Fadlan cadalada ku dadal walalky ilaa 2018 ayn kugu xidhnayn like kulama dhafo runtii Videowadadu waxay u bateen in ad raga only ku dhiri galiso un Ogow tageeraysha ugu badan e kugu xidhana wa dumar fadlan sidadi hore noqo o labada dhinacba xaq u same hadanu kugu xidhanahy mahadsanid walal
Ayub Ahmed sxb midaa oo aad caawa ka dhawaajisay waxey ahaayeen wax saameen inbadan igu lahaa oo aan waayay wax talo wax ku aal ah iga siiyo masha allah allaha ku xafido caawa waxaan kartay cilmi iga maqnaa maxaa yeelay sxb anigu waxaan waligey ahaa nin kacmo furan oo aanba aqoon maya waxaan u arki jiray in ayba igu naceyso gabadha aan markaa wada joogno oo xaaskeygi ah xitaa mararka qaar waxaan awoodba u laheyn in aan ku iraahdo bbe waan kuu sameynayaa oo aan sidii aanku keeni lahaa ku dadaalo oo aan qaado balamo istaba jook ah oo aanba dhamaad laheyn waxaa oo dhan oo aan ayada u sameynayo anigu waanka aradanahay oo sheyba ma iibsan karo mararka qaar ayaaba dhacdo in ay ayada isoo iibiso markey iga yaabto ayba ii arakto qof aan waxba soo kadan karin maxaa wax iib sadaa noloshi ayeyba qori isku dhiib igaga dhigtee sidaa ay tahay anigoo ku qanacsan noloshaas ayaa hadana naagtiiba tiiba ma ahan oo weyba is badashaa oo mararka qaar ayaanba waayaa xaquuqdii oo aan ayada ku lahaa hadii ay ahaan laheyd gogosha iyo cunadii iyo nadaafadii dharka ay dhaqi jirtay iyo hadal macaanba iyo in aanba la kaftamo waxaan kaaraa in aanba la hadli waayo oo ayba imaqasho hadii aan hadlaba hadalkeygii ayaaba laga raadinayaa xanaf yar markii aanku iraahdo sidaa ulama jeedo waakaa carba halagaa yeelo ilaa aan anigu qaladka qaato si aan uwada buuqin aniguna runtii waan necbahay buuqa iyo in ay dadku maqlaan oo ay nagu soo baxaan mida kale waxaa kaloo necbahay in ay kuriga farxad aysan ka jirin weyba idhibeysaa in aanba la seexdo qof aan faraxsaneyn anigu habeenkaa waaga ayaaba igu baryaya sida aan u raadinaya farxadii hore in badan ayaa ku naag seegay arintaan guurku markuu igu faro batay oo aan waayay wax igu hakado oo noloshaa ila fahmi waaya waxaan is iri tolow maxaa kaa qaldan ma wanaaga ayaa dhibaya hablaha ma naxariis ayeyba u baahneyn hadana naxariis la aan iyo u roonaasho la aan in aysan wax ku soconeyn ayaa isoo baxdo markii aan anigu isla sheekeysto hada walahi waxaan joogaa anigoo allah nimcadiisa igu kaladeystay oo allah nolosha ii waasac yeelay in aan kuurba ka caago markii aan furo xitaa waxaan arkaa qaar igu soo laabta aniguna waxaan ahay ruuxa haduu qofka mar noco aan lagu soo laaban karin dul iyo dulqaad iyo wanaagba waxaan leeyahay inta aan gabadha aanan furin ay xaaskeyga tahay
Asc ayuub ina adeer waa nagu tuftaa maan walb lkn ogow beerta lagu wada jira a lkn dumarku waa masaakiin intoo badan mid doqan ma sheegiin lkn cadaadu ha shaqayso
M.a the best teacher keep going ayub Axmed💯💯💯💯❤❤❤❤❤
𝐆𝐨𝐨𝐝 𝐧𝐢𝐜𝐞 𝐭𝐨 𝐦𝐞𝐭 𝐲𝐨𝐮
Maxaa gadhageysani muqalka raga lagu talagalay
Rag jilicsan baa naga buuxo wlhi kuwaas cml ani leyma tuso
Thanks my dear teacher ustaadi❤🙌
Aniga hadda hasaawo ama xirir jaceyl diyaar uma ihi ilaa aan ka gaaro isku filnaansho dhaqaale thanks Ayub
Thank you teacher🥰🥰🙏🙏❤❤💯💯
Allaw calaf iigu dar ayuubo kale
اللهم آمين يارب العالمين
Waad heleeysaaa saaad iraadini baan uraadin haya lkn salaada kaasha waatala wlle🤝🙏💯
Much respect from Kenya
m.a intapa waa sax wll ayuup wlh alle haku parakeeyo wll aad aya kaga mahadcilinaa sida quruxda padan oo talada wngsn noosiiso
Maashaallaah tabaarakallaah jazaakallaah kheyran.
