Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

Gabar marocan oo calafdoon ah xaliimoyinka waa looyaaba

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 січ 2024

КОМЕНТАРІ • 300

  • @shukrimohamud9402
    @shukrimohamud9402 6 місяців тому +6

    Wiil ka Ciise iyo Foz weyba isku fiican yahiin Somalida Ethio ku dhex korey iyo Djib waa dad ilbax ah nolosha nah si sax u rabah wiil kan hadu Been sheegen Gabar way u qalantah

  • @Charkherad
    @Charkherad 8 днів тому

    Hableheena reer Djibouti ❤ 🇩🇯
    Aadbay iga daacadsan yihiin hablaha kale ❤❤

  • @umalkhymohamed7492
    @umalkhymohamed7492 11 днів тому +1

    Hadan reer xeebeede nahaaye nooc wale baa waan lenahaye indr waxan haysana hindi somali dhashey
    Canfar somali dhashey
    Nageri
    Senegal
    Fransis
    Cote ivoire. Somali dhashey reer Djibouti ah vive le Djiboutien ❤❤❤❤❤❤❤❤
    Sudan somali Djibouti ah cide kasta waan galba
    Every weere cidina maa cusuyeyso
    Carab somali dhashey😂😂 waa federeshin 😅😅😅😅😅

  • @Sara-ed7ol
    @Sara-ed7ol 6 місяців тому +4

    Maasha’a ALLAAH waa gabar daacad ah. Gabdhaha badi runta kama sheegaan.
    Marka ineey warkeeda cadeeysato

  • @user-py8ko4xj5p
    @user-py8ko4xj5p 6 місяців тому +6

    Ninku waa oromo

  • @xalalmaaltv3196
    @xalalmaaltv3196 4 місяці тому +3

    Djibouti m'y home 🏘️

  • @mariamibrahim7592
    @mariamibrahim7592 4 місяці тому +4

    Mashallah quel joli couple❤🇩🇯🇩🇯🤲

  • @mawliid9949
    @mawliid9949 6 місяців тому +11

    Gabadhan is astur dhaha

  • @user-dx3cs7oj6r
    @user-dx3cs7oj6r 6 місяців тому +3

    Ciise. He is funny walaahi Masha Allah iyo foos Ahmed

  • @Abdelrahimmohamed-jy7lp
    @Abdelrahimmohamed-jy7lp 6 місяців тому +13

    Qoftan sweden 🇸🇪 aye joogta dhibka ilmaha lalamaraayo aye kawar heeysa e qof ilmo diidayo majiro ilmaha alh baxsho waxa dareemikaro qofka qurbaha ilmo kudhalo gabadha ilmo diid kama ahan saa ufahmay inee raaxeysato aye go aan satay imlo yurub lugu korinaayo stress miiran waa 😷😷😷😜😜😜

    • @shafaarmoha9479
      @shafaarmoha9479 6 місяців тому +1

      Absolutely wa sad ufahantay lkn mid kudarso somaalida un baa bilaa qorshe kudhalee umada ilaahey wey kafakaraan ilmaha ey dhali donan io nolosbooda

  • @27May1988
    @27May1988 6 місяців тому +2

    Quruxeey ka daa qof fiican baad tahay, laakiin go’aankaas ka noqo, awlaad haddii Allah ku siinaayo ha diidin

  • @hazemzeid
    @hazemzeid Місяць тому +1

    Ce ça les djiboutien keep going

  • @sacdiyolucky1423
    @sacdiyolucky1423 6 місяців тому +5

    Waa fiirsaaye hadaa goorme duubte😂😂😂😂😂

  • @JackCaddnan
    @JackCaddnan 6 місяців тому +5

    Masha allah

  • @Boqoldhaan
    @Boqoldhaan 6 місяців тому +3

    Ninkan waa oromo

  • @darwiishyaresomalidhaba5477
    @darwiishyaresomalidhaba5477 6 місяців тому +6

    Nin shaqeeya oo aanan caruur u dhali doonin baan rabaa, is crazy.

