AMIIN YARE FT DEEQSAN ABDINASIR I DHEELI-TIR OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 сер 2024
  • Erayada:- Cawaale Deeqsi
    Laxanka:- Cadaawe
    Music:- Cadceed
    Director:- Abdiwasac Khadar
    Camera:- Abdiwasac khadar, Monium & Ak
    Editor:- Ak

КОМЕНТАРІ • 187

  • @yonezcrown
    @yonezcrown Рік тому +31

    Deeqa Iyo Amiin🔥🎤🐐Layaab Lyaab VedioOftheYear Ak Monium Abdiwāsac Khadar 🔥✌️📸

  • @HamdiHussein-gs9fv
    @HamdiHussein-gs9fv 7 місяців тому +9

    Wllhi laxanka iyo music iyo codadka iyo waliba Erayada waa kal iyo laaab ani ahaan waan la dhacay heestan❤😮

  • @GacalCabdi-df2bp
    @GacalCabdi-df2bp Рік тому +7

    Dadkii fanka..lahaa deeqsan ft amiin yare lagends🤚

  • @47907
    @47907 17 днів тому

    Deeqsan si gaarah ukasbty qalbigayga intaa ku dhaw igaa nasiib badan 😍

  • @cabdiraxmaansiciid371
    @cabdiraxmaansiciid371 Рік тому +9

    Boqorka fanka iYo boqorad fanka aamiin Yare ft deeqsan macalin caYdiiiid big fans❤❤❤🎉

  • @user-pc7sv4jw3z
    @user-pc7sv4jw3z 4 місяці тому +2

    Idheelitir macaan idheelitir heestan karkan dhagaysito marwo dayda iyo jacaylka nadhex yaal ayaan xusaa ilahay haysiku kayo dayee marwo haygadheeraan ayaan ku leeyahay mcn ❤❤❤❤❤👸🏻💞

  • @ridwaanosman6419
    @ridwaanosman6419 Рік тому +10

    #LYRICS
    DHEELLI TIR
    DEEQSAN
    Naf aad dhaxashaad ku dheertahay
    Dhehdaan is yiraahdo habeen ka dhax
    Dartaa dhadhaboo jacayl I dhib
    I dhufay sida laan haddana i dhig
    AAMIIN YARE
    Haddaanan ku dheehanin dhiiggu kac
    Xiisuhu dhuuxiyo laftayda dhil
    La kala diiryoo qalbigu dhinac
    Adiga dhinacaaga dhaar ku mar
    KOORAS
    Dhaydii kalgacaylka kaalay dhan
    Intaad soo dhawaato kaalay dhab
    Dhabtayda kuseexo kaalay dhudi
    Dhudqudha noqonee idheelli tir
    DEEQSAN
    Haddaad iga dheertahay waa igu dhib
    Dhib weeyoo dunidu dheef male
    Markaad igu dhawdahay waa dhadhan
    Dhismaha noloshaad u tahay dhidib
    AAMIIN YARE
    Ma aha dhalanteedo waa iga dhab
    Dhabeel adi taadu waa dhalad
    Dhiggaaga adaa wax dheer qurux
    Xalaal dhaladeey dhamaystiran
    EREYADA: CAWAALE DEEQSI
    LAXANKA: CADAAWE
    MUSIC: CADCEED
    ✏️ WARSAME OSMAN.

  • @mahoapd3576
    @mahoapd3576 Рік тому +7

    Wllhi wan daremay into maftux maxamad ducale tumay hesta waaa halka nin eee gacantiso fadhuso faradahable cadced🎹

  • @47907
    @47907 17 днів тому

    Waa heestaa marksto dareemo istrees dhagayso to hadii aan xukumo qalbiga samyn iguma yelteen❤

  • @khadarzaxane3548
    @khadarzaxane3548 Рік тому +4

    DEQSAN ABDINAASIR COD BAA KUGU DHAN WLLHI WA KU TAAGEERAA WLLOH KEEP GOING♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @Jaalle-Aden
    @Jaalle-Aden 11 місяців тому +4

