Jabuuti ma walaalnimo Soomaaliya ay u qabto ayay u diidan tahay damaca Itoobiya ee Bad-raadiska ah?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 15 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 151

  • @Cristiano07-m
    @Cristiano07-m 3 місяці тому +29

    Dunida Masoo Marin Ruux ka qayr badan Kana Sharaf badan Nabi Muxamed scw scw

  • @ladanesalwe8245
    @ladanesalwe8245 3 місяці тому +5

    Mr Gaylan si qurux badan bad u sharaxday aad iyo aad ban uga helay sida fog oo xaqiiqada ah ee aad simalida wax ugu sheegaytay 👍🙏

  • @SharmaakeJamaal
    @SharmaakeJamaal 3 місяці тому +15

    Djibouti walaalanimo kama aha marka xaqiiqad hoose lo ogayaha🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯jaceyla soomaalinimo kama aha shacabka soomaliyedna 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @ahmedshariifsomali8569
      @ahmedshariifsomali8569 3 місяці тому +1

      Ina cumer geelle galbeedka uunbuu u shaqeeyaa ee dano somali marabo naftiisa u daran

    • @abdullahiabdi1332
      @abdullahiabdi1332 3 місяці тому

      Ad iyo ad ​@@ahmedshariifsomali8569

    • @samirqeyz313
      @samirqeyz313 2 місяці тому

      Dantiiisa aya ka dhex arkaa inuu Ethiopia la dagalaaamo waayo waxu kahortaga ethiopia ineey mariin wangsan ka hesho dhinacaas oo djiboutj sameenteeda uu yaraado​@@ahmedshariifsomali8569

  • @SakriyeDheere
    @SakriyeDheere 3 місяці тому +4

    Somaliland ha noolaato❤❤❤ I LOVE YOU SOMALILAND❤❤🎉🎉

  • @enghassansaid9814
    @enghassansaid9814 3 місяці тому +15

    Soomaliya Soomali baa leh ❤..

  • @Zahra-v9r8f
    @Zahra-v9r8f 3 місяці тому +1

    Asc guule Ssc khatuumo State❤🎉

  • @MwikiJack-yz3cl
    @MwikiJack-yz3cl 3 місяці тому +1

    Faaraxow wad ku mahadsantahay sida hufan eed mr guelle noo fahansiisey manta iyo in horaba

  • @jimaleahmed1444
    @jimaleahmed1444 3 місяці тому +1

    Damiiimka soomalida ugu da'da weyn ee ugu jahliga Badan Ee somalia 🇸🇴 hakaas Dhigey Alle Swt hore soomalida Hakuu Dhaafiyo IOG

  • @abobasement346
    @abobasement346 3 місяці тому +1

    I’m so happy in ilahay isku diray cadowgih irir samaleh sheganayay waxan u shegayah ssc inay iskah ilalisoh siyasadahah geleh dofar iyo museh oromoh waxan hubah in geleh u kah baxih donoh khatkah geleh iyo museh oromoh iyo xasan moryan way rafanayan Anagu hadan nahay ssc faidoh weyn bah nogu jirtah burburkah sadexdih nagu so qaday werarkah 2023 in shah Allah waan kah gulaysan Argagixisadah

  • @HamdiMohamed-c9c
    @HamdiMohamed-c9c 3 місяці тому +6

    Wariya sare mahadsanid ❤

  • @aliissa6739
    @aliissa6739 3 місяці тому

    If we knew our purpose here on earth as Muslims in general and as Somalis in particular, Mr Gelle’s schemes and plots would have no place in our lives. Islam elevates a nation. It changes how you think and how you behave. You become noble.

