HABO ​⁠

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 15 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 149

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 Місяць тому +47

    Labadaada waalid Janada fardowsa Allaha ugu deeqo ❤

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its Місяць тому +57

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🫶🏻☝️

    • @QueenMuniiza
      @QueenMuniiza Місяць тому +1

      صل الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤❤

    • @QueenMuniiza
      @QueenMuniiza Місяць тому +3

      عليه افضل الصلاة والسلام على رسول الله صل الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤❤

    • @user-gq2om8tk1q
      @user-gq2om8tk1q Місяць тому +1

      Scw

    • @NadiaNada-gn6ze
      @NadiaNada-gn6ze Місяць тому

      Scw❤❤❤❤❤❤

    • @NadiaNada-gn6ze
      @NadiaNada-gn6ze Місяць тому

      Scw❤❤❤❤❤❤

  • @user-nc8nk9hj9j
    @user-nc8nk9hj9j Місяць тому +5

    Tii Malaysia midaan ayaaba ka daran masha Allah. Waxaan ka baqaa Xajiga inaad waqti u weysid sxbey

  • @sadiaahmed6583
    @sadiaahmed6583 Місяць тому +11

    Mansha Allah tabarakallah qali dumar nasra qalbi xabxab insha Allah kabad waa uqalanta ❤🎉

  • @hamdanoor3535
    @hamdanoor3535 Місяць тому +4

    Qof la sharfo oo la qiimeeyo in aad tahay waa cadahy nasraay nalkiii adduunkay wlshy aan dar alle u jeclahay ❤❤❤❤❤ aaddun iyo akhirab farxad alle ha ku siiyo

  • @falxadcisman6768
    @falxadcisman6768 Місяць тому +2

    Masha allh shukrn Rer keenya qasatan mama shukri basala qalbi waank allh haidin barkeeyo macalimadyda nasra abtidoon dad so dhaweeyo allh haso dhaweeyo

  • @naimaabdulkadir2581
    @naimaabdulkadir2581 Місяць тому +10

    Welcome to kenya Nasra abtidoon walashen mcne reer kenya like ta halaga yaabo ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MaryanQuruxsan
    @MaryanQuruxsan Місяць тому +12

    Nasroyy Xbbti Xaajiska iska daa UA-camkaan Babi😢❤Guulo badan kuu rajaynaa Adiga iyo dhamaan familkaga❤❤❤❤

  • @user-jv7op1ue3m
    @user-jv7op1ue3m Місяць тому +3

    Waw m.a rer norobia waa is xuriyeen🥰 Qasatan thank you mama shurki masala madama Boqoradena aad no so dhawesay wexe la mid tahay anago na soo dhawese🙏

  • @faaisacali8335
    @faaisacali8335 Місяць тому +4

    Anaa ugu horeeya mise waa la iga horeeyaa Asxaabeey seethy nasro wllhi waa ku aqoo waayey m.a qurux dumar wllhi waa iska kaa jeclahy meel aan kaala socon lama arko farxad ku waar abid sug bal muuqaal aan dhamaystee maba dhaafi karo nasro dheeman ❤❤❤❤

  • @SalluAlannabiyy
    @SalluAlannabiyy Місяць тому +17

    Jimco wanaagsan❤صلوا على النبي❤

  • @wiilocabdul6383
    @wiilocabdul6383 Місяць тому +3

    Nasro Iyo Shugriba waa Gabdho nagu qaliya Oo Sharaf Badan misaaman Ahna Edeb Iyo aqlaan Badan Mansha allaah tabarakallaah

  • @falisa576
    @falisa576 Місяць тому +1

    Maasha Allaah tabarakallaah
    Nasro abtidoon wa qof qalbi wanagsan
    Sharaf iyo wanag Alle siiyey umada
    Somaliyeedna wada jeceshahay
    Ina abtideey mcn nasro meeqan
    Iyo magac bad ku leedahay bulshadada
    Dhexdeda.Adiyo family gaga Allaha
    Idin xafido xaasidiintana ha idinka
    Amaan yeelo Amiiin

