КОМЕНТАРІ •

  • @xjadex017
    @xjadex017 6 років тому +301

    I have no clue what his saying .. I’m English and never heard any Somali tune before .. mr selfie brought me here this is a banger !! Got me singing Somali and dat 😂❤️

    • @daudbishar3061
      @daudbishar3061 5 років тому +2

      Its love song dear.....

    • @faa6280
      @faa6280 5 років тому +8

      😂 me too even though I’m Somali 💖💖

    • @sadaqgure1326
      @sadaqgure1326 5 років тому +9

      Jade Pearl i guess u need to learn Somali language

    • @ShyaneAsherx
      @ShyaneAsherx 5 років тому +2

      Jade Pearl mr selfie brought me her aswell

    • @Abdullahi2741
      @Abdullahi2741 5 років тому

      Jade Pearl hhh

  • @muniraapdalla3870
    @muniraapdalla3870 4 роки тому +156

    2020 hda dhgesanyso like😋😋💯❤

  • @filimongrmay1862
    @filimongrmay1862 6 років тому +156

    I'm from ethiopia somalia wankujcelahay welahi😘

  • @prettylanda6940
    @prettylanda6940 4 роки тому +68

    2
    0
    2
    0
    Who will still watching

  • @ABDIASKARITUBE
    @ABDIASKARITUBE 7 років тому +483

    ❤I Kolkoolisaay Kalgacal I Waraabisaay
    ❤Kashkiyo Laabteydiyeey
    ❤Adaan Koonka Kuu Jeclahay
    ❤Qalbiga Keli Baad Ku Tahay
    ❤Karaamaan Kuu Hayayoo
    ❤Koraakaad ii Saarantahay!!
    #Yaasalaam - King #Zaki
    kudos to Team #Haataf

  • @mahadaidid6451
    @mahadaidid6451 7 років тому +273

    My fav song 🔥🔥🔥🔥

    • @ibraahimshakulyare3018
      @ibraahimshakulyare3018 7 років тому +7

      Somali HD Video Songs
      aaad I aaad sxp dadkii qabyalad kaa hadlii jiraay waxayba ku mashqulsanyiihin like israa😉😀

    • @xubisiteeyxubisiteey4599
      @xubisiteeyxubisiteey4599 7 років тому +1

      Somali HD Video Songs kkkkkkkkk hortaa anagaa yaabnay lkn xalka sidaan ayuu kujiraa like tuugsiga

    • @esheshqiyaaasak6082
      @esheshqiyaaasak6082 7 років тому +3

      Somali HD Video Songs mr Garmany salama masuul kun like bad istahishaye

    • @mahadaidid6451
      @mahadaidid6451 7 років тому +8

      Esh Esh QIYAAASAK ❤️ aad ban ku salamayaaa boqortooyo 😍😍😍😍

    • @AsmadagaGmailCom
      @AsmadagaGmailCom 7 років тому +3

      Mahad Caydiiv

  • @azuummhainahargaysa3168
    @azuummhainahargaysa3168 7 років тому +10

    caadi maha heskan MCN le Ku dhamaday wlhi midh haygu qabnina ani like wlhi kiii igu qabto nh waxa isku arke ........

  • @timamanaj
    @timamanaj 6 років тому +235

    Mr selfie brought me here I’m not even Somali but I’m loving the song

  • @funnyman5583
    @funnyman5583 7 років тому +7

    xaarkiina wasa ma seexatiin miyaaa qof kaama horeeso is dhahaayay wlh illahay ka baqa oo liketa ii saara walaalkiinaa ahay😭

  • @sofiamohsen668
    @sofiamohsen668 7 років тому +470

    Nacalaa shaydaan ku yaal ani waan daalay saan like u saarayey eedo iga xishooda hada ani like haa la igu deeqo 😂😂😂👈

    • @hodanisse9675
      @hodanisse9675 7 років тому +1

      ana idin wada saraya bal

    • @sofiamohsen668
      @sofiamohsen668 7 років тому +15

      Hodan Isse iisaar ina hooyo 😂😂

    • @saforahajihabiib3903
      @saforahajihabiib3903 7 років тому +19

      inta aqriye mdn dhafy mlha liketa kwda sfy inta ildufy mye wakasee ku nxa lolz😂😂😂😂😂

