Ku Sali Nabigena, The Best person ever, the most trusted person ever, the most knowledgeable and ever shining person is our beloved Prophet Muhammad Salalaahu Caleyhi Wasalam ❤️🕋📿🙏
@Asad Hagio Qoraalka dhulka lagu qoraayo Waa Khalad VAR Ceyda laba jeer ayuu dhulka ku qoray Magacda laga rabay inuu tilmaamo Waana Khalad😮😮taasina waa in laga reebaa Next game
Dhalinyarada haka xigsan barnaamijkaaga nuxurka ha beelin siduu dhulka ugu qoraa magaca qofka adigana aa ku ogalaanee mida kale adigaa tilmaamayo mar walba cayda waa la jirtaa dadka ku daawado haday cadaalad daro kaa dareemaan waa laguugu caajisaa ee isa sax
Asad mar walba dhinac ayuu uleexsi badanyahay kaaga daran team amiira ajnabi ayaa ka buuxi waxa fiicneet in isku wax wada weydiiyo madaama ee meesha game lagu sameynaayay ee goob joog u eheyn @AsadHagio27
Hor u socod wllkay asad markale I.a waaba iska jeclahay barnaamijkaaan siiba amiira koko ceyda iyo arimaheena ama armaan markle I.a lixaadkaadina Allah ku taam yeelo from baidoa janay❤
Amiiro lagend waa iyadoo wax walbo og ayey video kula duubtaa Mar wlbo oo aan argo marka la dhaho wiilasha cayda ayaa xigsataa xaga gabdhahana koko Ina abtigaa
"Ninka aniga mar igu Salliya ayuu nabigu yidhi ee ilaahay naxariisto iyo darajad ii weydiiya , Isagana toban jeer ayuu ilaahay u naxariistaa" Sheekh Xuseen Cali. 🎉
aynu ku Sallino Nabigeenii SCW❤️.
Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam ❤
Scw
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋👍😥❤️
❤❤❤❤❤
Scw❣️❣️❣️❣️❣️❣️❤️
❤❤csw❤csw❤csw❤❤
Scw❤
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 heloooo parpar
Koko waxa tahay gabadh cunsuriyad ah kula laha " reer woqoyi" jamuhuriyada somaliland maa uu quudi weyday
The person ever 💞 the most knowledgeable ever ❤️ Ankusalino Nabigena Mohamed Salalahu caleyhi wasalam 🥰🥰🥰
Aar xaasid baatey wlaahi sidaa kaama Fileyn casho iga bixin kari weydee
Yaa😮😢
The best person ever The most knowledgeable and The most shinning person all created by Allah is our Prophet Muhammad (Sallallahu caleyhi wasallam)❤
Swc ❤
Scw❤️❤️❤️❤️❤️❤️
❤❤❤
❤❤❤❤ ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Welcome back again guys keep going guys
Hadii Aad U jeedo Magaca Allah Like 👍 Saar
الله أكبر ❤❤
Scw ❤❤❤
Ku saliya saliya rasulkena scw❤️💯
The person ever the most knowledgeable Scw An kusalino nabigena scw❤
Aan ku zaLino xabiibkeenii Muxamed scw ❤
Scw scw scw❤❤❤
Sida caadigaa team amiira badiyey
Waxanan usababaynayaa team koko waxay adeegsadeen qoraal 🤚🤚🤚🤚🔥🔥
Ku Sali Nabigena, The Best person ever, the most trusted person ever, the most knowledgeable and ever shining person is our beloved Prophet Muhammad Salalaahu Caleyhi Wasalam ❤️🕋📿🙏
Scw
KkkkKkkkkkk Noo Soo Badi Plz asad
@@FardowsaSalah-vg1npèd
Scw 💗🔥💯🫀🫀
Koko Iyo Guusha way wada dhasheen 😂😂 Koko is not easy 🎉🎉
Haa m,a koko io guuul ❤❤❤
Ceyda ayey la dhalatay guushu 😂
Ceyda aya si badan wax ugu fahaansiiyay
Maxaa KAFIICAN KUSALINTA nabigeena muxammed scw NAXARIIS iyo NABAD GALIYO KORKIISA ha AHAATEE ❤❤❤
Waa la khayaamay team amiira waayo dhulku wax ku qoraya cayda😮 team amiira qurux never give up ❤❤
Team koko and king ceyda is not easy ❤❤ part 2 so samee wll Asad Hagio is 2M coming soon iinshaallah 🥰🥰🥰👍
Allah is one
ala hoyoy koko qosalkee iga dhamese walhi birnamishkan oo kale soo badi asad❤❤❤
@Asad Hagio
Qoraalka dhulka lagu qoraayo Waa Khalad VAR Ceyda laba jeer ayuu dhulka ku qoray Magacda laga rabay inuu tilmaamo Waana Khalad😮😮taasina waa in laga reebaa Next game
Dhalinyarada haka xigsan barnaamijkaaga nuxurka ha beelin siduu dhulka ugu qoraa magaca qofka adigana aa ku ogalaanee mida kale adigaa tilmaamayo mar walba cayda waa la jirtaa dadka ku daawado haday cadaalad daro kaa dareemaan waa laguugu caajisaa ee isa sax