    Dadkii fanka lahaa Amin iyo Deqsan.❤

  • @user-tv9zr3uk4p
    @user-tv9zr3uk4p 4 місяці тому +1

    Deeqasan iyo chpky aamiin yare wxaasaa heesa apti❤

  • @CabduqadirXussen
    @CabduqadirXussen Місяць тому

    Msftuux cadeed +deeqsan amin yarey = heees mcn

  • @zack4k26
    @zack4k26 Рік тому +9

    Dhaydii kalgacaylka kaalay dhan
    Intaad soo dhawaato kaalay dhab
    Dhabtayda ku seexo kaalay dhud
    Dhud qudha noqonee i dheelli tir.
    Ereyadii: Cawaale Deeqsi
    Laxankii: Cadaawe
    Music: Cadceed.
    Camera , Abdiwasac , Monuim , Ak
    Editon : Ak
    What e legends 🙆🏻‍♂️🙆🏻‍♂️

  • @user-og7vn7cg3m
    @user-og7vn7cg3m 11 місяців тому +3

    Wow waxaba iga Gadaan muciga wlhi caadceed waa lajaan❤❤❤❤

  • @c.raxmaanmaxamed4280
    @c.raxmaanmaxamed4280 Рік тому +6

    Deeqsan naasir iyo amiin yare dhakhaatiirta qalbiyada ❤🎉

  • @Yaraanka2012
    @Yaraanka2012 Рік тому +5

    Deeqsan Gabadhii Fanka iska lahayd❤️✊

  • @bosstogdheer7354
    @bosstogdheer7354 Рік тому +4

    Deeqsan codkeeda jawikale walaahay qalbigaan kadhagaystaa❤❤❤❤

  • @vaatihchannel2720
    @vaatihchannel2720 Рік тому +1

    Deeqsan iyo amiin yare hit song. Maftuux cadceed faradahable la holin waayay

  • @liibanyare
    @liibanyare 11 місяців тому +2

    Eray laxan music fananin intuba💯💯💯

  • @user-yx4ew2jq4f
    @user-yx4ew2jq4f 11 місяців тому

    Abwaantii abwanada cawaale ismaciil saleeban eryada 100%
    Laxanka cadaawe 100%
    Codadka amiin iyo deesan100%

  • @Al.vanan.Abdillahi
    @Al.vanan.Abdillahi Рік тому +2

    Wewe dadki fanka iskalaha deeqsan abdinasir guulayzo sistr🎉❤

  • @Narjila12
    @Narjila12 11 місяців тому +1

    Deqsan jaskeda inta ila.jecl❤😢🎉

  • @user-dc1ob3jh6s
    @user-dc1ob3jh6s 9 місяців тому +2

    G36❤

  • @naimamohammed3432
    @naimamohammed3432 Рік тому +2

    Codka /100/%
    I steylka /100/%
    Erayada/100/%

  • @abdirizaakqurboofficial3334
    @abdirizaakqurboofficial3334 Рік тому +1

    Heesti heesaha heesaha dhamaan wlashy deeqsan qaado waa heeso ay ka muuqato in macalin wayn ka danbeeyo maftuux cadceed🔥🔥