  • @fooscabdullahi1605
    @fooscabdullahi1605 Місяць тому +2

    Nasro dayma quruxeey ❤ Allaha ku dhoro abayo mcnto melkastaa jogto qofka kaliya aa ku daydo tahay wllhi 🥰🥰🫡

  • @SihaamAbdirisaq-j4r
    @SihaamAbdirisaq-j4r Місяць тому +2

    Ax nasro boqorad baa noo tahay wlhi marka adiga qof wng sn thy saaid baa lagu jeclanaa ❤ilah haku xifdiyo abyo

  • @MaryamaHassan-in6dy
    @MaryamaHassan-in6dy Місяць тому +3

    M.a ❤abyo markasta farxad iyo so dhaweyn ku rjeyn❤ caawa inaa joogo jeclaay runta❤

  • @munaabdilaahi3879
    @munaabdilaahi3879 Місяць тому +1

    Masha Allah alle ha kuxifdiyo adunka akhirana janatul firdawsa qof an jeclahay barakallaah xbbt ❤

  • @xafsocabdi7902
    @xafsocabdi7902 Місяць тому +9

    Mclimadeda❤shukri maslaa 2017 firsan jiray cuntadeda

  • @fatmaxuseenmohamed4416
    @fatmaxuseenmohamed4416 Місяць тому +2

    Masha Allah ❤❤❤❤ nasro abtidoon iyo xaajigeda welcome 🤗 enjoy your holiday vacation 🎉🎉🎉🎉 keep going

  • @AboweAdo
    @AboweAdo Місяць тому +2

    Xishodki wa la qaadey subxanalah ilahow nga qawo naagaha na fitneya 🤲 ku faana qaawanin iyo sheydan jidkisa

  • @NaimaMohamedAli-k6k
    @NaimaMohamedAli-k6k Місяць тому +1

    Masha allaah habo shukri masala waa qof fiican allaha daayo❤❤❤

  • @laaaramadrid8930
    @laaaramadrid8930 Місяць тому +2

    Nasraay basweeeye waa ka soo dareesaaaa qli dharka iska hagaaji qaawin dhar dhajisaaa ka daran ee hooyo tahay gabar fiican waa tahay sharaf leh lkn maalmahaan waa lagaaa awood badiyay calashaan team dhar dhadhajis aaa ku biirtay aan ku qabano hadaan nahay comminti ka taliyaal nasraay wallaahi waa ku jeclahy waa ku taageeraaa meel aankaala soo xidhiidho hadaaan aqaaano waa kusoo qaban lahaaa xumaan ha iiga qaadan abaayo lkn is bar qabo

  • @nasrohasan4943
    @nasrohasan4943 Місяць тому +6

    Please❤weegan ama ugu danbayn bishan dhamadkeda aan gaarsiino 1milyan❤❤❤❤please🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @maymun1xasn2
    @maymun1xasn2 Місяць тому

    Masha allah nasro abtidoon hormuud ee halagu daydo hapo apyo waligaa hortada mooyee gadaashaada ha fiirinin boqradiyay guulayso 🎉🎉❤❤❤❤❤

  • @UbahIsse-dc9vq
    @UbahIsse-dc9vq Місяць тому

    Masha allah wllshy mcn Nasrallah abtidoon wllhi dadka dhanbaa kujecel allaha kujeclaado my sister ❤❤❤❤❤

  • @barlinhashi2254
    @barlinhashi2254 Місяць тому

    Maasha Allah thanks shukri masala nasro abtidoon waa gabadheena EDEB BADAN ABTi DOoN ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @HamdiaaliBoqoreh
    @HamdiaaliBoqoreh Місяць тому +3

    Mansha alaah❤ qali alhakuxafido

  • @HalimaAbdalah-gz7tk
    @HalimaAbdalah-gz7tk Місяць тому

    Gabar aan jeclahay farxadeeda inuu rabi ila kulansiyana aan rajeynaayo hormar wacn abayo nolosho Kuma xumeyso❤