The game was unfair ceyda was written down😢 but amira always lights up the mood by her accent and her way of talking 😂
Exactly
Agreed with you
Waxaa koalad ah in dhulka lagu qoro,qof walba wuu akhrinayaa jawaabta,Amiira khaladl baa loogs raayey😊😊😊
Team cayda iyo Koko qoraalka ayey ku badiyeen qoraalka wa fududeeye ee ka jooji Asad hagio please keep going team 27
Asad mar walba dhinac ayuu uleexsi badanyahay kaaga daran team amiira ajnabi ayaa ka buuxi waxa fiicneet in isku wax wada weydiiyo madaama ee meesha game lagu sameynaayay ee goob joog u eheyn @AsadHagio27
@@simanabdalla4211 wa iska funny laakiin rulka wa in la adkeeyaa
Sax wlhi
Asad ayaantan kadareey waye wiixis wllhi
Asad meshi kooko jirto ayow jira 😂
Aanku salino nabigeena Muhammed scw scw scw ❤❤❤❤
Hor u socod wllkay asad markale I.a waaba iska jeclahay barnaamijkaaan siiba amiira koko ceyda iyo arimaheena ama armaan markle I.a lixaadkaadina Allah ku taam yeelo from baidoa janay❤
Sobadi lkn Amiira qurux io king ceyda ha isla jiran baliz Asad 🙏
AllaH is One ❤
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣💋💋💋
Asad abtinimada io game kla saar team amiira waa qayantay dhulka hadii wax lagu qoro qof walbo fahmayo😊😊
Asad baryahan danbe folxumadas bu dhaqma walahi waxaso kale waa lagu nacaya
Haa wlhi said waxas waa qalad cadalad uma ciyaro koko marksto wuu xigsadaa aqas
Koko wan ucimamaday cimamadeeda lamahaysankro walhi waa gabdha ugu fican masha allaah ❤❤❤❤
Asc abtio asad waa ku salamey adi iyo asxabtada team 27 meel kasta oo dunida dafaheda ka jogtan.
COMING SOON 2M🎉🎉🎉 INSHA ALLAH
Allah is one☝️😢❤️🥰🕋
LABADA SUAAL EE QORAALKA AYEY KU BADIYEEN, SXB CADAALAD MA AADAN SAMEYN CAWA..............WAXAA BADIYEEN TEAM AMIIIRO.....
Nabiga kusali scw
Amira iyo ceyda isku team kadig#team qab qab
Ceeb waxyalaha Qaar Walaga Xishoda Asad Io Teamkisa Rashka Boy Hda Kahor Live Dadka Wxe ugu so qorayen Wxuu mucalimu Shegyey macafin doono dhahy qofki wxs idhaha qofka bini'adamka wxa uusan rabin walaga dhafa adinkana qosol ba kadhiganesan waxyalaha Qaar maficno wlh Intasna xumaan igama'ahan waidin jeclhy dhamntin team 27🙏
😢
It’s unfair magaca dhulka lagu qorey 😂 amira is the winner
Sharka oo walalka uu xiranyahaay is so nice man, Mashallah.Just beautiful
Muqaalkan muqaalo hore badan waa u xiisney
old is gold💯
Ku salin Nabigena scw scw ❤❤❤
Scw❤❤❤❤❤❤😊
Team koko us not easy❤❤❤❤usodu xeta walaalahena falastini🇦🇪falastin guul
❤❤❤❤
Yessssssssssss what a game that i waited for your channel asadow tnx
Haan ku salino《 nebigeena scw...`¡》
Ceyda jaabir soo utilmaamey iga qoslisey 😂😂😂😂 team 27 horay usocda 💪 gema kaan waan uxiisney wlahi
Allah is one❤❤❤
Allah akbar ❤
Kusali nabigena scw❤
Qoraal kuma jirin ciyaarta asad ayagaba wey qori kareen tilmaam bas waaye
Walhi Amiiiiiira iyo macalimo waaa la khiyaamay dhulakay wax ku qorayaaan sorry amiiya😢😢😢😢😢
Allaah is one❤
Amiira iyo kooko cayda iyo macalimo saas iskugu aadi sasa the best ah😂😭
Xalay lee maqna waa isku so darsaday cashar cml video yasha kwrn jah keep going bro❤🤴
Saalax jj baaa game ku fiican😂❤
Allah is oNe ❤
Amiro ceyda la’aan mnureso hso kla rebin yqey team qab qab hamplyo ceyko next gabdhaha ha isla jiran wilashna ha isla jiran 😂👏
Ku Salli nabi muxamed SCW ❤🫵
Anaga team qab qab Aa Rabna inay Isla jiraan😢
Same
Waa la khayaamay team amira waayo dhulku wax ku qoraya cayda sorry mistake baa dhacay 😮
Waa qiyaano asad ayaana ciyaarta kudheelay
Big legend Asad xaji Koko ugu salan yqy 🥰
Aniga ra,yigeyga team Amiira ayaa badiyeeen maxaa yeelay team ceyda qoraal ayey adeegsadeen markaa qof walbo ayaa fahmi karto hadii karto hadii wax la qoro mahadsanidiin.
