2bo Wiil oo Sxbo ah oo U tahriibtay Urub Balse Maray Rafad iyo Cadaab… ||​⁠ @QulasadaFilimada

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 жов 2024
  • flim ka magaciisa dhamaad ka ayaa ku sheegnay. ee subscribe pls
    waxaa igala soo xariirikartaa Cinwankeyga instagram
    👉 / abdihaliim_ali
    #qulasada flimada
    #abdihaliim_ali
    #captain_majid
    #wiilkaabdiazizi

КОМЕНТАРІ • 382

  • @Marjuu7
    @Marjuu7 3 місяці тому +235

    Filmkan waso gilisey malin dhaxdaas lkn malinki dambe walaga bixiye channelka sidaan filayo shirkada UA-cam aa ka saartay🙌🏼🤍

    • @QulasadaFilimada
      @QulasadaFilimada  3 місяці тому +80

      Ha walal copyright dartis lo ga saray wa so xalinay wana kuso celinay sas waye

    • @sucaadomaxmed3877
      @sucaadomaxmed3877 3 місяці тому +9

      Keep going pro ❤❤​@@QulasadaFilimada

    • @Marjuu7
      @Marjuu7 3 місяці тому +13

      @@QulasadaFilimada ok wllkei mahadsanid🙌🏼🤍

    • @LeaderBk-eu3vs
      @LeaderBk-eu3vs 3 місяці тому +4

      4:53 h

    • @Maanka8
      @Maanka8 3 місяці тому +2

      5:02

  • @BishaarJey
    @BishaarJey 3 місяці тому +202

    ilaa hada maa arko qof love saryo saliga Nabiga mohamed scw ❤

  • @Maxamedmubaarik11
    @Maxamedmubaarik11 3 місяці тому +93

    Illaahay labadaada waalid iyo adigaba janada haku geeyo hadaad booqato janalkayga aamiin yaa rabbi 😢😢😢😢

  • @AhmedBashiir-bp2rv
    @AhmedBashiir-bp2rv 3 місяці тому +25

    Horaba uso dhigte 😢

  • @AaziizMohamedMohamed
    @AaziizMohamedMohamed 3 місяці тому +52

    Bari wa milinta ugu fadliga badan 10 malmood oo hada sontid 2sano lagu danbi dhafayo marka sooma🥰

    • @JimcaalCabdicilmi
      @JimcaalCabdicilmi 3 місяці тому +2

      Maalinta ciida ayaa ugu fadli badan wax aadan cilmi u lahayn ha iska odhanin

    • @AaziizMohamedMohamed
      @AaziizMohamedMohamed 3 місяці тому

      @@JimcaalCabdicilmi tanks wlaal👍👌

    • @Marjuu7
      @Marjuu7 3 місяці тому +1

      @@JimcaalCabdicilmi malinka ugu fadliga badan sanadka oo dham waa carafo waana beri nabiga wuxu dhahay qofki sooma malinka carafo waxa loo dhaafaa 2sano dambigiisa sanadki lasoo dhaafey iyo kan soo socdaba adiga wax soo baro wllkei🤍

    • @MuscabClaahi-o6o
      @MuscabClaahi-o6o 2 місяці тому +1

      Waraa

    • @LovelyBlueLake-ei1mb
      @LovelyBlueLake-ei1mb Місяць тому

  • @YacinAbdi-sb7wu
    @YacinAbdi-sb7wu 3 місяці тому +3

    😢😢😢😢😢😢😢

  • @craxmanyuusuf7321
    @craxmanyuusuf7321 3 місяці тому +16

    Waso digtey capin majidoo naga 😮

  • @CabduuAnas
    @CabduuAnas 3 місяці тому +53

    Kusaliya nabigeena,muxamad scw😢❤

  • @taysirismailawran4405
    @taysirismailawran4405 3 місяці тому +13

    Hadaan raaci lahaa layma yidhaahden sxpka saxaraha ayuu ku dhintay gaajo awgeed 😢ilahow unaxariiso haday dhab tahay 🤲haddi kalana soo dhawee

