Hordhac // Gantaallo Lagu Gubaayo Been Abuurka Iyo Cayda Dembiilaha Saciid Naxwi || Sh M Cabdulahi

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 2 жов 2024
  •  Welcome To imam shafici media
    PLZ SUBSCRIBE, LIKE AND SHARE
    Imam shafici media barteena youtube ka 👇👇👇👇👇👇👇👇👇
    / @imamshaficimedia
    imam shafici media barteena telegram 👇👇👇👇👇👇👇
    t.me/imamshafi...
    imam shafici media barteena Tiktok 👇👇👇👇👇👇👇
    vm.tiktok.com/...
    plz share, subscribe, like and follow
    Dhamaan asxaabta halkan kadajiso kutubta carabiga kasocdo chanelka imam shafici media
    1. Buga 1 aad ee Madina Arabic Course: t.me/imamshafi...
    2. Carabiga xiwaarka - dhamaan qeybaha : t.me/imamshafi...
    Waxa Kale Oo Ad ka heleysa imam shafici media taxane kala duwan sida:
    1. Tafsirka Quranka Sh C/Raxman : • Tafsirka Quranka Sh C/...
    2. Buga 1 aad ee Madina Arabic Course Qeybta Afsomaliga: • Buga 1 aad ee Madina A...
    3. Madina arabic course book 1- lessons in English : • MADINA ARABIC COURSE B...
    4. Xiwarka qeybti 1 aad : • XIWARKA QEYBTI 1AAD
    5. Xiwarka qeybti 2 aad : • XIWARKA QEYBTI 2AAD
    6. Xiwarka qeybti 3 aad : • XIWARKA QEYBTI 3AAD
    7. كيفية استخدام مايكروسوفت وورد عند كتابة البحوث العلمية:
    • كيفية استخدام مايكروسو...
    8. كيفية استخدام المكتبة الشاملة:
    • كيفية استخدام المكتبة ...

КОМЕНТАРІ • 44

  • @hadayaali4786
    @hadayaali4786 2 роки тому +9

    Maashaa alllah allah ha ku difaaco sheekh
    Kuligeen sheeekh xasaaan waa in la difaaco
    Adigana Jazaakallah khayr wllo

  • @wacaysjibril3595
    @wacaysjibril3595 2 роки тому +5

    Sh xassaan way isugu tagen culimadu meelna way dhigi waayeen. Taasina waa fadli Alle iyo sheekhu xaqq u ku taagan yahay.

  • @عبداللهابوکر-ع2ص
    @عبداللهابوکر-ع2ص 2 роки тому +8

    Masha allah sh xassan waa muftiga waqtiga xadirkaan cadceedu lama qarin karo allah yaxfadu shequna xassan

  • @jamalahmed8344
    @jamalahmed8344 2 роки тому +3

    cilmi ku hadal. waxan oo muqadimo ah looma baahna

  • @Qadaafi96
    @Qadaafi96 2 роки тому +2

    Niyahaw fan lama rabee shikhaaga Mas,aloyin baa lagu haystaa ka niqaasha

  • @duceysane3435
    @duceysane3435 2 роки тому +5

    Maasha Allaah Shiikh Horay usii soco

  • @osmanahmad8509
    @osmanahmad8509 2 роки тому +1

    Adaa been abuur hada samaynaa
    Markaad sh xassan Ku tilmaan Tay sheikhul islaam
    Subxaana lahil cathiim
    Midkiin baatahay arodoo Ka fariisi umada
    Nuxurka hadalkaagu waa inaad ah xassan amaan iyo deraja uu San lahayd Kala dul dhacday..

  • @faysalmohamed3131
    @faysalmohamed3131 2 роки тому +4

    Yes wlhi waan sugaayey cilmiga ayaa igu yaraa waan raby

  • @abdullahiali3901
    @abdullahiali3901 2 роки тому +3

    قناة الإمام الشافعي جزاكم الله خيرا وبارك الله فيكم

  • @ciilmooge2273
    @ciilmooge2273 2 роки тому +3

    جزاكم الله خيرا وبارك فيكم
    أحسنتم في التقديم والطرح

  • @SALAFIYUN
    @SALAFIYUN 2 роки тому +2

    جزاك الله الجنة وحورها يا طيب.

  • @adamomarchannel5101
    @adamomarchannel5101 2 роки тому +2

    Asc imaam Shaafici media ninyahw ninkaas sifeecan haloogajawaaba maxaayeli ninkaas markaan dhageysti maxaadharaadkiisa Nin ladhaliili Kara maaha waxaa feecneed sh xassaan inuu kajawaaba masaaisha laguqabsadi waayo masaaishi Hore ooy doodi kasoocati kaliix maaha masaala cusub oo ah sh xassan ini loonasbey muctazila waa war cusub

