Maanshalaah aad Ban ugu faraxaye walaahi walaalyaal eedoyin habaryar walaahi ad Ban idinku faraxaye walaalnimadin sii xoojiya isa waheshada is caawiya isa faraxada galiya wada Jirka ayad wax ku tahiin wax ku qabaan kartan wax ku badali kartan isu dulaqaata isa wata isu dulaqaata ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️💯💯💯💯💯💯💯💯👏👏👏👏👏
Wllhi😭cumeer iyo ibra marky laabta is galiin waan ilmeeyy 😢cumeer ibra iyo faadil waa dad isla soo jabay ay sxiiptinimada ay ku wayn thy all waa wiilal fcn oo ixtiraam badan cayda iyo inta klana m.a way wada qalbi wngzn yihiin kalama dhacaan❤😢❤
Hamplayo Hamplayo🎇🎆✨🧨wll IBRA ❤ intan iyo in kabadan aya uqalanta faraxda sidan ba kula qebsany masha allah ❤wllaha qalbiga kun kow jer adba umahasanthy dhamatina allah idin xafido ❤wllhi video wuxu iga dhamady anigo xamasad iheyso oo wali idin firinayo 🥰 bashal wacn asxap +walaalo❤
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🫵🏻🕋
ﷺ❤ﷺ❤ﷺ❤ﷺ❤ﷺ❤
Scw ❤❤❤❤🎉
اللهم صل على محمد وآل محمد وعلى آل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد
Scw
Salalahu caleyhi wasalam
Ciyaar xamar Caadi ma ahan ❤❤❤❤❤, Sidaas iskugu xernaada, Dhalinyarada Maleysia
inta daawneyso muuqaalkaan Ayakoo Caafimaad qabaan waan idin Salaamay 👋❤️🙏🏻 Congratulations wllkey JUMCO MUBARAK
Hambaliyo🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Wcs❤❤❤
Wan kaaqaadny abdoow
Mashalah baga uga frxiseen ula qaaten frxda waa miskiin yroo afgaaban Oo Daacad ah wiilkaas ibra kadarba hmblyl wlalo 🎉ka bdnaa uqalantaa ❤
ibra kadarba wlhi waa wiil Qlpi fican wxnku leyey wll inta iyo inka badanba waa u qalantaa Hore u soco🎉❤
Two many hands make a light work..Gacmo wadajir ayay wax kugoyan..waan ilimey farhad darted dalanyarada meleysia iskudubnan mujiya from Mombasa
Cumeer BigFan this man is the one of the best youtubers and videos creators i have ever watched. Prozkei i am always number one supporter 4 u 🤝
Shaqsi kalsoooni badan Ku dheehan THy
Wllnimada wax ka yaqano
Ixtiraam leh ❤😊😊wey ka muuqata Walal qliya ibra intan io kabadan Uqalantaaa keep going brother 👏🏻👏🏻❤❤❤
Masha allh ilahow noda wilashena somaliyed farxad ku nolada meel walpa oo dunida kajogtan ❤
Masha allah muuqaal qurux bdn io dhalinyaro isfahantay waligiin saan ufarax snada❤❤
Jah farxadoda ayaa wax lodhigo laheen 😩 congratulations bro🎉
Maanshalaah aad Ban ugu faraxaye walaahi walaalyaal eedoyin habaryar walaahi ad Ban idinku faraxaye walaalnimadin sii xoojiya isa waheshada is caawiya isa faraxada galiya wada Jirka ayad wax ku tahiin wax ku qabaan kartan wax ku badali kartan isu dulaqaata isa wata isu dulaqaata ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️💯💯💯💯💯💯💯💯👏👏👏👏👏
Mashallaah wlhi wiilalal is jcl isku qalbi furan garab isii siiya cumber Big wwwwwwww❤❤❤❤❤
War miskiinka waa miliqdeen ee haridina😂 hambalyo ibra kadarba 🎉aduunka waxa ugu fcn sxiipo wngzn 🤚 allaha isku kiin daayo caddow dhexdiina ma haleelo i.a❤
