Aabe Cali Xaaladiisa oo kasoo Reynayso iyo Rajada laga Qabo inuu....

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 22

  • @luulmohamud
    @luulmohamud 6 місяців тому +1

    Alxamdulillah
    Allah ha u saaidiyo adigana Allah ha ku waafajiyo ka faaideysiga u baarifalida aabe Kuu fududeeyo🙏👍👏

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 6 місяців тому +1

    Walal cabdulqadir
    Alle haku garab galo
    Guuleysta❤

  • @Qalbenuura
    @Qalbenuura 6 місяців тому +1

    Cafimaad tam ah allah siiyo abo

  • @user-ef6rb1bw7j
    @user-ef6rb1bw7j 6 місяців тому +1

    Jazaakallah khar kuli inti kucawasay iyo adiguba

  • @Watermelonxberry
    @Watermelonxberry 6 місяців тому +1

    Allah ha caafiyo in Shaa Allah 🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻

  • @Xaliimoxasan198
    @Xaliimoxasan198 6 місяців тому

    Allaha cafiyo

  • @simancadeysalado6835
    @simancadeysalado6835 6 місяців тому

    Alx alx alle ayaa mhd iskale wll allaha u siyadiyo aamiin i..a wa ficnanaya allaha caafiyo allaha caafiyo aamiin aamiin❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @aminomohamoud4444
    @aminomohamoud4444 6 місяців тому

    Aabe.Ali.Allaha..ha.caafiyo.Aaamiiiiinyaaarabi🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @MsKeyf
    @MsKeyf 6 місяців тому

    Insha allah caafimaad dag dag insha allah❤❤❤

  • @muslimohh1001
    @muslimohh1001 6 місяців тому

    Allah ha cafiyo insha Allah

  • @halimaadan9737
    @halimaadan9737 6 місяців тому

    🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @user-ev9lj5dp9g
    @user-ev9lj5dp9g 6 місяців тому

    Allah ha cafiyo amiin yaa Rabi 🤲🤲🤲

  • @shahad2629
    @shahad2629 6 місяців тому +1

    cabdul khaadir garabkaaga alaha galo duco aan kuu awoodaa ilaahey culeeyska hakadulkhaado aabe cafimaad aan cudur kadanbeeynin alaha siiyo

  • @Raho339
    @Raho339 6 місяців тому

    Rabi Hacaafiyo Aabahaa Insha Allaah

  • @mulkiali8797
    @mulkiali8797 6 місяців тому

    Waxaan ilaah uga baryeynaa inuu ilaah comada ka soo saaro bi idmilaah adigana culeyska ilaah hakaa dulqaado aamin yaa rabi 🤲🏾🤲🏾🤲🏾🤲🏾

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 6 місяців тому

    Alxamdulillah ya Rabb
    Ilaahay SWT ha xifdiyo Aabo cali, cafimad barakaysan oo deg deg ah Alle ha siiyo iyo intii muslim ah ee xanuunsan, Allahumma Aamiin Aamiin Aamiin ya Allah🙏🤲🤲

  • @fosguudow7683
    @fosguudow7683 6 місяців тому

    allow cfmd taaam ah siii🤲🤲

  • @IsmahanMAli
    @IsmahanMAli 6 місяців тому +1

    Garabkagan Nahay walalkay qaali. Dadka waxay dhahayan oo xumatada ku fukiraya waa wan gabnimadoda! Hiil iyo hooba garabkana mahay. Ina lagu garab istagona wad mudantahay. Inta Abo arintisa ku garab tagan way mahadsanyihin. Adna wad libanaysa aduun iyo akhiroba. Birul walideyn bad Ku jirta, wad guleysanaysa walalkay. Abee Alle ha faciyo

  • @nimcoomar7611
    @nimcoomar7611 6 місяців тому

    asc hooyoiy ilahow abaalkaad ii gashey ilshey ha ku gudo habana al ha caafiyo hooyaay qalbiga iiga taala hooyo macsnow telefoonka ii sio wor hooyooy waa ku bahanahey

  • @fadumodadow9217
    @fadumodadow9217 6 місяців тому

    Ihaya ha ku faciuo aabo