Waali cas heshiis milatary dawladaha kaliya ayaa kala saxiixda Somaliland dawlad ma ahan raga Somalida caqligoodu wuu fooraraa way iska hadlayaan war ordoo wax barta
wasiorka arrimaha dibada somaliland asigaa dhahay china anagaa la dagaaleyno ee na aqoonsada kkkkkkkk un lama geyn karo taiwan tagi la.a china aa nooga wakiil ah
Safiirkii China ayaa Muuqaadisho ku aamimi waayey dagaalka uu ku hayo Somalilaand ee uu Huwan ku taageerayo oo aagii hore ee dagaalka ugu yimid Garoowe oo qaabiley dagaalooge Deni ee maleegey masiibada ku dhacday Dhulbahante iyo Laas Caanood !
Aqoonyahan saed wlhy good points ayaad kahadshay zxb aaadbaaan udaneeeyaaa dooodahaaga thanks iam somalilander person sideww ugaqaybaataaa doodahan lifeka ah aaadbaad umahadsantihiin bahdayda
Maansha allaah wiilasheenu waa ehelu caqli ❤❤❤🎉🎉 lkn waxaa aad arkaysaan cirro uma bilwna waxaanan kabaqayaa inay si runa dagaal inoola galaan hadaba hadaanay Twen heshiis ciidan inala gelayn banaankaa hanaga marto
Waxaa wiilashani kuhadlayaan waa wax fiican waana aktif lkn cirro madhegaysan doonaa mise geelaha jabuutay iyo gurguurtaha xamarbuu shoolada ugu dhacay
War runta isu sheega, siilanyo set Somaliland up..
SL siyasad qar Iska tuur ah bay ku socota. Taiwan Maxay tahay sidinay cidla tagantahay.
Dagaalka buuraha waa tababar sidii chainuhu ula shaqayn lahaa dagaalka hubkuu bixiyeyna ula hagi lahaa
Waali cas heshiis milatary dawladaha kaliya ayaa kala saxiixda Somaliland dawlad ma ahan raga Somalida caqligoodu wuu fooraraa way iska hadlayaan war ordoo wax barta
Idoorku waxaad moodaa wax Walba iska fudud yihiin
Minki yiri puntland macdani kuma jirto. 200 000 kun km score 😊
Macdanta soomaalilaan kujirta soomaali meel ay kaga jirtaa majirto lkn kolay putlaan qudheeda kama madhna
Somaliland gained nothing from the relationship with Taiwan. Somaliland doesn’t need to take a fight a super power, like china.
CIDAAN KHIYAALI LEEY KUNOOLYIHIIN, WAR MAAMUL GOBOLEEDKA WAQOOYI GALBEED EE SOMALIYA AYAAD TIHIINE, CAADI ISKA DHIGA.
Miyaan Isaaq la idiin aqoonsanayn
😅😅😅😅😅
Meesha nin Chinese ah ma dagaalamayee dad idiin dagaalama ma haysataan jaad syaad u fadhidaan
SIMALILAND WAA ADKE MASHA ALLAH WAA LAKA ADKAADAY SOMALU WAA KA ADKAANAY WIXII YAACAAYAY AAKHIRAY QABTEEN DANINA CIIDAN MA HAYI😂😂😂😂😂😂
Waarye konfur
dowladi majirte
dadaala
coladan darodna iska
daaya waayo
xolihii iyo ganacsigi baa
mesha kabaxaya
dhako kale
keena cidla
yany dakadu
xidhmine
wasiorka arrimaha dibada somaliland asigaa dhahay china anagaa la dagaaleyno ee na aqoonsada kkkkkkkk un lama geyn karo taiwan tagi la.a china aa nooga wakiil ah
Idoor sanadkan waa jabeen
Qorilugud baa indhihii saraakiishaada lagu cunay
Dacawalay waa ceeb kugu taal qalas isku kaaje waa ceeb kugu taal meadia haa markhaatiya😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
😂 waalaahi dagaalkii gooja cade waxaa laga dhaxlay waali 🤪
Safiirkii China ayaa Muuqaadisho ku aamimi waayey dagaalka uu ku hayo Somalilaand ee uu Huwan ku taageerayo oo aagii hore ee dagaalka ugu yimid Garoowe oo qaabiley dagaalooge Deni ee maleegey masiibada ku dhacday Dhulbahante iyo Laas Caanood !
Wa layaba wa dad mafrish fadhiya
Dal madax bannaan kkkkkkkk
Riwaayaddaas iyo Ri'yadaas
Ayaad isugu sheekaysaan. Kkkk
War shiine waa Khaatumo kkkkkkk
2 qaawani isma qaaddo !
Iidoorow kkkkkk
Dal madax bannaan kkkkkkkk
Riwaayaddaas iyo Ri'yadaas
Ayaad isugu sheekaysaan. Kkkk
War shiine waa Khaatumo kkkkkkk