DEG DEG:SAMAFALE IGARE YASIN XAJI OO DIB UGU SOO LABTAY KENYA XASKISA OO CAFIMAD QABTA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 жов 2024
  • We need your support to encourage you to join us.
    Subscribe and Leave your comment Don't Forget
    Produced By GAAS FILMS ©️ All Right Reserved
    Contact Me What's up +254706960721
    #GAAS_FILMS_VLOGS_SUSCRIBE
    #GAAS_FILMS
    #GAAS FILMS MEDIA
    #SULDAAN SEERAAR
    #GULLED SIMBA
    #ILKACASE QAYS
    #XARIIR AHMED
    #ISKALAJI
    #NAJMA NASHAAD
    #HODAN ABDIRAHMAN
    #SHARMA BOY
    #CABDIRISAAQ ANSHAX
    #QAMAR SUUGAANI
    #UGBAAD ARAGSAN
    #ISMAIL DANAN
    #MAXAMED BK
    #SAMATAR
    #MURSAL MUSSE
    #MISS XIIS
    #KIIN JAAMAC
    #SHAADIYO SHARAF
    #NADIIRDA NAYRUUS
    0 Comments
    DAAWO:ADAA QOSLI DOONEE HADAD QOSLI WAYDO WAAD XANUNSAN TAHAY DHAQTAR TAG...
    #GAAS_FILMS_VLOGS_SUSCRIBE
    KU XIRNOW MARKASTA #GAAS_FILMS& VLOGS KALANA SOCO BARNAAMIJYO KU XIISO GALIYA FADLAN HADII AAD KU CUSUB TAHAY CHANNELKAN #SUBSCRIBE NOO SAAR VIDEO GANA #LIKE SAAR SIINA SHARE GAREE MAHADSANID
    #GAAS_FILMS
    #GAAS FILMS MEDIA
    #SULDAAN SEERAAR
    #GULLED SIMBA
    #ILKACASE QAYS
    #XARIIR AHMED
    #ISKALAJI
    #NAJMA NASHAAD
    #HODAN ABDIRAHMAN
    #SHARMA BOY
    #CABDIRISAAQ ANSHAX
    #QAMAR SUUGAANI
    #UGBAAD ARAGSAN
    #ISMAIL DANAN
    #MAXAMED BK
    #SAMATAR
    #MURSAL MUSSE
    #MISS XIIS
    #KIIN JAAMAC
    #SHAADIYO SHARAF
    #NADIIRDA NAYRUUS
    0 Comments
    #GAAS_FILMS_VLOGS
    MARKASTA KU XIRNOW GAAS FILMS
    0 Comments

КОМЕНТАРІ • 109

  • @ibtisambintuosman3922
    @ibtisambintuosman3922 7 місяців тому +8

    Alxmdulilaaaah ilaaahy baa mhdleh soo nabad keenay iyagoo caafimaad qaba

  • @deeqoomar3074
    @deeqoomar3074 7 місяців тому +3

    Alxamdulilaah caafimadka Allaha u siyadiyo inta xanuunsan dhamaan caafimad taam allaha siiyo

  • @RAOAILENJOY
    @RAOAILENJOY 4 місяці тому

    Alxamdulillah yaa Rabi Allow usiyadi cafimad keda inta xanunsana Allow cafi

  • @hamdiahmed6508
    @hamdiahmed6508 7 місяців тому +1

    Asalaamu Alaikum warahmatuallahi wa barakatuhu, walashey Fowsiyo iyo xaajigeeda Suleiman waan ku faraxsanahay caafimaad keeda 🤲🤲🤲waa Laylo UK.

