Meysa caafimaada Allah ha siiyo walashey mcn markad wax soo gubineyso wax kugu soo laabanaya waa la isk ilaaliyaa orange wax kuu tareyn buuq iyo daleeceyn un aad ka qaadeyso
Ruumiyeey allaah yaxfidak wl Mashaakilka dumarka soomaalida haysta. Waa dad ha hadlin waa ceeb iyo wixii la mid ah lagusoo koriyay Markaa 40ka hore ama 30ka sano ee hore oo dhan waÿqarsadaan mudhkilaad kooda waxyaabo xal loo helilahaana way iska beerdareeyaan. Markay 40ka dhafan ayay qarxaan ma garanayo malaha markasay is yirahdan cidi waxba kaama qaadayso. Aniga sidasbay ila tahay.
Rumiyeey halaqwin walaal gabadhaan waxa aysoomartaba waxaba kamarabtee waa in uuyiraa abo waa warcad dad ma aha abo waxaas lama dhihikaro bisinka lakabaq 😢
Ani wey Ila saxsan tahay gabadha markup14 Ila iyo kabaatan20waa market u baa hi badan yihiin waxba Salim’s dhihin we wasting ayaa badan in at soo bandhigto ku darso ima Hata markuub22 jiro waxay bilasbayaan in aa aha ku weydiyasn
Ruumiyeey walaal ayadaa is ceebaysay naagtii daahir CALASOOW ku lahayd saanbiyaan joogaa ku lahayd ayaa loo diray oo soo kaxaysay walasoodiray laakiin wiilkeedana qalbigaykajabisay
Oomaar waa nin cumar maxamuud ah reer mahad ka ah wiilkuna reer mahad ayaa haya islaanta haysataa waa reer mahad maxay karabtaa wiilka inay ceebaysay may oga
Asc wiilkeda ayey ilhamaysatay 15 jir sano ayaa ba ale ugar siyey bal Hada Maxay u gabahantahay Subxanalaah dumarkii somaliyed wasowashen ale imanka hakusogo
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤🕋🫶🏻
Meysa caafimaada Allah ha siiyo walashey mcn markad wax soo gubineyso wax kugu soo laabanaya waa la isk ilaaliyaa orange wax kuu tareyn buuq iyo daleeceyn un aad ka qaadeyso
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha nonaxariiso ya Rabi
Allaah ha caafiyo ilmaha yar
Haday gaajo ka tagtay
Markii alle ka qaniyeelay oo America yimi .
Muxuu u biilin waayay ilmihiisa muxuuse ula xidhiidhi waayay.
Alaha hakuucafiyo Abaayo
Mashalaah abayo allxamdulilaah somaliya
Gabadhu daahir ayay qancinaysay waxay tiri daahiroow reemahad waa dad xun waa gun waana reer abtigay allaah ilayn ceeb looma dhinto cunugaas hooyo mahaysto
ALLAAHU HACAAFIYO CUUNUGTA AMEEN ALLAHAYOOW 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Abayo14 sano wuu ka bahi badan yahay markuu yar yahay
Ruumiyeey allaah yaxfidak wl
Mashaakilka dumarka soomaalida haysta.
Waa dad ha hadlin waa ceeb iyo wixii la mid ah lagusoo koriyay
Markaa 40ka hore ama 30ka sano ee hore oo dhan waÿqarsadaan mudhkilaad kooda waxyaabo xal loo helilahaana way iska beerdareeyaan.
Markay 40ka dhafan ayay qarxaan ma garanayo malaha markasay is yirahdan cidi waxba kaama qaadayso.
Aniga sidasbay ila tahay.
Walaal wax baa qaldan waan kugu raacsan nahay wiilka yarka ayey meel aga dhacday
Runey anigu Wan yabanahay waxan layabay yohohin kiwaba kasodaren ilmihi soshilmidiyehi ayey kucebenayan intay usdhahan nin ka arso hadow kakhadlahana wey cadan hadi lodayana Way Cabadan xage naloraca wa yab rune
Waa saas wll
Sax
Rumiyeey halaqwin walaal gabadhaan waxa aysoomartaba waxaba kamarabtee waa in uuyiraa abo waa warcad dad ma aha abo waxaas lama dhihikaro bisinka lakabaq 😢
❤❤❤❤❤❤❤❤
Ayada isku dhintay timangabano dhan Wala sodiray
Abayo allaha ku cafiyo gabdha yer tan kle Abayo qof gajo logama tago waxas okle wa ceb
Wey yareyd
Asc wll wax laaqariyo qurun baakujira😂
Wcs RUumi abaayo waan dhagaystay wana ka naxay horta aniga fikirkayga 2arid un weeye
1..haday run tahay waxay ku hadlayso 14 aanu biilan aabe dhihin iyadaa saxsan !!!!
2...haday fanaanka been ka shegaysana iyada ceeb qabta
Oomaar gaajay iiga carartay muu xalka dhigay ?
Punlic ahayd inuu dadka uqanciyo
Ayadaa qaldan kowdii waxay tiri markuu shaqaysan waayay waxna aanka waayay ayaankatagay hadana markay naagihii iska dhis istiri ayay hada keentay 700 illaa 800 doolar ayaa naloo soodiri jiray waa beena leey daahir CALASOOW iyo tii ag ooyaysay ayaa soo taxaabtay
Haa sax waye iney hada so hadasho maba eehen waba u korey
WCS WALAASHAY 🫀 SCW 🫀 SCW 🫀 SCW 🫀 ALAAHU AKBER ☝️❤
Ani wey Ila saxsan tahay gabadha markup14 Ila iyo kabaatan20waa market u baa hi badan yihiin waxba Salim’s dhihin we wasting ayaa badan in at soo bandhigto ku darso ima Hata markuub22 jiro waxay bilasbayaan in aa aha ku weydiyasn
Ruumiyeey walaal ayadaa is ceebaysay naagtii daahir CALASOOW ku lahayd saanbiyaan joogaa ku lahayd ayaa loo diray oo soo kaxaysay walasoodiray laakiin wiilkeedana qalbigaykajabisay
Oomaar waa nin cumar maxamuud ah reer mahad ka ah wiilkuna reer mahad ayaa haya islaanta haysataa waa reer mahad maxay karabtaa wiilka inay ceebaysay may oga
Omaar oo lohaystey farrid ayeyy nabartay inankuu marku weynadoo aabuu u bahanyahay lacag marabtoo ee ilmaha aabay mee lee waainu ogadaa
Markay maqashay wu arosaya ayay masayrtay wasas shekada
Wey fududaatay mar hadey jarmal joogto wiilkeda waxba ugama bahna abihii iney iska amustaa uquruxbadneyd sikale iney kuwada xiriiriso ayaa ficneyd oo ay abihii numberkisa siiso
😂😂😂😂😂
Asc wiilkeda ayey ilhamaysatay 15 jir sano ayaa ba ale ugar siyey bal Hada Maxay u gabahantahay Subxanalaah dumarkii somaliyed wasowashen ale imanka hakusogo
Wax kasta sida loo qarinaayey qurunkii baa nagu batay. Banaanka hala geeno. Dumar uu live uula qoslaa 100 lowgiisana biil uma tiro.