  • @nuradindahir1613
    @nuradindahir1613 6 місяців тому +4

    Aniga qoftan kahelay caruurna waan leeyahay oo waa aqbalayaa ineysan caruur Rabin ee aniga haleygusoo xiro

  • @-fx6nl
    @-fx6nl 6 місяців тому +2

    😅😅 wa réer Jamal AF somali wey yakanan

  • @choukrichoukrimahamoudmous6753
    @choukrichoukrimahamoudmous6753 6 місяців тому +26

    Djibouti 🇩🇯 qof walba way barta somaliga

    • @asmarrashid4394
      @asmarrashid4394 6 місяців тому +1

      hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh DJIBOUTI ayadaanban somaligan garanayn 🤣😂

  • @user-fu3lz2np5r
    @user-fu3lz2np5r 6 місяців тому +2

    Guruubka waan idin salaamay

  • @FahmaYusuf-cn9xn
    @FahmaYusuf-cn9xn 3 місяці тому

    Abayo nacima Masha alah alah hakuxifdiyo xijabka kudadal

  • @cabdirizaqhiraabe2046
    @cabdirizaqhiraabe2046 6 місяців тому +3

    Welcome Fox

  • @AshaAbdi-rd8fy
    @AshaAbdi-rd8fy 6 місяців тому

    Maashallah she is beautiful girl.

  • @nasiromar7817
    @nasiromar7817 5 місяців тому

    Ciise waa wiil fariida masha allh congratulations

  • @abchirabdillahi3036
    @abchirabdillahi3036 5 місяців тому

    Gabadhan si fiican ayeey afka u baratey ❤

  • @ayaneabdillahi1034
    @ayaneabdillahi1034 6 місяців тому +2

    Bonne chance

  • @guhaadhaji7096
    @guhaadhaji7096 6 місяців тому +1

    Love this Girl.

  • @user-pw8pn2vj5w
    @user-pw8pn2vj5w 6 місяців тому +2

    Djibouti ❤

  • @user-py8ko4xj5p
    @user-py8ko4xj5p 6 місяців тому +2

    Mss nicmo yaan lagu qaldin sida oromkaa oo kale

  • @RadwanBelligham
    @RadwanBelligham 3 місяці тому

    Mach allah ❤dieu merci

  • @user-py8ko4xj5p
    @user-py8ko4xj5p 6 місяців тому +2

    Ciise kulahaaaa😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @abdirahmanaadan421
    @abdirahmanaadan421 6 місяців тому +1

    Iguwareji saxb

  • @warsamewaberi3792
    @warsamewaberi3792 6 місяців тому +2

    Gadha carabiyada ee reer jabuuti she said her real age la jeune femme djiboutienne d'origine yeminete a dit vraiment son vrai age.

    • @user-lu6zf6my3y
      @user-lu6zf6my3y 6 місяців тому

      Quoi y on a qui raconte des salades 😂

  • @Manalhaji584
    @Manalhaji584 6 місяців тому +2

    Waa naag waalan ayadii ilmay haystaa nimankii ilmay u diidaysa waa mid Allh la diriraysa ninkaan waa oromo iska shandhee ormada america joogta saan u hadshaa

  • @hassandaher3652
    @hassandaher3652 6 місяців тому +1

    Iyada way xaysata lkn qofkakaleh ino dhalin ayey rabta

  • @SuleymaanXuseen-bj7th
    @SuleymaanXuseen-bj7th 6 місяців тому +1

    Isoo qapo anaa rabeee isoo wac dheh

  • @Aarrow88
    @Aarrow88 6 місяців тому +2

    Baqiiq bilaa caruur oon la iskula yaabayn

  • @MunaFarah-fd3kt
    @MunaFarah-fd3kt 6 місяців тому +3

    Qaar badan ayaaaa moroko moody oo darbiyada jiishy😅

  • @user-py8ko4xj5p
    @user-py8ko4xj5p 6 місяців тому +4

    Waar hasheegan somali

  • @user-py8ko4xj5p
    @user-py8ko4xj5p 6 місяців тому +3

    Magaca profile ka fiiri af oromo😅 ayaa ugu qoran yaanu ku sirin

    • @Nimco551
      @Nimco551 5 місяців тому

      😂😂

  • @WHO2024
    @WHO2024 6 місяців тому +3

    Wiilka waa Oromo sidey iimuuqato. Obboleeysa aa dhaha magaciisa.