  • @MahdiAliAbshirMahdiAliAb-wd3mn
    @MahdiAliAbshirMahdiAliAb-wd3mn 3 місяці тому +10

    Anigu waxaan ka aaminsanahay ismaaciil cumar geelle in uu yahay cadawga koobaad ee dawlad nimada somaliya ee argagixisada & itoobiya = keenya % imaaraatis iyo reer galbeed kaba kaneceb soocelinta qaran nimada soomaaliya lanbar koow xaasid nimada iyo hagar daamada isaga ayaa inagu haya wariye mahadsanid💯🇬🇲🇬🇶🇸🇴👍❣️☂️

  • @Axmed-gs8vr
    @Axmed-gs8vr 3 місяці тому +6

    Marlabad guul smalilaan

  • @wondroussoul5414
    @wondroussoul5414 3 місяці тому +4

    Maya danteeda ayeey eganeeysa, Ismaciil Cumar Geele somali iyo dowladnimadeeyda ayu diidanyahy iyo Somalia oo dib u soo kabata

    • @halimamumin3643
      @halimamumin3643 3 місяці тому +1

      Waa sax warkaagu. 100%.
      Djabouti Cidna naf uma hayso.
      Somaliland ka baxdey shekadii Ismaciil Geeleh ee la odhan jirey waa odey Somaliyeed.
      Somaliland iyo Somalia midna naf uma hayo.
      Hada se Godkiisii baa biyo ugu soo geley mar hadii uu Ethiopia iyo Somaliland isku soo doon doontey. Good for him.

    • @Sam_Saylici
      @Sam_Saylici 3 місяці тому

      Oo maxa khalada hadi danta dalkiisa eegto? Soo maha waxa madax wayne walbe loo dhaariyay Hassan Shiekh aya looga baahan yahay danta dalkisa inu eegto isna talaaboyin adag qaado

  • @hayaayhaye5528
    @hayaayhaye5528 3 місяці тому +1

    Ismail xataa waa ka xunyahay yuhuuda, weligii maalin wax soomaali u dah uma samayn, dadkiisuna way ka faani jireen somalinimada iyagoo odhan jiray jabuutiyaan baan ahay, maantana somalinimo ayuu ku cataabayaa markuu dantiisa doonayo, godkii uu somali u maleegay ayay ithiopia ku riday

  • @Aliahmed-xe3jf
    @Aliahmed-xe3jf 3 місяці тому +3

    jabuti burburki somaliya ka dib heshiinsiinta beelaha walalaha ah iyo dawladnimada kama shaqeeyn

  • @SakriyeDheere
    @SakriyeDheere 3 місяці тому +3

    Reer jabuuti qolkiinaa yar ilaaliya😅😅😅

  • @sandabarud8818
    @sandabarud8818 3 місяці тому

    Djibouti waxay rabtaaa in xidho dhamaaan dekedaha somalia oo ugu horeyso Berbera

  • @RuunAdan-r7o
    @RuunAdan-r7o 2 місяці тому

    Jabuti iyada doonysa in ay xeeb oo dhan qaadato somali ma rabto

  • @suldaanofficially
    @suldaanofficially 3 місяці тому +2

    Somaliland guuul ❤

  • @saidhashi2856
    @saidhashi2856 3 місяці тому

    Ina Umar Geele; Soomaali midaysan iyo walalnimo midna kama ahan ee maqaayada yar (dakada) ayey ka cabsi qabaan inay ka xirmato.

  • @muqtaargool9296
    @muqtaargool9296 2 місяці тому

    Waa runtaa madax sare

  • @ismacilabdi1278
    @ismacilabdi1278 3 місяці тому +4

    Jabuuti danteeda
    Danteeda ayey ilaashanaysa
    Lakiin inaga Dan inoomahaayso
    Ee danteeda ayey
    Wada lakiin inaga Dan
    Inooma hayso waa
    Xukumad ismaaciil
    Geele wuxuu raba in
    Uu umada somaliyed
    Wuu lug gooya

  • @ahmedrashid9129
    @ahmedrashid9129 3 місяці тому

    Sida uu qof kaste oo somali ah oo caaqil ahiba gran karo waligeed Jabuuti kama shaqayn maslaxada somalida kale.

