Sidee ayaad caaado uga dhigan kartaa inaad subaxa hore toosto

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 60

  • @mubarak_hugur
    @mubarak_hugur  11 місяців тому +21

    Waakan Kanaalka mr hanad
    Please subscribe aan u saarno walaalkeen 👇
    ua-cam.com/video/VkiNI1VQpjg/v-deo.htmlsi=dls2g5WZvU1tpHzD

  • @SahraCabdi-if8ys
    @SahraCabdi-if8ys 5 місяців тому

    Waxan kula talin laaha dhalinta
    Markay soo kacaan subixii ee ay tukadaan in aany dib hurdada ugu noqon
    Nebi muxamed inagala dardaarmay ﷺ😊

  • @abdalleali354
    @abdalleali354 11 місяців тому +22

    Jadwalkayga subixii markaan sookaco, 1. Waxaan tukadaa laba suno oo ka horreeya salaada subax, kadib salaada subax
    2. Kadib quraan ayaan maalintayda ku bilaa
    3.kadib kaffee iyo quraac fudud
    4. Kadib Sport marmar
    5.kadib hawlaha iiyaal ee maalintayda ayaan toos u galaa. Adna tijaabi sidaan sidaan isbedel ayaad isku arkee insha'Allaah

    • @gabarbarichannel9804
      @gabarbarichannel9804 11 місяців тому +6

      isku mid baa ahay
      1 salad suno baa tukadaa
      Xogaa kadib salada subax
      2 Albaqra baa akhristaa
      Io adkarta subxa
      3 biyo Qabow baa ku qubasta biyaha waxa ka bartay youtobka wariye ajanib ah oo ka hadlaya 😂
      4 Jimicsi sameeyaa
      5 waxba akhrista luuqad ama cilmi
      Waxa kacaa 4subaxnimo bilowga hore wy adag yihin

    • @abdalleali354
      @abdalleali354 11 місяців тому +2

      @@gabarbarichannel9804 masha Allah abayo, biyahaas qabow ayaad igagatagtay iyo sidaan oga baqo biyaha qabow 😆

    • @UmzakiUm
      @UmzakiUm 11 місяців тому

      Maasha allah

  • @AbdulAhmed-gx2rh
    @AbdulAhmed-gx2rh 11 місяців тому +4

    Asc..Salaan sare Mubarak iyo Hanad.
    Waxaan aad ugu faraxsanahay Dhiirigalinta aad u muujiso dhalinta Soomaaliyeed. Mida xigta hanad waxaa ii muuqata inad ku socoto wado nuur iyo iftiin u saaxiib ah, dadaadana waad kayara weyntahay xaga Maskaxda iyo wcyiga ,caqliga iyo waliba dadaalka. maanshaa Allaah ayaan ku leeyahay Allaah hakugu garabgalo dadaalkaaga waxaa kaa horeeya waa wado u baahan in sahay badan loo diyaarsado. Ugu dambayn Qasaari maysid Hanad inta aad Quraanka sidaa ugu xirantahay...Maanshaa Allaah!

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 11 місяців тому +7

    Wax weyn ayaan dareemay illaa markii aan bilaabay inaan xili hore tooso❤❤❤

  • @Hanaddeen
    @Hanaddeen 11 місяців тому +8

    Thanks Mubarak iyo dadka kugu xidhan❤️

  • @dekaahmed6738
    @dekaahmed6738 8 місяців тому +1

    😎wiilkan ex keega aad ugu egyahay xasus aangalaa markaan arko 😂😂🥹

  • @yasminfarah2096
    @yasminfarah2096 11 місяців тому +2

    Kacida subxi inaad xili hore aad kacdo oo aad qabsato hawlahaga oo aay ugu horeyso cibadada iyi hawlo aduunyada waxd noqonysa inaad noqonaysa inaad kacdid inaad kacdid mental and physical 💯

  • @nasrinibrahin1881
    @nasrinibrahin1881 11 місяців тому +1

    Allahuma bareek Wall Wax badan ayaan idinka faiday rabina haydin xafido 🍀

  • @JawharaDaahir
    @JawharaDaahir 8 місяців тому

    Ma.

  • @Najmuuni
    @Najmuuni 11 місяців тому +3

    MnshaAllah dad qiimo badan allah idin xafido

  • @hamdihussein8794
    @hamdihussein8794 11 місяців тому

    Mansha allah

  • @ahmedgalayax8333
    @ahmedgalayax8333 11 місяців тому +1

    جزاك الله

  • @AsmamuhumedAsmamuhumed
    @AsmamuhumedAsmamuhumed 11 місяців тому

    Mashaa allah wxd noo iftiimaysay qodab muhiima allh ya xiftitum

  • @XamdiAbdulaahi-i7o
    @XamdiAbdulaahi-i7o 11 місяців тому +2

    You are the best Author

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 11 місяців тому +2

    Waxaa HUBAAL ah in xili hore toosiddu ay tahay wax cajiib ah

  • @quruxdiihablaha1234
    @quruxdiihablaha1234 11 місяців тому +3

    Salaada subax aadanka hore hadaad toosto farxad kuuma dhina

  • @HafsaFarah-o9w
    @HafsaFarah-o9w 10 місяців тому

    Masha allaah Mubarak iyo hadan Alle haydin barakeeyo

  • @ismaaciilMaxamuud-en6sl
    @ismaaciilMaxamuud-en6sl 11 місяців тому

    M.Allaah ustaad mubarak hugur Alle cilmiga hakuubarakeyo

  • @jibrilolad2673
    @jibrilolad2673 11 місяців тому +2

    Thnk for time management topics keep going wll

  • @nimoabdi6499
    @nimoabdi6499 11 місяців тому

    Masha Allah ❤❤🎉🎉🎉

  • @xamaraawiboy3144
    @xamaraawiboy3144 11 місяців тому

    Masha alah so badi sxp wax badan ayaan kafa,iday Rag kalana so qabo sxp san wax u siisiyad sano جزاك الله خير

  • @Khatra_abdirahman
    @Khatra_abdirahman 11 місяців тому

    Barnaamij wanagsan

  • @abuushukri-ws9zk
    @abuushukri-ws9zk 11 місяців тому

    Waxbadan ayaan kafaaidey mahadsanidin .ustaa Mubarak iyo u.Hanadba.

