Oomaar Iyo Xogtii U Dambeysay , Farriin Ayaa Loo Soo Diray

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 23

  • @hiboxasan7418
    @hiboxasan7418 2 місяці тому +2

    Daahir calasow walaalo caawi caloooshii baa na hurtaye😭😭

  • @jamileosman4132
    @jamileosman4132 2 місяці тому

    Dahir laguma dhaho danyar u kulmeeya lagu dhaha walaahi ilahey ha kula jiro maxkamadan never xa xirin part 2 rabna please weliga ha xirin ❤❤❤

  • @sahra4091
    @sahra4091 2 місяці тому +1

    Judge Dahir Alasow thank you for your service.

  • @mariammohamed6389
    @mariammohamed6389 2 місяці тому +1

    Allaha ku sharfo
    Daahir calasow aduun iyo Aaqiro. Allaha ku liibaano

  • @cabdallabooroow5017
    @cabdallabooroow5017 2 місяці тому

    Dahirow hadii aad madaxwena isu soo sharadid waan ku doorana aniga iyo famil keyga

  • @HodanMusa1
    @HodanMusa1 2 місяці тому +1

    Daahir hala soo baaro 100%

  • @Amalnuurabdullahi
    @Amalnuurabdullahi 2 місяці тому

    Dahirow Noolow jir oo joog insha Allaah

  • @mustafmaxamedxasan7577
    @mustafmaxamedxasan7577 2 місяці тому

    Dahirow wlhi waa ducestay waxan kuguma tilmamo ma aqaan masakiinta sidad ucaawineso asiga iyo temkada

  • @hassahilowle-nh7nj3ru5s
    @hassahilowle-nh7nj3ru5s 2 місяці тому

    Mashallah Ducada Ilahay ha Aqbalo.

  • @mariammohamed6389
    @mariammohamed6389 2 місяці тому

    Dawlada hadii la rido
    Yaad udhiibi lahayd

  • @ShadowNight-o2c
    @ShadowNight-o2c 2 місяці тому

    Daahirow adiga maxgamadaada ilaahay ha ina wanaajito 😅😅😅😅😅😅

  • @amnaali8642
    @amnaali8642 2 місяці тому

    WALLAHI ODAYGA WAA KA WAALAY DAHIR

  • @marshalpologne
    @marshalpologne 2 місяці тому +1

    wan qoslay jaahilinta social media maxkad mooday yaabka adunka kuli wa jaahilin walaahi jaahilintan waxan showga ah bay run moodayan yaabka adunka

  • @amnaali8642
    @amnaali8642 2 місяці тому

    ODAYGAAN WAA LAGA DHACAA LACAGTAA WAYO ACODKA LAGA QAADANAYAA SIRTA NMBARK EE YAA U ILAALIHAAYO

  • @mariammohamed6389
    @mariammohamed6389 2 місяці тому

    Dowlad wanaagsan ayaa jirta ee Dacaayada joojiya

  • @xalwoshallayto5923
    @xalwoshallayto5923 2 місяці тому

    GUURKAN AYAGOO CARUUR AY KU ROORAYAN
    INAY ISKA DAYAN AYAA U ROON
    WAA CARUUR CARUUR KU DAYACAN

  • @amnaali8642
    @amnaali8642 2 місяці тому

    MURUSH AMXAAROW MAAHA MAXKAMADAN BEENBEEN EE KA BAX MEESHAAN HADAD AMXAAR TAHAY ILEEN ABGAAL WAXBA ISKUMA QABTAANE WAANA RUN TAAS ANAABA OG INEY ISDILAAN WA YAQAANIIN BAL MAAL WAX KU DHAN MAJIRTEE MEY MEELEEYAAN DADKEENA TABARTA YAR AMA XARUN LOO FURO LAGU KAALMEEYO😊SORRY

  • @xalwoshallayto5923
    @xalwoshallayto5923 2 місяці тому

    ALAH MAXAA GABADH ABGAAL DAYACAN

  • @amnaali8642
    @amnaali8642 2 місяці тому

    WAR DAHIROW BISHII 100$BES MEEL USAAR FADLAN WAX BADANA HA SIIN WAYO WAA LAGA DHACAYAA

  • @mariammohamed6389
    @mariammohamed6389 2 місяці тому

    Dowlad baanu leenahay dalka waa ku filan tahay

  • @amnaali8642
    @amnaali8642 2 місяці тому

    WAR YAAN LA BARIN INOW SO GALO TIKTOKA ODAYGAAN YAAN LA WAALIN ASIGUNA IDIN WAALIN WAX HUBAN BES HALO DIRO

  • @mariammohamed6389
    @mariammohamed6389 2 місяці тому

    Dowlad baanu leenahay dalka iyo dadka waa ku filan tahay

  • @mariammohamed6389
    @mariammohamed6389 2 місяці тому

    Sababta loo ridaayo maxay tahay