  • @aboubakerali-in6dj
    @aboubakerali-in6dj 3 місяці тому

    Djibouti wa walalaka dalka somalia

  • @mohakobrachannel2594
    @mohakobrachannel2594 3 місяці тому +3

    Waxay doontaba ha udagaalantee haday ethopia badaas ka ilaalinayso waan soo dhawaynaynaa😂😂😂😂

  • @farahdeck
    @farahdeck 3 місяці тому

    Warya 1977ki guelleh mu aheyn agaasimaha sirdonka jabuti iyo shaqaale sirdon midna lkn waxu ka shaqynjiray population oo ah mesha aqonsiga lagu sameeyay

  • @MOALI886
    @MOALI886 3 місяці тому

    Aankugu daree shirki carta waxay uqabatay iyado ka hortagaysa shirki madaxwayne cigaal uurabay in uusomali isagu heshiisiyo una helo taageerada somalida.

  • @wayyoarrag7574
    @wayyoarrag7574 3 місяці тому

    Jabuuti waa walalaheen lkn madaxdeedo Ayaan ahyn walalo

  • @AmalAbdirisakMahamed
    @AmalAbdirisakMahamed 3 місяці тому

    Jabuuuti
    Kenya
    ETHOPIA
    Dubia
    Waxaaaa naaas nuuujiya jaaaale hawiye
    Hadana iyaga Bay cunaaaan
    Jaaaale daroooood
    Ma ogala
    Jabuuuti
    Kenya

  • @mubarakmaal6011
    @mubarakmaal6011 3 місяці тому

    @Geylan maanta run badanaa waa kow waxaan ka fahmay kooxdisii NN cadho iyo cuqdad badan oo uu geele u hayey kusii daayey... siyaasada bun la isma amaahiyo kusoco

  • @KUSOWQAWDHAN-f6c
    @KUSOWQAWDHAN-f6c 3 місяці тому

    Marka koowaad, Soomaalidu iyaga ayaan rabin in ay yeeshaan dawlad awood leh marka aad eegto, iska daa wax kala e, habdhaqanka kuwa ay madaxda u yaqaanaan; taas cidna ku eedimayno baan filayaa.
    Hadaan u soo noqdo Geelaha Jabuuti, wax kale u ordimaayo e waxa uu arkay in halistii ay "Alamtara" soo dhaaftay oo godkiisa loogu soo galay (haday foolitimaado gyda qarsi majiro). MoU-gu waxa uu halis "amni & mid dhaqan-dhaqaalaba" ku yahay Jabuuti, marka laga yimaado jamhuuriyada Soomaaliya, oo uu ugu horeeyo maamulka Hargaysa laftigiisa.
    Marka, su'aashu waxa weeye, Itoobiya maka noqonaysaa MoU-ga? Tii alle waa gooni, laakiin ma muuqato xaalad & sabab ay uga noqoto; yaaba heli kara "Timir xabaal taala".

  • @warfaaskar7548
    @warfaaskar7548 3 місяці тому +3

    Soomaaliya ha Noolaato.

  • @fahm3d88
    @fahm3d88 3 місяці тому +1

    Ismaaciil shartooda allaha namootiyo

  • @AbdourahmanMoussa-rf4kt
    @AbdourahmanMoussa-rf4kt 3 місяці тому

    Benaalehe Benaaleh Djibouti Hannolato waalalinimo

  • @alcamaarifardo7334
    @alcamaarifardo7334 3 місяці тому

    Geele jabuuti ma matalo waa nin tiisa ka faa,iideysta😢

  • @MOALI886
    @MOALI886 3 місяці тому

    Manta unbaad runta kasheegtay jabuuti inay cadawga somalia ahayd weligeed

  • @mtrmareye5710
    @mtrmareye5710 3 місяці тому +1

    Wa waxlagu qoslo runti in jabuti manta walal lo arko

    • @AmalAbdirisakMahamed
      @AmalAbdirisakMahamed 3 місяці тому +1

      Urur samaaale buuu walal la yahay
      Not daroooood
      Markaaan xilka qabano
      Jabuuti
      Kenya
      Dubia
      Wn dilnaaa

  • @halimamumin3643
    @halimamumin3643 3 місяці тому +1

    Djabouti, Somalia Dan kama laha ee weey isticmaasleysaa.
    Djabouti, waa tii Somalia ku qufushey nidaamka Federalka ee hada Somalia weli la rafaneyaa.
    Ismaciil waa Xaasid aan Cidna dan ka laheen, ee Somalia ha Isla meereeystaan. Somaliland ka baxdey dilaalkii Xaasidka ku ahaa Somaliland iyo Somalia.
    Somaliland dib u Aamin meeyso Djabouti Xaasid.