  • @user-ux8rahma
    @user-ux8rahma 11 місяців тому

    Wa dhibka hada ugu wayn e ihaysa waayo hbnki hore uma sexdo xafadaba hore loogama seexdo waxan is dhaha hore u kac salada u kac way la tagaysa hurdadii malinta an hore u kaco waxan daremaa firfirconi malintaydadhan qurux noqota lkn kle caajis cadho adayg 😢 ilhy hayna so hadeeyo dhamanten wll wad mahadsantihiin 🎉

  • @zamzammahamud8502
    @zamzammahamud8502 10 місяців тому

    Dalka muqdisho Well done 😊

  • @AmiinMacalin-im3tf
    @AmiinMacalin-im3tf 11 місяців тому +3

    Mubarak nio waxanahay will kudawado Lakin no same sidi wakhtiga lo save ta

  • @UmzakiUm
    @UmzakiUm 11 місяців тому

    Waa run salaada subax aad bey u adagtahy qurbaha dhafarka ayaa keenaya aniga sacudi carabiya joogaa salaada subax intaan dukado intey IGA tagto ayaa ka badan shalaay maalin walbo ربي اجعلني مقيم الصلاه ومن ذريتي

    • @mubarak_hugur
      @mubarak_hugur  11 місяців тому

      اللهم امين

    • @munaibrahim1819
      @munaibrahim1819 11 місяців тому

      intay salaada kaa tagi lahayd waxaa kaaga qeyr badan in wax walbood haysato kaa tagto

  • @HassanDaai
    @HassanDaai 11 місяців тому

    Aniga waxan kamid ahay faca koraya? Sida lookoraa wasidaas Nolosha Aduun marka lofiiriyo tan aaQira we yara gaban tahay is xiisabi in tadan lagu xisabin alx, i tarst allaha for every thing ❤🤲

  • @sundusahmed2404
    @sundusahmed2404 11 місяців тому

    Mahadsanid abowe waxaad thy tababarre dhalinyaro❤❤❤

  • @asmoabdirahman2737
    @asmoabdirahman2737 11 місяців тому

    Thanks Mubarka

  • @xayaadabdinaasir7902
    @xayaadabdinaasir7902 11 місяців тому

    Waan kusalamay mubarig Alle haku xfiido

  • @XamdiAbdulaahi-i7o
    @XamdiAbdulaahi-i7o 11 місяців тому

    ❤❤❤❤guulayso ustaad

  • @MacalinKhadarcute-e7v
    @MacalinKhadarcute-e7v 11 місяців тому

    Asc ustaad kasoo hadal bangiga hormarinta islaamka insha.alah mahadsanid

  • @xamdimaxamuud1854
    @xamdimaxamuud1854 11 місяців тому

    Awey wll janalkii wiilka❤😊

  • @drahmedabdikadir7707
    @drahmedabdikadir7707 11 місяців тому

    M.shah barajimjada noocn ah no sobadi wll

  • @Muuminshatax
    @Muuminshatax 11 місяців тому

    Thanks mubarak sxb

  • @mohassan498
    @mohassan498 11 місяців тому

    Thumbnailka videoga Hal qof ayaan Moodaayay 2daan ruux.. before iyo after cml🤣

  • @sumiyaladan8062
    @sumiyaladan8062 11 місяців тому

    Waad mahadsantihiin wllayaal🎉❤❤

  • @aishamaalin7762
    @aishamaalin7762 11 місяців тому

    Waxyabo badan ban idika faiday wadmahadsantihiin wllo

  • @Mowliid2024
    @Mowliid2024 11 місяців тому

    Wax wanaagsan baad sooban dhigteen horay u socda

  • @AlmaasDahir
    @AlmaasDahir 11 місяців тому +1

    Aaway linkiga hanad

  • @zamzammahamud8502
    @zamzammahamud8502 10 місяців тому

    Alaahuma baarik hanad

  • @deeqodeeqo-dx7sn
    @deeqodeeqo-dx7sn 11 місяців тому

    ❤❤❤❤❤

  • @fosiaismail4545
    @fosiaismail4545 11 місяців тому +2

    Markaan go’aansaday inaan bilaabo maalintayda 5am waxaan helay faaidooyin badan lilaah alxamd aan la koobi karayn dhinac kasta 🙏

    • @mubarak_hugur
      @mubarak_hugur  11 місяців тому +1

      Mashaa allah
      Rabbi hakuu siyaadiyo wll

  • @mahadbukhaari3185
    @mahadbukhaari3185 11 місяців тому +1

    Ninkii hadaf lihi aroor ma hurdee
    Waxey hodeysaa hanlaawaha eey!

  • @saidabdiugaas9713
    @saidabdiugaas9713 11 місяців тому +1

    Dalka muqdisho