    • @ayaanosman6406
      @ayaanosman6406 7 років тому +7

      safora haji habiib

    • @deeqodegan2158
      @deeqodegan2158 7 років тому +2

      Sofia Mohsen kkk ok xbbti iku haley😂

  • @madridfansone5967
    @madridfansone5967 7 років тому +24

    Qalbiga Kali baa Ku thy Hooyo Mcn❤❤❤

  • @aliosman7830
    @aliosman7830 2 роки тому +23

    I'm originally from hargeisa somaliland but I live Canada 🇨🇦 I love this song inaderkay qadayo

  • @zarazozo7753
    @zarazozo7753 7 років тому +1213

    Qofka heesta dhagysanyaa ee hadana comment ka akhrisanyaa
    Wad salamantahy 👋👋👋
    Like ha ilaa dhaaafin ➡️➡️👍👍

    • @deqadeqa7952
      @deqadeqa7952 7 років тому +7

      Zahra Hassan hhhhh ani wlhi sxpeey kal iyo laab kuu zalaamy

    • @zeynabsocial72
      @zeynabsocial72 7 років тому +6

      zahra hassan ku sarey wllshey

    • @zuuzuabdullahi6726
      @zuuzuabdullahi6726 7 років тому +24

      like igu cawiyaaa inta iga danbeyso meeel dheeer aan kaso lugeeeyeee

    • @guledkayse6849
      @guledkayse6849 7 років тому +5

      waad iga qoslisay heheeheheheh

    • @ibraahimshakulyare3018
      @ibraahimshakulyare3018 7 років тому +4

      Zahra Hassan
      kuwaaz anigaa ugu horeyaa

  • @cajaboaragsan6843
    @cajaboaragsan6843 7 років тому +235

    Heesta caadi maha zaki big taagero😍😍😍😍qofkii comontiga u imaday inuu aqriyo like ha igu sharfo plz

  • @rahmayousuf
    @rahmayousuf 6 років тому +76

    Ilaah hada hdad dhagysanyso like ugu qabo wll mcn aan Ku duceye

  • @starlinhersi352
    @starlinhersi352 7 років тому +14

    viva dumarka somaliyeed best song thanks saki Walaale we loved the song😊👍👍👌👌

  • @abdishakuradde9746
    @abdishakuradde9746 7 років тому +27

    Ahmed Zaki axyaa fanaan
    😙Darmaan Qurux iyo Kasraay😙Kartiyo Garashiyo Hanlaay😙Gaarida igu Kaabanee Kalsoonida iidhistay😍

  • @ibraahimshakulyare3018
    @ibraahimshakulyare3018 7 років тому +359

    heestaan saan uu sugayay waba dalay😍
    iyo inta iga horeysaa😀agahh😉
    aryadahe naxdiin darted sawka
    wadnahii ii istagii gadhaayy🤔🤔
    hataf cabdi speical vedio 100/%
    darta youtobe waa uu dhafi kara😉

    • @mssshukalatiina3222
      @mssshukalatiina3222 7 років тому +1

      Ibraahim Shakul Yare hhhhhhh

    • @abdibanadir953
      @abdibanadir953 7 років тому +2

      Ibraahim Shakul Yare 😂😂😂😂 hurda weyne

    • @hibohassan2828
      @hibohassan2828 7 років тому +5

      Ibraahim Shakul Yare meel walba waa IGA so horeysa show meshan shaqa laga siiye lol

    • @ayanqali8883
      @ayanqali8883 7 років тому +2

      Ibraahim Shakul Yare kkkkkkkkkk maxa wadnaha kuistajiye ebow

    • @ayanqali8883
      @ayanqali8883 7 років тому +1

      🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹😍😍😍😍😍😍😍💗💗💗💗💗💗💋💋💋💋👌

  • @ahmetfarah3189
    @ahmetfarah3189 4 роки тому +2

    Heestan inan aanu is jaclayn ayaan uu qaadi jiraY runtii waxay ahayd inan idhiiri galin jirtay hada USA ayay ka cawaynaysaa ana gobolkii raga ee burco nasiem waan ku salaamaY

  • @sacdiamohamad5635
    @sacdiamohamad5635 4 роки тому +13

    Hestan hpnki aroskayga lii daray❤💕

  • @axmedcali8343
    @axmedcali8343 7 років тому +29

    zaki fankaagu waa fanka casriga noqo sxbey like ha iga baqiilina

  • @ahmedyahya2208
    @ahmedyahya2208 7 років тому +402

    anigoo heesta daawanaayo ayaan hadana commentiga aqronooyaa.... yaakale oo ani cml ah😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @sadaqeeybwoybwoy1815
    @sadaqeeybwoybwoy1815 6 років тому +1

    Ahmed zaki fanka hormar waad kagartay
    Balse fcnan laheda
    Inaad dintena iyo hadithyada Rasulkena
    (S.A.W)
    San uxifdiso.