  • @fadumaabdiaden3030
    @fadumaabdiaden3030 7 місяців тому +2

    Maasha allaah tabaaraka laah, allah u siyaadiyo, aamiin aamiin

  • @salman_sergio_shorts
    @salman_sergio_shorts 7 місяців тому +3

    ilaahay qofwalba meeshu jogo hagu asturo haguna irsaaqo alle caafimaadna hasiiyo intii xanuusan amiin yarabi

  • @anabfarah1178
    @anabfarah1178 7 місяців тому +2

    Masha Allah waaa farxad yaarabi usiyaadi caafimaad

  • @MustafaY-dm3cg
    @MustafaY-dm3cg 7 місяців тому +2

    Mansha allah, ilaahay haw siyaadiyo caafimaadka

  • @khadijac9841
    @khadijac9841 7 місяців тому +2

    Maanshallah tabarakallah

  • @fatumaali1463
    @fatumaali1463 7 місяців тому +2

    mansha allah ilaahay hau siyaadiyo
    gabadha caafimaadka

  • @aminaabdirahman116
    @aminaabdirahman116 7 місяців тому +2

    Masha allaah alle ha usiyaadiyo caafimaad ka gabadha 🎉❤

  • @falisa576
    @falisa576 7 місяців тому +1

    Masha Allaah tabarakallaah ilaahay
    Nabad iyo caafimad qab inku so celiyey
    Wallken igare iyo xaaskisa weliba
    Caafimad Alle siiyey muraadki u tageen
    Alle u suurto galiyey ad iyo ad ban
    Ugu farax sanahay Alxamdullaah
    Umada somaliyeed ka qayb qaadatana
    Wax ka qayr badan Allaha ugu wada
    Badalo Amiin

  • @siciidoabshir7341
    @siciidoabshir7341 8 місяців тому +3

    Waahi wa runtii waan ku faraxsan nhy caafimadka ayey heleen

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 7 місяців тому +2

    Ax wan Wayne bartan mashallah hambalyo ❤️

  • @Najmamo-g6s
    @Najmamo-g6s 7 місяців тому

    Masha allah

  • @sacdiyaomar4726
    @sacdiyaomar4726 7 місяців тому +2

    Manshaa alllh walalkey qalii wakuu farxay

  • @Sahrokeyf978
    @Sahrokeyf978 7 місяців тому

    maasha allaah walaalkeey waan ku farax sanahay in aad Dib u soo noqoto waxaan 5 bilood ka hor isku aragnay dalka India magaalada haydarbad run ahaantii waan salaamay waana uu ii sheegay inuu mudo joogay dalkaas Alxm ❤

  • @abdifatahahmed7753
    @abdifatahahmed7753 7 місяців тому +4

    illaaahy ha caafiyo waa ninka kaaliyaa aan xaalkiisa is waydiiyeye

  • @abumaxamed1925
    @abumaxamed1925 7 місяців тому +1

    سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم

  • @Rahma-dg4lj
    @Rahma-dg4lj 7 місяців тому +2

    الحمد لله على السلامة والعودة الي البلد سالمين معافين
    Alxamdullahaah

  • @hannan9431
    @hannan9431 7 місяців тому

    Alxdullaah, Allah ayaa mahad is kaleh walasheen caafiiye Allaha usiyaadsho cafimaadka walaheen.
    You are the best Husband in the world.

  • @hooyosomaliyed4029
    @hooyosomaliyed4029 7 місяців тому

    Maanshaillaah maanshailaah Maanshaillaah Tabaarakallaah XAfedullaah ❤❤❤❤❤❤

  • @sumayoabdulkadir4615
    @sumayoabdulkadir4615 7 місяців тому +2

    Ale haku cafiyo xaskaga

  • @KawsarCumar-gz6zi
    @KawsarCumar-gz6zi 7 місяців тому +2

    Alxamdulilaah

  • @UbaxMaxamed-h9b
    @UbaxMaxamed-h9b 7 місяців тому

    Masha allah aad iyo aad ayaan ugu farxay illahay in uu cafimaadkeda uso celiyay alx

  • @pashkaupdybashka3209
    @pashkaupdybashka3209 8 місяців тому +2

    welcome backa legend

  • @deeqoali57
    @deeqoali57 7 місяців тому

    Aamiin alaaha usiyadiyo caafimadka

  • @siradm
    @siradm 7 місяців тому

    Waa Ilaahay mahaddiis kol hadday caafimaad qabto ood soo noqotteen. Ilaahay inta meeshaas ku xasuusan iyo meelkastaba Allaha caafiyo, Ilaahayow caafi Rabbiyow