  • @cabdirisaakck8610
    @cabdirisaakck8610 Рік тому +3

    #Deeqsan #cabdi nasir #maclin #caydiid golden voice❤

  • @yahyaadam8288
    @yahyaadam8288 Рік тому +3

    Amiin yare fananinta ugu jeclahy buu ka mid yahay the langend 🙋‍♂️

  • @HassanOmarIsmail
    @HassanOmarIsmail Рік тому +1

    Cadceed studio waxba laga qaban kari mayo bet music ❤

  • @abdihusein9792
    @abdihusein9792 10 місяців тому +1

    Xalaal dhaladeey dhameystiran❤
    Codka Amin Yare waa Heer Sare

  • @Qayser--------cade143
    @Qayser--------cade143 11 місяців тому +2

    Tani wey hees dhaaftey

  • @qaliijiahmed2596
    @qaliijiahmed2596 Рік тому +3

    Cadceeed amazing❤

  • @saidhusseinadan864
    @saidhusseinadan864 Рік тому +1

    Woow the beat and Voice fanka dareenka #deeqsan&amiin yare

  • @AbdisitaarIrbad-bq2bw
    @AbdisitaarIrbad-bq2bw Рік тому +5

    Deeqsan is came back❤

  • @Abokorrrr
    @Abokorrrr Рік тому +1

    Boqorka Codka io Boqorada Codka❤️🙆🏼‍♂️👸🏻

  • @KariimayasinKariimayasin
    @KariimayasinKariimayasin Місяць тому

    Heesta sanka 2024 ❤

  • @armaankhadar7091
    @armaankhadar7091 7 місяців тому

    Maftuux muxuu sameyay
    Fanaanintuna heesta way u awood sheegteen 🔥🔥🔥🔥👏

  • @xasanmaxamednuur-vd7qy
    @xasanmaxamednuur-vd7qy Рік тому +1

    Hees hees dhaaftey weeye king and queen hore usocoda

  • @apdiqaniuthman
    @apdiqaniuthman Рік тому +8

    Cadceed & Deeqsan & Amiin Best song 🎶🔥

  • @user-qq9gj1ic4p
    @user-qq9gj1ic4p Рік тому +2

    heestan in QAMAR SUUGAAANI loo dhiibo ahyd

  • @werdaahmed3834
    @werdaahmed3834 Рік тому

    Deeqsan labiska wa in ay barataa joojiya wllo toobkan iyo masarkan aad xidhanyso uun cod mcn wad kedahe

  • @hamseyuusuf8964
    @hamseyuusuf8964 23 дні тому

    Boqorada codak 💯

  • @MohamedAhmed-im7cx
    @MohamedAhmed-im7cx Рік тому

    Laxanka heesta ayaa wax kale ah

  • @indhojacayloficial3651
    @indhojacayloficial3651 Рік тому +1

    Wax kale deeqsan iyo aamiin❤

  • @dj.rockets
    @dj.rockets Рік тому +3

    War Maxad Samysen❤🎉

  • @museyusuf
    @museyusuf Рік тому

    Odaygii cadceed caadibay iminka uga dhamatay waxuu tumo ayuu garan layahay 👋

  • @mohamethabdi638
    @mohamethabdi638 Рік тому +1

    Cadceed length

  • @Ibby_hashi
    @Ibby_hashi Рік тому +8

    Hit after Hit 🔥 Amenka iyo Deeqsan ❤️

  • @abdirahman.m4165
    @abdirahman.m4165 Рік тому +1

    Another hit deeqsan manshallah 🎉🎉🎉🎉 yaa salaam

  • @ismacillapasta138
    @ismacillapasta138 11 місяців тому +1

    Amiin king of voce xaqiiq

  • @amienzyyali1002
    @amienzyyali1002 Рік тому +1

    Deeqzan macalin abdinaasir ❤

  • @mohmetobsiye8945
    @mohmetobsiye8945 9 місяців тому +1

    Respect maftux cadced😮

  • @abdraheemawil5409
    @abdraheemawil5409 Рік тому

    Deikzan abdinasir wan ku Sara taganahy hnO ❤🎉

  • @mohammedzulup
    @mohammedzulup Рік тому

    Amiin iyo deeqsan waaa idin ka hayaa
    Best song

  • @KoosIsmaaciil
    @KoosIsmaaciil 3 місяці тому

    Somalay wllyaal fan billaa garxahisi sidu noqon laha so sheega

  • @MohaanBilall
    @MohaanBilall Рік тому +1

    Hees iyo badh #nolaada Ebid❤

  • @abdikaremjanaalle4491
    @abdikaremjanaalle4491 Рік тому +3

    My sis deeqsan abdinasir macalin caydiid keep going on fire 🔥 muftux Maxamuud Ducaale on the beat muxuu samaynayaa ax yaa another level amazing 🎹🫶♥️

