OOFAARKII NETANYAHU OO WADNO XANUUN KA QAADAY MAGAACISTA SINWAAR ! | FARIINTA KULUL KU SOCOTA ISRAIL

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 54

  • @RoodaAadan-iv9yt
    @RoodaAadan-iv9yt Місяць тому +8

    Ismaaciil haniya iyo shuhadada reer falastiin ilaahey haunaxariisto guul reer falastiin yuhuudna Ilaahey hajabiyo oo habaabiiyo aamiin

  • @hanadhajiofficial4368
    @hanadhajiofficial4368 Місяць тому +2

    Xitaa waxay kaloo kubeegneed Dhalashadii sinwar 7/oct/1962

  • @Inasuldan1235
    @Inasuldan1235 Місяць тому +1

    Maalinkaas xitaa waa maalinkii uu dhashay😂7 octobar buu dhashay ilaahay ha xafido aamiin

  • @osmanmohamed4760
    @osmanmohamed4760 Місяць тому

    Great news, thank you for hardworking keep it

  • @Hansen_270
    @Hansen_270 Місяць тому +4

    Iran in ay wax gaado ayey rabta sababto ah hadda ayaga fegjignan ayey ku jiran

  • @abdishakurartan8189
    @abdishakurartan8189 Місяць тому

    Ilaahay baa. Yaqaan geesi Muslim ah

  • @ahmedosmanshidane1840
    @ahmedosmanshidane1840 Місяць тому

    الله اكبر
    ولله العزة ولرسوله وللمومنين

  • @Ina-moh
    @Ina-moh Місяць тому +2

    Plastin waxkunool raga Kisa adag allaha idinla jiro😊

  • @jaaluud5395
    @jaaluud5395 Місяць тому

    Keep going ustaad ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @musababdijamal9556
    @musababdijamal9556 Місяць тому +1

    Yahuud waxay dishay miskin lkn waxa kadanbeyay adke adke dhalay

  • @sharmaakesheekeeye8871
    @sharmaakesheekeeye8871 Місяць тому +12

    Iiraan waa been waxeeda Israel weerar eey qaadeyso masheegto lkn Iran aroos cml u digeysaa

  • @zainabmahamed1042
    @zainabmahamed1042 Місяць тому

    ilahay haxifdiyo geesiyaashena yarabi

  • @buraale134
    @buraale134 Місяць тому +3

    Doofaryahu wa u dhamaatay guul iran

  • @abdulahiabdi4213
    @abdulahiabdi4213 Місяць тому

    Hadiibo uu yahay maskaxdii ka dambeeysay 7 oct mahan nin aqli badan falastiin ma guuleesatay Misa waa guul dareesatay

  • @SaidaHassan-yd7jj
    @SaidaHassan-yd7jj Місяць тому

    The one and the best idaacada buulo xuubeey over 8 years waan daawadaa idaacadan

  • @user-eo7br4hv1o
    @user-eo7br4hv1o Місяць тому

    Guulayso yaa siwnwaar❤❤❤

  • @saacidmoha5686
    @saacidmoha5686 Місяць тому

    Iran and Israel are best friends taliyashii Iran ee lagu laayay suria qaabkii ay Iran ugu aar gudeen waalawada arkay cago wareejin beenguur iyo baala xuufto suniga iyo saaxafada ayaa lagu harowsada ee Iran yuhuud waxba isma dhamaan

  • @hasmedroukya162
    @hasmedroukya162 Місяць тому

    ALLAH ha xafidoo geesiga

  • @Abdimalikhassan-sm2wn
    @Abdimalikhassan-sm2wn Місяць тому

    ❤❤❤❤❤

  • @caitrouscilmiga6363
    @caitrouscilmiga6363 Місяць тому

    Halkuu ku nool yahay sinwaar

  • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
    @abdurrahmanHarbi-cy8hy Місяць тому

    Inshallah yaxya sinwaar wakii so afjari lahaa lacnatullah yahuuda bibi maxa laga wadaa walalkay?

  • @commentikuxoogle
    @commentikuxoogle Місяць тому

    Markaan qiyaasay iiraan baa la weerarayaa

  • @user-xj2cw3dy2x
    @user-xj2cw3dy2x Місяць тому

    Asc ❤❤❤

  • @thelionking6550
    @thelionking6550 Місяць тому

    Iraan waxeda filim ayu iskubadalay wax ee sameen karto malahan

  • @Madina-mg6qm
    @Madina-mg6qm Місяць тому

    Iiraan,Israel iyo USA wa saxibo wada shaqeysta oo sunnida in la dhameyo ayey ku heshiyey

    • @ubahsiyad6810
      @ubahsiyad6810 Місяць тому

      Iraan wey dhanta wadamada carabta hadey is dhaqajiso iraan sida gasa logalay baa logalaya wey ku qasbantahay in aay is dajiso intey nugliyeerka kasamesaneso