  • @Samiiraabdi-r7o
    @Samiiraabdi-r7o 7 місяців тому

    Mash allah farxad waarta allah idin siiyo walal igare iyo xaaskiisa❤❤❤❤❤❤❤

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 7 місяців тому

    Kheyr aan dhamaan kuligiin ❤🐎💕❤💙💐🌺💯💯💯❣️❤️😭🇸🇴❤️🇸🇴❤️❤️❤️❤️❤️🏃🇸🇴🇸🇴❤️❣️🇸🇴🇸🇴❣️❣️❣️🕋💎🇸🇴🇸🇴

  • @AbdilahiYare
    @AbdilahiYare 7 місяців тому +1

    Mashlh

  • @MaryamMohamed-ru6fr
    @MaryamMohamed-ru6fr 7 місяців тому

    Mashallah allahuma baarik ilahay ha usiyaadiyi caafimaadka abyo ❤❤❤❤❤

  • @amalyusuf1210
    @amalyusuf1210 7 місяців тому +1

    Allahu akbar, Alxamdulilah haday gabadhi ladnatay

  • @sahraroble9842
    @sahraroble9842 7 місяців тому

    Alxamdulilaah ❤

  • @SaafiAli-wd5oq
    @SaafiAli-wd5oq 7 місяців тому

    Alxamdulillaah illahay baa mahada iska leh aad baan ugu farxay in aan mar labaad idin arakay waxaan idin idin rajeynayaa caafimaad iyo farxad dhameys tirin in shaa Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @aminaabdi600
    @aminaabdi600 7 місяців тому

    Mansha Allah farxada iyo caafimadkaba Allah ha idin siyaadiyo.

  • @hodankhalif932
    @hodankhalif932 7 місяців тому

    Mansha allah illahy ha ku barakeeyo wllo axl

  • @ilwaaddegan2449
    @ilwaaddegan2449 7 місяців тому

    Allow caafimaad ka usiyaadi alx alx alx allow inta buktana caafi ❤❤❤

  • @denverdenver6688
    @denverdenver6688 7 місяців тому +2

    Mashap aplahp i hve seen in India

  • @سميرة-ط6ذ
    @سميرة-ط6ذ 7 місяців тому

    Alaxamdulilaah

  • @Hamdaofficial1
    @Hamdaofficial1 7 місяців тому

    Maasha allah illaaheey ayaa mahad iska leh allaha xafido

  • @xalwaahmed854
    @xalwaahmed854 7 місяців тому

    Masha Allah Masha Allah ❤❤❤

  • @fardowsaabdi8671
    @fardowsaabdi8671 7 місяців тому

    Maanshaa Allah alle ayaa mahad iskaleh alxd ❤❤❤❤

  • @samiyahmuuse1762
    @samiyahmuuse1762 7 місяців тому

    Manshaa Allah tabrka Allah

  • @deqoahmed5258
    @deqoahmed5258 7 місяців тому

    Miskiin hal sano ayuu wada cadaaday murug darteed alx haday caafimaaday xaaskii waa isku aduunyo illlahay mar danbe idinkuma soo celiyo intii horana danbi dhaaf illahay ha inkaaga dhigo amin

  • @khadraabdi1565
    @khadraabdi1565 7 місяців тому

    Maashan allah ❤❤

  • @FaraxAbdirahman-fu1fp
    @FaraxAbdirahman-fu1fp 7 місяців тому

    Manshaallah ale gabadha cafimadka howsiyadiyo malinki horana wan la ilmewyay xanunki gabadha iyo burugti igare kamuqatay mantana farxad ayan al ilmeyay Alxmadulilah ale gabadha cafimadka howsiyadiyo inta inaga xanunsan odhana ale hacafiyo melkastoy Jogan

  • @saidissa1815
    @saidissa1815 7 місяців тому

    Mashaa alaah almdulilaah ilaahow I siyaadi asga iyo in islaam ah

  • @XamidXersi
    @XamidXersi 7 місяців тому

    Alxamdulilaah illaaheeybaa caafiyay walaasheen

  • @farhiyajamaa7717
    @farhiyajamaa7717 7 місяців тому

    Allah ha cafiiyo

  • @Rohitmalhutra
    @Rohitmalhutra 7 місяців тому

    Masha Allah igare xaaskiisuu ku jano tagyaa ilaahay haka abaal Mariyo wan is waydiiyey maxa ku dhacay will kii xaaskiisuu kalyuhu fariisteen
    Alxmd gabadha ilahy u cafiyaa mahadaas iska leh

