Xog Dagaalkii Qorilugud oo La ogaaday Cida ka danbaysa? Rasaas iyo shidaal la aan ku dhacay Huwanta?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 лис 2024

КОМЕНТАРІ • 18

  • @nuradin876
    @nuradin876 2 години тому

    Guuul Somaliland ❤

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 3 години тому +1

    Guuuuuuuul somaliland viiva somaliland SSB isaaq waa isaaq viiva viiva viiva somaliland SSB isaaq nimo is not easy isaaq nimo viiva snm isaaq is not easy isaaq nimo is not easy isaaq waa isaaq viiva viiva viiva somaliland

  • @saywhat4807
    @saywhat4807 2 години тому

    WAA RADIO GII RUUSHKA BEENTA KAMA HISHOODAAN REER WAQOOYI WAA LA OG YAHAY INUU MUUSA JABAY
    HJ UU RABO REER ABTIGOOD ISKU DHAMAADAAN ASAGOO AH NIN REER GALBEED OON FAMILY KU HAYSAN BEELAHA HJ IYO DHULBAHANTA

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 3 години тому +1

    Waa huwantaa xaarmaajo faqasha xaarmajo huwantaa xaarmajo ushaqeesa tuuuuug xaarmajo huwantaa

  • @halimadirie5301
    @halimadirie5301 3 години тому +1

    Waa beentood shidaal iyo rasaas toona may waayine guuldaradooday ku qarinayaan

  • @GjFy-c6d
    @GjFy-c6d 2 години тому +1

    Allh irsaaqada hakuyareeyo gardarada allh hajabiyo huwan

  • @ShabeelMedia-y3b
    @ShabeelMedia-y3b 3 години тому

    You right now

  • @qabdiidmohamed6834
    @qabdiidmohamed6834 3 години тому

    Xaq ma aha in dhul nin leyahay aad ku hamido in aad ka qaadato mid ogada darood maanta dhib badan ma haysto wuuna isu gurman kara sida aad filaysan si ka badan

  • @Abdirahiim_Cimraan
    @Abdirahiim_Cimraan 2 години тому

    Mas muse kadanbeeyay

  • @Mfarah100
    @Mfarah100 3 години тому

    Dhulbahante ciir dhanaan dhaaftay la waraabiyey ayaa sidii ciyaalkii elementryga ahaa lagu soo yidhi: Casharkaa maanka geliya oo iga daba akhriye: Abdi Madoobe ku daba tukada; Gala gala dagaalka kaadidiisa ku weyseysta; Isxoraynta waa loo baaba'aaye noloshiinna dumiya, maatadiinna qixiya, dhaqkhtarraduina iyo dugsiyadiinna khamriga ku dhex cabba, Dambiga waa la idinka dhaafi doonaaye calooshuu adkeeyaaye khamriga weysada ku shubta, beenta badan iyo cayda dambidhaaf baa laga helaaye cud walba kaga horreeya, guusha kama dambatsta ah aad gaadhaane 24 saac waalli mooyee miyir qabba diida oo dhan walba u taaca oo xabbadda u rida; dagaalkaa xorriyadda aad ku helaysaan 100 sanuu dib idiin celine u Sabra oo hadhow kow ka soo bilaaba nolosha, Iidoorka sida shinnida indhaha kaga urura noloshay jecel yihiinoo way idiinka yaacii dhulkoogee, ka waalan, ka miyirka qaba, xoolo jirka, baadi doonka meelahaa socda midh midhaysta hoos hoos u dhammeeya nimanka ... waa wacdaraha waqtigu wato iyo u qaadan waaga ... hadmay toosi oo ay khiyaamooyinka iska baandhayn doonaan ... la garan maayo.

  • @Qarandhise
    @Qarandhise 3 години тому +2

    Haa waayo dhulbahanteeh ma xishood waa baqdaa

    • @AhmedHussein-bz1ie
      @AhmedHussein-bz1ie 2 години тому

      @@Qarandhise 😂😂😂😂 wax walba ka sheeg dhulbahante lakiin waa geesiyaal la ogyahay marki isaaq eee gumesi ka aqbaleen English British darwishta gesiyasha somali

  • @saeedmohammedhoori1267
    @saeedmohammedhoori1267 Годину тому

    Waar xogagaal na ma tihid
    Ee beenta ka da dadka
    Ninka cali duul duul la yidha
    Dhagiysta ninka sa runta sheega

  • @MohamedKgb-w8c
    @MohamedKgb-w8c 3 години тому

    Beenta isku maaweeliya 😅😅😅

  • @mustafahaji9697
    @mustafahaji9697 3 години тому

    No resource just too much talk