КОМЕНТАРІ •

  • @abdiyusuph5822
    @abdiyusuph5822 4 години тому +6

    Waaa kooxdii ictisaam
    Hj afkooda kuma hadli kartaan
    Mana matashaan

    • @IbrahimIbro-q8z
      @IbrahimIbro-q8z 39 хвилин тому

      Hooyadaa ictisaamku wasye noo dhig beesha

  • @cabdiaxmed3577
    @cabdiaxmed3577 5 годин тому +5

    Waaw maanta aad baan ufarxay. Somaliland. Way bad baaday. Wlee habarjeclo. Caqligoodu. Waa cajiib anoo sacad muuse ah baa. Ku farxay walaahi bilaahi. Waa tolo dhaxal gal ah Isha allaah

    • @cabdiaxmed3577
      @cabdiaxmed3577 5 годин тому +2

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ guul iyo gobonimo. Habarjeclo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @gaagaale1528
      @gaagaale1528 4 години тому

      Waxaan kuu kala garan la'ahay inaad doqon tahay iyo in wax kuu dhiman yihiin maangaabyohow Damiinka ahi.

    • @cabdiaxmed3577
      @cabdiaxmed3577 3 години тому

      @@gaagaale1528 anigu kucaayi. Maayo. Keena. Wax udhina. Yihiin iyo ka doqona Hana hada. Waad. Taqaanaa. Laakiin hadalka sobobta. Sooraaci.

    • @cabdiaxmed3577
      @cabdiaxmed3577 3 години тому +1

      @@gaagaale1528 magranyo. Sobobta aad ugu matagtay adoon aqoon ii lahayn

    • @cabdiaxmed3577
      @cabdiaxmed3577 3 години тому +1

      @@gaagaale1528 aniguse ku caayi maayo. Keena doqona ah iyo Kay wax udhina. Yihiin. Hada waad kala taqaanaa. Laakiin. Sobobta. Soo sheeg.

  • @yusufjama3282
    @yusufjama3282 4 години тому +2

    Habarawal deyn nooguma hadhin, codkayaga doorashadan qarankanu ugu hiilinayna, cidna xumayn mayno kaanu vodka siinay 2017 Somalilander bu ah kan aanu siinayno vodka 2024 waa Somalilander aan askari ahayne Diplomatic Siilaanyo oo kale ah.

  • @abdirashidhassan5027
    @abdirashidhassan5027 5 годин тому +2

    Masha Allah madaxwayne Cirro guul Insha Allah

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 4 години тому +1

    Mid habaryoonis ah ayaa mid habarjeclo ah ku yiri xorriyad baan rabaa, kii habarjeclo ayaa xanaaqay markaasuu yiri anaa xorriyadda kuu hayee aamus intuu dhirbaaxay "bab"

  • @HawrarLyrics
    @HawrarLyrics 4 години тому +2

    Cidii isbedel ka diidan iyadaa cirka roob Ku og. Anagu hadaanu habarjeclo nahay ma jirto sabab aanu tolkayo habar yoonis xaqooda u diidna.

  • @IbrahimAhmed-yk5ls
    @IbrahimAhmed-yk5ls 4 години тому +3

    Waxba kama jiraen waxan ay ku hadlayaan

  • @MABDI-nj4pz
    @MABDI-nj4pz 2 години тому

    Allaahu AKbar Allahu Akbar
    SOMALILAND WAY GUULAYSATAY
    SOMALILAND WAY IS RAACDAY.
    GUIL SALAADINTII BEESHA HJECLO.