  • @abdirahmanmaano6165
    @abdirahmanmaano6165 7 років тому +51

    I'm from Sudan 🇸🇩 and I love Somali songs respect all

    • @romanhassandahir4972
      @romanhassandahir4972 4 роки тому +1

      Thnx we love Sudanese people

    • @najaxahmed1358
      @najaxahmed1358 2 роки тому +1

      Thanks bro

    • @nagaad2669
      @nagaad2669 Рік тому

      نحبكم ي اهل الكرم والعزه سودان الخير ع راسنا اخوكم من الصومال 🇸🇴 بس اكلت الكسره والكمونيه والعصيده🥰

  • @mohamedmuuqaal5140
    @mohamedmuuqaal5140 7 років тому +22

    Hataf Fanki kor uqaadaye long life BROTHER

  • @zubeirdaud607
    @zubeirdaud607 7 років тому +283

    I'm second viewer abti, like ha ila dhaafin Hadad tahay duriyadi sheekh isaaQ kkkkk

    • @dhaqaalekaabofficial8714
      @dhaqaalekaabofficial8714 7 років тому +4

      subeer daa ud hhhhhhh wlhi daacad baan u qoslay inaadeeroow ma like jacayl baad awoowe dadka ugu xujaynaysaa imisa like baad u bahantahay aniga liketaas ka dherginaayee

    • @najlayousuf901
      @najlayousuf901 7 років тому +1

      subeer daa ud love bn kuu saari lahaa indero 💘💋🌹🌹❤️❤️❤

    • @zubeirdaud607
      @zubeirdaud607 7 років тому +1

      Najla Yousuf Allah ha ku sharfe ❤️❤️

    • @nazapciiltirasomalander8435
      @nazapciiltirasomalander8435 7 років тому

      subeer daa ud 😂😂 kuu saaray sharafow indr😍😍😍😍

    • @abdirahmaanhaji9560
      @abdirahmaanhaji9560 7 років тому

      Nacas

  • @shanzere9132
    @shanzere9132 3 роки тому +14

    I love this song. From Tigray 🥰🥰

  • @warrfamohamed272
    @warrfamohamed272 6 років тому +121

    I love my my hooyo I love My kids I love my wife I love my somalis people

  • @naimakhalif0149
    @naimakhalif0149 7 років тому +6

    Adaan Koonka Kuu Jeclahy
    Qalbiga Kelibaad Ku Tahy
    Karaamaan Kuu Hayaayo
    Korkaad Iisaran Tahy😍😍

  • @zawjatuomar2437
    @zawjatuomar2437 7 років тому +79

    Aadan Konkan ku jeclay 💕
    Qalbiga kalibaad ku tahy ❤️
    Karaaman ku hayaayo
    Korkaad iisantahy 😍😍😍😍😍😍😍
    Like igu cawiya 😭😭😭

  • @rozz8149
    @rozz8149 6 років тому +115

    ayyy mrselfie sent me here who else’s just watched his snap story 🤣💘

  • @missadria20
    @missadria20 6 років тому +48

    MrSelfie send me here👍🏾

  • @abdiali-bq4bw
    @abdiali-bq4bw 7 років тому +550

    darmaan quruxliyo kaslaay
    kartiyo garashiyo hanlaay
    gaarida igu kaabanee
    kalsoonida ii dhistaay(x2)
    ii koolkoolkoolisaay
    kalgacal i waraabisaay
    kashkiyo laabtaydiiyeey(X2)
    Adaan koonka kuu jeclahay
    qalbiga kali baad ku tahay
    karaamaan ku hayaayooo
    korkaad ii saaran tahay(X2)
    ...............................
    ................................
    miyirka lagu kaadsadaay
    wadnaha kala wadda jidhkaay
    laxaadada lagu kaciyoo
    laftaa dhabarkiyo kubkaay(X2)
    ikoolkoolkoolisaay
    kalgacal i waraabisaay
    kashkiyo laabtaydiyeey(X2)
    Adaan koonka kuu jeclahay
    qalbiga kali baad ku tahay
    karaamaan kuu hayaayoo
    korkaad ii saaran tahay(X2) ......
    Abwaan Abdilaahi xasan ganey big respect..
    like hala dhaafin ereyada..

