XIDIGAHA GEESKA 2024 | SOOL BARI XAGEED GAYSAY | HEES CUSUB

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 259

  • @mohamedalihassan6724
    @mohamedalihassan6724 3 дні тому +8

    Samaroon is not easy 😂 maxad samaysay Abwaan Ababe Ree boorama Soomali ka cilmi badan ❤

  • @FarduusmaxamedAxmed-wf5oc
    @FarduusmaxamedAxmed-wf5oc 3 дні тому +6

    Wli lama arag shacab madaxwynahooga runta u sheegaya oon ka ahyn reer somaliland noolaada dadkygii from Borama insha allh heego wy tgty 😅

  • @samsamzhaqalle3942
    @samsamzhaqalle3942 2 дні тому +9

    Anoo muuse tagersnban hestuna mcnkedu igu socota😂

  • @apdirahmaankayd5986
    @apdirahmaankayd5986 3 дні тому +4

    Xaqiiq weeyaan anoo qabiil ahaan is xigna ina biixi hadana lama xaqirikaro eradayadan waayo waa su aal in la is waydiiyo ubaahan. No qabiil somaliland ❤❤❤❤❤💪💪💪💪

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj 3 дні тому +5

    Hees maahaa waa hoobiyaal iyo gantaalo muuse lagu ganay😂😂😂😂😂

  • @mustafamohamed3761
    @mustafamohamed3761 2 дні тому +4

    Muuse wuu dhacayaa inshalah from burco

  • @abdifatahdirirelmi9859
    @abdifatahdirirelmi9859 День тому +2

    Odaga Madaxa ayay jug Culus uga dhufteen, way dawakhiyeen walhi

  • @CumarMiicad
    @CumarMiicad 3 дні тому +4

    Ababe khayr alaha kusiiyo heestan way naga farxisay waa erayo dhaxal gal ah salaan sare abwaane

  • @abdiali4991
    @abdiali4991 2 дні тому +5

    Waxani hees waa dafteey waa sidee 😂😂

  • @nasriindayib3935
    @nasriindayib3935 2 дні тому +7

    Haduu muse sii jogo awdalna way go aysaa

  • @Hello_IamHere
    @Hello_IamHere День тому +7

    WAXA WALLAHI AH QOF IIMAN LEH AYAA LOOGU DHAARTAYE KULMIYE AYAN AHAA BALSE MAANTA AYAA IIGU DANBAYSA ANIGA IYO QOYSKUBA CODKAYAGA WAANU U MEEL DAYAYNAA..
    Waxaad moodaa in miyirkuba iga maqnaa

  • @YusraMaxamuud
    @YusraMaxamuud 3 дні тому +2

    Muse cawa seexaN maayo 😢wlhi heesta xidiga geeska 🦁✅

  • @ahmeddekzi774
    @ahmeddekzi774 3 дні тому +3

    come back xiddiga geeska

  • @abdirahmanismail1980
    @abdirahmanismail1980 3 дні тому +3

    Way la haleen 😊😊😊❤❤

  • @rudwaaniid9323
    @rudwaaniid9323 День тому +3

    Rabow sool usooceli ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤Msha Allah Guul iyo gobonimo

  • @tayaysteinayuusuf3776
    @tayaysteinayuusuf3776 3 дні тому +2

    Wa shicib dawladisi oo xisabtamaya meeshan cidkale boos ugama banaana 😂 cideyna nafis halka haka raadin

  • @MaxamedIiman-d1l
    @MaxamedIiman-d1l День тому

    Waa hees xaqiiqada ka hadlaysay

  • @mustafamohamed3761
    @mustafamohamed3761 2 дні тому +3

    Mahamad abiib intee geeysay hhhh

  • @HamdaSaed-zs4uw
    @HamdaSaed-zs4uw 3 дні тому +5

    fogeeya heesta✋
    sawtaanu kuu dhiibnay .
    qaran saanad iyo xoog leh.
    oo suga xaduudisaa.
    somaliland oo dhan.
    dadku samo ku naaloodo.
    nabadiyo midnimo suuban.
    seeskii cigaal taagay.
    daahir iyo siilaanyo.
    sare bay uqaadeene.
    adiguna sideed yeeshay!
    sool bari xageed gaysay????

