Waayo ahlu diin ah ixtiraam badan hooyoy dar alle ayaan u soomanahayee alle wax barako iyo kheyr leh alle haku siiyo adiga iyo ilmahaagana kuwo harkooda la imaado alle ha idin ka dhigo hooyo
Allah swt spontan aad dartii u soontay Janno ha kugu bedelo abaalkaaga aduunkana nolol wanaagsan oo allah raali ka yahay ha ku siiyo ana Allah dartii iigu soo ducee ducads qaybka waa la aqbalaa inuu Allah diinta ii fududeeyo awlaadana Allah kuwo baariyiin taqiyiin ah iiga dhigo
Allah hawgargaaro hooyadan 😢😢😢 waan dareemi kara xanuunkan 1992 waa halkay hooyaday taagnayd maalintaanu kornay ee Allah naga dhigay dad ayaanu dad yeelanay walaal numberkeda soo qor fadlan
❤❤❤HOOYO GOB AH OO IIMAAN WANAAGSAN .HOOYO ALLE KUMA DAYACAAYO.ALLE WUXUU KU ARSAAQAYAA NIYADAADA FIICAN. INSHA ALLAAH ISAGA AYAA UMADIISA KUU SAKHIRRI. GABAYGAAGA DUCADA AHNA ALLE HA KAA AQBALO. HOOYO ALLE HAKU ASTURO AWLAADAA ISAGA AYAA CID LA BARYO UGU SAREEYA UGUNA GACAN WEYN. HOOYO AAD IYO AAD TUSAALE UGU AH DADKA AAN HAYSAN GARAB AAN ALLE AHAYN.MUDANA. IN AY HOOYOOYINKU KU DEYDAAN
Masha Allah waa hooyo aad u qiimo badan ilahay waxaan uga baryayaa in ilahay caruurteeda ku simo waxtarkooda mustaqbal fiican ayaan u rajaynayaa hala caawiyo hooyadaa walahi qalbigayga ayay taabatay 😢😢😢
Illaahay haku caawiyo oo hakugu asturo caruurtaa
Somaliyeey hooyadaa halcawiyo waahi waan qiroday
Hoooyo hooyo hooyo allow hooyooyinka soomaalyeed gobsanaaa
Oo adkaysi badanaa ,,,kartibadanaa ,,,allow abaalkiina janno kadhin aamiin aamiin
Hooyo allow kuu xifdi caruurta oo kugu astur
Aamin aamin
Aamiin Aamiin Aamiin
Amiin amiin amiin
Aamiin Agoontaas ayay wax ka sii rabaan ay wax tari waayeen
Aamiin, adiguna mahadsanid.
Illahay hakuu xafido hana kula koriyo caruurta hana kuu barakeeyo illahay idenkii
Waayo ahlu diin ah ixtiraam badan hooyoy dar alle ayaan u soomanahayee alle wax barako iyo kheyr leh alle haku siiyo adiga iyo ilmahaagana kuwo harkooda la imaado alle ha idin ka dhigo hooyo
Allah swt spontan aad dartii u soontay Janno ha kugu bedelo abaalkaaga aduunkana nolol wanaagsan oo allah raali ka yahay ha ku siiyo ana Allah dartii iigu soo ducee ducads qaybka waa la aqbalaa inuu Allah diinta ii fududeeyo awlaadana Allah kuwo baariyiin taqiyiin ah iiga dhigo
ILAhay hoyo hakugu Asturo caruurta
I swear this made me cry. Manshaallah. Illahayoow ku Xafiid, adiga iyo caruurta ogoontaaba.
