filan kuwaa qaata
dhulbahante dabka lagu guray wixi aan caqlilahayna meelwalbuu joogo halagu guro cadabta fihiimana waligeedba ina diana watay abaheed bay quri u dhiibtay ay tidhi ay tidhi gal cadaabta yay unaxaysaa kale
Eedo maad ilowday in dadkoodii 15 sano somalilan xasuuqaysay oo 8 biloodna madfac la dhacaysay haday puntland joogayaan iyo haday maamul goboleed dhisanayaan ayagay u taal ee idinku ka dhex baxa dadkan wada dhashay. Dhamaan duriyada Daarood guulaysta cadawga Daarood ha Jabo Aamiin ❤❤
Saxiix
Faadumooy shaqo kale yeelo eedo khaatumo ha ku habsaamin ee isaaq Kala dhex gal oo doorashadooda ku kala badbaadi .anagu SNM dhulkayaga waa ka soosifaynay dib oo danbana noogu soo noqon maysaan.
Dhulbahante waa geesiyadii Darood qalbi jab buu ku ridey wey ku washers. Habartan 30 kilometers bey bey tagtaa markka dhulbahante bey jealousy ka tahey. Xafxagashashada is ka daa dhulbahante waa kaa adkaadey, ha ku waalan
habartaan nahaabadda ah waxey hilmaantay in maamulka SNM uu 8 bilood Laascanood ku garaacayay madaafic iyo BM iyo 200000 shacab ah ka barakiciyeen 900 caruur iyo haween iyo waayeel ku dileen.
Ma runta ku heysata marwada
FIHIMA QUUJAA BARA KICISAY INA JABUTAWI CABDI RISAQ KHALIF IYO GALA DAGALKA BARAKICIYAY LAAS CANOOD DHAQALIHII SL BAY LA OOYAYSAA
Naagtan ooyaysa maxaa na daba dhigay miyaanay ogayn inaanu SNM 3 ku furay 2dii februar!!!
Xaarwiishyada Yaa wax kugu falaya. Inaga way noo dagaal ilaa qiyaamaha..
Been badanaa habertan wartani waa reer binis israaiil oo been abuurka aadbey u taqaan wax la jarjaraayo intee ku aragney ma waxaa maxaabiis mey jar jaraan markey aruurinayeen naa miyad alle kacabsaneyn
Fahiimo quuje waa legendiyad cimrigana Allaha ubarakeeyo adigana doono oday kumashquuliya weydada iskudhooraataan tusbaxaga qaado.
Ayeeyo jooji niicda
Laascaanood markaad dhiserseen hargeysa biyo la aanta ah dhiso oo biyo gali hargeysa biyala aanta ah
Munaafaqnimadii
Mar hadii ay halkaa tagtay waa Allxamdu lilaah
Iidoor ha la yaabina waayo Oromo iyaanu ka dhgnay intay Somalia 🇸🇴 ka cararayeen. Guul Jamaahiirta SSC of Somalia 💪 🇸🇴
Habartan maxaa kaga lumay ssc iyo puntlan
Faadumo guuuuuul
iska hadhso ayeeyo reer ssc khaatumo waay tashadeen reer dhulbahante pl iyo khaatumo waa walaalo waana laba maamul oo walaalo ah kkkkkk
Faadumo ibraahim run badana walalshey ilahey ha ka barakeyyo ❤❤❤❤
Dee putland wa harti lkn isaq inay ka baxan unba Mishima lascanood muusa baa I is yidhi wana la diiday ee wad dhiman beenta daa dhulbahante iyo majeerteen wa habar awal oo kale maxay kala yihine kkkk ee akhiro u tudh tuugo muuse markey qawiyeen guul bay gaaf hen dhulbahante isaq ma xishoodo putland ya awalba madaxweyne ku xigeen ah 17 xildhiban inta iyo wasirku saw lunet lahayn saw walalo maha dhulbahante Nandi ba hayey uuna ka dhamadey nin walal kii ka cararey oo cadow wax ku darsadey dhib tii gadhi lahayd ba gaaf hey manta se snm hadey ka xor yihin Allxamdullilaah
Magac gaalo jecelaa subxaanalaah .