    • @HoyoSaada-yt5ks
      @HoyoSaada-yt5ks 6 місяців тому

      😂

    • @WHO2024
      @WHO2024 6 місяців тому

      @@HoyoSaada-yt5ksWiilka soo Oromo ma aha? 😊

  • @AbdulkadirShaam-jr9zk
    @AbdulkadirShaam-jr9zk 6 місяців тому +2

    Asc
    Xaaladdacaafimadkawaranseetahay.

  • @user-uq9di6wg3p
    @user-uq9di6wg3p 6 місяців тому +2

    Nimco wan ku teegara ee calafdon ayan ahayn ee ISO qabo

  • @HabibaAhmedOmar
    @HabibaAhmedOmar 4 місяці тому

    Mashallah wa gawdhan

  • @maashaaalaahtabaarakalaah2861
    @maashaaalaahtabaarakalaah2861 3 місяці тому +1

    Waa xabashi

  • @Moussa-sr7xb
    @Moussa-sr7xb 6 місяців тому +1

    sotebi qofka anaa reer djibouti

  • @user-py8ko4xj5p
    @user-py8ko4xj5p 6 місяців тому +1

    Ninkaa gabadh ku dartay waa nin oromo ah

  • @user-lh9el8ee2j
    @user-lh9el8ee2j 6 місяців тому +1

    I want here

  • @kaeya_kun3368
    @kaeya_kun3368 6 місяців тому +2

    Xaliimooyinka looma yaaba e way nasanayaa faarax faaruq ilaahey baa dumarkii soomaaliyeed nasri ukeeney oo marooko udirey biriq.biriq waxaan ku ogaa dad cun. Dumar cun . Caruur cun. Dal cun.iyo duunyo cun. Laakiin kuma ogeyn xaar cun wale biriq tiisii baa dhamaatey ooqabrigoodii baa ka qoden marooko 😮

    • @fardowsaabdi949
      @fardowsaabdi949 6 місяців тому

      Niman badan oo fican baa jira odaygeega iyo aabahayba wee fiicanyihiin nimankandhan ma xumo waa danbi mana wada fiicno gabrhana sidoo kale

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 6 місяців тому +3

    Ciise Soomaali ma aha saan filayo afsoonaaligu wuu ku adag yahay midakale Raga Soomaaliyeed no naag ajnabi yes gabdhaha Soomaaliyeed

    • @zahraibrahim2871
      @zahraibrahim2871 6 місяців тому +2

      Wl hadi anad aqoon ha u gefin ciise wa soomaali sax ah luqada dhalinyarada aya luqada fransiska dhex keliya marka soomaali sax ayan ku hadalna

    • @mnviepapa2003
      @mnviepapa2003 6 місяців тому

      Afkaka qarmun naka xeyso nacaladi kudhashey waseee ,wad nagu walanten ee nakaa camal dontaa

    • @maanshaallah8752
      @maanshaallah8752 6 місяців тому

      @@mnviepapa2003 walaal maxaad igu cayday anigu ma cid baan caayey mise wax run noqon karay beena noqon karay baan sheegay?

