Zam’s Arkiv Digri part_1. Nabi ammaan. Please Subscribe Share and Like.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 30 вер 2024
  • Nabi ammaan, Abaay abaay, Madax shub ama Madiix waa Digri ay Haweenka Soomaaliyeed ku Ammaan kuna baryaan Illaahay iyo Nabi Muxumed. Gobol walba luuq u gaar ha ayey ku qaadaan Digrigan luuqdaan waxaa looga luuqeeyaa Gobolada dhexe ee Soomaaliya.
    Fadlan igu soo darso si aaway qeybaha kale u la socoto.

КОМЕНТАРІ • 16

  • @sahracsalaan4918
    @sahracsalaan4918 6 місяців тому +1

    🎉scw scw scw 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😊

  • @FaadumoAbdirihman
    @FaadumoAbdirihman 26 днів тому

    scw scw scw scw scw

  • @sahracsalaan4918
    @sahracsalaan4918 6 місяців тому

    🎉scw scw scw 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😊

  • @rahmomahamed5149
    @rahmomahamed5149 Рік тому

    97kjiiiiuiihui8a

  • @SaSa-jr5re
    @SaSa-jr5re 3 роки тому +1

    Shugran

  • @SaSa-jr5re
    @SaSa-jr5re 3 роки тому +2

    Waxaad noo soo duubtaa
    Digriyo badan shariifo
    Qadijo boqo soon dagan

  • @ugaaskaxaafadda997
    @ugaaskaxaafadda997 2 роки тому +1

    MashAllah ❤❤❤❤❤

  • @gobeyluul1122
    @gobeyluul1122 3 роки тому +1

    Walaalayaal waxaani waa bidco oo diinta kama mid ah runtii waa in laga waaniyaa umada somaaliyeed subxaana Allah

    • @basraismail1014
      @basraismail1014 3 роки тому +2

      Tawxidka laqaadayo ma bidco ah ilahow niman wax ogen hacadaabin

    • @gobeyluul1122
      @gobeyluul1122 3 роки тому +1

      @@basraismail1014 towxiidka la qaadayo xageeyaalaa walaal diinta Islamka aadan ooga dayan RASUULKEENA MAXAMED SALAALAAHU CALEYHI WASALIM waa bidco sidaa diinta u fahantay ma aqaano aniga

    • @roodacismaan952
      @roodacismaan952 3 роки тому

      Matawxiidka alle iyo qirista alle iyo nabigeena suuban
      صلي.اللله.عليه وسلم وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا ماشاء لله تبارك الرحمن الرحيم السلام جزاك الله خير الجزاء
      Ayaa bidco ah toobadkeen adigu

    • @gobeyluul1122
      @gobeyluul1122 3 роки тому

      @@roodacismaan952 walaal.hadaa rabto inaa NABIGEENA MAXAMED SALALAAHU CALEYHI WASALIM ku sali adiga kaligaa ee looma baahno in dumar isidaa u badan isu imaadaan ey is ruxaan diinta ma ogola climada weydii hadaadan aqoonin diinta

    • @roodacismaan952
      @roodacismaan952 3 роки тому

      @@gobeyluul1122 walaalo diinta waanu ku dhalanay intii alle noo qorayna waanu naqaanaa cilmiguna waa bad
      Welina waanu dhiganaa
      Adiga diintaad taqaan ma ta bidco ka dhigaysaaa tawxiidka alle dad muslina ooqaadaya baa

  • @nuuraali1972
    @nuuraali1972 3 роки тому +2

    mashaAllah tabarakallah shukran my sisters, Allahumaa Amiin ya Allah