  • @cabdiqaadirmaxamedaxmed620
    @cabdiqaadirmaxamedaxmed620 7 років тому +43

    Abwaan Cabdilaahi Xasan Ganey iyo Axmed Zaki iyo Haataf oo is helay waa layaab walaahi
    heesta qarniga

    • @osmanali3788
      @osmanali3788 6 років тому

      Cabdiqaadir Maxamed Taraq waa buura lamaa guudabaan

    • @abdi6493
      @abdi6493 6 років тому

      Cabdiqaadir Maxamed Taraq iyo nabiil laxamiizta ugu fcn 😜

    • @sagaljey7071
      @sagaljey7071 5 років тому

      @@osmanali3788 6 weg

  • @user-xc3ki3kr6w
    @user-xc3ki3kr6w 2 роки тому +12

    Iam from Turkey I love Somali song❤❤🍇❤❤❤💓💔💔💓

  • @ekrammumed7548
    @ekrammumed7548 3 роки тому +14

    Even though I understand a little bit I love Somali song I am Oromo

  • @WIXII_CUSUB
    @WIXII_CUSUB 7 років тому +32

    Hawartiina u sheega wax badan iga soo hormarteen inta iga dambeesa soo tuura hee like ta 😂😂

  • @monelamohamed5020
    @monelamohamed5020 7 років тому +246

    😍karaaman kuuhaya koorka ii sarantahy😍💋❤ number one manta aniga meyan dadki dhex sexan jiray UA-cam ka

  • @aavantibeauty
    @aavantibeauty 4 роки тому +29

    I love this guy. He is so down to earth. Blessings to all who listen to this song. xoxoxoxo

  • @bakrisaeedmohamedbabiker6303
    @bakrisaeedmohamedbabiker6303 6 років тому +47

    آه يااااريت لو كنت اعرف اللغة صومالية 😭😭😭😭😭

    • @fyuhdiff5158
      @fyuhdiff5158 5 років тому +2

      لو ما انت تعرف لغة صومالي من انت 😎😎

    • @shamsafatah6645
      @shamsafatah6645 5 років тому

      Akiid sodaani

    • @rahmamohammed3852
      @rahmamohammed3852 5 років тому +1

      انا صومالية بس مو فاهمة شيء هههههه تقريبا%40 فاهمة مع الاسف

    • @hayatbenim5642
      @hayatbenim5642 5 років тому

      @@rahmamohammed3852 ههههههه كيف متعرفيش لو انت صومالية

    • @rahmamohammed3852
      @rahmamohammed3852 5 років тому +1

      hayat benim عشان انا عشت في الوطن العربي فما اعرف اللغة الصومالية كثير

  • @asmamuxumed5609
    @asmamuxumed5609 7 років тому +26

    Axmed zaki walhi tagero buuxab kuu hayaa jir oo joog 💯👏👑king

    • @omer-sayidhassan9135
      @omer-sayidhassan9135 7 років тому

      asma Somaliland love U 💛

    • @nimcoaxmed6924
      @nimcoaxmed6924 7 років тому

      I 😍 heesta

    • @nimcoaxmed6924
      @nimcoaxmed6924 7 років тому

      🌙
      🎇➖🍖🍖🍖🍖➖👈
      🎇🎇🎇🔥🔥🎇🎇🎇
      🎇🎇🔥🔥🔥🔥🎇🎇
      🎇🔥🔥🔥🔥🔥🔥🎇
      🎇🌰🌰🌰🌰🌰🌰🎇
      🎇🎇🎇🎇🎇🎇🎇🎇

    • @faisaismail9179
      @faisaismail9179 7 років тому

      hhhhhj

  • @shiikhulkulliofficialchane5903
    @shiikhulkulliofficialchane5903 7 років тому +8

    ii koolkolisay Galgacal i Waraabisay Kashkiyo Laabtaydyiyey Adaan Koonka ku jeclahay Qalbga Kali Baa Ku tahay
    karaaman ku Hayaayo Korkaad ii saarantahay 😘😘😘 Nice Ereyo
    Axmed Zaki Nd Haataf Studio Full Xushmad😚😙😙😙😙👈👈

  • @eng.abdirahmanhassan758
    @eng.abdirahmanhassan758 2 роки тому +13

    “Miyirka lagu kaadsadaay,
    Wadnaha kala wada jidhkaay,
    Laxaaddada lagu kiciyo,
    Laftaa dhabarkiyo kubkaay.” ❤
    ~ Abdillahi Hassan Ganey
    Maxaa ka qurux badan shareerahan, farshaxan aan ereyo lagu qeexi karin weeyaan.!