  • @Abdulkadir-bd1tc
    @Abdulkadir-bd1tc 3 місяці тому

    Djibouti waxba haka sugin, lkn
    WAX WAKSTA KA FILO..!!!😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @diintaislaamka7757
    @diintaislaamka7757 3 місяці тому

    Masha Allah Isha ayaad katoogatey

  • @xaajilacag828
    @xaajilacag828 3 місяці тому

    Italian somalia 🇸🇴 waxa muuqata
    Fahamdarada inaaney aqoon jabuti iyo ethiopia iyo somaliland
    Jabuti xata talabo ma qaadi karto

  • @mahamedqolfaa1079
    @mahamedqolfaa1079 3 місяці тому +1

    Waa sax

  • @abdifatahhassan5561
    @abdifatahhassan5561 3 місяці тому +1

    Ilahy sadexdavha jebiyo somaliya uma rabaan inaey nolaato waa kenya jabuti iyo xabishida

  • @MOALI886
    @MOALI886 3 місяці тому

    Cadawga Somalia iyo somaliland ba wa Djibouti . Iyada riyadi somali in la isu keeno jebisay waana sababta ay somaliland marki hadafkeedi shansomali ah o midawda ay wayday ay ulasonoqotay madax bannaanideeda. Midnimada somali midawda waxay kuxidhantahay Djibouti o dhulka lala simo.

  • @SaafiibnuuXusen-j5p
    @SaafiibnuuXusen-j5p 2 місяці тому

    Anigu itobiyanka aya naxey Lakin warkaga wan ubogey

  • @cabdicagagaab725
    @cabdicagagaab725 3 місяці тому

    Walle xaq baa ku hadashay , Geelle waa munaafaq.

  • @83587
    @83587 3 місяці тому

    Wa labo mid in uu Ismacil dhinto oo nin kafican xilka qabto ama in Somali ya wax ladhaho ay mesha ka baxdo lkn Somali rejo lagama qabo in ay tantooda guud ay fiiriso

  • @keysesaleebaan5875
    @keysesaleebaan5875 3 місяці тому

    jabuuti somaliba waxba uma hayso fanteeday wadaa

  • @CabasMaxamd
    @CabasMaxamd 3 місяці тому

    Kusaliya nabigena muxamad scw

  • @maryamkilwe8037
    @maryamkilwe8037 3 місяці тому

    Jabuuti danteeda ayey somaaliya ka dhex aragtay

  • @abdiqanioomaar7285
    @abdiqanioomaar7285 3 місяці тому

    Nin.ka.xaasinsan.
    Ismaacil.geele.ma.jiro
    Oo.soomaliya.kaga.xun

  • @Abdirahmanmohamed5104
    @Abdirahmanmohamed5104 3 місяці тому +2

    SOMALILAND Guul 🎉🎉🎉

  • @BalaAdibali
    @BalaAdibali 3 місяці тому

    Dan somalia ma aha ee
    Dhaqalihii Ethiopia ay kaheli jirtay ayay waa yeysaa DJ