Naa laascaanood ma camirayn ee caruurtii bay qasheen cawaankii idinka yimi ,maanta way siraadantahay dadkeedii baa ku mushaaxaya.waana dawlad calan leh gurigaagu haku deeqo haku mashquulina diradiraale waa shaydaan naga dhex bax
Dumar waashey diin aan wax ka ogeyn dawlad aan wax ka ogeyn siyaasad aan wax ka ogeyn wada qaaq leh ragii siyaasiyinta ahaa ayaa khaati bilaah laga joogey ayaa maryooley dumar ahna ku soo biireen waa aakhir samaan naga aamusa waxba sheegi maysaane
Prank state is finish 😂😂😂😂😂😂😂
Parnk kii 33 sano aha ka waran
😂😂😂😂
Ascww faadumo runta sheegtey waar wax ku qaata yaa Bilaa quruun
FAHIMO QUUJE WAA SAAKHRAMAD DHUL JEEFADA 4 TAA BOOC BAA CADADYE IMANKI BAA BEEYTALMYGU KAAGA DHACAYE
Habartan goormay nagadageysaa wey naguwaalataye
Habartan waalan yara masayr san faysal cali waroobe miyey noqotay
Habarfadjida leading waxugafudud
Beeeeenleeeeey
Horyaal24 ilaahay ha deesto faadumo darteeda ayaan uugu soo xirmay faadumo run sheeg waa ceeb sheeg from mogdishu
SOORLAND WAY BURBURTAY💘💘
Dhubahante ssd khaatumo tashatey oo gooni istaag ayey qaateen walaaloh budland taageero u muujiyeen garaad Abdullah runbuu sheeg.
Caqligaagu waa kaa fihiimi ma cid bay dagaalka gelisay mar aad magaalada weerarteen bay ka mid noqotay dadkii iska kiin dhicinayey
Walaalaye reerkan puntland iyo khaatumo maxaa ku daba dhigaye Yaab dhulbahante waligii wax lama dhisan SL isku xishood isaaqa heshiisi sister muuse juudaan SL dumiye ka hadal gudahagii ayaa qurmaye
Dhulbahante way burburiyeen somaliland iyagoo kala qaybiyey dhanka puntland waxay isku dayayaan in ay sidii somaliland yeelaan balse ku guuldaraysteen.
Naa Ilaahay ka cabso
Adigoo edeb yeelo
Islaantan waxay isu haysataa siyaadsiyad wayn alow ale way cadiifad hadashaa!!!
Kkkķķ fahiimo dhiilo
Dhuulkeena isaaqa kamatalinayo never
Xasbunallaah wanicmal wakiil
Tolow HA iyo idoor nin xinaya leh hadli karaa kuma hadhin miyaa intay habruhu maalin walba qaylinayaan ee ay xiiqeen kkk.
Maxa qaldan. Xaafad. Xaafad kale ku mushquusha wa xasarad. guul khatuma state
Maxaad haysaa 😂?? dadkaa dhintay(RABBI) ayaa u qoray!! waana SHUHADADA 🤲❤️🔥💖WADANKIISII IIDOOR, ka difaacayey!! Maxaad FAHIIMA ku haysataa??XILIGII CUBAADADA AYAAD KUJIRTAAYE!! IILKA KRLIGAABA GELAYa!! WAXBA HART 💖 KAAMA GRLIN!! IILKAAGA Y SHAQEYSO!!
Wixii xaq dro ku heshiiya xaqaa isku dira
Ilaahaw sahal amuuraha
Somaliland guul I sha allah
Fadumo danahaaga raaco.
Faadumo fidhiqo maxaakaagalay harti iyo hawlihiis maxaakudabadhigay masmriwayday naacabaadka jooji waxbakaama galin harti isagaa wada dhashay oo walaalo ah
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Habar yahay urgufyadaadu waxay burburiyeen Mishiinadiinna ka gurteen warshadfii biyaha oo ay 5 milyan gashadreen rag gobolka u dhashay ee adigu dadkaaga gaajoonaya wax sii hannoo dardaar werine
Fahiima quuje waa dhiigya cab weeyn weeyaan akhiro mooyaane
Fihiima quuje waxay ubaahantahy nin reer sheekh isxaaqa ha soo doonoto😂😂😂
Masha Allah Masha Allah tabaarakallah hambalyo hambalyo marwo faadumo afkaaga caano lagu qabay runtu waa sidaa
Habartii dhulbahante ku waaleed
Gumsysi lagu hayay ayay iska xoreeyeen.
Isaaq uqdad qaba oo lafo sita ayay iska dulqaadeen.
Meelna dawlad kama jirto..
Hargisaba dawlad kama jirto.
Somaliya oo dhan ayaa bilaa dawlad ah.
