XogCusub Samatar 3 Arimood oo halisa ayaa keenay Weerarkiisa Somaliland iyo Diinta? Rajada Somalia?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 сер 2024
  • Subscricbe Xogogaal.not nagu soo biir fadlan oo ka mid noqo macmiisha warar iyo xogta ka hesha halkan booqo Facebook
    / xogogaal.not
    / weriyeyussuf
    / dalkanews.net

КОМЕНТАРІ • 161

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 2 місяці тому +4

    Guuuuuuuuuuul somaliland guuuuuuuuuul somaliland❤❤

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 2 місяці тому +5

    HAA LAA EERYO QUUDHUNKA CEEYLE SUUQA HAA KUU NOQDO SOMALIA

  • @FaadumoArdo
    @FaadumoArdo 2 місяці тому +2

    Guuuuuul Somaliland❤❤❤❤❤❤❤Guul Somaliland❤❤❤❤❤❤❤Guul Somaliland❤❤❤❤❤❤cadowgeed ha jabo❤❤❤❤❤

  • @aaralikahin7042
    @aaralikahin7042 2 місяці тому +2

    Insha Allaah Guul iyo Midnimo waarta Jamhuuriyadda Barakaysan ee Somaliland, illaahaw Jabi oo Fashili Cadawyada Somaliland

    • @user-ld8ls5cz3c
      @user-ld8ls5cz3c Місяць тому

      Barako idiima taal. Kkkkkkkkkkkkkkk qarana daaba cadawga umada soomaaliyedna waa kuwa idin taliya

    • @user-ld8ls5cz3c
      @user-ld8ls5cz3c Місяць тому

      Sawtuu leef leefi jiray maamulka waalan ee hargaysa

    • @user-ld8ls5cz3c
      @user-ld8ls5cz3c Місяць тому

      Waxba ma samayn karo samatar nin ayuu ahaan lahaa haduu maamul says Anaya
      Balse malaha kartidaas meesha awdal state ka fadhidaa waa siyaasiyiinta gudabiirsi iyo horgalada la isticimaalo oo ku badan. Samaroon

  • @abdiahmed6296
    @abdiahmed6296 2 місяці тому +2

    Guuuuùl guuuul somaliland ❤❤❤❤

  • @user-pv7jx2pv1t
    @user-pv7jx2pv1t 2 місяці тому +10

    waxaa ka muqda hadalkisa islaweneen iyo kibber

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 2 місяці тому

      Runtaa uu sheegay

    • @safiaibrahim8513
      @safiaibrahim8513 2 місяці тому

      RUUNTU SHEEGYE WAA MAXAYE SAKHRYRN GABOBYE 80 CAAC LEEHE

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 2 місяці тому

      @@safiaibrahim8513 sahra halgan nightclub baa iibsaa khamrigaa iyo xashiidaa ina biixi family Lee 60% cashiishaad iyo khamrigaa laa keeno hargeysa

  • @yonismahamoud5245
    @yonismahamoud5245 2 місяці тому +2

    Pr Samatar wa Madaxwaynaha mustaqbalka Awdal State 😂

  • @Malihin_cadow_Xamar_kadaran
    @Malihin_cadow_Xamar_kadaran 2 місяці тому +8

    Labada dal midna waxba ku soo kordhin maayo, Waa proffissor madhan

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 2 місяці тому +4

    Geeeeeesi qaran. Buuuuufi waa sheeko xaarmajo

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 2 місяці тому +2

    Somaliland kuuma baahna ee Xamar ku noqo Ictiraafkuna beri ayuu imanayaa inshallah.

  • @AyaanleYuusuph-th2es
    @AyaanleYuusuph-th2es 2 місяці тому +1

    Guul somaliland

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 2 місяці тому +4

    Guuuuuuuuul guuuuuuuul somaliland❤❤❤

  • @aliabdi5708
    @aliabdi5708 2 місяці тому

    Samatar somaliland way deg degeen ee samatar waa sidaa walaalki waxaa ay neceb tihiin somaliland lakin isaga is mujiyey wu ku fican tahay in la garto waxaa gudi hisa ku jira wa cadow somaliland thanks

  • @Internet_n_Things
    @Internet_n_Things 2 місяці тому +2

    Axmed Ismaaciil Samatar waxqabad la’aantiisa ayaa daliil u ah munaafaqnimadiisa. Marka shisheeyuhu dadkiisa soo weeraray, oo ay damceen inay Boorama gubaan, wuu aamusna. Sidoo kale wax kelmad ah ma uu odhan markii Somaliland la soo weeraray. Waa fulay isku qarinaya dhexdhexaadnimo u iska dhigayo. Ilaah baa mahad leh in uu maskan dhexdeena ku jiray soo fashiliyey.