    • @SALAFIYUN
      @SALAFIYUN 2 роки тому

      waxaas sakarraadka sh xasaan heer ugu jawaabo ma gaarin

    • @SALAFIYUN
      @SALAFIYUN 2 роки тому

      taas illaa uu ciil baqtiyaa uga dhaw in loo jwbo

  • @cabdulahidubad2018
    @cabdulahidubad2018 2 роки тому +1

    Waan sugaaayay wllhi midkaan wax afka gacanta ka galiya

  • @mohamedelmi6860
    @mohamedelmi6860 2 роки тому +2

    جزاك الله خير علي قدمة اخي كربم

  • @jaamacxaashi7650
    @jaamacxaashi7650 2 роки тому +1

    جزاك الله خيرا يا شيخنا الحبيب بارك الرحمن فيك وأطالله عمرك على طاعة رب العالمين

  • @mahatomar8140
    @mahatomar8140 2 роки тому +1

    Masha allah sidas camal hallo dharbaaxo siciid iyo kuwa lamidka ah

  • @sidiksheikhassaan9658
    @sidiksheikhassaan9658 2 роки тому +1

    Wax qabta wala rabaa ninkaan culimadii waa wayneed iskacaynyo

  • @Allssc100
    @Allssc100 Рік тому

    Waa nin jaahil kani diin islaam magaceedna kuma hadli karo, sababtoo ah cay iyo yasid uu ku sameynaayo shiiqa uu radinaayo

  • @king...3695
    @king...3695 2 роки тому +1

    SAAS haloo dhirbaaxo

  • @abdullahimohamed3324
    @abdullahimohamed3324 2 роки тому +2

    mashaAllah

  • @yuusufcali4438
    @yuusufcali4438 Рік тому

    السلام عليكم أريد منكم أجوبة بعض المسائل المتعلقة بالفقه الاسلامي

  • @abdilatifgeesdheere1617
    @abdilatifgeesdheere1617 2 роки тому +1

    Jazaka allahu khayraa

  • @adamomarchannel5101
    @adamomarchannel5101 2 роки тому

    Sheikha sifeecan haloodifaaca ama asaga haloodeeya asaga haisdifaacaa ama Haba liiskadhaafa wax cusub oo sheikha Hada laguhysta waaun Ra,ayiga uu kaqaba masa'alada taxsiinka iyo taqbiixa waxaan Kala waaun eedeynti hore oos kajawaabi toban Sana kahor

  • @abdirashedalibritish1447
    @abdirashedalibritish1447 2 роки тому +1

    Ilhay ha idiin xafido

  • @ridwaancabdiqadir4575
    @ridwaancabdiqadir4575 2 роки тому +1

    macid ba laleynaya yaab

  • @axmedsaciid2481
    @axmedsaciid2481 2 роки тому

    جزاك الله خير الجزاء دفع شيخي شيخ حسان دفع الارجا جد يد شيطا نيه سعيد نحو

  • @sheeqmursal8370
    @sheeqmursal8370 2 роки тому

    الله اكبر الله اكبر ماشاءالله waansugeynay kalimadaan

  • @SALAFIYUN
    @SALAFIYUN 2 роки тому

    jadiidiyo wax ka fulrysan ma arag. hal comment an qoro wey tirayaan maanta wa dhal dhaaquut oo caabuda dhawaaqiida wana dad baqtiyay.
    xumaa wuxu

  • @cabdulahidubad2018
    @cabdulahidubad2018 2 роки тому

    Waad gudatay wixii waajibka kugu ahaa waana mudanyahay in la difaaca sheikh xasaaan xusseen

  • @abuqutaybah3129
    @abuqutaybah3129 2 роки тому

    جزاك الله خير الجزاء هذا ما تتوقعه من تلاميذ شيخنا

  • @SALAFIYUN
    @SALAFIYUN 2 роки тому

    nin dagan oo isku kalsoon maasha allah

  • @abdunurabdule5179
    @abdunurabdule5179 2 роки тому +2

    19 daqiiqo qasaaro imam shafici naga ilaali ninikaano kale in nala wacdiyo aan rabnaa

    • @abdullahalmuwaxid9643
      @abdullahalmuwaxid9643 2 роки тому

      Walaal maadan akhriyin, ciwaanka klippka? Waa difaac iyo dagaal jadiidi la tumayo, wacdiguna waa markiisa walaal. Nimankani wey na maageen markay Abu Salmaan hadal soomaaliyeed ku weeraraan. Hadee foodleyduba Tiktoka wey ku hadaaqaan.

  • @ismaaciilduquriismaaciildu8364
    @ismaaciilduquriismaaciildu8364 2 роки тому

    Maashaa Allah ninka igatun

  • @yussufburalle6999
    @yussufburalle6999 2 роки тому

    جزاك الله خيرا

  • @cumarcusmaan420
    @cumarcusmaan420 2 роки тому +4

    جزاكم الله خيرا قد اديتم ما وجب عليكم حقا يستحق الشيخ الدفاع عن عرضه من الاندال الذين يتطاولون ويفترون عليه

  • @shamsudinmuxumed402
    @shamsudinmuxumed402 2 роки тому +1

    miskiinkan muxuu ahaa ayaa ku dhaha ha isku duulin waxba garan meyside

    • @mohamedelmi6860
      @mohamedelmi6860 2 роки тому

      Waxaan filayaa miskiinkaad kahadlayso in uu yahey saciid madkhali almubtadic

  • @xamdanmuse1436
    @xamdanmuse1436 2 роки тому

    waad waalateen wadaadaw . dhulkiina fadhiya inta sidii siyaad baro kale laydiin laynayo

    • @abuumaazin5132
      @abuumaazin5132 2 роки тому

      Maxaad kahadlin maba lagu fahmine xageed kasocota xageedna usocota

    • @mukhtarali1974
      @mukhtarali1974 2 роки тому +2

      In culumada jidka ilaahay lagu laayo sharaf bay utahay doqonow idinkana liidnaan ayay idiin tahay oo dameero gaaladu ay fuusho baa tihiin. Cadho u dhimo