  • @EdaMaxmed-oo1uq
    @EdaMaxmed-oo1uq 3 дні тому +1

    Ma saraakiishi iyo ciidanki oo jeel ku sugan ii sacab tuma baa❤

  • @Maxamedbogba-dv9tv
    @Maxamedbogba-dv9tv 3 дні тому +2

    Iaamina anoo sacad muuse ah ayaa heestan kufaraxsan😂😂🎉

  • @mikelmikel3119
    @mikelmikel3119 3 дні тому +1

    Heestab waxaa sameeyey abwaan ababe waa ree jabuti waana nin samaroona muuse waa ku jiq

  • @idilbashehussein1989
    @idilbashehussein1989 3 дні тому

    Seeskiii cigaal taagay illahoow kuu naxariiso

  • @cabdiraxmaansalebaan7026
    @cabdiraxmaansalebaan7026 3 дні тому +2

    Marka fanku kaa soo horjeesto waa astaamaha madaxdu ku baxdo 😅😅😅😅

  • @asmaguhad1155
    @asmaguhad1155 2 дні тому +5

    Indho adeeg & aqli yari Sool bari ragi lahaa baa haysta walal ee dhulkina imansada ceeb miya?😂

    • @Cabdi_Maxamuud_Cabdi
      @Cabdi_Maxamuud_Cabdi 2 дні тому

      Babe Maya waa saxantahay kol hadii aad ogolaatay dhulkaagi Sool Bari 😊

    • @AbakorCaliismaaciil
      @AbakorCaliismaaciil 2 дні тому

      Mahadalkayee uuyidhi.baadraacday😅😢🎉😂😂❤

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 3 дні тому +2

    SOOL BARRI XAGEED GEYSAY?.
    THAT'S A VERY IMPORTANT QUESTION

  • @Adnan-bc1vk
    @Adnan-bc1vk День тому +1

    JABKA IYO GUUSHA MA KALA YAQAANO MUUSE DUBJIR

  • @cabdallaOmar-l3y
    @cabdallaOmar-l3y 3 дні тому +3

    Sool ma hooyadiin baa leh.

    • @Cabdi_Maxamuud_Cabdi
      @Cabdi_Maxamuud_Cabdi 3 дні тому

      Ma Sool Bari ayaad sheegaysaa?😂😂

    • @SidikBakaal
      @SidikBakaal 3 дні тому +3

      Ragii kuugu talin jiray baa kuusoo socdee isug intaan muuse daacuun meesha ka tuurayo

  • @halilmamohamed4493
    @halilmamohamed4493 2 дні тому

    Seeskii Cigaal tagey AHN amiin
    Geesi qaran

  • @sabahabdi4224
    @sabahabdi4224 3 дні тому +1

    Muusow suaasha adiga iska leeh ka soo jawaab

  • @NajiibHanad
    @NajiibHanad День тому +1

    Seeskii cigaaal taaagy
    Daahir iyo siilaanyo
    Sare by u qaadeene
    Adiguna sideed yeeshay
    Sool bari xgeed gysay 😂😂😂😂

  • @MustaliphamalpO
    @MustaliphamalpO 3 дні тому +2

    Sool tagtaye Awdal aan ilashaNo❤

    • @jamiilaJama-c5c
      @jamiilaJama-c5c 2 дні тому +1

      sool bari waa sideedi laascaanood uunbaa maqan mana rabnoo

  • @timaweyyne
    @timaweyyne 3 дні тому +1

    Walee Muuse Baloodh Karbaash Baa Kudhacay Eesh Calaa

  • @hodanhassan3271
    @hodanhassan3271 3 дні тому +2

    Idinka ciilan oo lacagtii laydin ka goostay.

