7 XAQ OO GABADHA II NINKEEDA UU KU LEEYAHAY || Sh Maxamuud Xaliika

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 29 сер 2024
  • #SUBSCRIBE#DAACAD#PRODUCTION
    Produced By Daacad Production (Abdinasir Daacad )
    PLEASE SUBSCRIBE OUR YOUTUB CHANNEL / @daacadproduction
    For more new video visit / @daacadproduction
    Find us on Facebook :- www.facebook.c...
    ✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like

КОМЕНТАРІ • 78

  • @amarefaysal1624
    @amarefaysal1624 2 місяці тому +3

    Mnsha allah alle hakaa abaaliyo
    Diintenuna waa macaane aynu alle uga mahad naqno ilmihii aadamow

  • @ilwaadAbdurashiid4631
    @ilwaadAbdurashiid4631 11 місяців тому +25

    Dhawanaa Guursan raba sidaas u soo raadiye waxuu xaq igu leyahay ninkeyga inaa ogaado ❤wana ogaaday

    • @DaacadProduction
      @DaacadProduction  11 місяців тому +7

      Ilaahay ha kuu Barakeeyo Guurkaada

    • @ilwaadAbdurashiid4631
      @ilwaadAbdurashiid4631 11 місяців тому +5

      @@DaacadProductionaamiin yaa rabbi wll mahadsanid

    • @AdiLeewaye
      @AdiLeewaye 5 місяців тому +1

      ​@@ilwaadAbdurashiid4631 ma guursatay ❤❤❤❤

    • @sayid5352
      @sayid5352 5 місяців тому +1

      wali ma gursatay misa waa wali madamo tahay gabadh wanagsan tahay

    • @abdiaziz3416
      @abdiaziz3416 5 місяців тому

      M.a

  • @NaimaMohamedAli
    @NaimaMohamedAli 5 днів тому

    Ilahayow naxifdi dalkena iyo dadkenaba😊

  • @sucdikusow3794
    @sucdikusow3794 2 роки тому +4

    MashaAllh tabarakalah Allha kubarakeyo sheikhow

  • @user-sh9ey7en3s
    @user-sh9ey7en3s 5 місяців тому +3

    Mnshallah mnshallah ale ha nakarsiiyo dhamn

  • @user-gk8xk9nq1z
    @user-gk8xk9nq1z 5 місяців тому +4

    Yarab nawafaji xaqa😭😭😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @cabdijibaarcabdiqaalaq7020
    @cabdijibaarcabdiqaalaq7020 Рік тому +3

    ما شاء الله جزاك الله خيرا خير الجزاء واحسن الله اليك يا شيخ الله يحفظك

  • @ismahandahirmohammed6912
    @ismahandahirmohammed6912 2 роки тому +6

    Sheekh Maxamuud Ilaahay miisaanka xasanaadka ha kuugu daro

  • @xaqudood
    @xaqudood 2 роки тому +17

    Ciwaanka saxa , labada xaq e laysku leeyahy ka dhiga

    • @abdirahmanfarange8330
      @abdirahmanfarange8330 2 роки тому +3

      Haaa saxa ciwaanka

    • @user-zk8bs1hn2m
      @user-zk8bs1hn2m 4 місяці тому

      Waxaa umaleynaa in muxaadarada 2 qeypood 8b ey tahey oo qeebteedi hore looga Hadley xaqquuqda xaaska tana xaquuqda raga😮

  • @user-he4wh5lv1i
    @user-he4wh5lv1i 7 місяців тому +2

    M. Tabaraka laha shiqow

  • @fatimanour625
    @fatimanour625 Рік тому +10

    Ninku ma lama canaantanba😊😊

    • @mohamedadowadan325
      @mohamedadowadan325 Рік тому

      Hadaanu qaldaneen maxaad ku canaanan

    • @mustafehirsi592
      @mustafehirsi592 11 місяців тому

      Fatima waa sax laakin baryahan dumarkaa ayaa khalad batay

  • @user-zd4wd1rt7k
    @user-zd4wd1rt7k 2 місяці тому +1

    Masha allah

  • @user-gm8mx8hy1h
    @user-gm8mx8hy1h 5 місяців тому +1

    inta aad shegtay hadii aykaadiido kawaran

  • @aim-xm8hc
    @aim-xm8hc Рік тому +3

    Xaas wanaagsan iigu ducee

    • @HawoAhmed-kv6kp
      @HawoAhmed-kv6kp 5 місяців тому +1

      Ilahey haku sahlo mid adunyo iyo aaqiraba aad isku weheshatan inshallah 😊

  • @DiamondGirl-o8m
    @DiamondGirl-o8m Місяць тому

    In badan family gayga u dulqadaty I.a marka reer yeeshana sida ugu ficn ula dhaqmaya ninkayga 🙂❤

  • @user-fc3zd3tj6w
    @user-fc3zd3tj6w 10 місяців тому

    M.a.sheikh Mahadsanid

  • @sumayocabdinuur7229
    @sumayocabdinuur7229 Рік тому +2

    Yarab nawafaji xaqa😢🤲

  • @zahradaud471
    @zahradaud471 3 місяці тому

    yarab nawafaji xaqa

  • @YahyeIbrahim-gq8mo
    @YahyeIbrahim-gq8mo Місяць тому

    Ilahow raaliyo iga dhig

  • @safiyosalaam9982
    @safiyosalaam9982 2 роки тому +1

    Mashaa alaah walaal jaziikalaahu qeer

  • @CawoAhmed-nt9lc
    @CawoAhmed-nt9lc Рік тому +1

    Sheekhow Ilahay Haku Barakeeyo NinKayga Mustaqbalkan Dhagaysiin Doonaa Insha.allh ❤😊