    • @mnviepapa2003
      @mnviepapa2003 6 місяців тому

      @@maanshaallah8752 ciise ad shegeysid ahey ,o maa adaa naa sameyey markad dhaheysid somali mahaa , intaad dadkaa. Af laga leysid aad naso hor joogta o na dhaheysaa maxa Lee caayey

    • @mnviepapa2003
      @mnviepapa2003 6 місяців тому

      @@maanshaallah8752 gabdhas aaad argeysid somali maha ee waa yabani arabe ah o somali kudhe xe kortey ,markaa afkeekaa maha sidaa aye ujajabineysaa , o markaa jabutiyaanka o dhaan o ciiise ah iyaa sidaa ujajabiyaa iyad naa ledahey imikaa war wx garaad ma tihidee ee naka sexo

  • @user-py8ko4xj5p
    @user-py8ko4xj5p 6 місяців тому +1

    Waxan jeedaa gabadhii yamaniyada ahayd iyo ninkii magaca ciise labaxay😅😅😅😅😅😅😅ninku waa oromo
    Magaca profile ka fiiri af oromo😅 ayaa ugu qoran yaanu ku sirin

  • @user-fw6rf3bz5d
    @user-fw6rf3bz5d 6 місяців тому +1

    Wn ku salmye nicmo iso gabo calafa codn Ayan ahye iso qabo😊

  • @noor-fw2hm
    @noor-fw2hm 6 місяців тому +2

    Nag an ilmo rabin nolosheyda ilahan kamagan faly xita 1 cunug

  • @user-py8ko4xj5p
    @user-py8ko4xj5p 6 місяців тому +1

    Waxan jeedaa gabadhii yamaniyada ahayd

  • @user-gf3ku5ch6k
    @user-gf3ku5ch6k 6 місяців тому +1

    Saxwaye

  • @AbdoukaniAli-pf1vz
    @AbdoukaniAli-pf1vz 5 місяців тому

    ❤❤

  • @abdirashidhussein3029
    @abdirashidhussein3029 6 місяців тому +1

    Habar sedax ilmood wadato oo boqol sharti wadato.

  • @user-gs2jt8sv8v
    @user-gs2jt8sv8v 6 місяців тому +1

    👋

  • @abchirabdillahi3036
    @abchirabdillahi3036 6 місяців тому

    Wow

  • @user-cl6yq9yj2g
    @user-cl6yq9yj2g 5 місяців тому

    ❤❤❤❤❤❤

  • @idilaliaden7660
    @idilaliaden7660 6 місяців тому +2

    Rer djibouti samali afar arabe koulou waa djiboutiennnn

  • @user-qh8qe6oe5v
    @user-qh8qe6oe5v 5 місяців тому

    Nacima Inadeer waxan waxaan jiraa lixdan Islan ma iihaysaa

  • @Cadanishow
    @Cadanishow 6 місяців тому +1

    Ninku waa oron

  • @user-gf3ku5ch6k
    @user-gf3ku5ch6k 6 місяців тому +1

    Wedii in nag lala gursado

  • @HaaredRoble-lj7hu
    @HaaredRoble-lj7hu 5 місяців тому +1

    😂😂😂😂😂 wa cafar somali maha

  • @BakaalMoxedi
    @BakaalMoxedi 3 місяці тому

  • @user-cl6yq9yj2g
    @user-cl6yq9yj2g 5 місяців тому

    👍👍👍👋👏👏👏

  • @user-ys6eb9gz1m
    @user-ys6eb9gz1m 5 місяців тому

    Wll waan kaa helay

  • @Joubadaher5151
    @Joubadaher5151 Місяць тому

    ❤❤❤ Macha allh Djibouti

    • @AbdirazakAbdi-bw3lz
      @AbdirazakAbdi-bw3lz Місяць тому

      ❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @user-pw8pn2vj5w
    @user-pw8pn2vj5w 6 місяців тому

    ❤❤❤

  • @guledxarrago419
    @guledxarrago419 6 місяців тому

    Barnaamijkani waa fany

  • @adensamater5874
    @adensamater5874 6 місяців тому +2

    Djibouti waxan idinka qurux badan nahay xamar waa madow inta cadcad ka ma hee dhuxul bad tihin bisad madow

    • @mnviepapa2003
      @mnviepapa2003 6 місяців тому

      Markaa xamar iyaa ka qurux badan jabutiyan kaa miya

    • @Mohamedismail-sb6pd
      @Mohamedismail-sb6pd 6 місяців тому

      somaali waa isku midab. inantu waa carab reer jabuuti ah. maaha somaali.