  • @mubaarigcali698
    @mubaarigcali698 3 дні тому +1

    Hesta laxan keeda midhehèdu way isleeyiin micna ay xambaarsantee
    Intaba haa baan uhayaaa👊👊

  • @apdoulwahab8309
    @apdoulwahab8309 3 дні тому +2

    Muusow sideed dareemaysaa

  • @ifrahfarah5382
    @ifrahfarah5382 3 дні тому +1

    Omg soil come back

  • @Idriss-f6v
    @Idriss-f6v 3 дні тому +3

    Muse biixi sool meelna muu geeyn ee xoog baa looga soo saaray ,caruur tii Gen. Morgan baa eryatay .😂😂 Jamaahiirta SSC of Somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪

    • @Cabdi_Maxamuud_Cabdi
      @Cabdi_Maxamuud_Cabdi 2 дні тому

      Ma Sool Bari ayaad sheegaysaa? 😂😂😂

    • @halilmamohamed4493
      @halilmamohamed4493 2 дні тому +1

      Sool bari tuulada laascanood sax 👍🏾

    • @Cabdi_Maxamuud_Cabdi
      @Cabdi_Maxamuud_Cabdi 2 дні тому

      @@halilmamohamed4493 Sool ayey isa siiyeen markaa iimaansada dheh, Sool Bari waliba tuuladda Laasdhiig 🩸 😀

  • @cabdiqanidiinaarproducatio5285
    @cabdiqanidiinaarproducatio5285 3 дні тому +4

    Heesta ciida samaysay iyo fanaanita soo raaci oo soqor

    • @ZakariaAli-e8s
      @ZakariaAli-e8s 3 дні тому

      Awbwan maxamed mumiin ababe waa ree jabouti oo ah samaron

  • @samiramir7117
    @samiramir7117 День тому +1

    Sool tagteye awdal aam ilashano hadi kaley hargeisa iyo burco wadaan noqo mayaan 😅😅😅

  • @daniyaahmet8671
    @daniyaahmet8671 3 дні тому +3

    Sool bari ku te khiyaalo kunool bal ega sool 4degmo 3 i khas thay meherki ingiris caynaba moye on kula dego hadad utaqan togdher na wa bubodle not burco 👍

  • @abdullahabi3362
    @abdullahabi3362 3 дні тому +3

    Sool bari cirro wadani way diiya wax fanaaniin ah oo xidiga geeska la yidhaahdaa majiriraan waa koix kala daadatay oo ka hinaasay kooxda dayax baan

  • @hannifomar6894
    @hannifomar6894 3 дні тому +1

    Yurub Genyo iyo Cabdi Yare .fananinta kala waa kuwe ?

  • @Guuleedagaabeeye
    @Guuleedagaabeeye 3 дні тому +1

    Soomaali laga soo heli maayo shacab ka run badan oo ka dhiiran Reer Somaliland. Umaddu hanaga barato isla xisaabtanka, dal dhisidda iyo hayin diidnimada.

  • @faysalamir2349
    @faysalamir2349 3 дні тому

    ❤❤❤❤ walahi waa xaqiiq heestan please tahera xaqa❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Kh4darmohamoud
    @Kh4darmohamoud 3 дні тому +1

    Adiguna sided yeshy 🙂

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 2 дні тому

    Guuuuuuuuul somaliland viiva somalilnd viiva viiva somaliland viiva ❤❤

  • @abdullahihassan-w6v
    @abdullahihassan-w6v 3 дні тому +3

    Muse Cawarow waside

  • @Adnan-bc1vk
    @Adnan-bc1vk 3 дні тому +1

    MUUSE DUBJIR DULI ALLAH HA BADO

  • @mustafemaxamuud8574
    @mustafemaxamuud8574 День тому

    Jwb looma hayo waa marag madoon. 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @immaaweelitv4220
    @immaaweelitv4220 3 дні тому +2

