"Illaahay Ayaan Idinku Dhaarshee Hadalada Ciidamada Ka Nixinaya Nagadaaya"Xil Guruuje

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 14 жов 2024
  • #SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
    Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
    Find us on Facebook: / saabtv
    Follow us on Twitter : / tvsaab
    Follow us on Tiktok: / saabtv
    Check our website : www.saabtv.com

КОМЕНТАРІ • 81

  • @omarjama7627
    @omarjama7627 22 дні тому +4

    Well done ! Xiliban Gurije waxan rajeynayaa inay kugu daydaan xilibanada kale ❤️❤️❤️❤️

  • @lutfi9892
    @lutfi9892 22 дні тому +2

    Mashallah maantaad sidii xildhibaan qaran uhadashey

  • @tiriigcabdi9368
    @tiriigcabdi9368 22 дні тому

    Maasha alah
    Runle alle halaga baqo qolka iyo ficilba halailaaliyo

  • @ismahanabdi5646
    @ismahanabdi5646 22 дні тому

    Masha allaah xilmn guruji🎉🎉🎉🎉

  • @MariamElmi-b3f
    @MariamElmi-b3f 22 дні тому

    Allaah yacizak wa yaxfidak xildibaan👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @Nasirmahamed-o9h
    @Nasirmahamed-o9h 22 дні тому

    Xaldhiban sida wacan qaran ka ugu shaqe dadkagana umide una sheg cadaw goda sidi ay ugu midobilahayen

  • @MahdiMahdi-k4k
    @MahdiMahdi-k4k 22 дні тому

    Cimri, illaahay, hakuu,barakeeyo

  • @Calimahadxirsi273
    @Calimahadxirsi273 22 дні тому

    Good thank you

  • @MaxamudCali-d4w
    @MaxamudCali-d4w 22 дні тому +2

    Maanta waxaad thy nin qaran aad iyo aad ayaan idiin salaamayaa haday sidaa wada noqdaan dawlad adag ayaynu noqonaysaan

  • @aliabdi3689
    @aliabdi3689 22 дні тому

    ❤❤❤jsl guul gurje libaax

  • @januarySl2024
    @januarySl2024 22 дні тому +2

    Ina Xaashi iyo "wadani" barnaamij aan fidno ciidan iyo bah dilid ahayn ma hayaan ! Caruurtaa ogaatey in ay khaa'iniin Huwan iyo cadaw kalkaal yihiin ! Dee way isqaawiyeen, maba qarsansyaan, waa naf la caari !

  • @ahlanhussien
    @ahlanhussien 22 дні тому

    Maasha allaah wa ninka keliya xildhibanada ku jira

  • @cadnaannew.suhaibhrrehurre6399
    @cadnaannew.suhaibhrrehurre6399 22 дні тому

    Thank you xildhibaan guruuje
    Dadka reer soomaliland yaaney waqti kulumin reer koonfur waayo cilmi iyo caqli midna male waey nolol u yaqanaan been khiyaano xataa garan maayaan maxey uduntey soomaaliya iyo sababta midna

    • @FarxiyaCarab-fh6mh
      @FarxiyaCarab-fh6mh 22 дні тому

      Adiga ku nool been iyo qiyaamo SL wada joogta ma jirto harcad aya lagugu kufsaday sool

  • @fatxicabdi2384
    @fatxicabdi2384 22 дні тому

    Waxaan xildhibaanada sheegta ee dibjirta Ah waa xildhibaanka kaliya ku jira ❤❤

  • @fatxicabdi2384
    @fatxicabdi2384 22 дні тому

    Masha Allah xildhibaan Qaran ❤❤

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 22 дні тому

    kuruje hoyadii dhashaa mahadi u sugnaatay waana deeqay mashallah halkoodibu dhigay cadowga somaliland !!!!!!!!!!!!!❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 from saylac

