Heesta Alif la kordhabey Dr. Rehanna Kheshgi Music professor at Stolaf Collage Teach Somali Music

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 88

  • @oamaer
    @oamaer 5 місяців тому +2

    Thank you, Dr. Rehanna Kheshgi, for using music to unite cultures. We need more people like you in this world.

  • @abubakarsheikh6748
    @abubakarsheikh6748 5 місяців тому +2

    I looked at the vocal range of these famous group of singers. they are really impressive and motivational . they did great thanks

  • @abubakarsheikh6748
    @abubakarsheikh6748 5 місяців тому +3

    Nostalgic song make me emotional .I'm thankful to all group. Especially thankful to professor of music at colleg Mrs Dr Rexanna keshgia first time l hear this song or release from radio MOGADISHU was July 1976 .
    It was month of Ramadan.
    Somalia was beautiful that time we had peace and security. Major general Mohammed said Barre was not only nationalistic but also he was brave man.
    We never forget our former president of Somalia. We pray every time for him may allah give jannah amin amin yaa rabbi jazzakallah kheiran ❤❤❤❤❤😊

    • @abubakarsheikh6748
      @abubakarsheikh6748 5 місяців тому +1

      He was not only nationalistic but he was brave and loyal to his country.
      Somalia had best government in Africa.

  • @KINGSO880
    @KINGSO880 5 місяців тому +17

    Ma sha Allah and respect to the non Somali’s for showing love ❤

  • @cartancartan8452
    @cartancartan8452 5 місяців тому +8

    Mnsha Allah inderkay sayid cali keep going

  • @abubakarsheikh6748
    @abubakarsheikh6748 5 місяців тому +2

    This great show strike me to watch again and again.
    Dr Rexanna was dressed up beautiful black Dirac somalian dress

  • @abubakarsheikh6748
    @abubakarsheikh6748 5 місяців тому +1

    Versatile group and Dr Rexanna and Mrs Morgan many thanks to all. Dr Rexanna performance was excellence with dilligent and care.
    ,

    • @lovelyunicorn610
      @lovelyunicorn610 5 днів тому

      Wll magaciis website kooda ama UA-cam kooda please

  • @nasibuundomedia6957
    @nasibuundomedia6957 5 місяців тому +8

    Maryan Cali Muudey allaha u naxariisto

  • @AbdullahiAbdulle-u1c
    @AbdullahiAbdulle-u1c 5 місяців тому +2

    Wow, another hit. Thanks, guys

  • @feynusdahir6720
    @feynusdahir6720 5 місяців тому +5

    Qartar woow heestii araday bara ahayo araaday baan ahayo ubaxii wadanka ahaya waa in labar aradayada somaliyed indha alaah ❤🎉

  • @TasmEditz1
    @TasmEditz1 5 місяців тому +1

    Masha Allah beautiful voice 😍❤

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 4 місяці тому +1

    Abwaan Said Saalax Cabqari weyn
    RABBI cimriga iyo caafimaadkaba haw barakeeyo

  • @Cabdirxamaan_Garanwaa252
    @Cabdirxamaan_Garanwaa252 5 місяців тому +8

    Argigixisada ayaa dadkeena fikradhooda halleysay, bal arag waxay la yaabihiin dad cadaan an oo dhaqankeena ka helay iyo caruur yaryar oo heesaya markaas ayey ka dhigayaan arin khalad ah oo dambi ah. Heesta meesha laga qaadayo waa hees waxbarashada quseysa waliba waxaa loogu tala galay inay ardaydu ku bartaan higaadda carabiga iyo shanta tiir islaam, wax xun meesha ma yaalaan.
    Reply

    • @caydarus-xaaji
      @caydarus-xaaji 5 місяців тому

      Somalia somali baa burburisay😢

    • @Geomahamed
      @Geomahamed 4 місяці тому

      Islaamka maa argagixiso ah? Tuug Baad tahay

  • @abdikarinisnail5240
    @abdikarinisnail5240 5 місяців тому +3

    Keep going, Mama Morgan.

  • @SadiaHassan-o7p
    @SadiaHassan-o7p 5 місяців тому

    Soo sweet, the kids are soo adorable!

