KIIS LALA WADA OOYAY HOOYO SOOMAALIYEED OO CUDURKA HIV AIDS LAGU DAARTAY MAXKAMADA DAHIR ALASOW

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 18 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 37

  • @ahmedquraish932
    @ahmedquraish932 16 годин тому +4

    Mahadsanid dahir umada somaliyed meeyl weyn ayee uga soo baxday maxkamadada Alle haku gargaaro sida aad umada ugu gargaareyso amiin dar Alle aya kugu jeclahay shalayna qabyaalada ayaa kugu nacsana mantana umada somaliyed darteed iyo kheyrka aad umada ufidineysid aya kugu soo duceeya

  • @laadarlaadar6814
    @laadarlaadar6814 День тому +7

    Somali government needs to start paying dahir alasow…he’s doing more then xildhibaan

  • @abdidiirye2332
    @abdidiirye2332 День тому +7

    Daahir waxii hada kadib kadanbeeya magaca loogu yeerayo waxaa weeya Samafale Daahir Calasoow.

  • @MemoMemo-g7c3x
    @MemoMemo-g7c3x День тому +5

    Ilaahoow ugargaar gabdhaha soomaaliyeed

  • @Khadraibrahim285
    @Khadraibrahim285 22 години тому +2

    Rabiyow dahir sadaqadaas ugu dambi dhaaf wlkey sidii umada ugu gargaaro ❤😢

  • @khadrahilowle4877
    @khadrahilowle4877 19 годин тому +1

    Allaha ku caafiyo wll allow caafimad tam ah sii yaa raabi aaaamiiin

  • @abdirisakmohamoud1772
    @abdirisakmohamoud1772 День тому +3

    Sub xaanaka malikul quduus ilaahow umadda soomaliyeed ugargaar😭😭😭

  • @CalixoorCigale
    @CalixoorCigale 21 годину тому +1

    Yaa rabi yaa alaah ilaahow cafimaad sii hooyadan somaliyeed amiin

  • @abdidiirye2332
    @abdidiirye2332 День тому +2

    Maxkamada Daahir Calasoow masaakiinta Soomaaliyeed ee uu caawinayo buu nimcooyin badan uga heli doonaa Alle aktiis.

  • @shamsoosman3058
    @shamsoosman3058 17 годин тому +1

    Allaaha caafimaad taama hasiiyo amiin

  • @ifrahshire6839
    @ifrahshire6839 День тому +3

    Subxana laah. Alaahu manajinaa

  • @asliimuur5024
    @asliimuur5024 11 годин тому

    Daahir calasow waa ducaysan tahay qayr allah ha ku siiyo

  • @abdidiirye2332
    @abdidiirye2332 День тому +3

    Daahir Calasoow wax uu kafiican yahay markasta kuwa social media qabyaalada kasheeya laakiin aan masaakiinta waxba tiri karin.

  • @MemoMemo-g7c3x
    @MemoMemo-g7c3x День тому +3

    Nimanka soomaaliyeed xaasidsanaa

  • @MemoMemo-g7c3x
    @MemoMemo-g7c3x День тому +2

    Hacaafiyo ilaahoow caafi

  • @saynabahmed2135
    @saynabahmed2135 21 годину тому +1

    Allha cafiy aamiin aamiin🤲🤲🤲🤲

  • @MemoMemo-g7c3x
    @MemoMemo-g7c3x День тому +2

    Ilaahoow ugargaar

  • @habonkahiye2797
    @habonkahiye2797 День тому +1

    Rabiyow caafi cafimad taama

  • @ifrahmuze3593
    @ifrahmuze3593 21 годину тому +2

    horta wax kasta waa qadar lkin guurka badani maa ficna

  • @AminaHussain-u4b
    @AminaHussain-u4b 2 години тому

    Dahir kheyr Allaha ku siiyo iyo dembi dhaaf joogtaa.

  • @MemoMemo-g7c3x
    @MemoMemo-g7c3x День тому +1

    Asc ❤❤❤❤❤❤ ddaahir sadaqada wad iyogeerifuratay

  • @mariammohamed6389
    @mariammohamed6389 22 години тому +1

    Allaha soo hadeeyo gabadhaas

  • @mohamedsheriff109
    @mohamedsheriff109 День тому +1

    Dahir calasow runtii dadka why ugargaaraa ilaahey watt hadiiyo

  • @MemoMemo-g7c3x
    @MemoMemo-g7c3x День тому +2

    Waaqaadsiiyay xanuunkii

  • @YasinMaxamoud
    @YasinMaxamoud 19 годин тому +2

    Idahabta
    Maxalgahoraysinaya

  • @sihamxusen4809
    @sihamxusen4809 13 годин тому

    Ninkaas xaasid sanaa bal muxuu u galaaftay war dumarow raga iska baara inta aadan guursan

  • @AmeerAbdur
    @AmeerAbdur 12 хвилин тому

    Daahirow xageen kaa hella arin baa kuu sheegi lahaaa please

  • @mariammohamed6389
    @mariammohamed6389 22 години тому

    Allaha ku caafiyo

  • @xubimaxamuud8153
    @xubimaxamuud8153 13 годин тому

    Dadka dadka cudurka u qariyo wa in makamadaha la geyo

  • @JamaAbdullahiAraap
    @JamaAbdullahiAraap 20 годин тому

    Maar labad halasobaro wa intas oo cudurka kabaxaa

  • @masaai-cw4lz
    @masaai-cw4lz 11 годин тому

    😂😂😂😂😂.....been badanaa, beerka kugo

  • @fadumohassan2425
    @fadumohassan2425 23 години тому

    War tan aniga iyo dad kale ayaa caawiney

    • @ahmedquraish932
      @ahmedquraish932 16 годин тому +1

      Caawinta aad cawisay ALLE hakugu gargaaro balse walashey qof xanuunkas lanool caawin mar qura waxba uma qabato qalbigeeda ma qaboojiso Alle in aan ubarino marwalbana Laga warqabo Aya muhiim ah

  • @Imanx602
    @Imanx602 23 години тому

    Waa been .. kaadida geelka iyo caano geel midna daawo ma aha.

  • @sbofficial3140
    @sbofficial3140 День тому +2

    Waa jaahil ninkaas
    Cudurkaas leysma qaadsiiyo.Waad guursan kartaa xataa.Soomaalidu waa dad ku nool markey Taariiqadu aheyad. 00000.
    .Daahirow Dadka Aqoonta u leh
    . Cudurkaas u Casum si ay Soomaalidu jaahil nimada uga baxado.Waayo kuwa qaba baaba la guursadaa. Wadankaan.

  • @Nej-mj7fk
    @Nej-mj7fk День тому +2

    Maxey u furtay ninka wey isla nolan lahayen. Iyo hada hala so wabto ninkan su dadka u fafin markale