Weriye Hussein aad baad ugu mahadsantahay, Mahadda Alle Weyne ka sokow, Waxaan ku talin lahaa in la keeno Qalabka baarista ee halisaha digniinta ka bixiye, Lana geeyo Baraha kontorolada ee Gaadiidka lagu baaro ee check point kharaj iyo waqti badan haba ku Baxaane
Aniga waxan so jeedin laha meesha ay iyagu damacsan yihin in ay dhibateyan bulshada ku nool muqdisho iyo meelaha ay dowladda haysato badalked in iyaga duqeemo joogto ah lala beegsado madaxdooda iyo ciidankoodabo meel kasto ay ku shirayan iyo goob kasto ay isku aruursanayan loona xil saaro hay,ad gaar u ah iyo ciidan utababaran si awoodooda loo wiiqo
Hal qorsho kaliya looga adkan karaa abniga lagu sugi karo wana dil nisa wa in ey togataa kii wax dilo ee ka tirsan shabaab wana xalka kaliya loga guuleysan karo wa muhiin in la laaayo shabab
Ninkaan shacabka iyo ganacsatada ayuu argagax kubeerirabaa ciidankana wuu marin habaabin rabaa waana shaqadiisa munaafiq nimo. Dooligii soc da hala baaro Ciidanka waa in ay kan soo xiraan waayo shirka uu sheegayo ayu kaqeybgaley ama xarfaan la shaqeeyo asga. Hala soo xiro. Xog badan ayuu haayaa. Beenta uu qarinaayo indhihiisa ayey kamuuqataa.
Dawlada somaaliya waain cafinin dadka soo dajiyo qaadka Kenya qaadka Ethiopia sigaarka qamrada xashiish Ka daroogada tubaakada daawadooda waa dil xabsiga laguma haayo diyo laga ma diibo daawadooda waa dil
Hhhhhhhhhhhhhhhh War dukaanka hadaad adiga leedahay waa jid lkn hadaad shaqaale ka tahay ka tag Haku dhimanine xaguuse ku yaalaa ileen khawaarijtu waa sii dabar go,aayaane
cadow gaasa aan Iska celiyo talo waxaa kusoo jeedi lahaa in magaalada dhan inleys tiro koobo kdib magaalka darbi lagu soo wareejiyo labo meel laga soo Galo laga ne baxo kaliya loo sameeyo
ilaahow kuwaas cadowda Somalia eh Adigaa kaaga dacweyne ilaahow meel daran ka bixi oo musiibo u keen Ameen yarabi 🤲🥺
❤❤❤❤❤
Nabiga halagu saliyo scw svs scw scw
ADI YAA KUU SHEEGAY AFAYEENKA AS MAATAHAY WAA LAGU ARKAY
Abaahabeyba dileen alaha unaxaristo
INSHA ALAAH LAGAMA YAABO JAAKAD IYO BISTOOLADNA WEY DHAMAANEEYSAA
Haleeska celsho shabaab muxuu ku dheefayaan dagaalka eey ku dhameeynayan ummada masaakiinta eber Alla ha ka
dhigee sharwada yaasha
Munaafaqyohow aamus gaalnimadaada umada haku faafin cida lalaayey oo coosweyne iyo caad lagu xasuuqay waa la ogaa
Mujaahidiintu madhintaane way noolyihiin
Qawarijta😂
Wallahi waxnu aaminsanhy guurguurta in uu ka xunyahy
xildhiban iyo wasiro basabor shasheye watan ilmahoda yurub jogan shacabka canshur Ben Laga qada abni mahelan
KAAMARADA WAA CIRIBTIRKA YAHUDIGA MADOW WECELADA SHABAB.