  • @phara-z8t
    @phara-z8t 5 місяців тому +1

    somali culture to the world. ❤❤

  • @AbdullaahiCbdrxmn
    @AbdullaahiCbdrxmn 5 місяців тому

    Naagta waxey tiri heesta waxey qeexeysa hingaada afcarabiga ah iyo tirarka islaamka....kii fasiraayey wuxuu kubadalay aniga laftirkeygu waan dafeysan jirey marka soo dawaaada...
    Somaali mislimiin baan nahay and we are proud

  • @Max20600
    @Max20600 5 місяців тому +2

    I like the way she sounds when she saying aliflakordhabay

  • @originalbroob6631
    @originalbroob6631 5 місяців тому +4

    Nice voice ❤

  • @hanakhalif1187
    @hanakhalif1187 4 місяці тому

    Waw great songs ❤

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 5 місяців тому +4

    Well done❤❤❤

  • @abdoulkaderhassanhoussein2330
    @abdoulkaderhassanhoussein2330 5 місяців тому +1

    Geedi socodkan faneed ,gabo gabadiisa ha noqdo kii u eebeheen ugu furi lahaa gaalo oo dhan iridihiisa hanuunka iyo iftiinka diinteena suuban, Amiin dhaha

  • @ragehshow5499
    @ragehshow5499 5 місяців тому +3

    Well done!

  • @abdiibrahim7955
    @abdiibrahim7955 4 місяці тому

    Thank you very much for your support

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 5 місяців тому

    Good voice madam respect my language songs

  • @arganeshuba8699
    @arganeshuba8699 5 місяців тому

    They sang the song exactly like the original. They deserve to be made honorary citizens of Somalia.

  • @abdillahiahmed6963
    @abdillahiahmed6963 5 місяців тому +1

    Hello my lover team forever xogmaal media ❤❤❤

  • @sofiyoadan3357
    @sofiyoadan3357 5 місяців тому

    Wow I loved 🤩

  • @barkhadhasan1870
    @barkhadhasan1870 5 місяців тому +2

    Amazing

  • @barniabdirahman6475
    @barniabdirahman6475 5 місяців тому +2

    Nice voice

  • @seryu8204
    @seryu8204 5 місяців тому

    Mansha alah barnamijkani wuu idiin hirgalay u bixiya saxiibayaal barnaamijkii heesahaa hirgalay 1974 ayaan si fican u xasuusta mahadsanidin mar kale

  • @FatumaMohamed-l9e
    @FatumaMohamed-l9e 5 місяців тому +1

    Mansha allaah

  • @ZahraIbrahim-vp2ez
    @ZahraIbrahim-vp2ez 5 місяців тому

    Manchallah Manchallah ❤❤❤

  • @farxaanmuuse2993
    @farxaanmuuse2993 5 місяців тому +5

    Waa sifiican lkn caruurta halaga warhayo

    • @fertunali1007
      @fertunali1007 5 місяців тому

      😂😂 caruurta halaga war haayo maxa kawadaa.waxa mesha losaray ayanba garan la a ahay heesta mayaqanan ciyaar mayaqanan what is the pount

  • @farxaanismail6735
    @farxaanismail6735 5 місяців тому

    Dhammaan team ka waan hambalyeenayaa .
    Inanka af-somaali ku tirjumayaa waxaan ka codsanayaa inuu hadba intey tidhi inuu turjumo oo aanu ka hor DHICIN .

  • @YusufAli-lm4yq
    @YusufAli-lm4yq 5 місяців тому

    Yaa salaam

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 5 місяців тому

    Maanaha Alaah

  • @Mamar6310
    @Mamar6310 5 місяців тому

    Kan yari cod ma LEH waan distonato kkkkkk but mite practice makes perfacts keep going

  • @marzuksuleiman4740
    @marzuksuleiman4740 5 місяців тому +1

    TOP

  • @AmiinCali-vv4dk
    @AmiinCali-vv4dk 5 місяців тому

    M,a allah

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 5 місяців тому +1

    Masha Allah baraka Allah 💯 ❤️ 😢😢😢😢😢😢 nostalgia ❤❤❤❤

  • @halimahussein9060
    @halimahussein9060 5 місяців тому +1

    Waa lagu dheelay heesta 😢

    • @zayaamad3080
      @zayaamad3080 5 місяців тому

      Caruurtaa LA soo diyaarin aad

  • @Caliya7
    @Caliya7 5 місяців тому +3

    Hada caruurtaa wixii dhalay waa kufaraxsanyihiin miyaa Illaahow naftena iyo awladenaba na badbaadi aduun iyo aaqiraba Yaa Allaah.