    Idinkaa ba,ay yaa idinka qabanaya kooxda dayax band😂😂😂

  • @YasminMaxamud
    @YasminMaxamud 2 дні тому +1

    Galadagalka weydii😅

  • @MowliidDaahir-o5e
    @MowliidDaahir-o5e 2 дні тому +2

    Cabdi bile Bkm saran yahay 😂

  • @InnocentCalicoCat-iy9qq
    @InnocentCalicoCat-iy9qq 3 дні тому +2

    Sool dadkan ubarooranaya dhulkaaga kaabadan ìimaanso

  • @suldanmideye765
    @suldanmideye765 2 дні тому +1

    Hotel iyo dagaal maxaa iska galay

  • @JamacClmaraxmaan
    @JamacClmaraxmaan 3 дні тому +2

    Wale madax wayne muse biixi xidigaha geesku. Ruun tay uu tabteen

  • @najmaabdirahman4896
    @najmaabdirahman4896 3 дні тому +1

    Sool ma hooyadiinba leh

    • @halilmamohamed4493
      @halilmamohamed4493 2 дні тому

      Sool bari baa lagu yidhi ha khaldamin sool keli daa ma degtide ok

  • @MahdiCabdi-t2q
    @MahdiCabdi-t2q 2 дні тому +2

    Ka qariya muuse😂😂

  • @Huseinahmethhusein-mm5gy
    @Huseinahmethhusein-mm5gy 3 дні тому +1

    Doorkii. Horan siganay😂😂😂😂

  • @RashidIsmail-qo2xh
    @RashidIsmail-qo2xh 3 дні тому +2

    Abwaanka heesta sameeyay ha la soo sheego

  • @KhadraFaarax-d2q
    @KhadraFaarax-d2q 3 дні тому +1

    Yurub genyo taas bad gashay 😂😂

  • @Ridwanov-
    @Ridwanov- 3 дні тому +1

    Muusow aa carartaa aa ooysaa 😂😂

  • @AbdiAbdifatah-g8x
    @AbdiAbdifatah-g8x 3 дні тому +2

    Sool malakul mawd habraha nafta si daran uga qaada aya jooga

  • @AyaanleDahir-x8f
    @AyaanleDahir-x8f 3 дні тому +1

    Ababe wn kusalmy abti jabuoti wn3kula3jogaa

    • @Keysek
      @Keysek 3 дні тому

      Inoo ilaaliya abwanka .jir oo joog Banu leennay ..

  • @CabdicasisColow
    @CabdicasisColow День тому

    Waasidee

  • @nooraliade8996
    @nooraliade8996 3 дні тому +2

    Waa faqash kalkaaal. Xubiga wadani cadawga dalka weeye. Intii ciro yodhi oo lagan la saaray. Ka farxiya cadawga. Ciidanka laayq madaxa iskaga taaga

    • @mohamedalpha1644
      @mohamedalpha1644 День тому

      Caqli liita faqash saw aniga I'ma taqanid kkkk dhalfadii bakhdaa kaga saray baa weli rabtaa 😂😂

  • @jamelio8766
    @jamelio8766 3 дні тому +1

    Where's sool 😂😂

  • @muhiyadiincabdixasanfarax3975
    @muhiyadiincabdixasanfarax3975 3 дні тому +1

    😂😂😂 sool pri xgee geesay 2:57

  • @XaajiiidIbraahin
    @XaajiiidIbraahin 3 дні тому +1

    odaygii qacbaa kayeedhay

  • @MarWaMusTafe-kf4kj
    @MarWaMusTafe-kf4kj 2 дні тому +1

    ,z ❤

  • @hindaawad6390
    @hindaawad6390 3 дні тому

    Walahay waa hadal isweydiin mudan taasina

  • @amaramerico5104
    @amaramerico5104 3 дні тому +1

    Hees iyo😂badh

  • @FarhanMahdi-lb8qn
    @FarhanMahdi-lb8qn 2 дні тому +1

    Tani heea way dhaaftay

  • @mowlidabdi9209
    @mowlidabdi9209 3 дні тому +1

    Murti ayaa la inoogu sheegay wax walba....ilaahow SL badbaadi!

  • @nimosugaal9559
    @nimosugaal9559 3 дні тому +1

    Waa hunitii gudaha uf🤪🤪

  • @himilo3460
    @himilo3460 3 дні тому +1

    Xagee loo socdaa
    Madaxweynaha runtay I sheegen

  • @AbdikaniAbdiAbdilahi-w8g
    @AbdikaniAbdiAbdilahi-w8g 2 дні тому

    Hees sidii qombulada nukliyeerka u dhacday waa tan car car car yaa kasoo jawaabi kara ??????