  • @abdimalikyare7940
    @abdimalikyare7940 Місяць тому +1

    Maa shaallah habo shukri masala waa habo qaaliya

  • @daryeelkitchen
    @daryeelkitchen Місяць тому

    Masha’Allaah🎉 ❤ Welcome to Nairobi my sis

  • @QueenMuniiza
    @QueenMuniiza Місяць тому +3

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ❤

  • @LailaMohamed-o3h
    @LailaMohamed-o3h Місяць тому +3

    Wonderful invitation

  • @gamer5Real
    @gamer5Real Місяць тому

    Masha Allah ❤❤❤❤queen qurux ilaheey haku xifdiyo Nasra cadeey

  • @abibomar3070
    @abibomar3070 Місяць тому

    Masha Allah nasray baad tahoo niyad saafi ayaad tahay iyo nalkii aduunko asal dhalad Asluub wacan waxaan ku leyahay sharaf iyo karaamiyo kalgacayl ku noolow my dear sister of favorite❤

  • @IsraJama-jl5sf
    @IsraJama-jl5sf Місяць тому

    Nasra dhemaneey alle ayaa ku siiyay dadku jecel alle haku jecelaado abyo mcn hadiiba mamo shugri lakulantay igu dhan aniga walhi ani hablah aan tageeri jiray waligay waa adiga iyo mamo shugri alxm maom shugri waan lakulmay adigaa ayaa iidhiman adigana waxan jeclaan lahaa inaan ku arko kaaga daranka halka aad kuso dagtay ayaan udhawahay guriga happy ahmed ayaan daganahay I hop inaan ku arko ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤hore usoco nasra dhemanay

  • @ubahjama1725
    @ubahjama1725 Місяць тому +2

    masha allah nasra qurux

  • @SagalKaaba
    @SagalKaaba Місяць тому

    Masha Allh nasra farxad an dhamad Alhan ayan ku rajeyay qali dumar❤❤❤❤❤

  • @ANHARITA
    @ANHARITA Місяць тому +2

    mashaAllah NASRADEYDA meelkasta saas uga sharfanaaw aduunka iyo aqiraba 😊❤

  • @Thegreat-v6s
    @Thegreat-v6s Місяць тому

    Lantaa UA-camka abaar uu ahaan lahaa nasro nuursan abaayo rebly ❤❤❤

  • @maanomohamedali6135
    @maanomohamedali6135 Місяць тому +1

    Masha Allah keep going ❤❤❤

  • @user-gc3nv7cd5f
    @user-gc3nv7cd5f Місяць тому

    Nasray waxad tahay qof qiimo leh❤ illhay ha ku xiftiyo qof umada dhan jecelyihiin weye

  • @NuranMohammed
    @NuranMohammed Місяць тому

    Maashaallah Maashaallah ❤❤❤

  • @user-sd5iw2cq3e
    @user-sd5iw2cq3e Місяць тому +1

    M, Allaaah ❤wlsheen qurux❤️

  • @ladiifoahmed5612
    @ladiifoahmed5612 Місяць тому

    Wcs m.a hbo shukri ayeyo shidan wye illhy hno desto sndkn snadkgii wye abyo isha xsidka alle hkaa qabto ibashl frxd warta ku rjeynaa hppti ❤

  • @ArdoYussufBarre-qp4tp
    @ArdoYussufBarre-qp4tp Місяць тому

    Wow walashay ikraan Ayan arkaa masha allaah ❤

  • @seynabyusuf5537
    @seynabyusuf5537 Місяць тому +1

    Maasha Allah

  • @mariamoallim2824
    @mariamoallim2824 Місяць тому

    Nasra abayo qof xijaaban aya eheyd lkn xijaabka waa iga tuurtay aduunyo yey ku sirin labo mitir aya na sugaayo abayo ee xijaabkada hore aya ku quruneyd wallhi ee ilahey ka cabso, abayo

