Nimco Dagan Ft Abdikarin Yare Xasuustii Cumar Dhuule & Maryan Mursal Showga Ciida Hargeisa 2023

Поділитися
Вставка

КОМЕНТАРІ • 27

  • @mohamoudibrahim8153
    @mohamoudibrahim8153 Рік тому +2

    wow wow si fiican bay u keeneen heestaa Allah ya raxmu Cumar Dhuule Cali

  • @xisaabiyehakiye6653
    @xisaabiyehakiye6653 Рік тому +6

    In Hargeysa, happiness and culture are intertwined, it is the epitome of elegance and class.

  • @iissa7685
    @iissa7685 Рік тому +2

    Nimo degan is a national treasure .❤❤

  • @sharmakeibrahim828
    @sharmakeibrahim828 Рік тому +1

    Nio nimco Dagan. Wlahi waa fananad ✋

  • @NAJIIBB123
    @NAJIIBB123 Рік тому +1

    Yurub geenyo le ujeeda 😂 sawtu raxma ❤

  • @inantaSomalilandkufanta7766

    Inanka cabdi kariim yare codkisa wan ku heysta🤴♥️

  • @Cartan7
    @Cartan7 7 місяців тому

    waqooyi waa dhul buuroleey ah dalka somali

  • @mohamedadammohamed2248
    @mohamedadammohamed2248 Рік тому +1

    Yaa salaam Dadkii Fanka Lahaa

  • @ubaxahmed7298
    @ubaxahmed7298 Рік тому

    Nimco degan🥰

  • @kaareburburiye
    @kaareburburiye Рік тому

    nice,,,xusuus hore❤❤

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 5 місяців тому

    Nimco Baakhad Urtooy oo nolosha ka dhacdey oo sarqaankii qabey ka carey naagtani nolosha ayey ka dhacdey

  • @abdijibarmaxamuud
    @abdijibarmaxamuud Рік тому

    Wow❤

  • @suleekha-w1m
    @suleekha-w1m Рік тому

    Kan yar waa reer miyi uf

  • @shaficihamze5739
    @shaficihamze5739 Місяць тому

    ❤❤❤❤❤

  • @nnoras
    @nnoras Рік тому

    Wow MashaAllah ❤

  • @iissa7685
    @iissa7685 Рік тому

    Wooow❤❤❤❤❤❤❤

  • @Bertil-r5q
    @Bertil-r5q Рік тому

    6:32 mishoo biriik 😂🤣😅

  • @yasinmaxamed7172
    @yasinmaxamed7172 Рік тому +1

    Macbuud al ardii
    Laba ruux oo aan kala dhicin baan is helay Wlhi la isma caasiye way ku tagtagsadeen ama ku raxaysteen
    Inaba caadi ma aha codkoodu

  • @xumaandiidxoreeye8784
    @xumaandiidxoreeye8784 Рік тому

    Wiilku wuu keenay cumar dhuule Ali cumar mahdi codkiisii laakiin Booyadan xaarku may keenin inyarna Codka Maamo Maryan Mursal Ciise Bootaan 😮

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 Рік тому

      Xumaandiid baad la baxday, gabadh Somaliyeedna waad caayeysaa, markaa hooyadaa iyo guriga aad ka timid baad noo sheegtay iyo walaashaa waxay yihiin, da'uus baad tahay, waxa magacaaga dhabta ahi yahay " XUMAAN-DOON"

    • @X.Mohamad
      @X.Mohamad Рік тому

      😭😭😭 HUUNO HA CAAYIN GABADH SOMALIYEED AX

  • @yasminsaami6297
    @yasminsaami6297 Рік тому +1

    Wow

  • @siciidcadde6870
    @siciidcadde6870 11 місяців тому

    Heesti cadi bay u wasen kuwani laxowla 😂

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 5 місяців тому

    Habrtani 60sano jirka ah waa kufsatey iyo dibjir ay wadato heestani way kufsadeen

  • @subeercalanle9074
    @subeercalanle9074 Місяць тому

    Music aadka u macaan ee aanu ku raxaysanayno ayuun baa qaar iska odhanayaan waa dambi

  • @axmednabaddoon4726
    @axmednabaddoon4726 Рік тому +3

    Nimco buuro codka Waa mcn