8:09 8:20 12:14 alla manooli caawa 😂😂soo badi gamekan wlhi funny wye❤
😂😂😂😂😂
Allah is One❤
Cadaalad daro waaye sxb Asad sidaan 😢
Keep going pro 🤴 ✌️
Team's ceyda and koko isn't easy congratulations 👍👍💯💯💯💯❤
Waad qayantaay team amira bcoz cayda wuquraay
This is Unfair
Why dhulka ugu qoray magacyada Gamekaan ku celis waaye 2 ka jar team lucky 😢
Guuuuul wllkay asad qofan iska jclahay kana cajisin dawashadisa baqor toyo horay usoco
Amiira iya guulesten waayo labo waa
Qoren hadee iikab waa gulesan lahey
Team cayko👫❤ Alla labadaan marka ay isku teamka yihiin jecliyaa😊😇
Ceyda io koko
Waa laga badiyay
Dhulka hadii wax la isugu
Qori cidna waxba mayna garab wayseen
I love this game.
We also missed "tilmaam adigon hadlin". In Sha Allah next kasoo dhig
ciyaarta cadaalad ma ahan sxb qoralka wa qalad
Keep going prophet ❤️ ❤️ ❤️
Hbn wngsan wllky waxa rajaynaya in aad caafimad qabto alle cimriga haku dheereyo wllky wll qli❤
Dhamaaan kooxda Asad hajjio io dhamaan dhalinyarada halkaan ku walaaalowday aad ayaan u salamaya wanan idiin jclay walaalayal❤
Koko Quruxleyda Team Ka ❤
Bro dhulka ma eheyn inu mursal ugu qoro I think that’s an mistake because waxay noqoney unfair by the way next part 😍
haa in uu dhulka ka jaro ayeey aheyd
Inoo soo badi Asad. Waa game xiiso badan. Thanks.
Team koko Qoraal ayaad ugu dar tay marka gemkan waa ku celis😂
Amiiro lagend waa iyadoo wax walbo og ayey video kula duubtaa Mar wlbo oo aan argo marka la dhaho wiilasha cayda ayaa xigsataa xaga gabdhahana koko Ina abtigaa
@Asad hagio qoraalku ciyaarta kuma jiro 2pionts qalad ayay ku qaateen ceyda iyo Koko game ka waxaa badiyay amaira iyo macalimow
Asad khayaaamada game ka halaga daayo please team Amiira badiyeen runtii
Best UA-camr somalia Asad hagio❤
Wan kufarax sanahay inan noqdo qofka ogu horeyo eee community kabixiyo ❤❤
Team Amiira io Macalimuu badiyey sida caadiga👍
Sax
Team laki waa idiin wataa ❤koko ceyda is not easy ❤❤❤❤
team lucky maaha waa xariifiin koko iyo cayda ❤🎉
Sidee loogu ogolaaday Ceyda iyo Koko inay dhulka ku qoraan magac, maadaama gameka yahay "TILMAAM" marwalba asad wuxu la jirsadaa CEYDA. I don't know whyyyyyy😢😮😅
Tagero u yaha nooh 😂
Ciyartan ku soo celi waliba koko iyo ceyda oo isla jiro plz ❤😂
Allah manooli wllhay ceyda soo utilmaamey jaabir 😂😂😂😂😂
Allah is the great
Team amiiro is not easy
Mxa la is fahansiiyaa magac dhulka lagu qorayaa beh
Qoraalka weeku qaldanaayeen teem amira haddan nahay wax qural ah masamen ciyarta wa kucelis
Nosoo celi plz barnaamijkaan waa jeclhy thanks Asad ❤❤
Wiil iyo gabar nooga soo dhig In’sha’allah
game kaan saalax ayaa kufiican❤😂
We need part 2😂😂😂ceyda makruuu jabir tilmamaye
Qofka ugu horeysay oo muqalka sogaray ayaan ahay❤ horay usoco asad ❤
Macalimu fahamsiis laguma gaadhsiiyO Lkn qof fahmaya u keen
Nexesty game Cumeer iyo kook , amiiro iyo macalimo
Next koko iyo ceyda hakala reebin asadkooo 😂