Sidee ayey raggaan $40M si sharci ah ugu xadeen? Qiso 2025

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 лют 2025
  • #Like #Subscribe #Comment #Share
    Qisooyin,qiso,dhacdo,dhacdooyin

КОМЕНТАРІ • 90

  • @SadiaAhmed-cs5ez
    @SadiaAhmed-cs5ez 16 днів тому +10

    Asc ifiye teams
    Dee ilma adeerayaal ina dhaqajiyaa balankeenu waa 200k insha allah
    From burco❤

  • @naturalviews063
    @naturalviews063 17 днів тому +19

    Marka hore waan ku salaamayaa sxp saxiib waxaad noosoo duubtaa qisooyinka dadka horumarka gaadhay iyo caqabadahay la kulmeen si dadkeenu ugu daydaan intii ay ku dayan lahaayeen qisooyinkan dadkan wax xadaya

  • @i.L.O.V.e-z8z
    @i.L.O.V.e-z8z 17 днів тому +6

    Alla muxuu ifiye noo hagar baxaaa marwalba❤ 200k aan garsiino insha'Allah 🎉

  • @Alaabtaydaiiuruursha
    @Alaabtaydaiiuruursha 17 днів тому +11

    Waa doqon Markuu fursad kugu helo 😂😂😂😂

  • @cabdallecasio6737
    @cabdallecasio6737 17 днів тому +3

    Inder aad ban ku salamay waxan ka codsan laha qisooyinka ku saabsan hal abuurka afkaarta lacagta iyo arimo la xidhiidha dadka aduunka horumar iyo maaliyad la xidhiidha oo aad ino yara hakiso dhaca iyo tuugnimada thnk you walal

  • @mohamedabdi-qe3ke
    @mohamedabdi-qe3ke 17 днів тому +5

    Marmar walaraba sidan wanagu salamaya❤saxiib❤mcn❤

  • @abdirizakdhoodhe9136
    @abdirizakdhoodhe9136 16 днів тому +2

    Qisooyinka Noocana Waan Jeclahay, Jinnka Iyo Cabsi Cabsida Naga Ilaali😂😂

  • @Usaame_cze_7
    @Usaame_cze_7 17 днів тому +3

    Qisooyinka xarfaanta inta ila jacel❤😊

  • @DADA_470
    @DADA_470 15 днів тому +1

    Qisoyinka gagaban sobadi 🫡🤝

  • @mukhtaarciise2585
    @mukhtaarciise2585 16 днів тому +1

    Steven safarrada wuu isku yareeyay 😅 anuu 5 salaadood ee maalinkii la tukadoba shan dal ayaan kusoo kala tukan lahaa

  • @Shankar-j3l
    @Shankar-j3l 17 днів тому +2

    First one ifiye. Reply ❤🎉

  • @cawoismail2892
    @cawoismail2892 16 днів тому

    ASC❤MAMO❤THKZ❤MAMO❤llhaaya hakuxafiido aamiin yaarbi👸🏻👸🏻👑🧡💯

  • @Mohamed.Fuaad.9593
    @Mohamed.Fuaad.9593 17 днів тому +2

    Mr Ifiye.
    10/10

  • @FadumoMohamed-r5o
    @FadumoMohamed-r5o 15 днів тому

    Walhahi qisoyinka ifiye anoo daa😂😂😂😂wan mabasiixan karo

  • @CqaadirCali3434-w5g
    @CqaadirCali3434-w5g 16 днів тому +1

    Makufaantaa dalkaga hooyo ❤🇸🇴

  • @MaxamedCali-l1q
    @MaxamedCali-l1q 16 днів тому

    Soo dheere qisooyin ka zxb

  • @zamiirXasan-k6w
    @zamiirXasan-k6w 17 днів тому +2

    Ifiyow Squad Game Season 2 Oo Dhameys Tiran Ka Sugana🎉

  • @zakariyecabdulqaadir9729
    @zakariyecabdulqaadir9729 17 днів тому +1

    I am a big fan for you, bro

  • @LipanMaxamed
    @LipanMaxamed 17 днів тому

    Zxp dadka wad ka dambaysa. Waxa jira qisooyin dhacay 2024 iyo 2025 update iska dhig