  • @husseinnur8250
    @husseinnur8250 2 місяці тому +3

    Professor ka waxa laga rabay inu isagu qoro waxa la qori waayay. Ilaa tabliiqigii siyaasadeed ee Dr Cali khaliif Galaydh wax weynbaa ka dambeeyay. Waa tan kii kale wuu geeriyooday

  • @hawoahmed7145
    @hawoahmed7145 2 місяці тому +2

    waa odey aan iska war heyna aqoonsigu ma isguu soo marayaa ilee af aanada laheyan ma qabtida

  • @idrismhussein3691
    @idrismhussein3691 2 місяці тому +3

    ninkani siiyasi maha dints islamkuna way ku yartay waa ogoon gaab gaal ismood ah illahay aya dadka tuusay wuxu yahay somaliwayen na waxba kan oo kaleh uugaban mayo ninkan doogonimadisu dadka aan waxba haysan ee danyarta ah layaaban isagana tariikh diisa walayagan ciidi koriisay ee wax bartay amaha agoon ayahan waa jahiil agoon gab ah oo duli diintu ku yartahay oo buuka amaraykan iyo somaliland ayuu isku miid ka dhiigayaa

  • @husseinnur8250
    @husseinnur8250 2 місяці тому +2

    Ninku waa CILMAANI

  • @fardusali2771
    @fardusali2771 Місяць тому

    Adbu ugu olaleyn jirey waxan loguyedho Somaliland. Aqoonsi inusido Samatat Lomasodhweyneyn
    Wayo dadka siyasada wax kafahmaya wey lasocden siduu ugasohor jedey Somaliland.

  • @cismaanafgaab3018
    @cismaanafgaab3018 2 місяці тому +3

    80 jir mustaqbalka u hadhay waa maxay

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 2 місяці тому

      Tuugaa ina biixi and his dog Ina kahin arag

    • @cismaanafgaab3018
      @cismaanafgaab3018 2 місяці тому

      @@hassan-mp1pk kuwaas alle dad iyo duunyaba waa udhiibee kkk iyaga hadday dhintaan ubadkooda ayaa dhaxlaayee isaga dadkale ayaa sugaaya dhaxalkiisa qofkuna haddaanu dad lahayn rag iyo dumar naxariis iyo hadal macaan agtiisa ma taalo

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 2 місяці тому

      @@cismaanafgaab3018 uu dhamaa munafaqiintaa ina biixi iyo Ina kahin beentaa uu sheegay dadka

    • @cismaanafgaab3018
      @cismaanafgaab3018 2 місяці тому

      @@hassan-mp1pk kkkk uu aa uu aa looma baahna sxb raali noqo

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 2 місяці тому

      @@cismaanafgaab3018 ma waxa tahay ina biixi dadkiis

  • @maxamedcqaadir8787
    @maxamedcqaadir8787 2 місяці тому

    Faqash isma qariso abaal laawe alaalaxa kootali aan doon iyo salaadtoona aqoon berigii masha waa ayagoodhan dufkubaxeen

  • @SahracabdiCawale
    @SahracabdiCawale 2 місяці тому

    Soomaaliland..waa
    Qaran

  • @IsmaelMohamedAhmed
    @IsmaelMohamedAhmed 2 місяці тому

    Laxkasta wariye iskumashegten hadii sharci iyo nidamfiicanlarabo praseerku wuxushegayna waawadarun

  • @user-gz3dq1px4i
    @user-gz3dq1px4i 2 місяці тому +3

    Nin cadhooday dhuuso badanaa

  • @Rahim123Jr
    @Rahim123Jr 2 місяці тому

    Aqooonsi ma jiro from awdal

  • @Goobwayne
    @Goobwayne 2 місяці тому

    SOMALILAND MA JIRTO 🖕🏽🖕🏽🖕🏽🖕🏽

  • @xaroguled3126
    @xaroguled3126 2 місяці тому +1

    Waa nin cuqdad dishay xamar na waxba ka ma tihid aya layiri oo hal nin oo rerkoda aya ucodeyey marku madax wayne isu sharaxay xamar marka kani waa nin madhan oo cuqdad xaga qabilka uu hayo

