Dood Xasaasiya- Dagaalka Somalia iyo Ethiopia Qorshaha Dawlada Masar + Digtoonida Somaliland.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 25

  • @mursalabdi4546
    @mursalabdi4546 13 днів тому +4

    Daalxa masha Allaah

  • @SomalilandSomaliland-t2o
    @SomalilandSomaliland-t2o 12 днів тому +2

    Ninkas reer muqdisho ❤❤❤horta runta ayu shegayi hdi lays xasido ijiid aan ku jiido wa gacma daalis

    • @SomalilandSomaliland-t2o
      @SomalilandSomaliland-t2o 12 днів тому

      Somaliland in la aqoonsado ayuun bay jealous ka yihiin one ❤️ ❤❤❤inta Somaliland jecel ❤❤❤❤

    • @SomalilandSomaliland-t2o
      @SomalilandSomaliland-t2o 12 днів тому

      Horta Somalia lama aqoobsana Somaliland ayaydun aqoonsigeedi 64sano ku shaqaysanysen marka hdi Somaliland la ictirafo idinku zero ayadun noqonaysan mxayely xukumadinu aqoonsi ayay na helayn 😂😂😂😂😂😂😂one ❤❤❤❤❤❤Somaliland

    • @patreon.comAminaWarsuma
      @patreon.comAminaWarsuma 12 днів тому

      @@SomalilandSomaliland-t2o Ethiopia wants to steal our land you will not be recognized on the white man's global stage nor will your currency. Why can't Somalilanders understand that you have been lied to.The white man's promise to you was a lie, and he is the only one that can give you recognition. Biden in America has blocked your recognition maybe Britain will do it or not? Peace!

  • @Qaramimedia1
    @Qaramimedia1 13 днів тому +4

    Ninka u horeeyey runlow buu ahaa wax badan og noolow bro

  • @umalkhymohamed7492
    @umalkhymohamed7492 13 днів тому +4

    Allah ruun baadna kaan waa ilma xalaaal run haadi somali isku shegayso waxba maa xumaden marba sidste donaaan Geelle Iyo gurgurte maa laa naga dhadhicinaya shekaden hadhagi faqash taa oo qabile wale baa Lee baa waada ruuntu haa warto

  • @AshaAbdi-rd8fy
    @AshaAbdi-rd8fy 10 днів тому

    True❤

  • @fadumocali1407
    @fadumocali1407 13 днів тому +4

    Urayso somaliland waa dawlad hore mid nimo danbe ma jirto

  • @yasinyusuf5629
    @yasinyusuf5629 13 днів тому +1

    Soomaaliyeey ha isku xiiqina keliya nin walbow meeshaada ii maanso soomaalinimo weynu ku fashilanay markaa runta wajaha oo xaqiiqda ogalaada

  • @ahmeddaud5075
    @ahmeddaud5075 12 днів тому +1

    Ethiopia iyo Somaliland ujeedadii MOU wajigii hore waa ku guulaysteen ,
    1-waxa uu urur walba oo Aduunyada dawladaha ka jiraa ku bohoobeen UN ,AU

  • @samewadasamewada
    @samewadasamewada 8 днів тому

    Walaahi hadaan soomaaliya ka hadhin somaalilaan waligeed nabadi ka dhalaln miiso soomaaliya waana loo wada joogi wixii nool

  • @mohameddahir3227
    @mohameddahir3227 12 днів тому +1

    Kkkkkkkkkk Kkkkkkkkkk jecliya markuu jaboo cadowugaa rer somalilan somalikushega konfureed wan kuraxaysta markuu jaboo cadowugaa rer somalilan somalikushega konfureed Way dhamatay xiligii laguu dawarsan jiraay somali somali iyo waxaa gormaa lagatagay warkaa Wallohayo itobiyaa wanuu sodhaweynayna hadanunahay shacabka rer somaliland

  • @jamilajamila-h8v
    @jamilajamila-h8v 7 днів тому

    Xasan guraguurt waa laaluusha doona xamara oo qaraxayasa oo nabadeeda gacanta ka baxadaye maxuu Somaliland u qabana karaa.nina tiisii dayacaye

  • @soraya.a7956
    @soraya.a7956 9 днів тому

    Siyaasada reer guuraaga 😅

  • @ilizasaleban88diriye21
    @ilizasaleban88diriye21 6 днів тому

    B

  • @haweyorashid9419
    @haweyorashid9419 12 днів тому

    Duuli duulii dhaalay aaragtiih dhaawah

  • @maxamedcisicabdi8764
    @maxamedcisicabdi8764 13 днів тому

    Beenaale jaajus lasoo dhexmaro