Dhalinyarada sow isaq maxasuuqin fahiimo 8bilood baad hoobiyo la dheceyseene waxad deyseena jirine waa layska kiin celiyey haweynedan maxaa buntland iyo khatumoland ka galay naahooy muuse dadqal iyo abaarso kawaranoo harti lamagumeystee shaqoyeelo
Dulmi ayey ku kala tagtay inta hadda wada joogta ayaa ee isaaq ayaa kala tegeysa hadii aan dastuurka iyo wixii lagu heshiiyey lagu socon.
Faadumo waa sax ssc dasturka putland ayay wax ka saxiixday ogow sland ayadane dasturka soomaaliya ayay ka saxiisday
huunadii gabilay katimid baa damacday inay laascaanood iyo garoowe dhexdooda xuduud ka dhigato caqli xummaa ilaa waa oorome
dhuumo badane muuse laga hayaa ma habar cilaaaman asalkeedii ooromo ah baa soo celin,bali samatar bay katimid afkii muuse taagi jiraey mee adigu asalkaaguba masaxna
Fihiima way saxsanad adiga kumadhibin dadki lalaynayay ee waxa ku dhibtay maydikini garadkuna wakad kagamiladahay halki saxdaha 😂😂😂😂 .
Dadka. Ilaabaaxa. Ayaa. Laxuukumaa. Oo. Wax xuukuum. Reer. Baadiye. Dagaal. Jeecel. Yaab. Isaaqa. Waa. Idiinku. Khaasaarooney. Reer. Maxaabiisa. Qaalaato. Idiinama. Raabaano. Hanagu. Soonoqooniina. Waa. Idiinka. Raasaanay. Nadhaafa. Yaab. Bisiinka
Fihimq qujee cuqubadi wata ku dhacdey kenya ku xidhan
FAADUMO DHILO IDOOR OO BEENBADAN MUNAAFAQAD AF IYO SIIL WAYN HARGAYSAA LAGUGU WASAA QAMRI QAAD IYO SHIISHAD BAAD CABTAA
Faaaduumo waa kuwataa sxb 😅😅😅😅
Islaantu maciyaal baby lahatley saa😂😂😂
British naga daa habar taan faqashta jecel xasan sheekh caynaysa farmaajana inoo amaa naysa uf faadumaay waxaan siyaad iyo farmaajo ood usacbiso masoo noqonayaan arkijira doon baatahay sharafta habar awal meel bad kaga dhacday😁😁😁😁😁😁😁😁😁
Habar Futo jilicsan 😆 ma Adiga sharaf leh?
waa naag walan wala xidhi dhawan wa hadhagii xarmajo xasan sherkh bay cayan sida cadad u ah team nabar iyo naxdin 😂
@@UmaAhmedMacan waa kuwii siyaad bare buraanburka uqaadijiray 🤣🤣🤣
@@abdirisakmohamoud1772 ee dhalintii kacanka ku kortay miya talow kkkk e aboow siyaad odhan jiray
@@UmaAhmedMacan haa haa dameertu waa caynkaa😁😁😁👍
Xamar ayeya jogta dila
IiDOOROOW MAXAA IDINKA GALAY HARTI IYAGAA WADA
DHASHYE ARIMOHOODA
AYAGA AYEY U TAALAAYE
IDINKU TIINII AYAAD DAYACDEEN HABAR HABAR ISU HEESTAAN ,, SHIINE CULAY WAA KUWA MIDIYAHA KA QEELQEELIYA
ARIMAHA MASIIRIGA AH
KAMA HADLIKARO
Fadumo Ibraahim Waa Habar Dumarnimana Ka tagty Ooo Duqeeediina Ka Saakuntey Xaalkeedu waaa Oday Ka sheekeee?