  • @FaadumoArdo
    @FaadumoArdo 2 місяці тому

    Professor maaha waa awr cabaaday walaahi waan u han weynaan jiray laakiin akhas akhas

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k 2 місяці тому

    Odaygii Aqoon yahanka lagu sheegayay oo ku dhawaaqay Akhas Akhas laga bilaabo imika.waa Axmed Akhas

  • @maxamedsheikh1183
    @maxamedsheikh1183 2 місяці тому

    War odayga is xishoda rer kulmiyow odaygu wa rer Somaliland

  • @user-ko4tf9fc8u
    @user-ko4tf9fc8u 2 місяці тому +1

    Hal diidaysa geed ay ku xoqato ma wayd imisaad wax walba ku hadashaan samaroon nimo ayaa loo eryanayaa fahanay filinka iidooor❤😂🎉😢😮😅😊

    • @awsalebanxaajiibrahim396
      @awsalebanxaajiibrahim396 2 місяці тому

      Maxaad fahantay ii sheeg bal anigu waxaan Ka necebahay ma jirto Nin Ama dad Ku khiyaameeya umada Ama cilmi sheegasho Ama hanti aduun Ama magac wayni waxaanan ogaataa nabi muuse scw waa tii jaamacada Khadar lo diray munaafaqada loogama baahna jsld

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue 2 місяці тому

    Samatar waa ogyahay in meesha reer leeyahay oo aan xisbi reer kale leeyihiin looga ogelayn hargeysa

  • @MohammedMuhumed-yb6uh
    @MohammedMuhumed-yb6uh 2 місяці тому +1

    Axmed wxuu ugutalagalay marka horaba xisbi siyaasadeedkiisa inuukugarab istaago xisbiga midnidoonka somaaliya ee wadni ee mashruuca kusooqaatay duminta qaranimada jamhuriyada somali land munaafiqiintii kusoodulay qaranimada jamhuriyada somali land way udhamaatay illaha qabtay baana mad iskaleh alxmdulilaahi rabilcaalamiin

  • @user-sl7cg9zn6t
    @user-sl7cg9zn6t 2 місяці тому

    Somaliland iyo somaliya midna wax ku biirinmaayo.nin hadduu.joogo aan wax tahayn.oo hadduu.tago.aan la.tabahayn allow.taqajumi

  • @maxamudyaasin9209
    @maxamudyaasin9209 2 місяці тому +2

    SL MA WAXAY NOQOTAY MEEL RUNTA CEEB LOOGA YAQAANO MAXAA LAGU HAYSTAA AXMED ISMAACIL MA WUXUU NOQDAY RUNSHEE WAA BELO SHEEG ADIGU XOGOGAAL MA TIHIDE QOLO JACAYL BAAD XOGOGAAL KATAHEE BEENTAADA WALAAQO

  • @abdis70
    @abdis70 2 місяці тому

    Warka waa cad yahay- wuxuu Fariin u dirayaa Dwladda Muqdisho, meel uu tagaba waxaan sharad ku galayaa inuu Gidaar ka soo gu'I doono oo uu fashilmayo. 70 jir, Xillo, Xoollo iyo Alle kacabsi lahayni Somali ma hogaamin karaa !? Waa maya.

  • @abdikarimmibrahim591
    @abdikarimmibrahim591 2 місяці тому

    Runtuu sheegay lexojeclo badanna waa muujiyay oo uu dareemayo qofkii aqli leh

  • @maftuuxmediapro3626
    @maftuuxmediapro3626 2 місяці тому +1

    In aanay soomaali land aqoonsi helayn maasaga oo qudha yidhi waxa yidhi maxamed xaaji ibraahin cigaal c raxmaan tuur labaduba way sheeken waana xaqiiq

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 2 місяці тому

      Xaqiiqda ma ilaahay baad nooga timi Alle ayaa wax bixiya

  • @kinsialin8009
    @kinsialin8009 Місяць тому

    Asaasaq weeye

  • @ahmedfarah5848
    @ahmedfarah5848 2 місяці тому

    Waar odeyga ha ku talex tagina, waxna wuu ku saxsanaa waxna wuu ku qaldanaa,lkn dhinaca xun unbaad ka eegeysiin.