Wllhi qalbi idinkala dareemay farxadiina❤One love somali maxamed❤❤
Wllhy wlltinimadu wax ka fcn ma jiro say iskugu faraxsanyihiin ❤❤ m.n wllo horey usocda ipro❤❤
Ayyy🔥masha allh ibra wiil dagan legend ah Hambalyo bro waa kula faraxsanahain inta ka badan baa mudantahay dhalinyaro badan baa heysata
Masha alh Abti wax fiican ayaad sameseen❤🎉
Wllhi😭cumeer iyo ibra marky laabta is galiin waan ilmeeyy 😢cumeer ibra iyo faadil waa dad isla soo jabay ay sxiiptinimada ay ku wayn thy all waa wiilal fcn oo ixtiraam badan cayda iyo inta klana m.a way wada qalbi wngzn yihiin kalama dhacaan❤😢❤
Sam wlhi
Cumeyr iyo ceyda iyo ibra iyo faadil wa isla soo jabeen kuwa Kala cusub ❤
Ibra ka darba intaa uuma qalmo😢😢 congratulations wll mcn qof qalpi wanagzan❤❤❤
M.AllaH Team 27 dadka kaliYee farxadu agtooda Taalo 🎉❤HambalYo Ebra kadarba 😍
Ibra wlh inuu wiil maskin ah af gaban dhip pdneen xushmd pdn yhy laga dareemaa❤dhamn wiilsheena allow mel wlpa jogan inoo xfid. Frxdoda wx la siisto ka lhyn 😢
ibra ixtiraam miidhan weeye iLaahy ha iska daayeee keep going pro❤🎉
Wa run wlhi wiilka wn tageera wlhi ❤ hampalyo bro ❤
Allah idin zaaidiyo jecelka iyo wlltinimada idinkamuuqato🎉❤
Congratulations 🎉ibra kadarba intaan iyo in kabadan waad uqalantaa wllkey Mcn ❤🎉❤❤
Heesta Zamiir zaam ee sxbtinimo wan ilmeya kolkn dhagaysto si gara iitabata😢🎉❤ waayo sxb qalia aya ilhy igu maneysty wlhi intan hysana alle ha siiye
Masha Allah walaalo isjeceyl jiroo jooga ❤❤❤❤❤ farxaddii jecelahay 😍😍😍😍🔥
Manshaallah dhilinyarada Malaysia 🇲🇾 ❤❤
❤❤❤
Wllhi wan sugayy 200k wllkei ibra intas in ka bdn u qalnta 🎉hmblyo😊
Mashaallah Hambailyo Hambailyo walalkey ibra intaa in ka badan kuurajeena 300k 🎉❤ coming soon iinashaallah 🥰🥰🥰
mashallahmashallahmashallah😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉farxada mihim ah saas ahada waligin mashallah huunayal from Sweden ka so hanbalyeyay
Wallky mcn ibra ka darba hampalyo intas io in kabadan wad uqalanta wall mcn waxan kuleyahay huri usoco wallky mcnow Walahi waxbadan bad uqalanta 💯💯💝🙈🤴
Hambalyo irba kadarba runtii waxad tihin asxap wanagsan ❤farxad io gal gacayl isku haya❤
M.a walalke horey usoco intan inkabadan ayat uqalmata💯💯💯💯❤❤❤❤
Hambalyo Hambalyo wllkeena ibra ka darba❤❤❤❤❤ saaxiibo is jecel ixtiraam iyo itaba ku dheexn ayaa tihiin horey usocda m.a
Congratulations dhalinyaro an qabil isku racin o isku farax san masha allah illahow dalkena nabad noĝá dhig
Masha allh walalaha reer malaysia❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
M.a walaalo qalbi wanaagsan cumeer iyo dhamaan team27 waan idiin jeclahay far xad kunoolaada meel walbood joogtaan
Congratulations 🎊 👏 💐 🥳 wlhi intan iyo in ka bdn ayuu uqalmaaa❤❤❤❤❤
Masha Allah wiilashena allow notay ❤❤❤❤❤💯💯💯💯💯💯💯
Jah farxadooda allow u siyaasi🎉❤❤