  • @CandhufWeyne
    @CandhufWeyne Місяць тому

    Iran io israil wa is,ogyihiin

  • @Shacni724
    @Shacni724 Місяць тому

    Iran io yahuuda waaba wada shaqeeyaa😅

  • @Ahmedinho25
    @Ahmedinho25 Місяць тому

    Saixb mid kale ku dar waa dhalashadisaa yahye 7 oktobar uu dhashay hhh xiligas ku aadistay

  • @user-hr7ws4oq7g
    @user-hr7ws4oq7g Місяць тому

    🇮🇷 waa booto kama dhamaato😊

  • @MaxamethAbdilahi-hx7sr
    @MaxamethAbdilahi-hx7sr Місяць тому

    Ilaa tan iyo sidii ubilaabmay dilki haniya iiran. Wxay leedahay wn qaadayna dagaalka ilaa iyo hadana waxpa uma jeedno marka waa madadaalo👀

  • @user-zt4tc2zw3i
    @user-zt4tc2zw3i Місяць тому

    ❤️🇮🇱🌺🇮🇱🌷🇮🇱🍂🇮🇱🌸🇮🇱💐🇮🇱🌹🇮🇱🌼❤️

  • @user-fv9eg5rz5c
    @user-fv9eg5rz5c Місяць тому

    Anigu waxan isleeyahy buubuuntana faraha badni waxay hordhaca u tahy laleeyahy sunigoowa hadhawa iskama celinkartaan shiicada

  • @mustafadaahir1560
    @mustafadaahir1560 Місяць тому

    Xaaladaha England ka socda ka soo hadal ustaad
    Waxaan qabaa in Israel lug weyn ku leedahay kooxaha faaritka

  • @husseinhassen6662
    @husseinhassen6662 Місяць тому

    Iraan waa inay ka firsataa werar waayo dhinacan israaiil waxaa la safan gaal oo dhan dhinaca iiraan cidlasafan ma jiro

  • @user-xd2hq9vq1e
    @user-xd2hq9vq1e Місяць тому

    Iiraan in fal qaado waxaa ka dhow xamaas oo Waxaysa meyaan baan kaga kal soonahay

  • @engilyas44
    @engilyas44 Місяць тому

    Xasuuqa xun ee yuhud iyo rer gallbed aykawadan qaza waxa ka xun oo kadaran munafaqada iyo labo wajiilanimada
    Shicada iran iyo shicada Xiisbullah iwm

  • @ak444ahmed5
    @ak444ahmed5 Місяць тому

    Iran 🇮🇷 😂kuwaas faan badana

  • @motivational_video266
    @motivational_video266 Місяць тому

    😂😅

  • @sakariyemusejama9117
    @sakariyemusejama9117 Місяць тому

    Wadno kurkur bayba ku rideen yuhuuda iyo maraykanka 😅😅 ilaa bil bal ha u kaadiyaan cabsi baa dileysee 😂😂

  • @laskacade4214
    @laskacade4214 Місяць тому

    In ka badan 5 sano ayaan ku xirnaa Yotubkaada Waxa Kaliya Ee aan Ku jeclahy Waxa So Gudbiso Waa hal arin Malahan Goos Malaayacni Waad So Gashaa Dirito u Bilowda Waxaa ka hadleyso Guleyso sxb

  • @abdirashidmaxamed4665
    @abdirashidmaxamed4665 Місяць тому

    Iiraan weligeed abidkeed kama ay aarsan ISRAEL, tobannaan aqoonyahan saynisyahanno ah baa yuhuuddu ku dishey gudaha iiraan, tallaabo aargudasho ah kama ay qaadin, iiraan, ma laha geesinnimo ay dagaal ku geli karaan. Sababta aan ku xusuusiyo, saynisyahannadii iyo aqoonyahankii iiraan ee lagu diley gudaha waddankooda, ma jirto qof keli ah oo ay ka aar guteen
    Faanka iiraan waa la ogaadey.

  • @user-fv9eg5rz5c
    @user-fv9eg5rz5c Місяць тому

    Waa buunbuunina aan waxba ka jirina iiraan ayaa dagaal soo qaadi

  • @runneymohamedomar5237
    @runneymohamedomar5237 Місяць тому

    Dorashadi sinwar burburki yuhuda Allah hakadiko

  • @user-mp3ui8ov3d
    @user-mp3ui8ov3d Місяць тому

    Iraan fashiluuuuu

  • @iammaan6554
    @iammaan6554 Місяць тому

    Oofarka maxa laga wada taallow?

  • @delougdeux-millevingt9788
    @delougdeux-millevingt9788 Місяць тому

    shiicada la dagalama

  • @off473
    @off473 Місяць тому +1

    Shiico waa beenaalayaal waana fuleeyaal

  • @bashiirFarax
    @bashiirFarax Місяць тому

    ❤❤❤❤