Qisadii Asxaabul Axqaaf Dadkii xoogga iyo Hantida badnaa | Nabi Nuux kaddib

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 вер 2024
  • Qisadii Asxaabul Axqaaf Dadkii xoogga iyo Hantida badnaa | Nabi Nuux kaddib

КОМЕНТАРІ • 38

  • @FatimaAli-hc2zy
    @FatimaAli-hc2zy 3 місяці тому +7

    حسبنا الله ونعم الوكيل أللهم اهدنا الي صراطك المستقيم 😢🤲

  • @Abdixakiin-xp8re
    @Abdixakiin-xp8re 26 днів тому

    Khayr.allaah.hukusiiyo.wiilyahaw

  • @saidabdek316
    @saidabdek316 5 місяців тому +4

    Jazakumulah khair

  • @nrcabdi
    @nrcabdi 5 місяців тому +5

    🥺🥺
    🥺🥺 ilaahoow silac iyo xaalad adag ayaan ku jiraa waxaana dareemayaa nolol liidata oo rejo yari ah balse naxariistaada lagama quusto ee naxariistaada ayaan u baahanahay. Aamiin ii dhaha 🤲. Walaal adiguna hadaad wax i tari karto si walaalnimo ah galaxariir.
    *Eber, eber labo, shan labo, lix, hal, todobo, sadex, hal, sadex, hal, sideed, afar*
    Magacayga waa Cabdulqadir Cabdi oo jooga Muqdisho. Xitaa waxan maalin ku noolaado ma helikaro, awood iyo caafimaad aan kusoo raadsadana malihi

    • @qalbi_M
      @qalbi_M 5 місяців тому +1

      walaal irsiq xalaal ah illhy ku ziiyo 😢salliga nabiga badi insha Allh, ADDUUNKN Wa iska imtxine

  • @abdulkadirmohamed9131
    @abdulkadirmohamed9131 5 місяців тому +4

    Maasha Allaah

  • @amirmohamudhassan533
    @amirmohamudhassan533 5 місяців тому +3

    Shukran

  • @ElonMusk-nc2pz
    @ElonMusk-nc2pz 5 місяців тому +3

    Mowduuc_yadaan camal noo so badi sxb ❤

  • @maxamuudmuxudiin5778
    @maxamuudmuxudiin5778 Місяць тому

    Waa qiso waano iyo cibra qaadasho mudan

  • @Daadirabdi121
    @Daadirabdi121 5 місяців тому +3

    ❤❤

  • @falastiinadam234
    @falastiinadam234 5 місяців тому +4

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 5 місяців тому +7

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey walalahey walalahey e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤

  • @SaciidGalaal
    @SaciidGalaal Місяць тому

    تبو الي الله🙏🙏🙏

  • @bulshoplus2515
    @bulshoplus2515 5 місяців тому +3

    Qiso yinka noo so badi wall

  • @samataraxmed3318
    @samataraxmed3318 5 місяців тому +4

    Wad ku mahad santahy

  • @LakshaDeirwa
    @LakshaDeirwa 4 місяці тому +1

    Tabiyuhu wuxu asxaabul Axqaaf ka wadaa Wa reer CAAD.

  • @amaliya6780
    @amaliya6780 25 днів тому

    😢😢😢

  • @user-wx6in9ik1m
    @user-wx6in9ik1m 5 місяців тому +1

    Subxaanala

  • @yaaska4693
    @yaaska4693 5 місяців тому

    Nabigee

  • @aarkanmohamed9158
    @aarkanmohamed9158 5 місяців тому +2

    Our channel ❤

  • @Abdirisak1
    @Abdirisak1 5 місяців тому +1

    😊

  • @habsamohamed7265
    @habsamohamed7265 3 місяці тому +2

    Shuklan😢😊

  • @AmiinyareAli-qx3dh
    @AmiinyareAli-qx3dh 5 місяців тому +3

    Naso badi

  • @SuReynA
    @SuReynA 2 місяці тому

    ❤❤❤🎉🎉🎉

  • @Zumiawil100
    @Zumiawil100 14 днів тому

    Subxnllh

  • @yaaska4693
    @yaaska4693 5 місяців тому

    Ahaay

  • @HamdiAbshirhirsi
    @HamdiAbshirhirsi 4 місяці тому

    Qisadiinabiyuusuf..

  • @FatimaAli-hc2zy
    @FatimaAli-hc2zy 3 місяці тому

    لا حول ولا قوة إلا بالله العلي العظيم 😢

  • @mhero30
    @mhero30 5 місяців тому +2

    Zxp sʀᴇ ᴡʟʜɪ ᴍᴜᴜǫᴀᴀʟᴀᴅᴀᴀᴅᴀ ᴀᴀᴅ ʙᴀᴀɴ ᴜᴊᴇᴄʟᴀʜʏ ɪʟʟᴀʜᴀʏ ʙᴀᴀ ᴋᴜsɪɪʏᴀʏ ᴄᴏᴅ ғᴀsɪɪx ᴀʜ ɪʏᴏ sᴏᴏ ɢᴜᴅʙɪɴ ᴀᴀᴅ ᴜ ᴡᴀɴᴀᴀɢsᴀɴ ᴢxᴘ sʜᴀʀᴀғ ᴋᴏʀᴋᴀᴀᴅᴀ ʜᴀ ᴀʜᴀᴀᴛᴏ❤
    ᴍᴜᴜǫᴀᴀʟᴀᴅᴀ ɴᴏᴏsᴏᴏ ʙᴀᴅɪ ᴘʟs🙏

  • @user-ps4dh3qp8g
    @user-ps4dh3qp8g 4 місяці тому

    Xitaa Nabika

    • @boolocadey4661
      @boolocadey4661 4 місяці тому

      Nabi ilaahaay ma halaago ee lasoco .