  • @Gobanimo-gy8gd
    @Gobanimo-gy8gd 22 дні тому

    Waa sidaa maasha Allah

  • @farhanqalib2028
    @farhanqalib2028 22 дні тому +1

    Waryaa citiraaf baa u waalateen oo ceeb walaba u gasheen oo ku dhimateen ilaa axmaar oromo mee walba waa gasheen soomali waa disheen ceeb baa ku rideen

  • @xarirmaxamed9291
    @xarirmaxamed9291 22 дні тому

    GURUUJE MAANTAD XILDHIBAAN QARAN AAD TAHAY

  • @HasanAli-nj9wq
    @HasanAli-nj9wq 22 дні тому

    Cabdiraxman cabdi shakuur hadalkiisa wuu gundheeryay si fiican u soo fahan

  • @zakirboss143
    @zakirboss143 22 дні тому +1

    Nin raggeeed Xil Guruuje❤

  • @AichaIsmail-z5g
    @AichaIsmail-z5g 22 дні тому

    Bravo ❤❤❤❤❤

  • @aasiya-t3y
    @aasiya-t3y 22 дні тому +1

    Askari ta iyo taliyayashoodu digniin culis ha diran kuwa ciidamada ku Eden daroofa

  • @cawilxasan7317
    @cawilxasan7317 22 дні тому

    Insha alahu ha jabo cadawga somaliland reer somaliland ha ufiirsadaan cadawga ku meersan

  • @musajama3980
    @musajama3980 22 дні тому

    You're the best DBT he feature you can be President Ruji.

  • @xarirmaxamed9291
    @xarirmaxamed9291 22 дні тому

    XILDHIBAAN USHEEG XISBIGA WADANI IYO KAAH RAGA HOGAAMIYA AYAA MAALIN WALBA CIIDANKA QARANKA NIYAD JABKOODA KU HADLA
    ANAGANA CADAAWADBAANU UQAADNAY
    OO IYAGA INAMADOODI KUMAY DHIMAN KUMANA JIRAAN CIIDANKA
    XIRSI IYO CIRO IYO MAXAMUD XAASHI SADEXDASI ALLE HAKA QABTO DALKA

    • @OmAbdikarim
      @OmAbdikarim 22 дні тому

      Aamiin aamiin aamiin yaa Rabi

  • @SaadocumarSaadocumar-hh5mj
    @SaadocumarSaadocumar-hh5mj 22 дні тому

    Xildhibaan garanaaya shaqadiisa iyo waxa uuqabanayo sharaf iyo karaamo xildhiban

  • @Mohamed-gq2dj
    @Mohamed-gq2dj 22 дні тому

    ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @Omaromar-z4p4n
    @Omaromar-z4p4n 22 дні тому

    Fulay ka yimi kilinka 5aad oo cuqdadi buuxdo 😂😂😂😂😂

  • @munasagal2496
    @munasagal2496 22 дні тому

    Xildhibaan guruuje wuxu ka so baxay guri somaliland wax ka tara abahii wa xildhibaan Yusuf Yusuf guruuje abtigiina wa mujaahid kii u darajada sareeyey ee SNM GAASHAANLE SAREA muj Ibraahim dheere, 28may cadaadley

  • @EngdaauudAbiib
    @EngdaauudAbiib 22 дні тому

    Kulmiye guuuuul

  • @FarxiyaCarab-fh6mh
    @FarxiyaCarab-fh6mh 22 дні тому

    Dad ka laandheereysan ayu Afkaga ku tagaya

  • @KhadarMuxumed-h8y
    @KhadarMuxumed-h8y 22 дні тому

    Gurujow xisbigaga wadani ayaa somaliya ah marka adigu ishubso marba afhanagulahadline

  • @cawilxasan7317
    @cawilxasan7317 22 дні тому

    Gurujow noolow

  • @NasirSulub-tj7rt
    @NasirSulub-tj7rt 22 дні тому

    Kulmiye dadkii way ka yaceen

  • @yasinismail2733
    @yasinismail2733 22 дні тому

    Well done xildhibaan iyagaa daali yam yam iyo qadaadweyn caqligaa futada kaga jira