  • @CabdikhadarIsmaaciil-e4u
    @CabdikhadarIsmaaciil-e4u 3 місяці тому +1

    Illahey somali mel kistee ee ay jogto ha mideyo

  • @Sam_Saylici
    @Sam_Saylici 3 місяці тому

    Horta dhibta reer Somalia haysta waa inay marwalbe jecel yihiin eeda inay qof shishe saaran ayna jeclayn eeda burburkoda iyo horu socod la'aanta ay iyagu ka kow yihiin waan kugu raacsanan kara Geele xiisada imika jirta inu dantisa ka eeganayo waana wax madaxwayne walbe oo danta dalkisa ka fikiraya looga baahna inu sameeyo hadi Ismaacil joogi laha meesha Xassan waxan huba talaaboyin ad adag inu Ethiopia ka qaadi laha marka madax waynihinu hadi uu danta dalkisa go'ano adag oa qaadan waayay ma'aha inad Ismaacil ku xag xagataan talaaboyinka uu qaadayo balse inad dhibato walbe oo Somalia dhabarka ka saartaan madaxdinana aad bila eed ka dhigtaan waa wax lagu qoslo shirki carta waa qofka kaliya ee Somalinimo iyo odaynimo ugu hiiliyay abaal ugu haya ama ha ugu haynina isagu gogosha un ayu idinao fidiyay sidi aad isku mataashaan iyo cida aad soo xulateen inay ka qayb qaadato mid iniga idiib taalo ayay ahayd
    Hora loo yidhi khayr ha falin sharba kuma yimaade

  • @maxamedadan5665
    @maxamedadan5665 3 місяці тому

    Dawlad kasta danteeda ayey eegtaa jabuuti waa lugooda 2,aad , ee soomaaliya , lugooyada 1,aad waa itoobiya , balse soomalidu danteeda ma oga,

  • @asxaabtaqaligasodhowada583
    @asxaabtaqaligasodhowada583 3 місяці тому

    Maya.
    Danahoda dhaqale ayay firsanaysa.

  • @ShugriMukhtaar-v6x
    @ShugriMukhtaar-v6x 3 місяці тому

    Maya dan baa meesha timidd Geelle soomaaliya inay cagaheeda ku istaagto MA rabbo

  • @aliabdilqadir1326
    @aliabdilqadir1326 3 місяці тому

    Waa maya

  • @MustafeBaba
    @MustafeBaba 3 місяці тому

    Soomaalia way halaagsamaysaaa hadaanay xaqiiiqada wajihin oo Somaliland aanay ka hadhin

  • @JamalclqanijamacAre
    @JamalclqanijamacAre 3 місяці тому

    Ilaahay ma aaminsana ma arsaaqadiisa ayaa go,aysa talaw

  • @MohamedHassanAbdille
    @MohamedHassanAbdille 3 місяці тому +1

    Ismaacil wa cadowga Somalia

  • @CabdikariinMaxamuud-q9e
    @CabdikariinMaxamuud-q9e 3 місяці тому

    May djabuuti umadanaynaso somaali ee waxay eeganasaa data ayku qabto itopia

  • @halimahersi8454
    @halimahersi8454 3 місяці тому

    Maya walaal nimo kama aha ee dakadihoodayka arkayn cumar waa cadawga soomaliya

  • @maxamudyaasiincismaan2191
    @maxamudyaasiincismaan2191 3 місяці тому

    Ilaahay ayaa nooga gar gaaraya insha allah

  • @fahm3d88
    @fahm3d88 3 місяці тому

    Soomaaliya madaxdeeda damiirlahay madaxwayne lamida baa wax umeeriya maxaan madaxkale ku eedaynaynaa maya afkoodu mayaqaan markay MAYA bartaan baanu sugaynaa

  • @SahraCismaan-ns1ue
    @SahraCismaan-ns1ue 3 місяці тому +1

    Faqashtii waynayd maanta ayuunbay runta ka hadashay in jabuuti dan aanay uhayn oo aykuguurayso kkkkkk

    • @TherealNomad01
      @TherealNomad01 3 місяці тому

      Jabuuti sowtaad leefleefi jirteen, ma haday idin la xumaatay idinkaba xabashida gudahaay? 😅

  • @zaytum
    @zaytum 3 місяці тому +1

    Tuugo geele aayaabaa raba in bada Somalia uu siiyo bada Somalia cadowga ethopia

  • @billeqabowsade6518
    @billeqabowsade6518 3 місяці тому

    Danaha ayaa isa soo galay ee ma jirto walaalnimo dowlada hada jirta iyo kuwii ka horeeyayba iyo kuwa gobolada laguma tilmaami karo dowlado dan u haya dalka iyo dadka iska leh ee waxa aay hayaan danahooda ilaa dadku fahmaan ama alle keeno kuwa noo shaqeeya ee aan naga shaqeysan sidan ayan ahaan doona

  • @xasansuudi4565
    @xasansuudi4565 3 місяці тому

    Arintaas ilama aha inuu dictator ismaciil cumar geele ka yahay somali jaceyl ee dantiisa ayuu ka dhex arki waayey