  • @MahamudAli-pk9ur
    @MahamudAli-pk9ur День тому

    Ma ogtahay alaah sw inuu awalkii aduunka imaamkii aduunka abunaa aadam csw & umunaa xawa rc lagasoo bilaabo ilaa saacada qiyaame uu inagu baray kitaabadiisii 4 ta ahaa
    1 kitaabkii tawraad khaliimulaahi muusa csw
    2 kitaabkii zabuur nabigulaahi daauud csw
    3 kitaabkii injiil nabiyilahi ciisa masiix csw
    4 kitaabkii furqaan quranka kariimka ah khaatimul rusul xabiibul raxmaan muhhamed scw shaaficul mushafac n n k h
    Hadii 4 kaasi ay ahaayeen 4 kitaab EE munazalka samaawiga ahaa maxaa kale oo jiray ?? Waxaa jiray 2 dii suxuf
    A abul rusul Ibrahim khaliilu raxmaan csw
    B khaliimulaahi muusa binu cimraan csw
    Labadasina waa suxufta suuratul Al aclaa lagu sheegay akhirkeda suxufi ibrahima WA muusaa csw
    Hadaba ma ogtahay abunaa aadam csw inuu Kun sano noolaa 1000 sana Halka umunaa xawa rc na ay abunaa aadam csw kadanbaysay
    6 bilood nolasha aduunka hadaba nabi aadam csw ilaa nabiyulaahi NUUX abdulgafaar csw Abu thaani na waxaa udhaxaysay 2000 sano
    Halka nabi NUUX scw uu noolaa kudhawawd
    1265 sano 950 sano uu ahaa rasuulkii ugu qaylada dheeraa 13 nin oo is dhashay ayuu ilaahay sw ugu yeedhay rumayntiisa oo ay beniyeen Halka lagu sheego ugu badnaan
    40 rag ah iyo 40 dumar ah = 80 kaa qof ay rumeyeen rasuulka scw ayna noqdeen kuwii doonidii lagu badbaadiyey halaagii duufaanta
    Hadaba 3 dii wiil EE nabi NUUX maahee iyo rer NUUX maahee intoodii kale alaah sw ayaa oofsaday Halka 3 dii wiil EE nabi NUUX & ehelkodii bes ah ay soohadheen
    1 saam 2 yaafid 3 xaam
    Saam xaam waa umamka hada caalamka kunool balse yaafid waxaa kajooga dadka TURKEYE iyo wadamada caalamul islaamic kuwa ah EE hogaamintii diinta islaamka cuthmaniyiin TII ku DHEX galay wadamada deriska la ah TURKEYE sida azarbajan usbakictan asakhistan iyo jamhuriyadihii sofiyetigii wadamada ah & kuwa juujiyo WA majuudka lloyaqaan & dajaal masiixa kuwaas oo gaalo ah
    Hadaba bal qiyaas maanta umatul muhhamed scw caalamka wadamada islaamca iyo dhamaan caalamka muslimka jooga qiyaastii waa kudhawaad 2.9 bilyan ama 3 bilyan ba
    Hadaba umada maanta usocota 3bilyan oo islaam ah hadana haysta quwadii islaam nimada & gargaarkii alaah sw iyo kuxoojinta malaaigta kiraamka ah maxaa duleeyey ?? Me ragoodii umarada ahaa ayaa noqoday kuwo qaatay dayuus nimada umamka caalamka oo IBLIIS kii laciinka ahaa & acwaantiisii dabagalay ilaa manraximahulaah maahee
    Hadaba xalku muxuu yahay ?? Me awalan 56 da wadan EE caalamul islaamic waa INAY qaadacan shirka dhaaquudku uu shirgudomiyo
    EE bishaan 9/2024 kaan laqabanayo Q/M looyaqaano inta wadamada caalamul islaamic ay shirkaa bishaan 9 September lagu qabto usa NEW YOURK Q/M 196 wadan ka ah & golaha DAARUNADWA 15 GOLAHA AMANKA loyaqano ay caalamul islaamic mudhiiciinta uyihiin islaam ku duli kama baxaayo balse ay usoo laabtaan ALAAH SW JALA WACALAA KITAABKIISA MUNAZALKA QURAANKA KARIIMKA AH SUNADII RASUULKA SCW SIIRADII DIINTA XANIIFKA AH HOOGA DULIGA DAYUUS NIMADA CAALAMUL ISLAAMIC KAMA BAXAAYO
    ALAAHUMA HAL BALAQTU
    QORE UGAASKA XAQ UDIRORKA
    UGAAS ALIJIIS ALBARKIYUN SIDIIQIYUN
    IBNU ABAADIR ALRIDA IBNU AW QUDUB
    RC AJAMACIINA

  • @kaamil9034
    @kaamil9034 5 місяців тому +2

    Codka dahabiga aha

  • @sacdiyaandulahi1801
    @sacdiyaandulahi1801 2 місяці тому +1

    ❤❤❤🎉

  • @sunduscabdi-et7ow
    @sunduscabdi-et7ow Місяць тому

    ❤❤❤❤❤

  • @UmasalmanUmasalman
    @UmasalmanUmasalman 2 місяці тому

    ❤❤❤