  • @sihaammaxamed8889
    @sihaammaxamed8889 2 місяці тому +1

    Wali sheekh xaqay gabdhu leedahay sheega ma la wayay nayada barta diinta idinku isku sheekh noqda

  • @MaxamedAbdiqaadirsaqawe
    @MaxamedAbdiqaadirsaqawe 2 місяці тому

    Mashal

  • @HananCadey-fz8xh
    @HananCadey-fz8xh 11 місяців тому +2

    Haduu isaga dayaco rerkisa ona Ka War haynin xaski Io ilmihi wax xanunsan Io wax kle ogen o ku cawin hdu wax hayo nh Ka helen wax ubahntahy?

  • @sahromohamed4375
    @sahromohamed4375 2 роки тому +5

    Ninka wa lama canante miya sheikh gawada lagareye de raga na canano

  • @deeganuur6997
    @deeganuur6997 Рік тому

    M.allah sheikh

  • @user-hd5kg7bu7u
    @user-hd5kg7bu7u 5 місяців тому

    اللهم امين يارب العالمين

  • @nasrinibrahin1881
    @nasrinibrahin1881 Рік тому

    Sheekh runta sheegtayee away dee sheeg rabi haku xafido insh allah ❤

  • @user-xx9ph2cr5w
    @user-xx9ph2cr5w Рік тому +1

    M.a Tabarakalhh Xadiiskan Waxaa Ii Balana Ninkayga Mustaqbalka Inan Dhagaysiiyo😢❤😂

  • @MssnajmaNajma
    @MssnajmaNajma 5 місяців тому

    Wllo soonka sunaha ma iyara fahansiin kartan idinko ralliya wlloh😢❤

    • @AbdirahimHayle
      @AbdirahimHayle 3 місяці тому

      Hada xas tahay wa inadan u shegta markad soon suno ah soomi rabtid

  • @mulkimohamed8238
    @mulkimohamed8238 2 роки тому +2

    Mansha alh

  • @shamsamohamed2459
    @shamsamohamed2459 11 місяців тому

    AMIIN

  • @HawaBorai
    @HawaBorai 6 місяців тому

  • @nawaalbashiir585
    @nawaalbashiir585 4 місяці тому +1

    Alaa meshan maxa camirad taalo shikhow kala sar waxa xaq la ii gu leyhy io waxa wanag ahan an u sameynayo😊

  • @user-wl1yf3qi5u
    @user-wl1yf3qi5u 3 місяці тому +1

    😂😂😂

  • @MahamudAadan-ww5rj
    @MahamudAadan-ww5rj 4 місяці тому

    War ani xuquuqda leeyhy inaaa ii sheegtid baan kaaa rabaa sheekhow wxy xuquuqda ninka aad iso tirineyso 😏

    • @user-zk8bs1hn2m
      @user-zk8bs1hn2m 4 місяці тому

      Khaniis maa tahey😂😂 magac rageedna waa sidataaye see camal 😂khaniis

    • @MahamudAadan-ww5rj
      @MahamudAadan-ww5rj 3 місяці тому

      @@user-zk8bs1hn2m edeb ma lihid gabaraaa ahy 😂😭💔magaca wa iskaga qorty

  • @ifraaxcabdi9255
    @ifraaxcabdi9255 6 місяців тому

    Nimankow murqihina so sara garan qurxon xidha 😂😂

  • @dp-dh7en
    @dp-dh7en Рік тому +1

    Dumarka maxa lo cananta

  • @Ummumaidha
    @Ummumaidha 4 місяці тому +1

    😂😂😂😂😂

  • @MaxamedAbdiqaadirsaqawe
    @MaxamedAbdiqaadirsaqawe 2 місяці тому

    Sax

  • @dp-dh7en
    @dp-dh7en Рік тому

    Ma isaga leh caruurta naga da

  • @mohamedadowadan325
    @mohamedadowadan325 Рік тому

    Sax😂😊

  • @ikhlaasabdirahman1074
    @ikhlaasabdirahman1074 6 місяців тому

    Balaayo idin qaday diinti gabigeda nin baad ka dhigteen 😂😂😂 uf

    • @user-wr4qs7ik8m
      @user-wr4qs7ik8m 6 місяців тому

      Ilaahey ka cabso walshie.

    • @ikhlaasabdirahman1074
      @ikhlaasabdirahman1074 6 місяців тому

      ​@@user-wr4qs7ik8malle ka cabsi wa aqana nin nin le malu jire war nga taga dhe 😡

    • @Malik3544
      @Malik3544 4 місяці тому

      Deg deg iska daay hadii kale xitaa hadii lagu guursado wax badan malagu qabayo. Dhageyso Muxadada ilaa iyo dhamad

    • @user-zk8bs1hn2m
      @user-zk8bs1hn2m 4 місяці тому

      Maya muxaadarada qeebteyda waa 2 qeebta hire dumadka qeebta xigtana ninka looga Hadley teeda kale waa uj3eedaaye muxaadarada iney 2 tahay adaa ujeedin qeebtii dumarka Mason daawan qeebtii raga intaa kusoo oroda markaasaa meelahaan ka qeel qeelenui sida shuubo gus ku jiro ookale😂

  • @faadumocawad-po7zh
    @faadumocawad-po7zh 5 місяців тому

    Sax

  • @ugbadahmed
    @ugbadahmed 10 місяців тому +2

    😂😂😂