❤❤ax xaalka ana ku jiray 😢😢😢😢hoyo aya i garab joogto i korisay hooyoyinkeen allow no xafid
ILAAHOOW RIYADEEDA U RUMEE, ALLOOW ADIGAA QAADDIREE
Qalbiga ayey ka ooyeysaa maamadan😢 subxan allah
Yaa rabbi caawi oo qalbiga uqabooji😢😢😢😢
Waan la ooyey momadan😢
Mx ummad ku dulman dunidan
Kumee qabiilooy
Hooyo Alle ha ku barakeeyomacaan❤❤❤❤
Maansha allah waa hoyo qaali ah allah ha uxifdyo
walaahi waan iska ooye sory hooyo mcn😭😭😭😭😭😭😭😭waxaa cajiiba maamadu siday u dagantahay o u ixtiraan badantahay iyo iimanka ka muuqda iyo xasiloonida u ilaahay ku arsaaqay m.n m.n m.n hooyo macaan waad guulaysanaysaa i.n rayadaadna way rumoobaysaa adi iyo caruurtada ilahay haydin xafido horumar wacan i.n❤❤❤❤❤❤❤❤❤
الله معاك يا أمي ❤❤❤😭
Somaliyey wax qawab kiina wa qabyo mama mada number keeda kor kuso qor si Muslimiinta u caawiye hooyo allah ku gar gaaro aduun iyo aaqiro❤❤❤❤❤❤❤
Hataa woraalkii waan qori kari waayey Alloow u. Gar gaar😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Allaa Hooyadaasi Gobsanaa Alloow u gar gaar.
Masha allh hooyo mcn alle ku xiftiyo
Maashaa allaah ,imaanka allaah ha uziyaadiyo.
Allah hawgargaaro hooyadan 😢😢😢 waan dareemi kara xanuunkan 1992 waa halkay hooyaday taagnayd maalintaanu kornay ee Allah naga dhigay dad ayaanu dad yeelanay walaal numberkeda soo qor fadlan
Nabarkeeda soo qor pla
Ilmadi ba iga dhamatay runti😢😢alow ugargaar waa hoyo samir badan oo ahlu Diina hooyo ducaan ku awooda ilaahy faraj haku furo yarabi waxaa hubal ah in dadkas manta carurta kugu dayacay bari kuso mutaysan donan 😢
Anigaaba. Please aan wax iskuugu daarno.
Somalidu waa gun aan agoonka iyo rajada aan danayn waa tii nagudhacday hooyadayo iyo aabahayba wey israaceen iski marbay dhinteen anagoo 7 ah ooyar yar ehelkaygii 2 da dhinacba waynadayriyeey lakin Alle noomabaahinin oo America ayaan joognay Alxamdulilah waxa hada kasoo wareegtay 23 sano
Isixaaqow soo caawiya gabadhaa...
❤❤❤HOOYO GOB AH OO IIMAAN WANAAGSAN .HOOYO ALLE KUMA DAYACAAYO.ALLE WUXUU KU ARSAAQAYAA NIYADAADA FIICAN.
INSHA ALLAAH ISAGA AYAA UMADIISA KUU SAKHIRRI. GABAYGAAGA DUCADA AHNA ALLE HA KAA AQBALO.
HOOYO ALLE HAKU ASTURO AWLAADAA ISAGA AYAA CID LA BARYO UGU SAREEYA UGUNA GACAN WEYN.
HOOYO AAD IYO AAD TUSAALE UGU AH DADKA AAN HAYSAN GARAB AAN ALLE AHAYN.MUDANA. IN AY HOOYOOYINKU KU DEYDAAN
Alle haku kaalmeeyo,hooyo,macaaneey❤😢
ha warwarin maamo kuwaa aad dhashay ayaa ku ciiltiraya insha allah
Maa sha Allah saabirad weeye Ilaahay SWT yada iyo caruurteeda daayici maayo
Meel public ah oo aan ku qadetnayey aya ku dul ooyey😢runtii wlhi waa murugo fadlan meesha lagala xiriirayo in dadka loso bandhigo ayey aheed
Ilaahow ciyaalkas iyo iyo hoyadood xafid Amin yaa rabi
Ilaahay kuguulee hooyo adiga iyo awlaada
Hooyadaan xirfad baa illaahey siiyey ee halagu caawiyo xirfaddeeda sides ugu shaqeysan laheyd illaahey hala garabgalo
Aamiin.