  • @Hciid
    @Hciid 22 дні тому

    Waryaada isaaqa waali iyo fiyoobi kee kutirinaa adigu maxaa galay dhulka ssc ma imaan kartid waana sheeganaysaa cidii sidaa u hadashadana waad arkaysaa xabashi xabashi dhalay

  • @ahmedalin
    @ahmedalin 22 дні тому

    WAA HADDAN SOMALIA KU BIIRNAY CALNKEE AYAAN WADANAY, YAASE MADAXWEYNE AMA PRIME MINISTER INOO AHAA?
    BARLMAANKEENA IMISA XILDHIBAAN AYUU AHAA, XAGGEE KU YAALAY XARUNTIISA. MADAXTOOYADA XAGGEE AHAYD?
    BAL UMADDA U SHEEGA.

  • @Farahjama-r3d
    @Farahjama-r3d 22 дні тому

    Xildhibaanka galiya ee buufiya yam yam iyo qadaad wayn noloow intay nolali jirto

  • @moderninformation7931
    @moderninformation7931 22 дні тому

    Heego maanta xildhibaan guruje ayay leefleefayaan hadda waa kuwii caayi jirey markuu uu wadani biiray iyo markii uu cabdiirisaaq khaliif u codeeyay adeer ninku w xor caqligiisa

  • @Hanbal-f7w
    @Hanbal-f7w 22 дні тому

    Adaa jabiyay ciidanka oo dortay ina khalif

  • @AmranibnuKhayre-v7x
    @AmranibnuKhayre-v7x 22 дні тому

    Geesi qaraan oo hadala yaqana

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 22 дні тому

    Waa runtaa cadowgeenu indhuhuu shitay laakiin quu iaku qaban

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 22 дні тому

    Sbdiraxma Abdiisgakur eaa fully. Farmsaja iska Celine lahaa ee gurigiisa ku soo weerarey ee laayey illaaladiisi ee kabaha ku Casey allayarsxmsa dhakinyaradaa looma ooyanka

  • @Fadumaabdirahman22
    @Fadumaabdirahman22 22 дні тому +1

    Waryaa gobolka galgaduud habargidir mareexan ama hawiye iyo baroda wa isdagaalan laakiin midna dabadhilf ma noqdo wa gobgobi dhashay dagaal yaqaan oo aan cuqdad qabin ogsoon inay labo dhaxa mid jabo yahuu yahuu yahuu yahuu yahuu yahuu 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @AnwarAnwar-un9fg
    @AnwarAnwar-un9fg 22 дні тому

    GARUUJE. MIYU. IA. DAAHIRINIA MIS. BUUDHKA. AYUU. IS KU GARINAYAA. 😂😂😂😂🎉🎉🎉

  • @Mo_Daud.2
    @Mo_Daud.2 22 дні тому

    lpx lpx dhalay Xildhibaan gureeje

  • @aliabdi3689
    @aliabdi3689 22 дні тому

    Hal keedad dhigtay

  • @CaaqilmustafeCaaqilAadan
    @CaaqilmustafeCaaqilAadan 22 дні тому

    Waad saxan tahay XILDHIBAN laakin suldan ciiray inu baasha isixaaq inu sibeelaysan xiray wax usheg

  • @allawaynninkiiaaminaaawoodleh.
    @allawaynninkiiaaminaaawoodleh. 22 дні тому

    Guruujoow waligood dawladihii somalia soo marey ilaa tan imika jirta midina wali inalama dagaalamin ee ha inagu dirin yaaneynu qixine jaahil baad tahaye.
    Umada ha qixinin adba cidi kuma dooratee reerkiinaa meesha qabyaalad kuugu hayee doqon yohow.

  • @ahmedalin
    @ahmedalin 22 дні тому

    MUQDISHU AYAAD KU WAALATAY, WAAR KA HADAL WAXA UMADDA S/LAND DAN U AH.
    QOFKA DANTIISA GABAY WAXAA LAGU GARTAA, QOFKALE AYUU DUSHA U SAARAA
    GUULDARADIISA.