    • @qalbidaryeele
      @qalbidaryeele 5 місяців тому +3

      walaal caruurta maqaawana wax xuna meesha kama jirto ee adiga wll dhanka san wax ka eeg waana caruur qurbo kudhashay oo xita afkooda siwacan u aqoonin

    • @Caliya7
      @Caliya7 5 місяців тому

      @qalbidaryeele walaalkey waan ogahay waana ujeda lakin waxaa laga yabaa iney iney caadi lanoqoto markey weynadaan iney heesaan oo cadaanka ku milmaan, koley waxaa kawanaagsan in diinka iyo dhaqanka somali lagula dadaalo hadeysan qasab ku aheyn iney gaalo laheesaan hadii gabar somali asturan laqadilaheyd waxba umaba arken. Awlaada Allaah hanoo xafido.

    • @ahmedabdi319
      @ahmedabdi319 5 місяців тому

      Walaahi waa yaab comment yada laftirkooda masha Allah ayee kuwaasheen, Adoon daba rogan ayaa lajoogaa,ينكر فيه المعروف
      ويومر فيه المنكر

    • @ahmedabdi319
      @ahmedabdi319 5 місяців тому

      ​@@qalbidaryeeleMusic class mataqaan wuxuu yahay, waa laga yaabaa inuu adiga kulafiicanyahay , laakiin Aniga iyo dadka ila midka ah kama yara in muuqaal khamri iyo doofaar lagu amaanaayo, laakiin ma ogtahay qawnida in ay tahay danbi yar heesahana danbiyada waa weyn in ay kujirto. Ilaahay wuxuu kutilmaamay ليضل عن سببل االه. Af somaali ayaad sheegte waligood yesan baran, mida kale cod kaliya maa lagu baro, Kiwii Qurbaha geeyey ilmahaas ama kuhaayo unbaa masuul ka ah.

    • @timroyacoub8369
      @timroyacoub8369 5 місяців тому

      Maxaad aragtay adu😂 waa wax lagu farxo in la tuso in dhaqankoogu surux badan yahay, laga yaaba inay dhiiri galin u tahay oo dhaanta sheekada dhaqanncelis ee caruurta lagu cabudhinayo meel ayna garaneyn iyobdad dan ka lahayn

  • @cartancartan8452
    @cartancartan8452 5 місяців тому +1

    Waadadaaleen

  • @zayaamad3080
    @zayaamad3080 5 місяців тому +1

    Saeed Saalax waxaan filayaa inuu joogo Minnesota

  • @khadrasiciid4044
    @khadrasiciid4044 5 місяців тому +2

    caruurta hanaga waalina
    Dadkanna idinka ayay idiin baahanyihiine diinta bara

  • @faxiyayasin2223
    @faxiyayasin2223 5 місяців тому +2

    Subxanllh soomali way halawday ubadkan aaway dadkii dhalay

    • @israaadenyuusuf
      @israaadenyuusuf 5 місяців тому

      Ubadka maxaa khalad ah oo ay sameeyeen wll

    • @Cabdirxamaan_Garanwaa252
      @Cabdirxamaan_Garanwaa252 5 місяців тому

      Argigixisada ayaa dadkeena fikradhooda halleysay, bal arag waxay la yaabihiin dad cadaab an oo dhaqankeena ka helay iyo caruur yaryar oo heesaya markaas ayey ka dhigayaan arin khalad ah oo dambi ah. Heesta meesha laga qaadayo waa hees waxbarashada quseysa waliba waxaa loogu tala galay inay ardaydu ku bartaan higaadda carabiga iyo shanta tiir islaam, wax xun meesha ma yaalaan.

  • @MohammedBare-b3h
    @MohammedBare-b3h 5 місяців тому +9

    Ilmaha naagta cadaan ayaa ka oran og sida heesta loo qaadaya..aaway ilmahan waalideentii dhalay miyeysan somali ahayn..waa cajiib.qurbaha waa lagu ba'ay..