  • @ShukriyaSharaf
    @ShukriyaSharaf 7 місяців тому

    Alxmdullah waa alle mahadis wenye hadaad faraxsanthy

  • @Tusmo
    @Tusmo 7 місяців тому

    manshaahaa alahu akbar]

  • @aminaismail2779
    @aminaismail2779 7 місяців тому

    Maanshalaah
    Ilaahow mahada ilaahow
    Usiyaadi caafimaadka
    Igareilaahow udebdhaaf

  • @ayaanjawaase7163
    @ayaanjawaase7163 7 місяців тому

    Mashaa alaah

  • @fadumohassan2425
    @fadumohassan2425 7 місяців тому

    Bisinka Wallahi howsha uu galey way ka muuqataa

  • @xasamaxamed9322
    @xasamaxamed9322 7 місяців тому

    Masha Allah Alxamdulillaahi

  • @SeynabXuseen-k9s
    @SeynabXuseen-k9s 7 місяців тому

    masha alaah .ilahaakumahqdsan.socafiyay

  • @kabtan35
    @kabtan35 7 місяців тому

    alle caafimaadka ha u siyaadiyo

  • @umurayanchannel6559
    @umurayanchannel6559 7 місяців тому

    Alxm Allahu Akbar ilahbamahadleh Allah cafimadka ha uziyadsho

  • @sahrahassanali9340
    @sahrahassanali9340 7 місяців тому

    Alla nin rageedsanaa wallhi korkiibaa wada cadaaday inankii yaraa dareenka uu walaashiis ladareemayay darteed😢 wll ilaahay intaa hakaaga koobo dambi dhaafna haydiinka dhigo dhibkaad marteen wllhi qalbigaa ixanuunay markaan arkay walaalkeen bidhaantiisa hadana waan kufaraxsanahay inay wada socdaan iyagoo nabada😢

  • @hodandahir8111
    @hodandahir8111 7 місяців тому

    Ilahay ha cafiyo inta xanusan

  • @SahraAhmed-m3t
    @SahraAhmed-m3t 7 місяців тому

    Alxamdulillah alxamdulillah ❤

  • @sucdihussein7533
    @sucdihussein7533 7 місяців тому

    Amiin Amiin Amiin ALLEaya mahadleh☝️☝️🤲🤲☝️☝️🤲💕❤️❤️🤲☝️💕🇸🇴🥰

  • @fatimahassan6872
    @fatimahassan6872 7 місяців тому

    Alhamdulillah 😢igare wuu is badelay walahi

  • @ummkhubayb2290
    @ummkhubayb2290 7 місяців тому

    Allahu akbar

  • @XaawiMaxamed
    @XaawiMaxamed 7 місяців тому

    Subxanalaah.alle.ayaa.mahadleh

  • @MaryamhusseingaraneMaryam
    @MaryamhusseingaraneMaryam 7 місяців тому

    M.a❤❤

  • @Hoyadey
    @Hoyadey 7 місяців тому

    Alxmdulillah yarbbi alxmdulillah yarbbi wan kufarxay wlhi

  • @aminoaden6671
    @aminoaden6671 7 місяців тому

    Allah ayaaa mahad leh alx

  • @hodanbashir7886
    @hodanbashir7886 7 місяців тому

    Alxamdulillah🤲🤲🤲🤲🤲

  • @axmedyare8913
    @axmedyare8913 7 місяців тому

    Allah ayaa mahadle

  • @afnaanmohamed9765
    @afnaanmohamed9765 7 місяців тому +1

    Alxm hadayba caafimaaday lkn igare aad buu isu badalay wllkey aduunka iyo aakhiraba murugta allha kaa dul qaado wlhi waa ka naxay

  • @fredy8321
    @fredy8321 7 місяців тому +1

    QofkastA waxuu dadkiisa gashado ayaa lagu abaal marin. Alayaarik igare family.

    • @Xaswawa-rz2et
      @Xaswawa-rz2et 7 місяців тому

      Adigo oo wanaag badan falay ayaa lagaa dhawaajin oo lagu dayici laakin wax Waliba allah darrtii u samee isagaa ayaa ku dayaceen.