  • @Fadumaabdirahman22
    @Fadumaabdirahman22 22 дні тому +1

    Adigo ah dabdhilf itoobiyan gaalo raaca u hiili qomuludka khaniiska iwm u u hiilsa yahuu samaliya samaliland wa hal qoys tankale nin hadalayow wax ku weydiyey calanka aad laheyd aaway so ega aqli liita yahuu 😂😂😂😂😂

    • @abokorcaateeye7926
      @abokorcaateeye7926 21 день тому

      Hooyadana waa dhila wayn oo an la kala lahayn ninki soo gadhaba waso hooyada iyo somalia ba was nijaasyaw adiga halka dhigay dadka gurigaagiba paplic ah oo wiilal yar yar oo burundiya iyo kanayana iyo ethpian waxay doonan ka sameeyan is nadiifi intaad dad kale wax ka sheegayso

  • @farhanqalib2028
    @farhanqalib2028 22 дні тому

    Iidoor waa washeen wata tirahdeen waa irir samaale hawiye mahada runta ku nacdeen marba meel isku qaada marba meel sheegta kkkkkkkkkkkk

  • @abdirisaqhasan8118
    @abdirisaqhasan8118 22 дні тому

    Nacaso adiga ayaa is ceenayo noolashada ayaad isku cunsiriyasa😅

  • @abdiahmed5719
    @abdiahmed5719 22 дні тому

    Ururkaa wadani waa afwaajan

  • @farhanqalib2028
    @farhanqalib2028 22 дні тому +1

    Kani waa faaruq waxaan moodayey nin wax yaqaan maaha waa macduur maadi iyo diini midna ma yaqaano ninki runta idiin sheega miyuu walan yahay waa iidoor xishooda

    • @dawanprint650
      @dawanprint650 22 дні тому +1

      Faruqa aad shegayso waa adiga iyo caqligaaga xun

  • @Ahlamabdiraxmaaan
    @Ahlamabdiraxmaaan 22 дні тому

    Wax baa balaha iga yaace

  • @salaadkariish
    @salaadkariish 22 дні тому

    Xoolo

  • @zakariamaftux278
    @zakariamaftux278 22 дні тому

    Waar runtuu idion sheegay idoor ilaahay ha idin bur burye daalin baad tihiin snm ma dowlad baa ka jirta waar national been ha u sheegina

  • @Saeed-me6gq
    @Saeed-me6gq 22 дні тому

    Hal yeye qaran

  • @MohamedOsman-z2p
    @MohamedOsman-z2p 22 дні тому

    Adeer Ethiopia ku biira ama somali 🇸🇴 meel lagu meereysto dhexdood ma jirto

    • @zakirboss143
      @zakirboss143 22 дні тому

      Adeer anaga nalagu soo biiraaba

  • @abdirisaqhasan8118
    @abdirisaqhasan8118 22 дні тому

    Dameer dul madoow😂

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 22 дні тому

    Xiliban guruje waa call box cidii wax ku shubataa leh,xageen wax kuu soo dhognaa aan wax kugu shubanee

  • @omaradan2167
    @omaradan2167 22 дні тому

    Xabishi nacas ah

  • @KassimAre
    @KassimAre 22 дні тому

    Guruuge manaafuuq ayaad tahaay laba wajile forashada wadani wu kudhacaya falki ugu danbeyaay

  • @Qorane-y7r
    @Qorane-y7r 22 дні тому

    Xiliga doorashooyinka ayeey caayaan somalida kuwani waa cadowga gudaha

  • @OmarAhmed-nw6lr
    @OmarAhmed-nw6lr 22 дні тому

    Ciidan ma adinkaa leh
    Prank bad ku heysaan meel walba
    War iska aamusa snm iyo isaaq waa rag aad u jilicsan
    Dagaal hadii mantay lagu soo qado hargeysa walaahi kabahaad ka carareysaan
    Aniga xasan sheekh hadaan ahay 20 kun oo Gorgor ah iyo 15 kun oo SSS ah ban ku qabsan lahaa hargeysa 24 saxadood baan itobia u Qaxi laheydeen
    Naago hadlaaya weeye isaaq wa la idin ogadey