  • @ayuubasad3149
    @ayuubasad3149 17 днів тому +3

    Frsti landheere❤

  • @Yaxya-f1m
    @Yaxya-f1m 17 днів тому

    Ifiyow sxp muuqaaladaan camal soo badi ❤😊

  • @axmedaadanjaamac5031
    @axmedaadanjaamac5031 17 днів тому +1

    One first person

  • @Zaluushaa
    @Zaluushaa 17 днів тому +1

    My brother coming soon 200k 🎉

  • @farduuscabdi1934
    @farduuscabdi1934 17 днів тому

    Thanks wllky golden voice

  • @looxmooyo9253
    @looxmooyo9253 15 днів тому

    Stive wallaahi wuu raaxestay wuu kabadiyay

  • @SalmoApdalla-u3l
    @SalmoApdalla-u3l 17 днів тому +1

    Alla maxaa page kaan jecladay 200k🎉❤inshllh

  • @AbdirahmanAbdullahi-kt6ly
    @AbdirahmanAbdullahi-kt6ly 17 днів тому +1

    Kuslai nabiga

  • @Moh_media45
    @Moh_media45 16 днів тому +1

    Asxaabta iskuulka muuqaalka kudaawanaya😂😬😬😬

  • @MohamedBile-ek7db
    @MohamedBile-ek7db 17 днів тому

    Zxp ifiyow qisoyinka xaraarada leh nose badi❤

  • @abdirashiidcali4582
    @abdirashiidcali4582 17 днів тому

    200k Ku Tuura Odeyga Shekoyin Dhaadhee Ha Keeno Odeyga Halo Cimamado Ifiye Wana Ku Salamayaa Taliye

  • @LaylaAxmed-r6x
    @LaylaAxmed-r6x 17 днів тому +1

    Plz ileeysaw barca io real kee tageerta

  • @NadiirXasan-tt4uu
    @NadiirXasan-tt4uu 17 днів тому

    Qisooyinka dhaca iyo ka baxsi xabsi soo badi ifiyow

  • @CsalaanAxmed-l3v
    @CsalaanAxmed-l3v 17 днів тому +4

    Axadkii ugu soo horeeyey😂🎉

  • @ibraahinbasbaasmaxamuud-fj5uz
    @ibraahinbasbaasmaxamuud-fj5uz 17 днів тому

    Waa iga dardaaran taladaasu sxp

  • @Haji-kader
    @Haji-kader 17 днів тому +1

    Aniga miyaaa uhoreya manta guys liketa

  • @CRisaakApdilaahi
    @CRisaakApdilaahi 17 днів тому

    Keep going

  • @CabdimaPer
    @CabdimaPer 17 днів тому

    Sxb ogaal cusub Ayaa horay uga dhagestay sanadkii 2023 mahadsanid 😊 wll

  • @CabdirsaaqCabdulaahi-mq4ws
    @CabdirsaaqCabdulaahi-mq4ws 17 днів тому

    First😂😂😂😂😂😊

  • @YoonisCade-q6k
    @YoonisCade-q6k 17 днів тому

    Asc maalmo kadib waan soolabtay maxaa iga dambeeye❤

  • @ibnu-my9tp
    @ibnu-my9tp 17 днів тому

    مت شاءالله تبارك الله يا إليس😂

  • @arabrauo
    @arabrauo 16 днів тому

    War ani xalay taleefankayga ayaa la iga xadaybkadibna dambi baris ayaan saneeya finaly wa helay😅

  • @UgaskaxafadaAbduqadir
    @UgaskaxafadaAbduqadir 17 днів тому +1

    😮😮😮😮

  • @JAPHETKIVUYO
    @JAPHETKIVUYO 16 днів тому

    ❤❤❤

  • @X-Gamin-t
    @X-Gamin-t 17 днів тому

    Qisooyinka hackerska soo badi

  • @sabaadcali
    @sabaadcali 17 днів тому

    First🎉

  • @MarcossBc887
    @MarcossBc887 17 днів тому

    second 🤗

  • @Usaame_cze_7
    @Usaame_cze_7 17 днів тому

    Aniga rayi ahaantayda Waxaa khaldan bay ilahay shirkada American Air lane

  • @habiib1
    @habiib1 17 днів тому

    Sxb sheekooyinka aad noo soo xusho ee cajiibka aad baad ugu mahadsan tahay muddo sanad ah hal barnaamij ood soo gelisay ima dhaafin 99% markaan seexanayo ayaan daartaa channelkaaga iyo dhawr channel oo kale hadaan wax cusub ka waayo hurdadaa xataa iga qasanta 😂😂😂😂 sxb talo waxkasta oo cajiiba ama xiiso leh nala soo wadaag takale waxaan ka baqayaa dad badan siday channellkaaga u daawanayaan in la arko qaar sirdoon ah iyo qaar bangiyaal jabsanaya 😂😂😂😂😂 kaftan sxb mahadsanid 🙏🙏🙏

  • @ibraahinbasbaasmaxamuud-fj5uz
    @ibraahinbasbaasmaxamuud-fj5uz 17 днів тому

    Wax dhaama sxb kasheekee tuugada waa dhiiri galine taariikha iyo macluumaadka sirdoon soosaar barnaamish 100%1100 waatuugo iyo xabsi markaas sxp bedel barnaamushka waxdhaama tuugadaa soodaa