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k 2 місяці тому

    Odaygaa habaar ka qaba maad inaga daysaan.hadal qaadkiisa halkuu ku danbayn.doono waa la yaqaanaa oo waa kiniisadihiisii uu jaamacada ku sheegayee

  • @AbwanMusseAli-gi6kq
    @AbwanMusseAli-gi6kq 2 місяці тому

    Samater wuxu u hadlay sidii siyaasaďa afrika tahay ee siyaasiyiinteedu.

  • @AbdirnasirAbib
    @AbdirnasirAbib Місяць тому

    Waageesiruntasheegaj hawareerina
    Snm meey

  • @user-fh6jf3rj2x
    @user-fh6jf3rj2x 2 місяці тому +1

    Waa asaasaq waaashay
    Somaliland way ogtahay wuxuu yahay ee iska waashooo

  • @Lucabassmed
    @Lucabassmed 2 місяці тому

    Nocan Oo kaleh baa dalkaa iyo dadkaa laa hadeey.waa profesor madhan nocam Oo kaleh dalkaa waa iin lagaa saaaro sii uu mardambe waax uugaa sheegin

  • @engilyas44
    @engilyas44 2 місяці тому

    Prof,samatar runta ayu sheegay
    Ader somaliland rer an wax qudhi kariin oo ciidkale mansab uu huri kariin aya rer awdal quus kuriiday iyo sol iyo sanagba

  • @Fadumo-nx4gy
    @Fadumo-nx4gy 2 місяці тому

    Aderkey wa fariid nin gaadhana maleh wana xor waxa la yaableh dadku kandhasehyba ma eryadan dadkan kale maxey ka raban

  • @user-dd3cc1oh5j
    @user-dd3cc1oh5j 2 місяці тому

    Mad fahmim Ahmed luqada hadalkiisu. Waxay ahayd tirtirsi iyo Canaan .ah waxbadan iskumaydnaan deyin oo soo dedejin lahaa aqoonsi

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman 2 місяці тому

    Waa.runtii.foqri xaga.maskaxda.iyo.jismiga.kudhacay.ayaa.kajira.sobab.waxa.u.ah.masmulka.jira.ooculays.badhankuhaya.dhadhaqaaqa.ganacsiga.

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 2 місяці тому

      isagaaba maskaxda ka jiran siduu u hadlaayo arag xamar ka soo cadhood hadan waadigan arka waa qof maskaxda ka jiran eeg siduu madaxa urux ruxaayo isagoo bukuu xile u waashay

  • @osmanguled6556
    @osmanguled6556 2 місяці тому

    Waar ninkani wuu qaldamaye waxanu kala garanayn halka u wanaagsan iyo halkuu kujajabayo ee hadalkiisa hala iska daayo anugu waxan moodayay siyaasi maaha ee USA hayskaga noqdo haladaayo waa nin reer somalilandar ah lakiin kuwii u diiday inuu xisbigiisu soo baxo ayuu dhinaca saaraya

  • @alisaidmohamed6413
    @alisaidmohamed6413 2 місяці тому

    Kaliya wuxuu fashilay beentii ay sheegi jireen adna iyo muuse

  • @user-bt2xi2fp6l
    @user-bt2xi2fp6l 2 місяці тому

    ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️💯💯💯

  • @sahalhassan7625
    @sahalhassan7625 Місяць тому

    Somaliland maha dal loodhanyahay ee wa qabiil

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c 2 місяці тому

    Hada haduu been u sheego ina samatar caawa way amaani lahaayeen walle taas ayaa run ah ina samatar. Idiin shegay war ninkaas anigu inuu runta idin taabsiiyey ayaan u arkaa