Weriye Hussein aad baad ugu mahadsantahay, Mahadda Alle Weyne ka sokow,
Waxaan ku talin lahaa in la keeno Qalabka baarista ee halisaha digniinta ka bixiye, Lana geeyo Baraha kontorolada ee Gaadiidka lagu baaro ee check point kharaj iyo waqti badan haba ku Baxaane
Yaa Kuushegey iney Shirayeen adigu. Hadesa Shirayeen Maxaad u war galin wayday Dowlada
Wariye xuseen Allah Ku nabad geliyo sxp, war bixinadaadu dhacabka iyo dowladaba waa kuwa waxtar u leh
Wariye Xuseen sxb Qali wasidasi Ilasameyo Idan sigirite darcada oilalinaya kanasatada Somali
Walaalayalow dowla Uganda iyo kenya wexeya wexeyleyhiin iskaan gawaarida lagu baaro
Sax waaye kaamirada hool weyn ee heysaa
Aniga waxan so jeedin laha meesha ay iyagu damacsan yihin in ay dhibateyan bulshada ku nool muqdisho iyo meelaha ay dowladda haysato badalked in iyaga duqeemo joogto ah lala beegsado madaxdooda iyo ciidankoodabo meel kasto ay ku shirayan iyo goob kasto ay isku aruursanayan loona xil saaro hay,ad gaar u ah iyo ciidan utababaran si awoodooda loo wiiqo
Haa wllhi shabaab waa yahuud
Xayawaano eh nacaLad Allaha kuridee qawaariijta ugus
War mucjiso weyn Allaha kurido
Ururka gumaadka soomaaLiyeed ee yahuuda eh
Qawaariijta fool foosha xun
NacaLad haku dacdee
War soomaLiyeey kacaaaaaaaaay
Oo iska ceLiya yahuuda UGUS
Ew shabaab nacaLad haku dacdee
Waa dhuliyaal yahuud yaaL eh
Hala xasuuqo nacaLad haku dacdee
War yahuuda UGUS iska
Xoreeya soomaaliyeey
meeLkasto oo aad hoogtaan
soomaLia haxoeoowdo
GuuuuuuuL iyo gobonimo
soomaLia inshaallaah
Xuseen waxdaran sheeg waan ku salaamey
Maxay Kashiraayaan Xuseenoow Adigaaba Buun Buninaayo Mujrimiintan Dhagaradoodana Alle Ayaan Kanabadgalnay
1446/05/06
Qaran aya rabna argagixiso noooooo
Abi ayaa kuusoo waramay😂😂😂
GEESIYASHA KUDHEH waa xaq udiri
Halista uguwayn ee somaliya haysata wa cadowga gaalada itoopiya
Waa inlafiiriya bajaajkasto Meshey kasoobaxdo luguna baara meesheytaagantahay markas
M.a sxb husein cabdulle alle Haku xafido
Shir kooda yaaa kuu soo sheegay adiga ?
Waxaa Kacaabiyay Inuu Yahay Hawiye Haduu Ahaan Lahaa Digil Ama Mirifle Sidaan War Badan Umahelilaheyn Brother Mgrty
1446/05/06
Wixii umada soomaaliyeed dhib ku wada Allaha ka Qabto
Adc 1:47 guru namaste to 😂 1:58 😂😊😂
Hal qorsho kaliya looga adkan karaa abniga lagu sugi karo wana dil nisa wa in ey togataa kii wax dilo ee ka tirsan shabaab wana xalka kaliya loga guuleysan karo wa muhiin in la laaayo shabab
Xuseenoow.shabaab.taageer.xasan.baahane.iskadiid
Fadlan badiya meel walbo ku xira
MEE DADKU KACAAN ISGANA CELYYAAN SHEYDAAMADAN
Shabaab oo dawlada kudhaxjirto ayaa adiguna cashuun kudhax adimoosa 😂
aad ayaad u mahadsantahay halkaa ka wad dhiirigelinta dadka soomaaliyeed ugus waa bahaloobeen baad keena baykudilayaan dadka meelkasta oo ganacsi waa in ay hubhaystaan
Yaakuusheegay sxb
Ganacsatada waa iin ay hubqaataan loona sharciyeeyo
Ninkaan shacabka iyo ganacsatada ayuu argagax kubeerirabaa ciidankana wuu marin habaabin rabaa waana shaqadiisa munaafiq nimo. Dooligii soc da hala baaro
Ciidanka waa in ay kan soo xiraan waayo shirka uu sheegayo ayu kaqeybgaley ama xarfaan la shaqeeyo asga. Hala soo xiro. Xog badan ayuu haayaa. Beenta uu qarinaayo indhihiisa ayey kamuuqataa.
Alshabab dowlada ayadaba rabto ineysan meesha kabixin mareykan iyo Europe iyo Ethiopia imaratka carabta kedarso
EEBOOW WAXAADA WAA XAWADLA OO SHAMBALOLSHE NACEEB ..
Soobe 3
Calista dhacsho
KHAWAARIJ WAA NACALAD WASAKH AH. NINKII DILA WAA AHLU JANNO EE FADLAN HALUGU JIHAADO NACALADDA DIINLAAWAYAASHA AH.
FADLAN DOWLADDU WAA INEY SOO BADISO CIIDANKA DHARCADKA AH.