  • @IqraYusuf-y9z
    @IqraYusuf-y9z 17 днів тому

    Ana ugu horeeyo manta❤😅

    • @QaaliCawil-o1y
      @QaaliCawil-o1y 17 днів тому

      Waaligaa horeyay😅😅😅😂😂😂

  • @cadeyadan51
    @cadeyadan51 17 днів тому

    Vedio yada noso dhedherey wllka si an ugu raxesano😂❤

  • @FartunMohamedSalad
    @FartunMohamedSalad 17 днів тому

    guuleyso ifiye

  • @111America
    @111America 16 днів тому

    lenegd XarFaanta Soo Badi 😂❤

  • @moreosman1466
    @moreosman1466 17 днів тому

    Shirkadaaa saxsan labadaasi nin way qaldan yihiin gurile camal ay u dhaqmeen

  • @zakariyecabdulqaadir9729
    @zakariyecabdulqaadir9729 17 днів тому

    How can I learn front in the website? Please give me some tips

  • @SafiyaMaxamad-x4w
    @SafiyaMaxamad-x4w 11 днів тому

    Kkkk dadka waxa khldan ila iyo hada haysta ee mshqulka ah😅

  • @Quensara-f2r
    @Quensara-f2r 17 днів тому

    gulyso wll🎉❤

  • @KhaalidMaxamed-v8o
    @KhaalidMaxamed-v8o 16 днів тому

    Ilays chp shekoyinkaga ma qata tiktok gayn lahaye

  • @Cabdirisaaqcali-nr6cm
    @Cabdirisaaqcali-nr6cm 17 днів тому

    Shirkada ayaa qaldaneyd maka fiirsanin in dadka ay kujiraan dad aan damiir leheyn

  • @CsalaanAxmed-l3v
    @CsalaanAxmed-l3v 17 днів тому

    Asxaabta like ta ugu sharfa❤🎉😊

  • @Smaxto
    @Smaxto 17 днів тому

    🎉

  • @mrtoraantr5994
    @mrtoraantr5994 13 днів тому

    War nio ifitow saa balAayo wax xadeysa inoo shekeeynaysid amaa tuugo isku badalnaa 😅

  • @RamadanMaxamed-v5k
    @RamadanMaxamed-v5k 17 днів тому

    QISOYINka Soo Dheere Chp

  • @IkraanOsman-cf7ug
    @IkraanOsman-cf7ug 17 днів тому

    ❤❤😊

  • @IsmahanAbdirizack
    @IsmahanAbdirizack 17 днів тому

    ifiyow sidan wx xadista ad so gudbineysid u dageysanayay dadka xfda ma tugnima baraneysa la i dhaha wx dhacis unba dageysata cml

  • @KunYahyaMohamed
    @KunYahyaMohamed 17 днів тому

    Ifiye reply ii sogal

  • @SaadaqMaxamed-v9h
    @SaadaqMaxamed-v9h 16 днів тому

    Shirkada😂😂

  • @Garaadkalyric
    @Garaadkalyric 17 днів тому

    🤘🏽

  • @AminaibrahimSahal
    @AminaibrahimSahal 16 днів тому

    ❤asc

  • @New_vedio_Chanel_1
    @New_vedio_Chanel_1 17 днів тому

    Dadka ayaa khaldanaa 😂😂

  • @SuraleYyyy
    @SuraleYyyy 17 днів тому

    m,a

  • @aniisahassan2472
    @aniisahassan2472 16 днів тому

    Sharkada qaldanay 😂

  • @JAPHETKIVUYO
    @JAPHETKIVUYO 16 днів тому

    Ileysow wan ku xiisay

  • @MaariyoHassan-n9k
    @MaariyoHassan-n9k 17 днів тому

    Sxb

  • @XAMSEMiino
    @XAMSEMiino 17 днів тому

    Ugu dambayn ifiyow😂

  • @zamiirXasan-k6w
    @zamiirXasan-k6w 17 днів тому +1

    Ifiyow Squad Game Season 2 Oo Dhameys Tiran Ka Sugana🎉

  • @BakarOmar-gh9nk
    @BakarOmar-gh9nk 16 днів тому

    ❤❤

  • @zamiirXasan-k6w
    @zamiirXasan-k6w 17 днів тому +1

    Ifiyow Squad Game Season 2 Oo Dhameys Tiran Ka Sugana🎉

  • @zamiirXasan-k6w
    @zamiirXasan-k6w 17 днів тому +1

    Ifiyow Squad Game Season 2 Oo Dhameys Tiran Ka Sugana🎉

  • @zamiirXasan-k6w
    @zamiirXasan-k6w 17 днів тому +1

    Ifiyow Squad Game Season 2 Oo Dhameys Tiran Ka Sugana🎉