  • @Lander_girl1
    @Lander_girl1 3 дні тому +3

    Sawtan kuu dhiibny
    qaran saanad iyo xoog leh
    oo suga xududihisu
    Xagad geesey muusow🤔?

  • @NashadAbdi-et1hv
    @NashadAbdi-et1hv 3 дні тому

    First🎉😂

  • @faatimamarish5067
    @faatimamarish5067 3 дні тому

    Fashil kii judaan iyo jabhad ahaan jirey 😂 xidigaha geeska waa niga heynaaa

  • @fuadabdulahi1405
    @fuadabdulahi1405 3 дні тому +1

    Muuse cawarow waxa nagasoo gabagabe buuqooda

  • @daniyaahmet8671
    @daniyaahmet8671 3 дні тому

    Xudud 😂 xudud Isaaqland wa inta ay degan ✅

  • @AxmedSahlaaye-yi8cn
    @AxmedSahlaaye-yi8cn 3 дні тому +1

    Abwaan laabsaalax Qaadku Walle Waxbuu utaray Habeenkaas😅

  • @mideeye143
    @mideeye143 3 дні тому +1

    LIINTA 😅

  • @mustafamohamed3761
    @mustafamohamed3761 2 дні тому

    Xidigaha waa la tooganayaa iminka hhhhhhhhh

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj 3 дні тому +1

    Gantaalada culus muuse ka gabo 😂😂😂😂😂😂😂

  • @ZakariaAli-e8s
    @ZakariaAli-e8s 3 дні тому

    Awban heesta iska leeeh waa abwan maxamed mumiin ababe waa nin jabouta joga oo samaron ah

  • @hamdasaid8131
    @hamdasaid8131 3 дні тому +1

    Waxn nacebenay fanane mahe

  • @HafsaAaden
    @HafsaAaden 3 дні тому

    Waa hees huwana ina cali darawal ayaa sameyay heestaa😂😂😂😂😂

  • @osmanmahad6625
    @osmanmahad6625 3 дні тому +1

    War qaniimadaa goorma isasoo dhaafineysan isaaqow sool bari lahayne 😅

    • @SaidHeerQaran
      @SaidHeerQaran 3 дні тому

      Falastiin waxan iska amuus 2024 baa xurowdey halka dadku 1960 la xuroobeyey hhh

  • @CabdirisaaqMuxumad
    @CabdirisaaqMuxumad 3 дні тому +1

    Walee muuse runtaa loo sheegay hhhh

  • @MaxameddubeCarab
    @MaxameddubeCarab 3 дні тому

    Soomaaliland baa leh

  • @OthmanAhmeth
    @OthmanAhmeth 2 дні тому +1

    Sool bari 😭😭😭😭

  • @AxmedDhako-s5e
    @AxmedDhako-s5e 3 дні тому +1

    Xidigihii geesku sowkuwa madaxtooyadii udaatey

  • @BarwaqoAnwer
    @BarwaqoAnwer 3 дні тому

    Warunted walahy xaga lo socda

  • @ikraamcureeji7036
    @ikraamcureeji7036 3 дні тому

    Kaaba ceydiid naag bela ah baa heshay
    Umusha way inkaarsatay

  • @alibasbaas5065
    @alibasbaas5065 3 дні тому

    Siduu waa sidee

  • @ShaadiyaAxmed-zf9or
    @ShaadiyaAxmed-zf9or 3 дні тому

    Liinta ayay ku hoor jassyan😅😅😅

  • @adnahorri6427
    @adnahorri6427 3 дні тому +3

    Sool bari ragi lahaaba haysta waxkala kahadala

  • @AzmaMoh-p2u
    @AzmaMoh-p2u 3 дні тому

    Dadkii jabiyay ciidanka ha lawaydiiyo ee cadawga hoosta kaga jiray