    • @sakariyeaxmed4085
      @sakariyeaxmed4085 2 роки тому

      Shareere maaha wll ee waa buunbuunin

    • @UsaameMaxamed-ts1cg
      @UsaameMaxamed-ts1cg Рік тому

      Inuu abwaanki abwaanadii hore ugu da,da yaraa inuu dhalay way ka muuqata Abdilahi xasan ganay aabihiin wuxuu aad u yaqaanay xagga dhaqanka miyiga

  • @salvaahasan
    @salvaahasan 6 років тому +6

    this goes OFF. we love a king and his bops

  • @Thekingpubg1
    @Thekingpubg1 7 років тому +25

    Awal Commentska waxan u akhrin jiray Bal inan Ka Helo Halimo aan replay Ugalo lol
    hadase Meshiiba Like iisar baa Ka Buuxdo Yaahu 😂

    • @kadukamaysoagtada6130
      @kadukamaysoagtada6130 7 років тому

      Gelle Production kkkkkkkk

    • @qoraxjoog7399
      @qoraxjoog7399 7 років тому

      Gelle Production kkkkk Ninkaan Ina Yasin Gella miyaa lol

    • @aminamagan8260
      @aminamagan8260 7 років тому +1

      Gelle Production like neh raadso ayadane raadi labadaba😃😃

    • @cabdicasiisahmed3369
      @cabdicasiisahmed3369 7 років тому +1

      Gelle Production vabh

    • @happyahmed9629
      @happyahmed9629 7 років тому +2

      Gelle Production kkk reply tiwwter miyaa meeshu qosolki aduunka xalimo radiskagi reero like isaar is qasay

  • @jameelvlogs474
    @jameelvlogs474 7 років тому +36

    Gaarida Igu Kaabane
    Kalsoonida Ii Dhistaay
    ❤❤
    Midi I Koolkoolisay Kalagacal I
    Warabisaay Kashka Iyo Laaabteydiyeey
    ❤❤
    Adaan koonka Kugu Jecelahey
    Qalbiga Keli Baad Ku Tahey
    Karaaman Ku Hayaayo Korkaad Ii Saarantahey
    ❤❤

  • @iamnaso668
    @iamnaso668 Рік тому +3

    Somali music makes me smile 😊 even I don’t understand the language 😅

  • @abdirahmandahir6984
    @abdirahmandahir6984 3 роки тому +3

    I like his style action and the song is amazing iam in love pray for ne to get back my ex wife wich I love her stil we living far away country's Africa and Europe iam in UK and she is same where in Africa she grew up Africa mentality me I grew up holland we have deferent background that is we have problems

  • @Kheyrto1933
    @Kheyrto1933 7 років тому +40

    karaaman ku hayaayo korkada ii saranthy😍😍😍😍😍thanks haataf studio

  • @xamsexadaari529
    @xamsexadaari529 7 років тому +8

    woow.. haataf guul bro sxb igu qaali.. asxaabta kaleba waan salaamayaa axmed zaki hees wacan baan kaa haynaa baan leyahay.. muuq, ereyo, laxan, music.

  • @moh6374
    @moh6374 3 роки тому +28

    How life has changed within 4 years nostalgia listening to this song

  • @drskowsar8199
    @drskowsar8199 3 роки тому +7

    2021 /15/7 yaa ila dhagaysnaya kkk

  • @KingAbdifahi1010
    @KingAbdifahi1010 7 років тому +4

    First 😍
    I kolkolisaay
    Kalgacl i waraabisay
    Kasha iyo laabteydiyeey❤️❤️❤️❤️

  • @MsDhuux
    @MsDhuux 7 років тому +8

    waaaw hesti qarniga iyo fanaanki qarniga alfanaan ahmed zaki 2017 Koolkooliso

  • @sadiyawarsame2003
    @sadiyawarsame2003 3 роки тому +4

    If you listen to this song in 2020 then your a true legend

  • @idilazhari5513
    @idilazhari5513 3 роки тому +2

    Whi still watching 2021 👀

  • @munaahmed5749
    @munaahmed5749 7 років тому +8

    Ahmed Zaki Wan Sugayaay Heestaada 😍😍😍😍 Karaman Ku Hayaayo Korkaad I Sarantahay

  • @ahmedharry4835
    @ahmedharry4835 7 років тому +23

    kkk 12minut 102 comment oo wuxuba like isaar leeyihiin kkk waar mee xikmadii heesta faaleeya hadii kale vedioga daawo oo ka bax. lacag maa lagu helaana like yaabaye
    !!!!!!