  • @sayidtinhoqani8901
    @sayidtinhoqani8901 Рік тому

    woof wooof awladi fanka codad dahablayashi👋👋💯

  • @FuzzaBaby
    @FuzzaBaby Рік тому +1

    Maftuux Cadceedow waxaan Misigaa u ka tagay ee wa maxay??? 🤔🤔

  • @walaalNagiib-ey4no
    @walaalNagiib-ey4no 5 місяців тому

    M.n asha allah dadkii fanka laha❤

  • @musebiko1263
    @musebiko1263 Рік тому +1

    Laba aan fankooda jecelahay keep going❤

  • @nimcocismaan9919
    @nimcocismaan9919 Рік тому +1

    Waaaw🎉🎉🎉

  • @Amarya-yb6lv
    @Amarya-yb6lv 7 місяців тому

    Ooof hdla ma karto 😮😮😮

  • @abdijibaarmohamuut9709
    @abdijibaarmohamuut9709 Рік тому

    fankuba waa amein iyo deeqsan macalin caydid😊

  • @MaanafCabdi-or9dv
    @MaanafCabdi-or9dv Рік тому +2

    ❤🔥🔥🔥

  • @romaaalrihaaniofficial3646
    @romaaalrihaaniofficial3646 8 місяців тому

    Deeqsan my Fv singer❤

  • @munaali9172
    @munaali9172 Рік тому +5

    hees iyo badh🔥🔥👏👏

  • @user-bb9sm2bf5q
    @user-bb9sm2bf5q 5 місяців тому

    Wowo❤❤❤😊

  • @user-cl7il3pm4e
    @user-cl7il3pm4e Рік тому +13

    Deeqsan keep going ❤️

  • @lamajofficial2446
    @lamajofficial2446 Рік тому +2

    Maayir Mooge Adoo Nadafadda Kala sHaqaynaya Dhinacagana Hawshada Ka Wado😂

  • @user-ds6cv5ky7v
    @user-ds6cv5ky7v 7 місяців тому

    Axyaa hees

  • @hamdamohamed6323
    @hamdamohamed6323 Рік тому

    Deeqsan iyo Amiiin 🎉😍🎉

  • @user-dv2wl6qv3n
    @user-dv2wl6qv3n 10 місяців тому

    Way hees dhafty tan❤

  • @user-ir6iw1jr2j
    @user-ir6iw1jr2j Рік тому

    Amiin yare ft deeqsan waxkale

  • @nagiib_official5374
    @nagiib_official5374 Рік тому

    Amiiin yare and deeqsan 🔥🔥🔥🔥

  • @nimcodheemanabdilahi3161
    @nimcodheemanabdilahi3161 8 місяців тому

    Boqorada codka deeqsan ❤❤❤

  • @user-nb4bv2qr3o
    @user-nb4bv2qr3o 11 місяців тому +2

    Waaw❤❤❤❤

  • @Fadxi1mohamed3
    @Fadxi1mohamed3 Рік тому

    Wax kale amin abdi mohamud ❤️

  • @yaxyeym3766
    @yaxyeym3766 Рік тому +1

    The best 🎧

  • @CabdulaahiCabdi-ge8nw
    @CabdulaahiCabdi-ge8nw Рік тому

    Ay ay i dhelitir bbe ha,ifirine😢😢❤❤

  • @user-nv2oh7ic6o
    @user-nv2oh7ic6o Рік тому +2

    The best song ever

  • @mohamedabdifatahosman9001
    @mohamedabdifatahosman9001 Рік тому

    Deeqsan cod dahab sidaa update u ahow big fan❤

  • @zuuzumh7068
    @zuuzumh7068 Рік тому +1

    Oh my heez😮❤

  • @FaadumoIpraahim
    @FaadumoIpraahim 11 місяців тому

    Wqa
    Waaw

  • @ccasiissiciid8588
    @ccasiissiciid8588 Рік тому

    Kali iska arag

  • @hamzikofficial3096
    @hamzikofficial3096 Рік тому +9

    Amazing this song 🎧 ❤

  • @IidMohamed-br9ck
    @IidMohamed-br9ck 11 місяців тому +1

    Cooooooool ❤

  • @najiipkaape
    @najiipkaape Рік тому

    muqaalku waaa wax kale

  • @user-vt3dn5sq2k
    @user-vt3dn5sq2k Рік тому

    Deqsan wan ku wadana qali

  • @user-ln6oq1cn3w
    @user-ln6oq1cn3w Рік тому

    M.a walaladay.guulausta

  • @user-bs6tf2ff2l
    @user-bs6tf2ff2l Рік тому

    😢waxkale AmiiN yare

  • @RaqiyaCabdi-hj9zr
    @RaqiyaCabdi-hj9zr 11 місяців тому

    Ala maxan tagera gawadhan cod iyo tayo

  • @abdirahman-24-u6e
    @abdirahman-24-u6e Рік тому

    Lagendrys 🐐🐐🙌🏿

  • @razaanyusuf238
    @razaanyusuf238 8 місяців тому +1

    Fav song❤

  • @Gaasiraguuled
    @Gaasiraguuled Рік тому

    Deeqsan🎉❤❤

  • @YAHYEALIDHERE
    @YAHYEALIDHERE Рік тому

    Izlanteydiiii deqzan😂❤

  • @muxiidinmaxamed1112
    @muxiidinmaxamed1112 Рік тому

    la yaab la yaab

  • @zupermax3710
    @zupermax3710 Рік тому

    Cesh calaa hees

  • @zuhaipofficial7179
    @zuhaipofficial7179 Рік тому

    Deeqsan abdi Nasir caydiid muuse Hussein

  • @maxamedsiciid9106
    @maxamedsiciid9106 Рік тому

    Waxasi ma arinba waxba laga qaban Kari mayo ❤