  • @dekamumin2717
    @dekamumin2717 3 місяці тому +7

    Lapo wiil daris nhy tahriibay ilaa io hada lama haayo ilhy hasoo sahlo😢😢😢

    • @chelseafc2151
      @chelseafc2151 2 місяці тому

      Aniga md iqaadAn iyaga badalkoda

  • @MohamedJama-t3u
    @MohamedJama-t3u 3 місяці тому +11

    Wan daawanay

  • @AsmaBashe
    @AsmaBashe 3 місяці тому +6

    Alle riyadada haku rumeeyo❤1m coming soon insha Allah

  • @ibrahimovic2814
    @ibrahimovic2814 3 місяці тому +1

    So what is title name

  • @IdirisMaxamuud-xr7nw
    @IdirisMaxamuud-xr7nw 3 місяці тому +17

    Waasoo dhigtay bee tlye

  • @daallo23
    @daallo23 3 місяці тому +7

    Waa isla kii hore uuneh maxaa dhacay

  • @Football_goosgoos
    @Football_goosgoos 3 місяці тому +6

    Qofki u horeyay dawado reply captain❤😂

    • @KamaalXasan-kx9iw
      @KamaalXasan-kx9iw Місяць тому

      wah ani ka horeyyy maxa males inkiraa😭🤌😂

  • @NuurtoHassanHussein
    @NuurtoHassanHussein 3 місяці тому +6

    Hanbariyo 950k sxp majed😊

  • @ApdirahmanCabdi-xh3iq
    @ApdirahmanCabdi-xh3iq 3 місяці тому +32

    Waan dawaney

  • @AaminomaxamuudMaxamed-sx6ry
    @AaminomaxamuudMaxamed-sx6ry 3 місяці тому +7

    Waa soodhikta

  • @Yahyethomas8
    @Yahyethomas8 3 місяці тому +4

    Waxaan raaxaa ka danbaysa kolay anigu waan socdaa xitaa hadii la dhaho xiniinyahaa lagaa jaraa😊

  • @AsiaYasin-gs5kv
    @AsiaYasin-gs5kv 3 місяці тому +3

    Wan tawanay😂

  • @HadiyaXasan-jo8ul
    @HadiyaXasan-jo8ul 3 місяці тому +9

    Filimaanta. Awooda soo badi 😢😢😂😂

  • @Joseph78-w1y
    @Joseph78-w1y 3 місяці тому +2

    Wad socelisay wan firsaney

  • @umalkhayryassin6214
    @umalkhayryassin6214 3 місяці тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊😊😊😊

  • @HamsaIbrahim-b4i
    @HamsaIbrahim-b4i 3 місяці тому +22

    Wllo Mar hore ayaad soo dhibtay❤❤❤❤❤

  • @Muscab-n9g
    @Muscab-n9g 3 місяці тому +2

    Part 2 aa u maleeyay😢😂

  • @DaahirYuusufyare
    @DaahirYuusufyare 3 місяці тому +3

    Magafe waala xiray yaa iraacayo tahriib 😂😂😊

    • @MaxamedAmiin-cv8jc
      @MaxamedAmiin-cv8jc 3 місяці тому

      Magafe lama xirine waa sidii masaajid oo kle oo hal masajid oo laxiray oo kle

  • @iprahiimabdirizak3139
    @iprahiimabdirizak3139 3 місяці тому +1

    Lkn kan horay uso dhigtay🤔

  • @walalkaweyn143
    @walalkaweyn143 3 місяці тому +5

    Much love pro❤😊

  • @ShamsherSiin
    @ShamsherSiin 3 місяці тому +5

    Vediogan waan dawanay marhore

  • @ismaaciilmuxudiin4262
    @ismaaciilmuxudiin4262 3 місяці тому +1

    cabdi xaliim zxb musasalkii maariya kalaara noo soo tebi hadaa xariif tahay ame asoo dhameestiran noo soo geli