  • @AsmaMaxamud-un2td
    @AsmaMaxamud-un2td Місяць тому

    Masha allaha

  • @nafisaabdullahi8462
    @nafisaabdullahi8462 Місяць тому +2

    Mustalifa Wlhi haben ayado bodha saran la kaftame waa qof ad u Wanagsan wana jecelhy❤️🥹

  • @user-fo5im5ds3k
    @user-fo5im5ds3k Місяць тому +1

    Qofka sbbtisa kugu bartay ayey aheyd 2018 chanelkeda ayaan ka soo arkay❤

  • @fatxiyasiciidfatxiyasiciid5757
    @fatxiyasiciidfatxiyasiciid5757 Місяць тому

    Masha Allaah ilxumi kuma Aragto qalbi❤

  • @fatumaali1463
    @fatumaali1463 Місяць тому

    Mansha allah
    Nasra Nairobi kusoo dhowow
    Lkn walba hadey rag joogeen dumaashi maxaad ugasoo tagtay??

  • @MaryanMuxudin-bh4tm
    @MaryanMuxudin-bh4tm Місяць тому +1

    Masha Allah wllyal

  • @abdullahiali175
    @abdullahiali175 Місяць тому +2

    Hooyade camal ku ixtirama nasraay ❤

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 Місяць тому

    Manshaallah nasro qurux shukri masala ❤❤

  • @filsanmohamed9711
    @filsanmohamed9711 Місяць тому

    Shukri masala & Nasra abtidoon dadka cooking ka barty

  • @zahradahir2811
    @zahradahir2811 Місяць тому

    Mashallah abaayo nasra abdidoon

  • @MaryanAli-g1t
    @MaryanAli-g1t Місяць тому +1

    Karibu Sana cjs Nairobi home land

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish Місяць тому

    Team Nasra waa idin Salaamay haddaa Daneyso Barashada English-ka nagu soo biir

  • @sicidaomer4521
    @sicidaomer4521 Місяць тому +1

    one love my sister❤❤

  • @SamaraQueen-s5e
    @SamaraQueen-s5e Місяць тому

    In sh Allah come son 1m xppti ❤❤❤

  • @Abyanlady
    @Abyanlady Місяць тому

    Habo shukri❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @user-dz4ts7kq9k
    @user-dz4ts7kq9k Місяць тому

    Nasro dumashi sharaf badan saan ku jeclahay ba meel kasta lagaga jecelyahay Masha allah ❤🎉

  • @XusnihaashiIbrahim
    @XusnihaashiIbrahim Місяць тому +3

    Masha allh wlashay waa sugi la ahay xiligaa gaareeso 1m ilaahayo xili dhaw kadhig

  • @AboweAdo
    @AboweAdo Місяць тому +1

    Cid dhaheso majirto naa wa qaawanthy is astur taas wxy ku tusesa iny diinta daciifty oo xijbki iyo aqlaqdi diinta laga tgy jid oo ay bateen ahlu sheydaan

  • @fardosoabdullahi4701
    @fardosoabdullahi4701 Місяць тому

    ❤❤❤mansha Allah hamplayo walshey qali ❤❤❤❤

  • @naagnool8113
    @naagnool8113 Місяць тому

    Nasra mcntuuu❤ one day waa kula kulmi doonaa i.a macalimad wax fahamsiiska ku wanaagsn baa thy cuntoyin badan oo kaa bartay baan ku dhadhansiin lahaa si aad iiga saxdid

  • @sucaado24
    @sucaado24 Місяць тому +1

    Masha allah ❤

  • @Degmociise123
    @Degmociise123 Місяць тому

    🎉🎉🎉😂😂😂😂😂we happy for you my sisters 👍🏻👍🏻🥳🥳🥳🥳

  • @abdihalimosman1826
    @abdihalimosman1826 Місяць тому

    Si youtube waxad uga faaideysid ay xalaal u noqoto naagaha ajaanidbka ee timaha qaawan ka ilaasho videogaaga wll