Dhamaantiin waxaad tihiin saxiibo aabaal leh woooow 👏👏👏👏👏👍
I know Ibra waa boqor aanan cadaalad helin. Please waa wiil niyad fiican ee ha lagu yaaco.❤❤❤❤❤❤❤
Cumeer podcast ayaa ku fiican tahay 😂😂 🙌
Congrats wllky ibra ❤🎉❤👏💫
Wilashena markasta farxsanaada wllayal farxadiina qaliya❤❤🎉
Hamplayo Hamplayo🎇🎆✨🧨wll IBRA ❤ intan iyo in kabadan aya uqalanta faraxda sidan ba kula qebsany masha allah ❤wllaha qalbiga kun kow jer adba umahasanthy dhamatina allah idin xafido ❤wllhi video wuxu iga dhamady anigo xamasad iheyso oo wali idin firinayo 🥰 bashal wacn asxap +walaalo❤
Congratulations walal ❤❤❤❤intaas iyo in kabadan ayad uqalanta❤❤❤
Congratulations 👏 ibra ka darba
Maaasha alllh maaasha alllh soo maaalinimada saxdaaaa sidaan waaaaye
Congratulations 🎊 👏 💐 🥳 🎊 Ibra kadarba
Allah is one ❤☝️
Muqalka ugu qurux bdn wlh❤❤🎉😢
haa wllhi welipa.inta danbe dance😂io farxada wllhi team malysia waa dd wnga io wllnima ku midobay😊
Hampalyo brother❤❤ibra 🇸🇴🫡❤️🔥🇸🇴🥰
I wish i could subscribe for million times i would done wlhi😂 hambalyo wllo
Masha allha ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
Wllo qaali ibra kadarba oo gob ah hambalyo wllky ❤❤❤❤❤❤
Congratulations ibra🎉
Congratulations wlkey ibra kadarba
مبروووك مبروك مبروك ألف مبروك أخي الفاضل إبراهيم❤🎉🎉🎉🎉
ALLAH IS One❤😢👆
Hanbaly hanbalyo wll ibra🎉🎉🎉🎉
Cumeer yaa iga soo horeeyay 🎉🎉
Asc waku salaamy adi asxabta wan idin taageera insha alaah mar dhow wai din iman doonaa maleyshe insha allah ma iso dhawey neesin mise
ciyaal xamar love you 😍😍🔥🔥👌
Hambaliyo Hambaliyo wll qalbiga qurxoon ibra kadarba Intan inkabadan waad qalanta hambaliyo hambaliyo
Ibra hambalyo abowe😢😢😢🎉❤
Cumeer dhib badanaa in la xambaaro luu rabaa taliye jabra mar walibo dusha maxaa ugu kortaa dhiblow😂❤🎉
Great friends👏👏👏
Keep going never give up nice video ❤
Dad Qalbi wngsan❤️
Keep going never give up nice ❤
HABALYO
HABALYO🎉🎉🎉🎉
IBRA KADARBA
200KK😊😊
Ibra keep going on bro ❤🎉
Congratulations 🎉🥳
AYy cumeeerrr❤❤❤❤❤❤❤
Ibra hambalyo hambalyo hambalyo💖💖💖💖💖
Hambaliyo hambaliyo wallkey❤❤❤❤
Only team 27 can do like this ❤
ilahowmarwalbaogafarxi sayhadaufaraxsanyihiindhamaantood🥺🤲🤲
Hambalyo wall mcn ibra🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Mar dhaw 500k insha allh
Well done guys🎉🎉❤❤
Masha Allah ❤
Waaw my team allh idin xafido❤
Farxad diraaad codkiisii isbadaley❤
Dhalinyaro somaaliyed 🙏
Wcs marka arky asi kligiz oo dbal dgayo wla ybnaa lkn hda aa garbihiza buxdn wku fraxsnhy hamplyo wllky kbdanaa uqlantaa dadal wcan 🎉👏
Congratulations 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
IBRA KADARBA WLHI WAA NIN QALBI FIICAN GUULAYSO WALAL MEEL WALBA JOOGTID
masha allah haam baleyoo🎉
The best man 😂😂
Mzha Allah ❤ 😫 ❤
wae walalkay ibra kadarba hanpaliyo 200k🎉❤
Ibraa hanbalyo prother wallhei waa farxay
Ayy ciyaal xamar🎉❤
Ayyy congratulations Ibra kadarba❤
Hmblyo wllken ibra
Never give up