Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
Xaye galaydh allaw naxriistii jano ka waraabi wuxuu ahay nin sadex masalo isku darsaday1) Xikmad iyo xikaaye2) Murti iyo maanso3) Dood iyo dirir abaanduul dagaal yahana iyo oday sama doon ah Allaw kuu naxariiso
Awawgay xaye galaydhالله يرحمك
Mahadsanid 100% Bahda Suugaanta #QalinSoor
👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
Asc waxaan idinkula talinlahaa inaad barnaamijkan ka dhigta vedio mahasanid
Allahayow Janatul Firdaws Al-Aclaa ka waraabi Abwaan Xaye Galaydh
Qalin soor ma suugaanta ciidagale ayuun bay raadisaa suugaantii somaliland ee bada ahayd meeday
Inkastoo aad u dadaalayaan oo suugaantii ciidagale noo loogeen waxa se maqan kumanaan kaloo Isaaq ah.Waxan rajaynayaa inay u gudbaan reeraa kale oo weliba sidaas suugaanta ciidagale aad ugu dhex galaan
Xaye galaydh iyo abwaannadii kaleba in suugaantooda la duubo waa arrin aad u caqiibo leh.
Kalkan waad la raagteen
Waanu ka xunahay wll.
Xaye galaydh allaw naxriistii jano ka waraabi wuxuu ahay nin sadex masalo isku darsaday
1) Xikmad iyo xikaaye
2) Murti iyo maanso
3) Dood iyo dirir abaanduul dagaal yahana iyo oday sama doon ah
Allaw kuu naxariiso
Awawgay xaye galaydh
الله يرحمك
Mahadsanid 100% Bahda Suugaanta #QalinSoor
👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
Asc waxaan idinkula talinlahaa inaad barnaamijkan ka dhigta vedio mahasanid
Allahayow Janatul Firdaws Al-Aclaa ka waraabi Abwaan Xaye Galaydh
Qalin soor ma suugaanta ciidagale ayuun bay raadisaa suugaantii somaliland ee bada ahayd meeday
Inkastoo aad u dadaalayaan oo suugaantii ciidagale noo loogeen waxa se maqan kumanaan kaloo Isaaq ah.
Waxan rajaynayaa inay u gudbaan reeraa kale oo weliba sidaas suugaanta ciidagale aad ugu dhex galaan
Xaye galaydh iyo abwaannadii kaleba in suugaantooda la duubo waa arrin aad u caqiibo leh.
Kalkan waad la raagteen
Waanu ka xunahay wll.