  • @AbdimalikMaxamed-pt6yw
    @AbdimalikMaxamed-pt6yw 3 місяці тому

    Anagah siyaasiin wax nagama galin lkin dadkah aan dadkah wax nagah galay waa walaalaheen jabuti waye

  • @cabdulahiciiro
    @cabdulahiciiro 3 місяці тому

    D jabuuti wlltimoda hargaysa muqdisho ka weydey ka heli mayso ssc
    Ismacil cumar gelle waa cadowga koowad Ee Somalia

  • @NuurCade-b8e
    @NuurCade-b8e 3 місяці тому

    Geele waxuu udagalamayaa danta dalkiisa xaqna wuu uleeyaha kama aha jecely soomalinimo

  • @bashirhuorso5736
    @bashirhuorso5736 3 місяці тому

    Daarod nimo miiya

  • @cawaleibrahim968
    @cawaleibrahim968 3 місяці тому

    Somalilnd waliged ba way jirasaa horana way usoconasaa maxaa xala mar ka

  • @salebancalixasan
    @salebancalixasan 3 місяці тому +2

    Cawa uun baad xaqiiqada tabate intiihore qudcur baad gudese

  • @bashaal62
    @bashaal62 3 місяці тому

    MAY EE GODKEEDA BAA BIYO UGU SOO GALEY XABASHI BAD HESHAY JABUUTI DIKADAHEEDA ISTICMAALI MAAYAAN,

  • @calimaxamed673
    @calimaxamed673 3 місяці тому

    Xanuun jabuuti ayaa kaa muuqda
    Cid waliba iney danteeda fiirsato iyada laga raba

  • @Beru700
    @Beru700 3 місяці тому

    Jibouti caqli iyo ciidan midna kuma iman karto gobolka awdal .
    Hargeisa iyo boorama .
    In ka yar 178 km ayay isku jiraan

  • @farhanabdi1102
    @farhanabdi1102 3 місяці тому

    Jabuuti Waa cadawga Soomaaliya oo Ugu fog aduunka. Waxaana cadayn u ah waxay ka gaysatay laas caano

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 3 місяці тому

    jabuuti danteday difaacaysa laakin waxa layaab leh mar ismaacil horor awdal ciidan uu usameynayo meeyday waladi soomasliyed war soomaali wadanka ismaacil ba maamusha ee xasan xilka halaga casilo

  • @AbdimalikMaxamed-pt6yw
    @AbdimalikMaxamed-pt6yw 3 місяці тому

    Walaalo ayaan nahay shacabka jabuti shaqsi ka weyn

  • @MAHADALIAWALEH-ss3zn
    @MAHADALIAWALEH-ss3zn 3 місяці тому

    Warya iguu shuubaa kumaa modeyn ee xaaqiqada kaa hadal

  • @hassancurub
    @hassancurub 3 місяці тому

    Maxaa laga eedayn Jabuuti mar hadii ilaa maanta Soomaalida wataas heshiin la’ ee iyadu iscunaysa

  • @MaxamedCabdi-uq7lu
    @MaxamedCabdi-uq7lu 3 місяці тому

    Somaliland way guuulaysanaysaaaa cidna loo joojin maaayo ❤

  • @khadarciidle1706
    @khadarciidle1706 3 місяці тому

    Somaliland maanta maraykan baan waxka qaadi Karin

  • @CalibashihanguleBashi-hg4sj
    @CalibashihanguleBashi-hg4sj 3 місяці тому

    Kenya iyo ethiopia lama sinna mana ah wax aankaa yeelayno caqligii farmajo ee ahaa cadaw gayagu waa jabuuti axmaaaro iyo eritrea na waa walakayo baad wadaa😂 dawladnimada runtaa waxaa somalia udhisay waa carta Wana marka aan kursigii un ta kuso noqoqnay 2000 kun waana tan ilaa hadda aan wadano