Runtii yaa sheegtey Allaah ha ku Xafido
The best teacher🥰🥰🥰🥰🥰🥰
M.a great teacher indeed
Tnx our teacher
Waa runtaa ayuub taasi anayba maanta ihaysataa mantana la igaga tagay misna anigoo fikiraya ayuu iisoo dhacay vediogan waad ku saxantahay
mashallah wll ayub ahmed aadbaan kuugu mahad celinayaa muuqaalada qurxoon ee aad noogu soo tabiso
Mashaallah bro
Ustaad @Ayuub ahmed Allaha haku sharfo wlhi wax yaalo bdn ayaan ka bartay ilahey janada hakugu abaal mariyo🤲🤍💜
Ilahey hana wada geliyo aamiin..
Mahdsnid ustaad keep going 💪 👏 🙌 👍 🙏
My beloved mentor ayub axmad 💘
M.agreat teacher indeed
Thanks ustaaaad❤️❤️❤️
Fadlan cadalada ku dadal walalky ilaa 2018 ayn kugu xidhnayn like kulama dhafo runtii
Videowadadu waxay u bateen in ad raga only ku dhiri galiso un
Ogow tageeraysha ugu badan e kugu xidhana wa dumar fadlan sidadi hore noqo o labada dhinacba xaq u same hadanu kugu xidhanahy mahadsanid walal
Waaan kugu racsanahy
Exactly
Kamaheli wayahn dambe sidu uhadlayo inan kifogado marabo lkn maya naag iskukalson baan ahay qniga ninba umanoli lacagteyda wax walba kuibsan karaa
@@Ebiyanita nag abdi malik la dhahyo ma so baxdy hhh
aad baad u mahad santhy ustaad
Thankz ustaad 👍
Thanks pro 🙏🙏💯💯
Ma.allh allh haku xafido ustaad wax runa shegtay👍
Actually... waa xaqiiq ustaad noo soo badi
masha alha teacher wax iga maqna ayad ii buxisayi . alha ku dayo 😊😊
learnt alot sir
Tnx akhi
Qofka kaliya aan UA-camka ugu jeclahay ee hadaladiisa wax badan iga badelay keep going pro
Macha allah macalin hor Hormarwacn ❤❤
Masha allah ustaad
Thanks teacher
Thanks Teacher bro
Ayuub the teacher 👨🏫
M.a ustaad horey usoco
wllo waa Runta Manshalla Aallah 😍🤩🤩💗
Thanks walalkey
Thanks bro 🙏💯my role model
thnkz maaclin ayuub👏
Thanks my brother♧♧♧♤♡◇♡♡
Asc thanks teacher keep going
Saxiix kalaam
Allaha ku sharfo walaal
Thanks ustaad
Keep going
Alahu akbar
keep going bro.
Masha Allah lkn ustaad wiillasha markii la ixtiraamo oo la qiimooyo waxay kumoodayan inaad doqontahy ee maxaa sababay??