    • @ahmedharry4835
      @ahmedharry4835 7 років тому

      Haa lkn heesta faalo iyo qiimayn looga baahnaa 😁😁

    • @nuurtoyuusuf1436
      @nuurtoyuusuf1436 7 років тому

      Ahmed Harry hhh laftyda yaaban dadkan like ii saar uun ay ka soo hadhay waxay ka wadaan

  • @katialaia2372
    @katialaia2372 5 років тому +4

    I'm Djiboutian and like him salaan Sare Ahmed Zaki

  • @khadradiriye9412
    @khadradiriye9412 6 років тому +3

    manshaallah i love this song thanks ahmed zaki bring more.

  • @ibrahimdhuux
    @ibrahimdhuux 7 років тому +4

    Waaaaw hesti qarniga iyo ahmed zaki 2017 Koolkooliso

  • @abdirahmanqoslaaye3469
    @abdirahmanqoslaaye3469 7 років тому +203

    kun qof ayaa iga horeeya waar waa danaheedee like ta igu daaliya hadaan wllkiin ahay

    • @hodanisse9675
      @hodanisse9675 7 років тому +6

      Qoslaaye Media ana ku saray

    • @queenbish3296
      @queenbish3296 6 років тому +2

      bro go smash my like button too😂 i smashed ur button bro so don't forgets to smash mine😊

    • @gdhhffgfdbjdgdf3654
      @gdhhffgfdbjdgdf3654 6 років тому +1

      Yarta Sanadka

    • @guuledmm7383
      @guuledmm7383 6 років тому +1

      Qoslaaye Media wooow

    • @guuledmm7383
      @guuledmm7383 6 років тому

      Qoslaaye Media woooo

  • @abdikadirmuhumed427
    @abdikadirmuhumed427 7 років тому +2

    really I like the Somalia Music especially Ahmed, Iam South African

  • @najuujibril3711
    @najuujibril3711 7 років тому +1

    Woooow caaadi mahan waa iga gadantahay heestaan million time dhagaystaa 😍😍😍😍😍

  • @idrisabdulkadir4331
    @idrisabdulkadir4331 7 років тому +6

    hees shidan lkn anu waxn dhihi karaa heesihi wa badisay lipax😂😂 like tana iigu so dardara ilahy ha idin barakeeye

  • @whitephoenixofthecrown8523
    @whitephoenixofthecrown8523 7 років тому +9

    Fanaanniintii Svandinavia way kacsan yihiin♥️, mindhaa #Haataf ay meel ku ogyihiin haha😅😂😂😍😘♥️

    • @cabdimumin8126
      @cabdimumin8126 7 років тому

      Waw nice 👏👏👏👏👏👏👏

    • @maxamuudsiciid7976
      @maxamuudsiciid7976 7 років тому

      Ezra Corvines dhjheyhwhdhehdhtsv uehdhiwhesjejdhufdjtjewvkoxehifte

  • @CadnaanSomali
    @CadnaanSomali 6 років тому +31

    Gabdhaha heestan ku ciyaaraya baa meesha i keenaya awal maba dawan jirin 😜😜 yaa ila mid ah 🤘

  • @wiilkaReerCigalle
    @wiilkaReerCigalle 6 років тому

    My favourite 2017 song 😍😍😍
    ADAAN KOONKA KUU JECLAHAY QALBIGA KALIBAAD KU TAHAY KARAAMAAN KUU HAYAAYOO KORKAAD II SAARAN TAHAY 😍😍

  • @hananomar6915
    @hananomar6915 7 років тому +4

    i thought inaan ugu soo horeeye ileen sidayda la ilaashada Ninkan
    hit like plz
    my fanaan alleh ha ku dhawree waaba hees shidan runti

  • @abdibanadir953
    @abdibanadir953 7 років тому +240

    ana uso horeyay ee igu qabta hee like plz

  • @abdinhoahmet7940
    @abdinhoahmet7940 6 років тому

    Nagiib buule iyo ahmed zaki iyo cid kasto kale o ka qayb qaaty samaynta heestan waxaan idin leyah The best wlhi😍😍😍😘