  • @AminaYalalhow
    @AminaYalalhow 3 місяці тому +5

    Yaaltahriibin❤❤❤❤

  • @DUNI_DHALIYARO88
    @DUNI_DHALIYARO88 3 місяці тому +2

    Wad sodhigte😂

  • @OmarMonamour
    @OmarMonamour 3 місяці тому +5

    I laa hada maa arko qof love

  • @maxamedibraahim3751
    @maxamedibraahim3751 3 місяці тому +1

    Muqalkan hadan Qaldaneen sow hore loma so dhigin

  • @FartuunDiini-lb9bq
    @FartuunDiini-lb9bq 3 місяці тому +2

    😢😢

  • @ShamsaMohmeth-f9v
    @ShamsaMohmeth-f9v 3 місяці тому +3

    Filimkan mar horad nooso galisee Abdihalimow🙄

  • @BiladXuseen
    @BiladXuseen 3 місяці тому +1

    ❤😢😢😢😢😢😢😢

  • @marwancabdi2567
    @marwancabdi2567 3 місяці тому +1

    Ku celis miya zxp
    Wan dawanay kan😂

  • @ismaaciilcabdirashiid120th
    @ismaaciilcabdirashiid120th 3 місяці тому +1

    Vampire 🇸🇴🇸🇴🇸🇴 soo daa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤Vampire

  • @zakariyebashir2671
    @zakariyebashir2671 3 місяці тому +1

    Maku soo celcelin adi wax cusub noo keen zxb

  • @LiibaanMaxamed-kq4si
    @LiibaanMaxamed-kq4si 3 місяці тому +1

    🎉

  • @abdirhmandollarvlogs
    @abdirhmandollarvlogs 3 місяці тому +3

    Mulaqas😂 mukhalas top one channel 🦁🥰 1m coming soon

    • @Queen____amina-vx
      @Queen____amina-vx 3 місяці тому +1

      Ano afka ku haayo aa commentigaga arkey😂😂

  • @DalxaCali-n8t
    @DalxaCali-n8t 3 місяці тому +1

    Saxib SoBadI Kuwan TahRibKa😢

  • @princessafsomali04
    @princessafsomali04 3 місяці тому +4

    Waandawanay filimka

  • @GaalDile-y1j
    @GaalDile-y1j 3 місяці тому +1

    Video gan mar labaad baad soo dhigtay see cml heee😂😂

  • @mushtaqfarah-f5o
    @mushtaqfarah-f5o 3 місяці тому +5

    Hore u soco libaax❤

  • @CabdifitaxmaxmedCali
    @CabdifitaxmaxmedCali 3 місяці тому +34

    970k hambalayo wll Majid 🎉

  • @CabdiSaalax-xs6cd
    @CabdiSaalax-xs6cd 3 місяці тому +1

    1:38 D❤

  • @ZamaaraMohamed
    @ZamaaraMohamed 3 місяці тому +2

    1million goorma gaareyna😂💔

  • @Dhaxdhigtee
    @Dhaxdhigtee 3 місяці тому +1

    Benaley😂😂

  • @SuhaybAhmed-jj7pt
    @SuhaybAhmed-jj7pt 3 місяці тому +1

    Nio mxad kagah socel celiza waxa

  • @Yusufmohamettt
    @Yusufmohamettt 3 місяці тому +2

    Flimkan Horaa Usoo Dhigte xaa jira😂😂😂

  • @aBduL-ReHeM
    @aBduL-ReHeM 3 місяці тому +6

    1 million coming soon, I.a❤❤ captain majid

  • @HuuseinAbdinuurabdi
    @HuuseinAbdinuurabdi 3 місяці тому +1

    Sxp madaxa Ii saa rantahay noo qisooyinkan

  • @MaxamedCabdulaahi-rz7wr
    @MaxamedCabdulaahi-rz7wr 3 місяці тому +1

    Wax jixin jix ima galyo waa socdaa lee

  • @HamdaMohamed-xp6ob
    @HamdaMohamed-xp6ob 3 місяці тому +1

    Mx wye wxn kan wad so galisy

  • @iiddanbile8425
    @iiddanbile8425 3 місяці тому +2

    Waad ku so celisee

  • @cadeilyaasnor1189
    @cadeilyaasnor1189 3 місяці тому +1

    War nio horaa usoo dhigty ee muqalada nosoo badi

  • @AGUUN
    @AGUUN 3 місяці тому +8

    Nabigu sallalaahu calayhi wasalam
    Wuxu iri qofka muslimkaa wanaaga islaamnimadiisa waxaa ka mida inuu ka tago wixii aan dan ugu jirin
    Waqti walba ka fikir
    _ hadalka aad ku dhawaaqayso
    -Ficilka aad samaynayso
    Dan aduun ama .mid aakhiro ma kuugu jirtaa
    haday maya thy ka tag🖐

  • @Eqauly
    @Eqauly 3 місяці тому +1

    Wllky baa tahribay😢 filimkan in aan dawasiyo xilihore Bay ahayd 😢 wuxu thribay malintii goojacade dagalku kasocday.

  • @IdirisMaxamuud-xr7nw
    @IdirisMaxamuud-xr7nw 3 місяці тому +16

    Anaa ugu horeeyay

  • @HooyoiftinHooyoiftin
    @HooyoiftinHooyoiftin 3 місяці тому +2

    Filimkaan mar baa soo galisa UA-cam ka wuu kabaxay

  • @osmanjama6864
    @osmanjama6864 3 місяці тому +1

    Flimkan wd so dhigtee ma ku socelisay hadana😮

  • @ShaficiBoy-ky1cf
    @ShaficiBoy-ky1cf 3 місяці тому +1

    Filimkii miyaad soo cusbooneeysiisay ❤❤😂😅

  • @DayibxxDayibxx
    @DayibxxDayibxx 3 місяці тому +1

    MajiD TliYe reply 💕

  • @Maali_Recap
    @Maali_Recap 3 місяці тому +1

    KOLAY KII TAHRIIBA AN AHAY

  • @GaariMoogeIsmail
    @GaariMoogeIsmail 3 місяці тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @ManaMao-xy5nq
    @ManaMao-xy5nq 3 місяці тому +1

    Jmimk😊

  • @KamacowPedri
    @KamacowPedri 3 місяці тому +3

    Sxp sobathe 1m wad gari I.a❤

  • @HamzaAden-st3yf
    @HamzaAden-st3yf 3 місяці тому +2

    Zxip filmka ladhaho agneephat sogili please 😢😢😢❤❤

  • @Feyukey138
    @Feyukey138 3 місяці тому +2

    Aniga filmkan wadawtey hee filim husub sobadhi wlka

  • @EMPIREOMAR1
    @EMPIREOMAR1 3 місяці тому +2

    Zxp No Sheeg Filinka Magiciisa Mar Walba Waa Codsi😢😢

    • @QulasadaFilimada
      @QulasadaFilimada  3 місяці тому

      Dhamaadka kushegna mararne wa ilowa

    • @EMPIREOMAR1
      @EMPIREOMAR1 2 місяці тому

      Waxan U Bahna Zxp Filimada Qaar Oo Aad Umacan Oo Aan Inigu Garanayo Inaad Noso Codeyso Xageen Kugu Soo Diraa😊😊

  • @SuleeqoMaxmed-q1z
    @SuleeqoMaxmed-q1z 3 місяці тому +1

    Ano arkayo rafaadka ina baxo sii raw😢

  • @OmarMonamour
    @OmarMonamour 3 місяці тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @SamiaabdiSaamiyacabdi
    @SamiaabdiSaamiyacabdi 3 місяці тому +4