  • @aminahassan1173
    @aminahassan1173 4 години тому +2

    Xaaxa ha wadhlayso waar umada warkeeda udhiga hunguri ayaa idin qaataye

  • @burjilibax
    @burjilibax 4 години тому +1

    Asal weye guul iyo gobonimo
    Viva somaliland ❤

  • @aminahassan1173
    @aminahassan1173 4 години тому +2

    Yaa amartaan oo u waramaysaan bacaac bacaac bacaac

  • @cabdiaxmed3577
    @cabdiaxmed3577 5 годин тому +2

    ❤❤❤❤❤❤❤❤guul iyo gobanimo. Habarjeclo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdirizakzak3650
    @abdirizakzak3650 3 години тому

    Warku waa dhan yahay abtiyaal abaal kiina wan idin gudi doona inshallah abtiyaal alle ha idin xafidi🤲🏻🤲🏻♥️🦁🙏

  • @moogebushaaro627
    @moogebushaaro627 4 години тому

    Guuuul iyo gobonimo guul iyo gobonimo guul iyo gobonimo

  • @shaficiaxmed9769
    @shaficiaxmed9769 5 годин тому +1

    Allahu akbar guul dalka oo dhan usoo hoyatey , kulmiye iyo muse khyr kuma jiro wllhy

  • @1962yusuf
    @1962yusuf 4 години тому

    Guul guul Somaliland. Asc

  • @shaficiaxmed9769
    @shaficiaxmed9769 5 годин тому +1

    Allahu akbar reerka waa reer nool oo talo qabeen ah maatada in loo taliyo aad bay u fcnyd

  • @warfaageeddi3128
    @warfaageeddi3128 4 години тому +1

    Oday beeleed buurmadow dadka codkooda ma maamulo

  • @moogebushaaro627
    @moogebushaaro627 4 години тому

    Guuuuul iyo gobonimo

  • @MABDI-nj4pz
    @MABDI-nj4pz 2 години тому

    GUUL GUUL GUUL
    SOMALILAND
    GUUL ODAYAASHII DHAQANKA EE WAX GARADKA AHAA.
    GUUL XISBIGA RAJADA SHACABKA SOMALILAND
    GUUL SOMALILAND

  • @SanaagSomaliland
    @SanaagSomaliland 4 години тому +2

    Waxa loo hayaamay isbedel mug iyo mizaan leh. Muusow Bye Bye.

    • @SanaagSomaliland
      @SanaagSomaliland 4 години тому +1

      Somaliland in laga badbaadiyo hoboqda ay ku sii socoto, waa waajib saaran qof walba oo Somaliland lexojeclo ka qaba.

  • @NuraQallib
    @NuraQallib 5 годин тому

    Guul guul wadani inasha allaahu hj guul guul waad badbaadiseen soomaalilaan❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @moogebushaaro627
    @moogebushaaro627 4 години тому

    Guul iyo gobonimo

  • @maxamedabwaan2673
    @maxamedabwaan2673 4 години тому

    Tuug ictisaam huwan laaluush Qaatayaal faramaajo

  • @YusufCaabi-l8u
    @YusufCaabi-l8u 4 години тому

    Guul guul guuul kaah

  • @abdirashidhassan5027
    @abdirashidhassan5027 4 години тому

    guul iyo gobonimo

  • @kalshaalenews2427
    @kalshaalenews2427 4 години тому

    Afqadhmuune, Illaahay Ayaad Been U Sheegay, Habar-Jeclona Ma Metelaan Ictisaam Iyo Kooxo Diimeedyo Huwan Ah

  • @MaxamuudHureyri
    @MaxamuudHureyri 4 години тому

    Ictisaam waa ictisaamuun

  • @CabdiXaashi-gy6fv
    @CabdiXaashi-gy6fv 4 години тому

    Guuuul somalilaand

  • @jamiilaJama-c5c
    @jamiilaJama-c5c 4 години тому

    maba jiro shirkan waabeen

  • @aidarousmohamoud9260
    @aidarousmohamoud9260 5 годин тому +1

    Halkii la rabey baad ka garaacday 😂

  • @mohmedmojesto4185
    @mohmedmojesto4185 4 години тому

    Guul iyo gobonimo haayada

  • @fardusajamamire2929
    @fardusajamamire2929 5 годин тому +3

    Beeni raad male kkkkkkkk kkkkkkkk Caaaaaac

    • @IsmahanOmar-t9b
      @IsmahanOmar-t9b 5 годин тому +1

      Heesta beeni raad maleh melwalbo bay ka shidantay.