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari 5 років тому +3

    Haatuf Abdi Present 🙏❤️
    Gaarida igu kaabanee
    Kalsoonida ii Dhistaay
    Ikool kool koolisaay
    Kalgacal i waraabisaay
    Kashkiyo Laabtaydiyeey
    Adaan koonka kuu Jeclahay
    Qalbiga keli baad ku tahay
    Karaamaan kuu Hayaayoo
    KORKAAD II SAARAN TAHAY on my head❤️

  • @XYoungKillerX
    @XYoungKillerX 7 років тому +266

    plz asxbta #like taada igu caawi my sisters and brothers ilaahan kugu dhaarshee hada waa dhaar hadad aragto comment kayga thankz 😍😍😍😍😍😍😍

  • @sumayaali292
    @sumayaali292 7 років тому +13

    like haligu qabto wa hees iyo bar😊👏👏

  • @hanihassanjama628
    @hanihassanjama628 7 років тому +7

    Haataf Cabdi walalkey thnkx la. Aanta video Qurux bdan lama heleen

  • @sahraxudhuun1510
    @sahraxudhuun1510 6 років тому

    Beatyfull song and beautiful cod nice clip thanks Ahmed zaki and haataf always waxaad noosoobandhigtaaa beautiful clip

  • @mustafecabdi5749
    @mustafecabdi5749 7 років тому +32

    adaaan koonka kuujeclahay ❤👀
    qalbiga kalibaad kutahygay❤👀
    karaaman kuu hayaayo❤👀
    korkaad iisarantahay❤👀
    QALBI dareen lihi wuu fahmi karaa erayada aadka ubaxaan
    À.Zaki fanaan jira

  • @hidadhowr8564
    @hidadhowr8564 7 років тому +11

    best ever ahmed zaki

  • @almu9056
    @almu9056 6 років тому +69

    Who came from MR SELFIE😂😂😭

  • @googleacount8936
    @googleacount8936 4 роки тому +5

    I love the tune in this 💕💓😉

  • @dollaraaden4236
    @dollaraaden4236 7 років тому +6

    Haataf abdi
    Muuqaaal Baahiye Runtii Kow Ka Ah Somalida
    Noolow Brother

  • @mostaphaskrrrppp9912
    @mostaphaskrrrppp9912 7 років тому +98

    Wra inan ilahay idinku dhariyo moye like bixin maysan suulka ku tuji bal

    • @Hassanabdish
      @Hassanabdish 6 років тому

      Waaw waan la dhacay heestaa waa hees qiiro leh ah.

  • @abdullahisiyadturiyare4150
    @abdullahisiyadturiyare4150 7 років тому

    miirka lagu kaadsadaay
    wadnaha kala Wada jirkaay
    lixaadka lagu kaciyo
    laftaa dhabarkiyo kubkaay
    lardun i koolkoolisaay😍😍😍😍
    karaamaa kuu hayaahoo korkaa ii sarantahay❤❤❤❤❤❤

  • @ruuxichannel9750
    @ruuxichannel9750 6 років тому +2

    Adaan koonka jeclahay qalbiga Kali baad ku tahay karaamaan kuu hayaayoo koraakd ii saran tahay
    Walee caalal dacada waaye yaa dood ka qawa kalay iska Arag well done Ahmed zaki 👌👌👌💯😘😍

  • @empiregirl5033
    @empiregirl5033 7 років тому +180

    #frist anaa ah abaabala barqo wngsn ahmed #zaki❤❤❤ waa shidanyhy 💡sanadkaan👏

    • @maandeeq2246
      @maandeeq2246 7 років тому +2

      Empire girl wanagaan alp wakusare😂😂

    • @khaledvlogs956
      @khaledvlogs956 7 років тому +1

      Empire girl hees kasto wa iga so horeysa o wlh ah

    • @empiregirl5033
      @empiregirl5033 7 років тому +4

      Umu Abyan 😂😂😂mhdsanid mcnto🌷❤❤❤

    • @empiregirl5033
      @empiregirl5033 7 років тому +2

      Khaled Africa 😂😂😂#photographiest saana la arkay oo wlhi ah

    • @khaledvlogs956
      @khaledvlogs956 7 років тому +1

      Empire girl hees so iska so qaad an ugu hor firsanaye

  • @mahamuudahmedxaashi48
    @mahamuudahmedxaashi48 7 років тому +9

    place ahmed saki was fanaaanka imikaa ee like ta isaara aan ogaado inta jcl fanaaanka waaan ina tugaaa like isaraaa