  • @user-we4we9zy8d
    @user-we4we9zy8d 2 місяці тому

    Khiyaalagu waxuu dhumiyaa hiigsiga umadeed waana tan,meeshaas dhigtay soomaali dhan waxaana waxaas ugu wacan waa tobanka siyaasi ee soomaalida si maskaxiyana u haysta iyo inta ugu nacableeynaysa xoogaa shilimaad ah bal fiiri koofur waqooyi jabuuti kilinka shanaad iyo kenya cayayaanka baraha bulshada ka bariiseeya waxay inooga dhigan awliyo soo daahirtay ma is waydiiseen siyaasiyiintaas soomaali ku sheegaas ciyaalkooda daafaha aduunka ayey hantidii umadaan soomaaliyeed ku ki faaxayaan adigaan qaaqlaha ahna caafimad wax barasho cadaalad toona ma haysatid waxaad ku qanacsan thy in umad kale soi maali ah caydo cadoow laguu tudo sidaasna wakhtiga iyo cimrigu kaaga dhamaado meshaad kula xisaabtami lahayd maxaad noo qabtay oo mustaqbal bal intaas isu miisaan adoon reer shakhsi caayin wakhtina kaaga lumin

  • @ArkaAarka-kw3vo
    @ArkaAarka-kw3vo 2 місяці тому

    MeeLahaska hees. Dhahaa

  • @yasinyusuf5629
    @yasinyusuf5629 2 місяці тому +1

    Waa qof weyn oo madhan

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman 2 місяці тому

    Haa.waa.waxjira.xageelagu.arkay.masul.tuugaqabanlahaa.oosiduu.isuna.la.ogyahay.kucayaya.tuug.yahow.tuuugu.dhalay.yaaab

  • @shugriabdi9578
    @shugriabdi9578 2 місяці тому

    Wuu scxnyahay

  • @Halgame334
    @Halgame334 2 місяці тому

    DUQAN XAFASHAY SAMATAR NIN FADHIYA MAHA DIINTA MAR KASTA WUU KU FAKADAAA

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 2 місяці тому

      Sahra halgan nightclub runtaa maa doonaysaa

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 2 місяці тому

      Sahra halgan nightclub xashiishaadii kuu washay

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 2 місяці тому

      Xashiidii kuwashay

    • @Halgame334
      @Halgame334 2 місяці тому

      @@hassan-mp1pk Yusra gariraye

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 2 місяці тому

      @@Halgame334 sahra halgan nightclub waad walatay

  • @Fadumo-nx4gy
    @Fadumo-nx4gy 2 місяці тому

    Kkkkkkk prof ma runta ku didieysiin

  • @user-wx9mx5dz5e
    @user-wx9mx5dz5e 2 місяці тому

    Professerku hadu dhalilay sida loshaqenayo hebmaxan qabilkana masajidada halagaa hadloo ceeb maxan somaliland wa gajo oo datka dagan wayo kajonayan wa runti hargasa datka kunol wa kajonayan been maxan somaliland caqoonsi uu so socdana majiri been maxan

  • @hashim4226
    @hashim4226 2 місяці тому

    THIS MAN HAS CHIP ON HIS SHOULDER AND HE SUBCONSCIOUSLIY HIDES THIS BY BEING DIFFERENT. THAT IS HIS FUNDAMENTAL WEAKNESS WHICH
    POSES A BARRIER TO CHATER HIMSELF TO CONSISTENT POLITICAL ROAD. HENCE HE CAN NOT BE RELIABLE POLITICIAN. HE SHOULD STICK
    TO ACCADEMIC LECTURING AT THE UNIVERSITIES WHERE HIS IS PERHAPS IN CONTROL OF STUDENTS!!!!

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman 2 місяці тому

    Uusaxsanyahay.smatar..waxjira.iyo.xqaa.iqbuukahadlay.

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c Місяць тому

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk axmed ismaaciil siyaasadisu ma fadhido meelkasta way iska soo xidhay isna dadkoisa iyo dalkiisa uma talin karo oo maamul ma samaysan karo

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 2 місяці тому

    😂😢😮😅😮😅😅😊

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c 2 місяці тому

    Isaaqow axmed ismaaciil waxaad ka rabtaan soomaali way ogtahay. Waxaad ka rabtaan muxuu been idinku sheegi waayey ayaad ku haysataan
    Balse run ayuu idiin sheegay aqoonsi ayaa idin waashay. Aqoonsi iskama yimaado qabiilna lama aqoonsado

  • @TewodrosBethlehem
    @TewodrosBethlehem 2 місяці тому +1

    Intasay tabar ka dhigtan reer somalia reer somaliland cadowgin anaka kufilan ee ooda naga qaada adban utira badanahay somalia canbuulo aa kadhiganay naa😂😅😅😅😅😂😂

