КОМЕНТАРІ •

  • @amareveira9357
    @amareveira9357 4 роки тому +1

    Mnshalah waa ilaahay baa siisayay
    waaan alxamduilah ilaahay wiixi ubadka ilaaahay baa bixiya waa deeq alle

  • @Tallaab0
    @Tallaab0 4 роки тому +2

    Maasha allaah somali meelakstoy joogto guul uso korodhay weye.
    Gargar Hospital iyo Dr kaba allah hayno barakeyo.

  • @abdirahmansahalfartaagchan8175
    @abdirahmansahalfartaagchan8175 4 роки тому +7

    ku ururiya dhamaan dadkii ale aan siin ubad lkn markasta alaa bixiya ubad kuwanba alaa fududeeyay

  • @wiilkahargeysajecel8748
    @wiilkahargeysajecel8748 4 роки тому +2

    Masha Allah Guul Somaliland Wlhi hargeysa waa socotey

  • @jamiilanuux1212
    @jamiilanuux1212 4 роки тому

    Masha allah❤

  • @wiilkahargeysajecel8748
    @wiilkahargeysajecel8748 4 роки тому +2

    Hargeysa waa socotey wlhi Masha Allah

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 4 роки тому +2

    Guuleyso Doctor ⭐️

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 4 роки тому +3

    Masha Allah Tabarak.
    Ilaahayoow kuguulee Amiin
    Somaliland Hanoolaato
    Guuleysta Weligiin

  • @iftiinseheacadmey25
    @iftiinseheacadmey25 4 роки тому +2

    Mashalaah hambalyo Gargar hospital hawl fiican qabateen allaha i garab galo

  • @XAQIIQSO2020
    @XAQIIQSO2020 4 роки тому +2

    Mazhalah horumarwaaye

  • @khadarlibaax4403
    @khadarlibaax4403 4 роки тому

    Allhaku guuleeyo hawshaa iyo ilmo beeristaa dr awkoombe iyo xertiisBa

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 4 роки тому +5

    Intii Gorgorku naga Cunay hanoosonoqotee 😂😂 Masha Allah ☝🏾

  • @user-cs8xb4dt5b
    @user-cs8xb4dt5b 4 роки тому +4

    Waxay ilatahay in ay ahyd in rerka nimcada loqariyo ilaa ilmuhu dunida imanayo rabbi haw xafidee

  • @tusmoarahman2216
    @tusmoarahman2216 4 роки тому +1

    Alhamdulilah alhamdulilah

  • @ugbaadsaid5156
    @ugbaadsaid5156 4 роки тому

    Dadka wajigoda ma qarisaab alla maxay danbeyaan dadkani ilmahay hadhow sheeko ka dhigan donaan waa guul uso hoyatay wadanka manshallah

  • @Kartimaal1
    @Kartimaal1 4 роки тому +1

    Mansha allaah waa harumar fiican

  • @najaxcumar2695
    @najaxcumar2695 4 роки тому

    Woooooow allow guuley somalilnd

  • @camelcamel6495
    @camelcamel6495 4 роки тому

    Maanshaa Allah.

  • @mohamedabdilahi6449
    @mohamedabdilahi6449 4 роки тому

    WAA IMA WLL LACAGTA

  • @raxmaabdilaahi2928
    @raxmaabdilaahi2928 4 роки тому

    maansha allaah

  • @zackawil4762
    @zackawil4762 4 роки тому

    MoNzHa alH IlaHy Dr Ha no parakeyo

  • @duuliyekastamtv3017
    @duuliyekastamtv3017 4 роки тому

    *Aw koonbe waxaagu waa qaali ee umada lasaayir, hargeisa labada dhakhtar ee ugu qaalisan baad kamid tihiin ee umada lasaaira*

  • @yasinkrmedia4059
    @yasinkrmedia4059 4 роки тому

    Allah ka baq

  • @abdifatahmowlid3051
    @abdifatahmowlid3051 4 роки тому

    Reerka maxaa camera-da loogu qabtay

  • @mowlidhassan882
    @mowlidhassan882 4 роки тому +1

    Ilmaha la beero iyo ka kale maxay ku kala duwanyihiin

  • @salebansallo7717
    @salebansallo7717 4 роки тому +1

    horta danbi manay ahyn beristan

    • @jeedalcas4899
      @jeedalcas4899 4 роки тому

      may wll danbi maaha labadii biyo ee ilaahay isku baneeyay un weeye waxaa danbiya marka biyo laba qof oon is qabin la isku daro.

    • @salebansallo7717
      @salebansallo7717 4 роки тому

      @@jeedalcas4899 mahsnid zxb

  • @filsanmohmed1062
    @filsanmohmed1062 4 роки тому

    Ilahay ka baqa abuuraha ilahay ayaad fara gashanaysaneee danbi joojiya yaaa allah waxkasta waa laga maqli soomalidaan dhaqanka xun 🖕🖕🖕🖕

    • @XAQIIQSO2020
      @XAQIIQSO2020 4 роки тому +1

      Halkaa cilmi maw leedahay

    • @oomaaryare659
      @oomaaryare659 4 роки тому

      Wll si shareecada diintu islaamku ogoshey ayaa loo sameynayaa

    • @zayidmeeaad8660
      @zayidmeeaad8660 4 роки тому

      sheeko gaalad waaye akhiro la.aan

    • @oomaaryare659
      @oomaaryare659 4 роки тому +1

      Wll vedio yada barmaamijkoo dhamaystiren daawo kadib culimada weydii
      Diinteenu waxyaabahan ay samaynayaan weynoo banaysay waxyaabaha aanay inoo baneyn ma qabtaan hospital kan

    • @wiilkahargeysajecel8748
      @wiilkahargeysajecel8748 4 роки тому

      Diintu Waa baneysey

  • @fardawsam816
    @fardawsam816 4 роки тому

    MaashaAllaah maashaAllaah
    Waa arrin lagu farxo Alxamdu lillaah Alle haynoo siyaadsho hormarka nabada iyo nolosha.