    • @Larasamira1
      @Larasamira1 5 місяців тому +1

      💯💯Thanks wixi maskaxdayda ku jiray adaba soo qoray

  • @اممحمد-ج8ط6ظ
    @اممحمد-ج8ط6ظ 5 місяців тому +1

    Imagin

  • @degan4
    @degan4 5 місяців тому +1

    Ma farming iga daba geeya

  • @MameAbdulhayi
    @MameAbdulhayi 5 місяців тому +1

    Walhii waa. Yaab nagtan aan Waxba garanyiini ayay u dhiiben baa ciyalka maxayii u walayan Balayoo wad kaabna garacyiisa

  • @cartancartan8452
    @cartancartan8452 5 місяців тому +1

    Wow😂

  • @hunnugumti3281
    @hunnugumti3281 Місяць тому

    Cadaan maxaa meesha galiyay

  • @yussufismael6314
    @yussufismael6314 5 місяців тому

    Alif lakar dhabey tiri m.a

  • @HawaA-w9g
    @HawaA-w9g 4 місяці тому

    Xasuus kooxdii muusikada ee Itiin Band wasaarada waxbarashada ..

  • @farxaanmuuse2993
    @farxaanmuuse2993 5 місяців тому +1

    Hadii ajaNibta afkeena labarayo waasax

  • @farxaanmuuse2993
    @farxaanmuuse2993 5 місяців тому +1

    Lkn masidan ayay u asturan yihiin markay gaaladu wX udjigayso mose anaga ayaa nslagudagYaa

  • @zayaamad3080
    @zayaamad3080 5 місяців тому

    Alif bil fatha

  • @SharmaakeAbdi-k6n
    @SharmaakeAbdi-k6n 5 місяців тому

    ASC heestaan.waxaan.ubaxii.ka.daba.jibinaayey.aun.maryan.cali.muudeey.cali.anagoo.deganayn.degmada.shibis.

  • @yussufismael6314
    @yussufismael6314 5 місяців тому

    Dadka daacad weeye nabada jecel diintaada wado lakuma walii diini

  • @shamsasharaf5281
    @shamsasharaf5281 5 місяців тому

    Hhhhhhh mesha waxba lamay iman😅

  • @hassansheikh-4395
    @hassansheikh-4395 5 місяців тому

    Wax micno ah malaha in lagu yidhaahdo canda lagu qabtay ama USA imika maxay dadka cabanaya ay qoonsadeen maxayse ka dideen ?

  • @mohamedyousuf-e1z
    @mohamedyousuf-e1z 5 місяців тому

    afkii aynu dayacnay ee aynu qiimayni waynay, ayaa maanta dadkii aan u dhalani inoo sheegayaa nimcada aynaan arkayn ee afkeena hooyo.

  • @musaali-dk8cq
    @musaali-dk8cq 5 місяців тому

    heesta waxa lagu baranaaya afsomaliga qoraalkiisa, waa waqtiga la fidanaayeye farta afsoomaaliga . waxay sheegeysaa sida shaqallada af soomaaligu ugu egyihhin higgaadda afcarabiga oo afsoomaali lagu baranjirey si quraanka loo akhrinkaro

  • @ahmedabdi319
    @ahmedabdi319 5 місяців тому

    استغفرااله
    Masha Allah Beela inkaar ilaahay nigu dhacday, war Soo muslim matihiin, erayo kale maad weyseen markaad munkarkaan Magaca ilaahay ku dex sheegeysaan.

    • @sssdddf8508
      @sssdddf8508 5 місяців тому

      Adigay inkaari kugu dhacday wax barashada nabad gali

  • @rayanmustafe5473
    @rayanmustafe5473 2 місяці тому

    hhh

  • @بنتخالتي-غ4ل
    @بنتخالتي-غ4ل 5 місяців тому

    Caruurta somalidu waa handicap iyaga dhan waa dad argagxsan bisinka

  • @JAMHAD10
    @JAMHAD10 5 місяців тому

    Xog iga siiya saaxiibyaal meesha lagu qabtay iyo cida soo qaban qaabisay barnaamijkaan iyo halka lagu qabtay!!