Ilahayaw iyda iyo dhaman hoyoyika
Kale ba ugargaar yaarabi
Way hooyo macneeey Alle kujaneee 😢😢😢❤❤
Ax Ax Alle habu gargaaro mamadaas iyo caruurteeda
لا حول ولا قوة إلا بالله
Maashaaallaah Tabaarakaallaah illaahay ha kuu aqbalo ducadaas. Allaah ha kuu kaalmeeyo.
Hooyo aleh haku barakeeyo
Wa wax rer aderkay naga haysta ilhayow bini adam hano bahin ya rabi hooyadan wa goob walhi rabi ha idin ciftiyo mamo macn😊
Allow bin’aadam hay baahsiin. Amiin Ya Rabi.
Allahuma Aamiin
Ax ax ax ilaahow hooyo xaqeeda sii yaa allaah
MaashaaAllaah waa hooyo iimaankeedo buuxo illaahigayoow kubarakee if iyo aakhiraba indaad ugu ducaysay iyo inka khayrbadanba kusii hooyo mcn ❤😢😢🤲🤲🤲aamiin yaa Rabbi ❤
Hoyo macaan Alaha kuxifdiyo adiga iyo ubadkaagabo insha Alah waanu kugarab istaageeynaa sababta aaan masuuuliyad iyo xilka aaan ujecleen waa midaaan oo kale waxaaan kabaqaa anigoow beer kuquracanaayo dadka magalada aan xukumana khaaarkood rooti ay kuquraacdaaan ay heeysan marka xilka iyo masuuliyada dadka micnaheeda garanaaayo wuuu kacararaaa ilaaahooow in aaan xil qabto ayaaan kaamangalay runtiii kuwa magalada hoyadaaan ay kunooshay masuuliyada kahaayo aaakhiro waxbaaa uyaaalo xilalka kusoo oradaaa suuud xun soooxirataaabo naaaar baaaa kasooowhoreeyso Rabi xukaaamta xaqa xukunka hafahansiiyo hoyo janadul Fardowso ayaaan ilahi kagaga rajeeeynayaaa samirka aad agoontaaas usamirtay iyo dhibta aduuun jano Alaha kugubadalo amiiiin amiiin
Hooyo oodhan Janadii Firdhoowsa ALLAHA geliyo
Masha Allah waa hooyo aad u qiimo badan ilahay waxaan uga baryayaa in ilahay caruurteeda ku simo waxtarkooda mustaqbal fiican ayaan u rajaynayaa hala caawiyo hooyadaa walahi qalbigayga ayay taabatay 😢😢😢
Aamiin yaa Allah
Waad ka bixi doontaa hamigaga illahay ha kuu rumeeyo
Masha allaah hooyo allaah haku caawiyo waa kuwii xajka ku gayn lahaa❤
يا لها من أم (الأم حياة و السعادة)❤😢
اي لكين ماادري انت تحكي عربي😊
Alle kula koriyo ubadka hooyo mcn, allena ha kaalmeeyo hooya kastoo ubadkeeda u dadaalaysa.
Waxaan rajaynayaa inaan aniga iyo dadka kaleba number keeda helno Insha Allah ❤❤
Maashaa allaah
Allahu akbar waa hooyo iimankeedu sareeyo
Alle sw waxa u waydiin in awlaadeeda u barakeeyo oo xajka iyo xaramka kuwp geeya ka
Oo adduun iyo akhirba anfaca iyada iyo aabahoodba iyaguna garab isu ahaada alla haka dhigo runtii waa hooyo cajiiba hooyo kasta oo soomaliyedna sidaa uun weeye 😢
Ilaahaye ha ku caawiyo
Somaliyeey......illah dartiis haloocawiyo kiiwax alle siyaay
..