  • @AbdullahApshir-gb1wi
    @AbdullahApshir-gb1wi 2 місяці тому

    Kkkkkkkkk sorry abayo quruxeey 😂😂😂😂😂

  • @dahirdaud2154
    @dahirdaud2154 2 місяці тому

    Dee ha laigu xiririyo

  • @user-qj2ys7ck2o
    @user-qj2ys7ck2o 6 місяців тому

    🎉🎉

  • @user-ie4wf7ri2t
    @user-ie4wf7ri2t 6 місяців тому +1

    Waryada waxas wax shaqeeya ma aha a dad kada radso dhah dad yan la lugoynin wayna qaldan yihin

  • @Cadanishow
    @Cadanishow 6 місяців тому +1

    Waa ruteed abayo

  • @muwahibnasir5733
    @muwahibnasir5733 4 місяці тому

    aawlaad maxaa kudiideysa meel aan oowlaad jogin ilahow ha ijojin

  • @AbwanMusseAli-gi6kq
    @AbwanMusseAli-gi6kq 6 місяців тому +1

    Wayska dhigaysa dheh
    Mise way u dhalataa.

  • @user-gs2jt8sv8v
    @user-gs2jt8sv8v 6 місяців тому +1

    💔🖐

  • @user-jq3pk8jb7k
    @user-jq3pk8jb7k 6 місяців тому

    ❤❤❤❤

  • @AyanhassanAbdi-zz1ik
    @AyanhassanAbdi-zz1ik 5 місяців тому

    ❤❤❤❤❤

  • @user-cj5wv5qq4y
    @user-cj5wv5qq4y 3 місяці тому

    Asc taas aniga diyar u ah❤❤❤❤❤

  • @user-ys6eb9gz1m
    @user-ys6eb9gz1m 5 місяців тому

    Anaa diyaar ah

  • @MowliidmaxamedMowliidmaxamed52
    @MowliidmaxamedMowliidmaxamed52 3 місяці тому

    Wa😂😂

  • @Cadanishow
    @Cadanishow 6 місяців тому +1

    Gabadha daa

  • @user-nq6ex3gg7j
    @user-nq6ex3gg7j 6 місяців тому +1

    Iso qzwo walaal

  • @user-ic4cf9xd8u
    @user-ic4cf9xd8u 4 місяці тому

    Huno maan isbarana walaal

  • @Manalhaji584
    @Manalhaji584 6 місяців тому +3

    Allh ka baqa timihiina qarsada

  • @maashaaalaahtabaarakalaah2861
    @maashaaalaahtabaarakalaah2861 3 місяці тому

    waaxabashi soomaali maaha

  • @MowliidmaxamedMowliidmaxamed52
    @MowliidmaxamedMowliidmaxamed52 3 місяці тому

    Wa

  • @user-gs2jt8sv8v
    @user-gs2jt8sv8v 6 місяців тому +1

    Asc❤😅

  • @hassanismail7784
    @hassanismail7784 4 місяці тому

    gabadha aan dhasha doonayn maxaa lagu falayaa????

  • @tasniimtaliso1173
    @tasniimtaliso1173 6 місяців тому +3

    😂hdey carur larapin mxa laisgu Arosa waaah😮😂

  • @MohamedMuhammad-ql9wx
    @MohamedMuhammad-ql9wx 4 місяці тому

    Macaan waye xabadan

  • @user-cn4ko4ui1t
    @user-cn4ko4ui1t 6 місяців тому

    Gabadhan waa half somali half swedish from Gothenburg anigaa aqaan😂😂😂😂

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 6 місяців тому

    waa yabaniyad

  • @user-hb7hq9kk9h
    @user-hb7hq9kk9h 6 місяців тому

    😢😊

  • @fadumosiicow3401
    @fadumosiicow3401 6 місяців тому

    Somali kaliya walaal

  • @Big_Men-27.
    @Big_Men-27. 6 місяців тому +3

    First country 🇩🇯 my home