  • @mandeeqkhalif3255
    @mandeeqkhalif3255 4 роки тому +2

    You can sing mashallah 😩😩😩I wish I can be like you sing af somalia 🇸🇴

  • @nimcosiyat33
    @nimcosiyat33 7 років тому +5

    ikolkolisay kalgacal iwarabisay kashkiyo labtaydiyay adan komka kujaclahay jaclahay qalbiga kali bakutahay kutahay karaman kuhayayo korka isarantahay 😍👏❤❤👌👌❤tagaro buxda ayan ku ahay 😍

  • @farxiyoahmed9339
    @farxiyoahmed9339 7 років тому +97

    Manta reer like awaye hadal farxad leh edan wada all like free ah heestan madaxed 💃🏾💃🏾💃🏾💃🏾💃🏾💃🏾
    Ahmed Zaki maxaa ku dhaha hadal kasto ku dhaho waa kugu yaryaha 👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @liinjaofficiall6271
    @liinjaofficiall6271 7 років тому +7

    😄😄tolka ahaa ninkan like ku sharfa adoyga😄

  • @thischickdonthavenoname6385
    @thischickdonthavenoname6385 5 років тому +8

    Aye let me not lie I’m not even Somali, but I have to big up Mr Selfie one time for been a plug with this banger 😂💕💯

  • @kittsmohamud
    @kittsmohamud 6 років тому +2

    lovely song.Our Somali video songs are still behind.Brother eyebrow on fleek☺

  • @mustafayuusuf1593
    @mustafayuusuf1593 7 років тому +12

    horta 90ka like igu qabta MX laga wada hadu waxa dhef le yahay yaa li la dhafin my tolka

  • @ibtizaam1187
    @ibtizaam1187 7 років тому +40

    war jcl baa ihaye like isaara hda tol nahay

  • @sabiriinnajma133najma6
    @sabiriinnajma133najma6 7 років тому

    waaaaaaw axmad zaki waad maraysaa waan kaa helay al goormaan ku arki karaa waad icajabisay waad isarantahay

  • @umuaishaibrahim1533
    @umuaishaibrahim1533 6 років тому +1

    Wow... Kalgecel I warabisaaaaaay
    The only Somali song I love😍

  • @kuqabsokuqadimaysid9139
    @kuqabsokuqadimaysid9139 7 років тому +7

    Heestan anaa qady eee soo ma shidna

  • @sagalosmaan944
    @sagalosmaan944 7 років тому +56

    Wwwwwwww inaba caadi ma aha abaaaa like haley siiyo soomaali maryoolay yaa leys xaasidin

    • @mulkimohamed3424
      @mulkimohamed3424 7 років тому +1

      Real Madrid Girl "" waan ku siiyay hadii aan ahay maryooley

    • @samironuur7003
      @samironuur7003 7 років тому

      www inab cadi ma aha

    • @samironuur7003
      @samironuur7003 7 років тому

      ⭐🍔🍔🍔🍔🍔🍔⭐
      🍔🍔🍔🍔🍔🍔🍔🍔
      🍣🍣🍣🍣🍣🍣🍣🍣
      🍀🍀🍀🍀🍀🍀🍀🍀
      🍣🍣🍣🍣🍣🍣🍣🍣
      🍔🍔🍔🍔🍔🍔🍔🍔
      ⭐🍔🍔🍔🍔🍔🍔⭐

    • @axmedzimpa4525
      @axmedzimpa4525 7 років тому +3

      waaw cadi maha heestu wan ku hasata

    • @ibrahimnourmohamed3874
      @ibrahimnourmohamed3874 7 років тому +1

      abaayo like foorarta ayaan kuu saaray mid faruuranna maad rabtaa

  • @kaderjoseph2272
    @kaderjoseph2272 3 місяці тому

    Ku sali nabiga iyo ahmed saki ba wa rag adagee ❤❤ brother alle haku dhawree muse biixi ku sali asxpay

  • @abdiasisahmedhurre
    @abdiasisahmedhurre 6 років тому +37

    inTiii reeer Barbara ah eee heestan dawanaysa like Ta igU qabTa
    anba axmed zaki ayaaan inogu qbtE bilah calaYk ilmaderayaaL iGusoo shuba 💪

    • @goobjoog7658
      @goobjoog7658 4 роки тому

      futada igu qabta maxaad isaga odhan wayday