ma laga yaabaa inay alshabaab wadanka oo dhan ka taliyaan
May Madhicikarto😂
War wax xaqiiqo ah noo keen Iska dhaaf caddiifadee
Dawlada somaaliya waain cafinin dadka soo dajiyo qaadka Kenya qaadka Ethiopia sigaarka qamrada xashiish Ka daroogada tubaakada daawadooda waa dil xabsiga laguma haayo diyo laga ma diibo daawadooda waa dil
Waa beenta
Dawlada somaaliya waain distaa ciidamada cirka ciidamada dulka ciidamada bada ciidamada sirdoon ciidamada darcad ciidamada jaajuus distaa ciidamada atmis Uganda Ethiopia Burundi djabuuti kdf Kenya lacagta ayey qaataan ciidamada atmis waain la sii yaa ciidamada somaaliyeed mushaaraad koo da ciidamada soomaaliya dawlada somaaliya waain dishaa Hogaamishaasha alshabaab daacish waxey Ku noolyahay duurka Hala dilo qaarijiyo mahad karataay Cali Deere kaba ku tukudey aadan suni cabdiqaadir mumin abuu mus cab fuaad shongol waxey Ku noolyahay duurka Hala dilo qaarijiyo Hala dilo xabsiga laguma haayo diyo laga ma diibo qofii qof dilo shabaab daacish daawadooda dil xabsiga laguma haayo diyo laga ma diibo daawadooda waa
Adaba shabab ah abgaal soma tihid bushashka iska gubtan culumada ayad gowracdan gabdhihina ayad xaran ilmo ugu dhashan waxa wax qarxiyana wa idinka
Dukaan Digninti ugu dambesay loso diraya shalay la iga tagay kaligey wadnaha farta ku haaye wlhi ma anaa mar dambe tagayo hee
Hhhhhhhhhhhhhhhh War dukaanka hadaad adiga leedahay waa jid lkn hadaad shaqaale ka tahay ka tag Haku dhimanine xaguuse ku yaalaa ileen khawaarijtu waa sii dabar go,aayaane
@@xareedproduction.7740 isgoys ka sanco waye
KHAWAARIJ WAA NACALAD WASAKH AH. NINKII DILA WAA AHLU JANNO EE FADLAN HALUGU JIHAADO NACALADDA DIINLAAWAYAASHA AH.
FADLAN DOWLADDU WAA INEY SOO BADISO CIIDANKA DHARCADKA AH
Dawlada somaaliya waain cafinin dadka soo dajiyo buskud dacay timir dacay bariis baaasto bur saliid daawo sokor caano dacay ninac dacy daawadooda waa dil xabsiga laguma haayo diyo laga ma diibo daawadooda waa dil
Dawladaan iyo Amisomtaan wadanka qarashka ku Cuna Jilib ma gaari waayeen? Jilib le maqalnaa war tuulada burburiya!
murtad waa lagupaban😂😂😂😢😢
Iazzb
Benaale sotii ayguuleysatey loonaqirey
cadow gaasa aan Iska celiyo talo waxaa kusoo jeedi lahaa in magaalada dhan inleys tiro koobo kdib magaalka darbi lagu soo wareejiyo labo meel laga soo Galo laga ne baxo kaliya loo sameeyo
Hhj arintaa trump baa isku mid katihiin
KHAWAARIJ WAA NACALAD WASAKH AH. NINKII DILA WAA AHLU JANNO EE FADLAN HALUGU JIHAADO NACALADDA DIINLAAWAYAASHA AH.
FADLAN DOWLADDU WAA INEY SOO BADISO CIIDANKA DHARCADKA AH
Dawlada somaaliya waain cafinin ciyaal weero tuugada taleypoonada daca shacabka somaaliyeed daawadooda dil xabsiga laguma haayo diyo laga ma diibo daawadooda waa dil dawlada somaaliya waain cafinin ciyaal weero tuugada xabada ku disho shacabka somaaliyeed daawadooda dil xabsiga laguma haayo diyo laga ma diibo daawadooda waa dil dawlada somaaliya waain cafinin ciyaal weero tuugada xabada ku disho shacabka somaaliyeed daawadooda dil xabsiga laguma haayo diyo laga ma diibo daawadooda waa dil
War shaqo la aan nadnidaa legend lol 😆 😂 🤣
😂😂😂 Alshabaab Camero haday ka baqeen wayba iscaayeene 😂😂😂
Awoodiinu tuugnimo basa miyaa maad is muujisaan aqyaarey Camero maxa idinka galay 😂😂😂
Waa qaale been badan iyo dab dhilf calooshi ushaqeesto
Kooxdu way xoogaysatay intuu Xassan yimid
Xasuuqi oogu weyna ayey ciidamada u geysteen hubkii oogu badnaana way Heleen.
Adeer beenta Naga daa umadana ha qatalin.
Kkkkkkkk
Beenale ciidankii kawarn malin waliba 100 100 loo dilayo maad sheegtid
Been badanaa😂
Beenaale daaquud uadeega ah
geel caruuri qaaday madheere beenlow
Caamirooyinka banaanka yaalan maxaa waaxe ?
Hala qariyo, hala badiyo eeyahaas.
Hala taqaluso dadka wey dhibeen, jilibna weerar halagu qaado oo hala laayo madaxdooda.
Ciidanka kumaandooska hala shaqeesiiyo. Wadanka iyaga ayaa hortaagan