👏👏👏Hooyo adag Mash Allah
الله يحفيظ مام
wallhi gob hda mqali jirteen watan allh hku xafido hooyo❤
Niyad wanaagsan ilaahay ubadka ha kula koriyo
Maashaa alaah ilaahay baad isku xirtay sidaas kusoco waal waad liibaan
Asc waar yaa Maamadaas yaa Number ii soo qorora
Allah ha xafido hooyada danyartah 😢😢😢
Allaha caawiyo, hooyadaas iyo caruurteeda
Ilaahoow u kaalmee hooyadaan oo irzaaqada waasac uga dhig oo xafid iyada iyo ilmaheedaba
Ale hakuguxafido umadan haku sikhro
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢 😢 subxanalah. iLaahayoow. Caawi hooyoyinka somaliyeed. Meel walbo. oo eey. Jogan. Kuba. Ubadka. u dhalneyna. fahansii. in aan ehel u nahay.
Wlh blh tlh ooyinta aan ooyay barkintii aan ku jiifay waa qoyday. Meeshan waxaa iiga baxay. Aabuhu sida uu tiir dhaxaad u yahay waxey tiri markii uu noolaa biil. Ayaan qaadan jiray gurigana Waan iska joogay lkn markii uu dhintay. Ayaan inaan caano gado bilabay. Aabo la aan wax fudud maahan Wlh
Sorry hooyo mcn ilhy ha ku gargaaro Ameen yaa😭😭
Ac walaal tilifonkeda ka soo qada wax fcn bad sameysen lkn waxa muhimka bad ka ilowden
Illahay haku garab galo hooyo macan dadaashay wlhi geesiyad
Halacawiyo wa hoyo gobe masha allah
Eedo maxaad Number keeda Share u soo o dhan weydey
Ilaahayoow faraj khayr qaba u fur arsaaq iyo alloow diintaada ku laab
Thanks maamo .
Qabiil waxaad tahay markaad wax haysato, markaas aad qaraabo iyo qabiil yeelanee. Dadka qabyaalada ku waashay ha ku tusaale qaataan!
الله معاك ياامى
Sxb nambarka hoyadaan isodir
Weriyuhu muu Number soo qoro
Ilaahoow ku ilaali hooyo sharaf leh
Hooyodan nabarkeeda ma helikaraa
ILAAHOOW U GARGAAR, ALLOOW ANIGEY DEEQDAADU BADAN TAHAY❤😂
Markay koraan ayay tol yeelanayaan oo ragayagii la odhan ilaahay hakula koriyo
Ilahy garabkada ha ahado 😢
hadad muqalkan dawatay ooda qalbiga ka danqan hubal darmiir bila adan ma lihid😢
Allow uwaasici risiqa ax😢😢😢😢😢
Alla hakugu asturo waa kuu soo ducaynayaa dadka waxaan leeyaha siyaasada komen ayaad ka bison ee usoo duceeya
Masha allh hooyo adag
hooyo yadaas ilaahow farj ufur
Please maxa numberkeeda noogu soo qooori waydey Huno.
Waa maamo iimaankeedu qanjaha joogo waa iga Oohisay Alle Hala garanaayo galo
Shulman mamo
Please igu caawiya inaan laxidhiidho ayaan u baahanahay
Waxaan raabaa hooyadaa nuberkeeda haadi laheli karo
Waan dareemayaa Callooshay ka ooheysaa
Anigana i soo dira telephonekeda.
Alaha kulo koriyo abaayo
ALLOOW U aqbal
Fadlan lambarka maamada qor
Si dadku u caawiyaan
Allayaw caawi😢😢😢😢😢
Allakucawiyo
Walaalka nambarka maamda soo qor 🙏
LAA XAWLA WALAAQUWWATA ILLAA BILLAAH ILAAHOOW ADIGAA NAXARIIS BADAN❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Hoyoo laan waa mugdi nolasha