    • @user-gl2go3kp6s
      @user-gl2go3kp6s 2 місяці тому

      Oromo tahay arimha somaliya xa ku dawa digay nacasow

    • @TewodrosBethlehem
      @TewodrosBethlehem 2 місяці тому

      @user-gl2go3kp6s somali du san horey kugu shegay iskuma wala jiran inta konfureed aa qadh mun wllkey

    • @user-gl2go3kp6s
      @user-gl2go3kp6s 2 місяці тому

      Koley adiga qof oromo tahay somaliya ine is ku ima dan wayo wxa didey so wan fahan sanhay wxa rabta ina laka goyo dan ku jirta adiga xawasho we ka cab sadan somaliya wayo ine dad geysi yahin we og yihin xawasho adiga qof sirdon tahay

    • @TewodrosBethlehem
      @TewodrosBethlehem 2 місяці тому

      @@user-gl2go3kp6s idinku hadad wax qabsan weyden maxaa dad ka kale wax qabsan kara ugu diidan tahay ama ku oy am ku farax dhwan aqonsiga waa siinaa

    • @TewodrosBethlehem
      @TewodrosBethlehem 2 місяці тому

      2 somali waa in lahelaa say arimaha gees africa ukala dagaan hadadan xasid aheyn uhanbalyee reer somaliland okay 👍

  • @user-dt2qm7ep1b
    @user-dt2qm7ep1b 2 місяці тому

    Waar ninka niicda kala taga

  • @user-we4we9zy8d
    @user-we4we9zy8d 2 місяці тому

    Dantii mooge maro horteed ayuu dhamaada bal asxaabeey waa kuma soomaali hormar hiigsi umada usoo bandhigay aan ka ahaun mid dhahaaya mooyee waa nagalu soo duulay bes kkk maxaa lagu soo duulaa kkk dhamaantod waxay umada u hayaan ma jirto aqoon waxay u leeyahiin sida hantida umada loo dhaco shacabkana loo marin habaabiyo kkk

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c Місяць тому

    Beenaale. Beenaale dhalay xabashidii dhegayso soomaalida u ekayd

  • @hirsirashid3741
    @hirsirashid3741 2 місяці тому

    issk mmmmmmmmmmmmvvvvvvvcddhjjjvvccdfhkbcxevvjbc uuuuuuuuffff

  • @saidhoussein4856
    @saidhoussein4856 2 місяці тому

    Professor , kkkkkkkkk, Nin qolooyin kale soo tababarteen ayaad Aqoon yahan u taqaaniin, Muxuu u soo kordhiyay umada, Aqoontiisu MAxay tartay ? Beenta laga sheegayo aqoonta iska ilaaliya, dadkan waxa soo tababaray gumaysi, danihiisa wata, Nikanai waa MAraykaynk jidh madow, reer awdal maaha, waxabana uma qabanin, ee haku qaldamina.... Diinta islaamkana dagaal ayuu kula jiraa sida saaxiibadii...

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 2 місяці тому

    Somaliland dhib mooyee wax uu kusoo kordhiyey majirto. Dadka uu leeyahay buulal ayey ku jiraan miyaanu arag Maraykan silica haysta Maraykan ka ee wadooyinka jiifa oo ay u raasdonders drugs ay qaataan markaa waxaan ofhan waar wadanka dhaaf oo Aygii ku dhaxlayey u tag.

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 2 місяці тому

      Dhadiga isaaq baroor usa yaa laa mid somali

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 2 місяці тому

      Hargeysa hospital Ba urayaa dadka buulshaa kuu jiraa tuuga Ina biixi lacagtoodii cunay

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 2 місяці тому

      Dhadiga isaaq xishooda

    • @TewodrosBethlehem
      @TewodrosBethlehem 2 місяці тому

      @@hassan-mp1pk samanyahay sarmantu dhashay caadun hagurin dhilaa kudhashee

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 2 місяці тому

      @@TewodrosBethlehem baroor dhadiga isaaq

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c 2 місяці тому +1

    Wax been ah haba yaraatee muu sheegin runta ayuu idin taabsiiyey ka naxa ama ku farxa idoorow