Abyo saas ha dhihin gabar sidaas eh waaba lagu duceystaa🙌
Tan kale adi wiil waliba maa soo boroobeysay😂
absolutely true 👍
In bdn Mrkan Sameeyay Wxey Raali Ka Tahay Nafteda iloobay Ka Dib Cidlade iga dhaqaqdaay Alxm Cashir Baan Ka Bartay✍️👊
Mash allah shugran walaalky talo wanaagsan
Màsha Allah
👋
Thnx Alot
Eng
mahadsanid ustaad qaaliya
Ayub Ahmed sxb midaa oo aad caawa ka dhawaajisay waxey ahaayeen wax saameen inbadan igu lahaa oo aan waayay wax talo wax ku aal ah iga siiyo masha allah allaha ku xafido caawa waxaan kartay cilmi iga maqnaa maxaa yeelay sxb anigu waxaan waligey ahaa nin kacmo furan oo aanba aqoon maya waxaan u arki jiray in ayba igu naceyso gabadha aan markaa wada joogno oo xaaskeygi ah xitaa mararka qaar waxaan awoodba u laheyn in aan ku iraahdo bbe waan kuu sameynayaa oo aan sidii aanku keeni lahaa ku dadaalo oo aan qaado balamo istaba jook ah oo aanba dhamaad laheyn waxaa oo dhan oo aan ayada u sameynayo anigu waanka aradanahay oo sheyba ma iibsan karo mararka qaar ayaaba dhacdo in ay ayada isoo iibiso markey iga yaabto ayba ii arakto qof aan waxba soo kadan karin maxaa wax iib sadaa noloshi ayeyba qori isku dhiib igaga dhigtee sidaa ay tahay anigoo ku qanacsan noloshaas ayaa hadana naagtiiba tiiba ma ahan oo weyba is badashaa oo mararka qaar ayaanba waayaa xaquuqdii oo aan ayada ku lahaa hadii ay ahaan laheyd gogosha iyo cunadii iyo nadaafadii dharka ay dhaqi jirtay iyo hadal macaanba iyo in aanba la kaftamo waxaan kaaraa in aanba la hadli waayo oo ayba imaqasho hadii aan hadlaba hadalkeygii ayaaba laga raadinayaa xanaf yar markii aanku iraahdo sidaa ulama jeedo waakaa carba halagaa yeelo ilaa aan anigu qaladka qaato si aan uwada buuqin aniguna runtii waan necbahay buuqa iyo in ay dadku maqlaan oo ay nagu soo baxaan mida kale waxaa kaloo necbahay in ay kuriga farxad aysan ka jirin weyba idhibeysaa in aanba la seexdo qof aan faraxsaneyn anigu habeenkaa waaga ayaaba igu baryaya sida aan u raadinaya farxadii hore in badan ayaa ku naag seegay arintaan guurku markuu igu faro batay oo aan waayay wax igu hakado oo noloshaa ila fahmi waaya waxaan is iri tolow maxaa kaa qaldan ma wanaaga ayaa dhibaya hablaha ma naxariis ayeyba u baahneyn hadana naxariis la aan iyo u roonaasho la aan in aysan wax ku soconeyn ayaa isoo baxdo markii aan anigu isla sheekeysto hada walahi waxaan joogaa anigoo allah nimcadiisa igu kaladeystay oo allah nolosha ii waasac yeelay in aan kuurba ka caago markii aan furo xitaa waxaan arkaa qaar igu soo laabta aniguna waxaan ahay ruuxa haduu qofka mar noco aan lagu soo laaban karin dul iyo dulqaad iyo wanaagba waxaan leeyahay inta aan gabadha aanan furin ay xaaskeyga tahay
wLee dumarka iskumid maahA
Anu kaa hadaan heli lahaa
Cagihiisaaba Dhulka diidi lahaa🥺
Illhy noma waayo wax Ina daryeela
Bro waxaa xaqiiqa in naaguhu daryelka badan uu dhibo bro qofka aa lasocotid ama aa qabto hadusan bixineen juhdiga aad adigu bixineso soooy kudheh umana qalmo noloshaada bro ku noolow meshey naftaada xasilooni kudareemeso👏👏👍👍
Mid kla ka dhiman hadey macqul thy makula wadagi karaa
@@gabariwahooyaded6714 haa
@@amaalidil3717 walaley qof khaladkeeda oga tahee isa sax inta aan nabsi ku qabsan
Asc ayuub ina adeer waa nagu tuftaa maan walb lkn ogow beerta lagu wada jira a lkn dumarku waa masaakiin intoo badan mid doqan ma sheegiin lkn cadaadu ha shaqayso
Ayuubow; wiilasha ha nagu dirin wllo. 😂😂😂
Asc. Maashaa. Aallaahaaa. Jzkh
Mhdsanid Ustad Wa Iga Qoslisay Runti Dhurwaa Magaalo😃😃😃😃
M.a thanks 🥰
Guul waxan wllkey ayub axmed waan awax ardeeda réer jabuuti université macalinkeyqa ayub inoloy wll
ustad thanks
Wlll ayub sidee ugushegtaa gabar jeceyl 🙏💖
Hhhh suaashada wayba iga qoslisay
Xagee lagaala soo xidhiidhi karaa ustaad tallo ahaan
Macalin ayuub axmed wllhy dhiiri galiyahayaga aya tahy. dhinackastana waad naga dhiri galisa wanad kumahadsantay
Naag ama nin ha isku jilcin hana isku adkeen si caadi ah ula dhaqan dantaadana ha hilmaamin.