  • @Sharmarke-h1z
    @Sharmarke-h1z 4 години тому

    Habarjeclo dee cod bay leedahay eee buuqa yaraysoo codkaaga uun dhoobo

  • @buuriyobanaan2719
    @buuriyobanaan2719 4 години тому

    MAANSHA ALAAH NIN AAN H/J DHALINBAA CIIL U QABA AABIHII
    ABTIYADAY H/J WAA JAANGOOYAHA KURSIGA MADAXTOOYADA JSL

  • @Mo-dool
    @Mo-dool 2 години тому

    Anagu hadaanu nahey habar awal kama xumin in uu xisbiga wadani kursiga fuulo lakiin mid baa balan ah huwanta iyo ictisaamta aad hoosta kuwadataan idinka uun halka ay idin katuurto aragnee 😂😂😂

  • @farahboss9600
    @farahboss9600 4 години тому

    Waa dhoobiyadii muusa abokor

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub 3 години тому

    Waar ma labad u gala jabtin maxamed abokor iyo muuse abokor 😂😂😂

  • @Ahmed-hg8gq
    @Ahmed-hg8gq 4 години тому

    Waxad moda hadanahay habarjeclo in dilalin awelba caloshod u shaqastayal ah oo xabkasta logaga gacanhadiyey xamar habarjeclo waa kulmiye wadani waxbadan iskuguma Kaya jiran iska hadlayal ayadtihin naguma meteshan anaga hadalkina

  • @NOREDIN666
    @NOREDIN666 3 години тому

    Wllhi futadiina ka keenten. Dhuusada la qabta . Anaga HBR JECLO ah oo R. DAAHIR ah waxan R. DAAHIR qabina HJ ma qabi karto. CIRO & HAWIYE waxa sokeeya HAWIYE X. SHEEKH & XAMAR. ina XAASHINA waa XAARAAMI inan Gumeed. munaaqiiin xaraami ah.

    • @AbdiHakim-p3f
      @AbdiHakim-p3f 3 години тому

      Hoyda io siilkka rer dahirba was ya tihin idinku 3qof o midgo ah tihin ragas aya idin taliya

  • @shaficiaxmed9769
    @shaficiaxmed9769 5 годин тому

    ❤❤❤❤❤

  • @Xasmas
    @Xasmas 4 години тому

    ICTISAAM

  • @farahboss9600
    @farahboss9600 4 години тому

    Waa beenawaas dameera

  • @aminahassan1173
    @aminahassan1173 4 години тому +1

    Habar jeclo ma meteshaad huwan waa laydin yaqaan

  • @Idriss-zy4vf
    @Idriss-zy4vf 4 години тому

    Been badana

  • @jamiilaJama-c5c
    @jamiilaJama-c5c 4 години тому

    nimankan caadaqaatayaasha habar jeclooy shiida waa beentood waxay doonayaanbey kahadlayaan

  • @jamiilaJama-c5c
    @jamiilaJama-c5c 4 години тому

    waain odaygan warkiisa laga daba qaataa oola beeniyaa habar jeclooy wuuina ceebeeyey odaygan waakuwiila safnaa huwanta laascaanood

  • @muawiyeawil8430
    @muawiyeawil8430 5 годин тому

    Wadadii hooga iyo halaaga

    • @shaficiaxmed9769
      @shaficiaxmed9769 5 годин тому +2

      😂😂😜😁😁😁Caqliga yar weeye wll kulmiye reerka iyo dalkuba muu mahadin wllhy

    • @NuraQallib
      @NuraQallib 4 години тому

      Wadadii badhaadhaha iyo kharka insha allaahu soomaalilaan waybadbaaday maasha allaah

  • @shaficiaxmed9769
    @shaficiaxmed9769 5 годин тому +1

    Allahu akbar reerka waa reer nool oo talo qabeen ah maatada in loo taliyo aad bay u fcnyd

  • @Ahmed-hg8gq
    @Ahmed-hg8gq 4 години тому

    Waxad moda hadanahay habarjeclo in dilalin awelba caloshod u shaqastayal ah oo xabkasta logaga gacanhadiyey xamar habarjeclo waa kulmiye wadani waxbadan iskuguma Kaya jiran iska hadlayal ayadtihin naguma meteshan anaga hadalkina