  • @ilkacaselyricslyrics2723
    @ilkacaselyricslyrics2723 3 місяці тому

    Jabuuti waxay waday strategiyada ugu xun survuving ama badbada taaso ah inay gado hal badeeco oo ah inay dekada isticmalkeeda ku tirsananta taaso ah cida isticmalaysana tahayna itoobiya Lknse hada cidi Jabuuti Dekadaha dhistayna oo ah imaraatka iyo cidi isticmaali laheyd ba oo itoobiya dhinac Somaliland bay tageyn

  • @ahmedcumar8335
    @ahmedcumar8335 3 місяці тому

    Kaligiis taliye ismaaciil cumar geele waa munaaafaq dhibaato ku ah Somaalia

  • @ahmedalin
    @ahmedalin 3 місяці тому

    WAX AY TAHAYBA WAA DANTA SOMALIA & SSC.
    MAR HADDII ISAAQ LAND ISKU HADHEEN OO CIDHIYADII LAGA GOOYO.
    MAALINBA SIYAASADDO WAA MEEL. SHALALY TAGTAY, LAAKIIN
    MAANTA SSC DAN MA U TAHAY? HADDII FURSADAN LA LUMIYO
    SSC MAR DAMBE MA SOO MARAYSO. DANTAADA OGOW.

  • @halbeegtrading7632
    @halbeegtrading7632 3 місяці тому

    Iska iloow walalnimo 🤑 Wax baa jira aan la.sheegin warbaa jira aan la baahin se wax walbo dadku ma wada oga 😅😅

  • @abdiasisadendualle1723
    @abdiasisadendualle1723 3 місяці тому

    Karbaasha geele

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 3 місяці тому

    ssc khaatumo qadiyada iyo jirintaanka qaranka iyo madax banaanida soomaaliyed ba loo dhibaatenaya ee dagaalada kale ee kasocda wadanka wa kabiil laakin ssc wa qadiyad soomaaliyed ee garab istaaga

  • @maxamedfaarax6419
    @maxamedfaarax6419 3 місяці тому

    soomaalidu weligeed fahmi maayaan taa daa.haddayba dagaal cusub isku bilowday.

  • @MaxamedFaraxtalan-j1c
    @MaxamedFaraxtalan-j1c 3 місяці тому

    😂😂😂😂😂 Sheeekadi cigaal shiilaad aya xatta ka run badan waxan u wado lakin wuxu ogtahay somaali wax walba uu sheeg

  • @MohamedAdan-m9i
    @MohamedAdan-m9i 3 місяці тому

    Ninkaas waa Cadowga somaliya somahan ninkii xiligi farmajo kenya nogahiliyey oo dhahay kenya waxba kumahaaysa somaliya

  • @abtidonomar5516
    @abtidonomar5516 3 місяці тому

    Gaylan media iyo somali badan midhbaan idin sheegi dhulka iyo bada lasiyey Ethiopia waxa dagan ciise ka imaw jufada isamacil cumar marka ma nin ba ogol in gurigisa la gado marka somalay sidad doontan u arkoo almuhima wa in u geele u didanyahay bada Ethiopia una ogolayn inaad I fahanteen ban filayaa wayo luqadad wax ku fahmayseen ayan nigu shegay

  • @abdifatahxoday9936
    @abdifatahxoday9936 3 місяці тому

    Gaylan Caawa Xaqa ka sheegtay Waxa Ismacil omar geele Ku dhaqmo Ma ahan Diban daabyada Soomli oo dhan waa Qoys gaar waxa u kala dagalamo Hogaanka Somalia wuxu aminsan yahay Inusan Reerkas Haday kursi hogaan Fariistan inu dulaali karin Waxna u yeerin karin Ee Asaga Kursigisa Qiil Qiil galayo Gees africa Ayaga wax u yeerinayan Sida u aminsan yahay Hadalka waa cad yabay Madaxwayne Abdulahi yusuf Iyo Madaxwayne M. A. Farmaajo Si Isku Mid ula dagalamay Somalida kale Target kuma ahan lkn Mar dhow Asaga Kursiga Djabouti Waya doona Mucaaradka iman doona insha alah

  • @sagalabdal9387
    @sagalabdal9387 3 місяці тому

    Somalia ninkii diidayaa dibada haw guuro