Mnsha alah
First Ustaad
Ayub waa ku salamey
Waa arin jirato wlh Al Xaqiiqa
Macalin waan ku taageeraa nosoo Badi gabdhaha aan afar afar uguursanee😂😂😂
Tʜᴇ ʟᴇɢᴇɴᴅ😇
Wankutegeera sxb😊ragow wllkan wxu kahadlaayo wxjiro waaye ee kabta halaciyeero
Kalamada reer badiyo mahad kuubadasha baadhow Asc
Dumarka lee ku dhamataye wax raga ku saab san kaso hadal noh🤣🤣
My dear teacher tnx
Asc wll ayuuboow inaan kula hadlo rabaaye xagee kalasoo xiriiraaa
Beenta ma ahan waa sababta dumarku u jecelyihiiin ragaa xunxun, raga xunna weligood dantooda ayey ka hormariyaan intaysan qof kale tiisa daryeelin.
sxp cidna dantiisa uu raacdo laguma aflagaadeeyo
Masha allh
First comment ☝
Asc wllo mcn
Ayuup qiso ayaan kula wadaagi rabaa intee lagaa helaa ustaad
Walaal Iga raalinoqo why aad rag un oga hadashaa dumarka dulman ma argrid miyaa yaab
Ustaad fb iga aqbal inaan kula hadlaa rabaa
النطافة نسف منالايمنا❤❤
نصف من الإيمان wye
Qof dhagax ah yaa rabo marka.? Dumarkana kuli isku dabeecad ma aha.
Waan kugu raacsanay. 😂
Ustad wiilasha ksoo hadal🙏justice noo samee
Wllo waxa aan ku waydiinay hawsha waxa barosho waa ay igu jortimiday maxa aan yeela bal iltali
Aaaad & aaad u mhddzid ustaad lkn xagah dumrka u badnwo
Wll Gabadh Ban Kala TagnaY Hadana QalbigaYga Kama Baxdo
Rag haada nahay wax badan aya naga khaldan wayo waxa moodna inay dumarku jecel yihin ninkey ka heeli karan wax kasta lkn xaqiqdu way ka duuwan tahay ........
Practically waa caksiga kkk
Waa been
Mahadsanid ustaadi
wll instg ma ledahay Aydadka kala soxirina
Asc bro
Thanks
Muuqaalada aad sida bilaash ka ah usoo dhigto sxb maahan. Kuwo lacag xataa ay gooyso waxaad dhigtaa dadka, waxaad haktaa dhalinyarada war ninyahoow muhiim baa noo tahay ee nooloow
M. Allah🥰🥰
Wlhi tas waruun tis gabdhuhu way cayan ka Jilicsan iyo kan adagba lkn kan ushegayo wa ka anwada xisayno
Ayubo waad mahad san tahay horta dhirigalintadasi
Ayuub waxaan ahay arday waxaan rabaa inaa soo jiito gabar fasalka
Sideen kusoo jiidan karaa
Oo saas ahaa😅😅
😂😂wad yarTehee wax Baro🤷♂️😁
@@Yusuf_issack kkkkkkk
@@Yusuf_issack usheeeeg
Oo cadaa kk
M.a ❤️😙