    Walaalahey iiso duceya muraad ayan leyahy in ilhy ii sahlo

  • @riyaaqmaxamed7548
    @riyaaqmaxamed7548 3 місяці тому +1

    Ani io labo ila zxp ah waxn ka Fakirna sidaan Africa uga bixin lahayn😢😢

  • @umusamirachannel
    @umusamirachannel 3 місяці тому +1

    Adna like aya saaraysa kadiba marka ilawiday yaa ku sheegay marka ixasusisa saaray

  • @mohanteyga3869
    @mohanteyga3869 3 місяці тому +1

    Mar Labaad Nagu Soo Celisee😂

  • @ummuhanna5627
    @ummuhanna5627 3 місяці тому +1

    Wan firsada

  • @Cabdirahmaan-r1n
    @Cabdirahmaan-r1n 3 місяці тому +3

    Waad ku soo cilisay bee

    • @CABDULKaafi
      @CABDULKaafi 3 місяці тому +2

      Vidiowgi hore u soo dhigay baa ka dalet may baan u maleenaya

  • @fadimociise7475
    @fadimociise7475 3 місяці тому +3

    Waad mahsantahay waxad iga badbaadisay magafe😊😊😊😊😊

  • @Nurtoaweys
    @Nurtoaweys 3 місяці тому +3

    Qiso Dhabi soo.gali😊😊😊😊😊

  • @FeyruusMahadabuukar
    @FeyruusMahadabuukar 3 місяці тому +1

    Haaa wllhi tahriibka wax fcn maaha wayo aniga aabahey tahriib ayuu galay kadibna badda ayuu ku dhintay😢😢😢

  • @CaaSha-cx3tf
    @CaaSha-cx3tf 3 місяці тому +1

    Ayan dhaweyd ayaba sodhigty filinkane😂😂

  • @JdhdNdjd-bv2dk
    @JdhdNdjd-bv2dk 3 місяці тому +1

    😢😢😢😢😢

  • @WihiibDhago
    @WihiibDhago 3 місяці тому +1

    3 habeenimo ayan dawanaya ano libya joga 😢

  • @Iliyaas-d1c
    @Iliyaas-d1c 3 місяці тому +3

    Abdi haliim Ali yoow Haan daa wanay

  • @ubahomar3136
    @ubahomar3136 2 місяці тому +1

    😢😢😭😭😭

  • @JimcaleMahamed-t3y
    @JimcaleMahamed-t3y 3 місяці тому +1

    Wan soo baxaynaa😂

  • @AbdirahmaanYaasiin1
    @AbdirahmaanYaasiin1 3 місяці тому +1

    Sooma moodid inaan dawanay filimkan ??

  • @Ismahan-ur1mu
    @Ismahan-ur1mu 3 місяці тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @FardowsApriz
    @FardowsApriz 3 місяці тому +1

    Qulasada kanwaan daawany midkale manooweysay😂

  • @abdim24
    @abdim24 3 місяці тому +2

    1m coming soon😂❤❤

  • @MustafCraxman
    @MustafCraxman 3 місяці тому +1

    2024😢

  • @HamzeApduraHman-qw3qf
    @HamzeApduraHman-qw3qf 3 місяці тому +4

    Soo badi❤❤

  • @YuusufCabdul
    @YuusufCabdul 3 місяці тому +1

    Wll part two plz😢

  • @nx7yt641
    @nx7yt641 3 місяці тому +1

    Sxp marki labad so dhigtay filmkan

  • @RahmaCoif
    @RahmaCoif 2 місяці тому +1

    👊🙏😓

  • @RudwaanCarab-u9q
    @RudwaanCarab-u9q 2 місяці тому +1

    ❤❤❤❤