Faadumooy somalind baa kuu baahan maxaa ku dhex dhigay reerahan illaah baanu kaaga dacwoonaye naga dhex bax masuubayahay
Fadumo runbadan
yaa ku dhegeysana habar kharaaba culumadiiini baaba la iska daayey waabasa habar kharaaba iyo iska hadlayaal aan macna lahayn
Maxaa kaga lumey ssc maxad uga hadli weydey taada
Horta Faqash maxay udhahaan qowdhamiintu iga daba geeya😂😂😂hadaanu puntland nahay apologies baanu ka bixinaynaa dagaalkaas😂 ilmo adeertayo waa cilaaj in la horeeyo ubaahan mahayn karee haya warsangali baa nagu filan kuwaa qaata
faqash wa dawladii siyad bare o dhan ila kuwa isaaq dhulmahante hanagu so celine nala arka dagal bila sabano benay idin galiyen wa fadaro 😂😂
@@UmaAhmedMacanmuuse Aya rider weydii
@@UmaAhmedMacan hhhh haya haya isaaq waxbaad naga hayseene fajac baanu dhabanada la haysanaa saan Daarood uahayn
Aabe heed bay ku dishay iyo rag badan oo kale dhilo weeye dhilo dhashay
dhulbahante dabka lagu guray wixi aan caqlilahayna meelwalbuu joogo halagu guro cadabta fihiimana waligeedba ina diana watay abaheed bay quri u dhiibtay ay tidhi ay tidhi gal cadaabta yay unaxaysaa kale
Magaalada sawdigii dumiyey dadkiina dilay islaantu ma walantahay
WAA NAAGTI KUU FAANYSE MAXABISTE SOMALILAND INDHA AAYAN CEEDYAHA KAA GEESHE MEEYDKI😮😮😮😮😮😮😮
Ku dharar so fahiima
100 sano oo danbe hadad jirto gaadhi maysid
Baga Anagaa dalka iska leh dalka maxa ka galey ku soo kala qaba
Idor ma shakqo kale ayad weyden
Maxa iniga galey SSC
naa edeb yeelo adigoo gabiley kayimid oo qodaala baad laascaanood ka hadlaysaa maba taqaanide laascaanood ragii lahaabaa haysta adeerkaa muusana wuu sasa markuu laascaanood u maqlo
Ma subiximaar ayay ula soo baxday kkkkkkk
Fiihiima quuje kuma leekee abaan sii ilmaha yar ood dhali kartid naa amaan sii reeraha war ilayn baalaayo maxa qoftan maxa ka maqan oo reerkan daba dhigay waa shaqa la aan maamadu
Maxaa kaa galay ; orod oo kaligaa ooy; goormaad nabad ja shaqaynjurtay naagtii garaadada caynaysay sow ma tihid ; ka dhex ax harti
Dumar washay kuwan maxaan cunah bay ku hadlan waa nagoh edeb daran
Isaaq nasabkiisu waa garxajis iyagiina gun maryo aloola baa isugu tagtey waa kaxuma hay
-
Maxay camirnayd kii u dhaqaaqa waatii aad madaxa ka tooganayseen beenta iska daa
habarxunoo sacad muuse baa dalkayagii kahadlaysa afku waydin dheeryahay irbadna dhuub ma galisaan
Cidkale oo isaaq wax waydiiyo ma islaantan baakasoo hartay aloow ceeb astur
Naaaa iskadaaa baroorta naag waynbaadahay beenawaas dhulbahante iyo majeeteen kumaqaado dhexdooda kahadal dantaada
Waxay ku washaan oo shaqadoodi ku ilaabeen iidoor SSC khaatumo iyo puntland weligii caga soo dhigimayo umana dhalane ee waa mooroyan😳
dhuumo badane waxaa kadaran cuna qabateynta dhaqaale jeegaanta la saaray gaajo bay galeen musalaf darood baa idinku wareegsan idinkoo reer yara markaas baaad iswaalaysaan asxaabul marqaan
Maxaa kaa galay maadaa nin ah fadlan ka hadal danta isaaq.
،qoomaluud maxaakaagalay butler.nd iy0 scc
Aabihiin view raadiskiinaba wasa ...ilma dhilo wax kalood kawarantaan markaad garanwaydeenbaad islaamaha ukala fataalidooda naf kadhiganaysaan ...imaka habartaasi maxay bulshada warkedu kuso kordhinayaa maxayse muhimad leedahay
Horta islaantan mamiyir qabtaa naa kaquuso lasanod maxaa kudaba dhigay maandho iskaseexo idinkaa kushimtay.xabsiga lasanod waad kabuuxdaa anagu khatumo khaki kuma jiro orod iska seexo horta isaaq maxishoodaan may iaka qabtaan habartaan waalan
Waxay kahadasha dhulbahante iyo mj iyo warsangali ayay intaaba kahadashaa
Naa maxaa kaa galay oo ku dhex geliyey harti dhulkiisa ku ekow dhukaaga
Iyaga ayaa walaalo ah adiga maxa kaa galay waa habar awal iyo habar jeclo oo kale yaab badanaa ma waalantahay
Habartan munaafaqda ahi maxay dad is ku dir imaanka lagaa qaad
Eedo iska aamus
Hadalkii wuu kaa balaadhee.
Tan yaa amusiya
asc. soomalia waa mid