  • @abdimalikyare7940
    @abdimalikyare7940 Місяць тому +1

    Maa shaallah wlashay

  • @khadraabdirahman6333
    @khadraabdirahman6333 Місяць тому

    Mnsha alH nasra quruxeey❤❤❤

  • @fatimaahmed4226
    @fatimaahmed4226 Місяць тому +1

    Malaa yacni aduunka waxaan laga aqoon yaqaanaan

  • @AyanNuh-e3e
    @AyanNuh-e3e Місяць тому

    Nasro siidi asoos baa haawa uegtahay Manshalah ❤❤❤❤❤❤

  • @zeinabahmed3784
    @zeinabahmed3784 Місяць тому

    Kiswahili ni luka ya mama luka ya taifaa❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdurahmansaed2505
    @abdurahmansaed2505 Місяць тому +1

    Jambo jambo bwena
    Habari gani mzuri zana
    Ciyaalnimadii baa xasuustay cwa😂

  • @mushtaqchannel7646
    @mushtaqchannel7646 Місяць тому

    M.a❤

  • @hafsaahmed4482
    @hafsaahmed4482 Місяць тому

    Waaw maashaa Allah ❤

  • @SoumeyaAbdi-gy4nn
    @SoumeyaAbdi-gy4nn Місяць тому

    Masha allah nasra qaali🥰

  • @Sabirin-k2r
    @Sabirin-k2r Місяць тому

    Masha Allah nasro qurux ❤

  • @faadumonuur3389
    @faadumonuur3389 15 днів тому

    m.a

  • @naciimomaxamuud3754
    @naciimomaxamuud3754 Місяць тому

    Masha allaah

  • @raqianor
    @raqianor Місяць тому

    Mxaa la qeylinee wlly tartiib codkaada said waye

  • @sawdammumin4653
    @sawdammumin4653 Місяць тому

    Masha allh

  • @Samia-b2u
    @Samia-b2u Місяць тому +1

    NASRO CADEEY ❤❤❤

  • @xafsacabdiraxman7992
    @xafsacabdiraxman7992 Місяць тому +1

    Masha alh wakaqaadnay habo shugri ilhey hakuxifdiyo

  • @user-vz9rq4iq2z
    @user-vz9rq4iq2z Місяць тому

    Mashallh 😊

  • @user-gq2om8tk1q
    @user-gq2om8tk1q Місяць тому +1

    Nasra dheena❤

  • @xalimohassan19
    @xalimohassan19 Місяць тому

    MASH Allah❤❤❤

  • @aliyamustafa8466
    @aliyamustafa8466 Місяць тому

    Mashaa Allah 🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤

  • @fathiamoussa6125
    @fathiamoussa6125 Місяць тому

    Mashallah ❤❤❤

  • @user-pd8gk7qv7d
    @user-pd8gk7qv7d Місяць тому +1

    Nasro Nairobi markan katagay imatay

  • @user-ly9qm1hg3k
    @user-ly9qm1hg3k Місяць тому

    Team nasra 🎉🎉🎉

  • @Najmo35
    @Najmo35 Місяць тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤masha Allah

  • @AmalCOSOBLE
    @AmalCOSOBLE Місяць тому

    ❤❤❤❤mamo😢

  • @madinaebrahim3675
    @madinaebrahim3675 Місяць тому

    Africa dadka ugu fican waa Kenya

  • @khadrobashi6141
    @khadrobashi6141 Місяць тому

    Kuso dhawow Nairobi abayo

  • @user-ym5pn4li9k
    @user-ym5pn4li9k Місяць тому

    Team nasro abtidon one like syster

  • @canabmaxamuud7510
    @canabmaxamuud7510 Місяць тому

    ❤❤❤❤❤❤

  • @AboweAdo
    @AboweAdo Місяць тому

    كل نفس بما كسبت رهينة😢