  • @KheiraHassanKheiraHassan-co4qu
    @KheiraHassanKheiraHassan-co4qu 7 місяців тому

    Alxm❤

  • @rumaanmacalin
    @rumaanmacalin 7 місяців тому

    Subxanalah subxanalah subxanalah ilaahow caafi inta bugta walee isbedel badan aya kuyimid muuqaalkisa murug ta darteed

  • @owliyo1218
    @owliyo1218 7 місяців тому

    Igare hydrebad ku arkay bishii 1aad 2023

  • @Bahjawarsame34
    @Bahjawarsame34 7 місяців тому

    😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @ummkhubayb2290
    @ummkhubayb2290 7 місяців тому

    ❤❤❤❤❤

  • @farhiyajamaa7717
    @farhiyajamaa7717 7 місяців тому

    Alxmuduliah Alxmuduliah

  • @sahromohamed194
    @sahromohamed194 7 місяців тому +1

    Horta ninkaan goormuu ciroobay

  • @saynabdaye7382
    @saynabdaye7382 7 місяців тому +2

    Bisinka igare miyuu dhaqsahaa ku cireestay mise madooweesuu marsan jiray

    • @Jojii699
      @Jojii699 7 місяців тому

      Anaba hada yabay

    • @UbaxMaxamed-h9b
      @UbaxMaxamed-h9b 7 місяців тому

      Wallo waxaan filaya welwelki xanuunka xaaskiisa ayaa cimri degdeg ku riday Alx in ay cafimaad qabto

    • @Gmaaad
      @Gmaaad 7 місяців тому

      @@UbaxMaxamed-h9baniga sidaasa noqday waliba 30 baa jiraa qurbaha intaa soogala saas noqday 😅😅😅😅😅

  • @mahdi___ibnu____mawlid3454
    @mahdi___ibnu____mawlid3454 7 місяців тому

    Allá ninfa maxan radinayay alxm ugu danben😢❤

  • @yusufahmed5759
    @yusufahmed5759 7 місяців тому

    CCC Allaha usiyaadiyo

  • @umuahmed4253
    @umuahmed4253 7 місяців тому

    Maalinkii hore murug baan la ooyay maantana farxad lkn dhibkuu maray igarre madaxiisay kamuuqataa 😢

  • @SharmarkeIsmail-g4m
    @SharmarkeIsmail-g4m 7 місяців тому

    Igare sxpkay

  • @sowdahassan9690
    @sowdahassan9690 7 місяців тому

    O yaa u bixiyay kalida

  • @sahroabdi-e3f
    @sahroabdi-e3f 7 місяців тому +1

    Igare wan kutebey

  • @Tusmo
    @Tusmo 8 місяців тому +1

    ua-cam.com/video/H6IwyKcKuCU/v-deo.html

  • @maariyaMuhmed-qo6jq
    @maariyaMuhmed-qo6jq 7 місяців тому

    illahow dadka xunxun ee xaasidiintaa naga qabo

  • @gaasfilmsvlogs613
    @gaasfilmsvlogs613  8 місяців тому +2

    PLS SHARE GAREYA SSC KHATUMO ua-cam.com/video/H6IwyKcKuCU/v-deo.html

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 7 місяців тому +1

    Kenya ileen MOORYAN Somalida rogtey ayaa meesha ku dhuumaleysanya halaga soo tarxiilo

  • @ubaxjamac-ds1qy
    @ubaxjamac-ds1qy 7 місяців тому

    masha aallah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hodanapdi8622
    @hodanapdi8622 7 місяців тому

    Mash allah

  • @XaawiMaxamed
    @XaawiMaxamed 7 місяців тому

    Alxmudulalaaah.mashalllh

  • @fardusmohamoud3088
    @fardusmohamoud3088 7 місяців тому

    Mashallah ❤

  • @zamzam6781
    @zamzam6781 7 місяців тому

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @umanajmo6684
    @umanajmo6684 7 місяців тому

    Masha allah

  • @rayanaahmed6639
    @rayanaahmed6639 7 місяців тому

    Masha alaah

  • @xiiscumar2145
    @xiiscumar2145 7 місяців тому

    ❤❤❤❤❤