Asc macalimo jeekee Aad baan kuu taageeraa waanan kugu xidhanahay waxaan talo kuu soo jeedinayaa nin kan fishnuu barnaamijkiisa waa inaad magac ubixisaa waayo waa barnaamij taxana ah xili kasta war ka soo bixi karo si ay dad ku ula socdaan sida waa barnaamij kii Dilaaga Xabsiga ku jira fishnuu halqadiisa 12 sidaas oo kale barnaamij ka kalana ha kuu ahaado Khilaafka Bollywoodka halqadiisa 10 sidaa camal si qofka uu dhaafo barnaamijku si uu u ogaado ka aw daawaday iyo ka awna daawan si uu u kala ogaado Aadbaad u mahadsantahay macalumu JK Mustafe Galde weeyi magacaygu Mahadsanid ustaad
Macalimuu sonali bendre maahin.
Waa yaab ataag
Jeekey ❤
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
War waa sonu ali
Asc macalimo jeekee Aad baan kuu taageeraa waanan kugu xidhanahay waxaan talo kuu soo jeedinayaa nin kan fishnuu barnaamijkiisa waa inaad magac ubixisaa waayo waa barnaamij taxana ah xili kasta war ka soo bixi karo si ay dad ku ula socdaan sida waa barnaamij kii Dilaaga Xabsiga ku jira fishnuu halqadiisa 12 sidaas oo kale barnaamij ka kalana ha kuu ahaado Khilaafka Bollywoodka halqadiisa 10 sidaa camal si qofka uu dhaafo barnaamijku si uu u ogaado ka aw daawaday iyo ka awna daawan si uu u kala ogaado Aadbaad u mahadsantahay macalumu JK
Mustafe Galde weeyi magacaygu Mahadsanid ustaad
Maclin jeekey ka soo hadal akshey kumar qisadisa
atariishada magaceda iska sax waa somy ali
Asc macalin jeekey waa wataa macalimuu barnaamishkga kudar maalin heesaha soo dalbano noo fasirto adigoo mhd San
Ninkan umad Allaha ka qabto bacawga
Sonali bendre hadey arakto magaceda oo kuqaldoysid ti salman khan shukansanayay. Hadey kudacweyso maxadhacay hadhihin. Hadi kale lagada gabdho magacoda kala sax macalimuu.😂
Jeke maclimu see hindiya utira badan yhn eba utabar yaryihin😅😅
Sonali bedre Mar hore ayay dhimaatay ma iyaada o reer akhriraad ah aya salman khan difaacayso macalino halka no caade